No video

TAARIIKHDA SOOMAALIDA ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 30 11 2013 QAYBTA 2AAD

  Рет қаралды 35,028

Somali Channel TV

Somali Channel TV

Күн бұрын

TAARIIKHDA SOOMAALIDA ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 30 11 2013 QAYBTA 2AAD

Пікірлер: 47
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Carab hadi ay xukumi jireen soomaaliya maxa afcarabi loogu hadli waayey ??, Waxa buugta qoray carab iyo giriig waxa ogaata in ay libta u ogoleen qofka africanka ah. Waxay ka xunyihiin carab iyo giriig waxa gumeysanjiray faraaciinti oo ahaa dad madow iyo marin iskugu jira Taa ayey ka dabaaqtamayaan si ay been uga sheegaan dadki daganaa geeska afrika.
@gowracane5241
@gowracane5241 2 ай бұрын
asc c/God ader Somali waxma barato ee hoey u soco any ku leeyahy
@mmytube7928
@mmytube7928 8 жыл бұрын
Ajuuran iyo jaarso waa original dadka layaqano ee geeska Africa so mamulijirey Ee dadkan sogaleytiga ah haa kaxishodan dadka abaha tarikhda ah.jaarso oo kale waxey dagan yihin original center of awdal sultanate oo saldhigi iyo magalada darbiga ladhaho ee hada uu dhow magalada jinacsani waxa kuyala masjidki tarikhiga aha ee ahmed gurey imam ka aha.
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 8 жыл бұрын
Axmad gureyba waxa uu ahaa ajuuraan
@abdullahiali4826
@abdullahiali4826 10 жыл бұрын
runtii aad baan oga fa idaay tariqda u ka hadlayo abwan qeyr allahaa siyo aad buna u kala dhig dhigayaaa
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 8 жыл бұрын
Dadka caaytama ma haboona iney caaytamaan ee abwaanka waxanna wuu qaldi karaa wuuna sixi karaa waxyaalaha aan micnaha laheen ee abwaanka aad kula doodaysaa ka daaya wax aad garanaysan ma jirteen
@abdisalansalat7315
@abdisalansalat7315 Жыл бұрын
Mansha allah
@ahmedsaedciroowe5187
@ahmedsaedciroowe5187 10 жыл бұрын
Masha alh somali xagee ka timi
@abdulabdishakur
@abdulabdishakur 10 жыл бұрын
i do love you show . could you please send me the name of the two book of history of our land between year 1 to ibno batuta time thank you
@abdimajidabdullahi5878
@abdimajidabdullahi5878 10 жыл бұрын
Masha allah ... Alle khayr ha siiyo run ahaantii cilmi badan ayuu noo kordhiyaye....
@Adler308
@Adler308 10 жыл бұрын
Way jiraan buugag badan oo laga qoray asalka soomalida cabdi good ha dafirin hadaad aduu buugagta oromada soo akhriday anagaa kuwaa somaliga aragnee soo dalbo
@whome4851
@whome4851 6 жыл бұрын
Kkkkkkk hoster wallahi waa runtii, afkaaga hortii afeeef dhigo
@muhsinhilal7009
@muhsinhilal7009 10 жыл бұрын
wax ala wax laga faa'idayo ma jirto somalidan hal saac markay hadlayan ayuu hal eray oo la fahmayo ku oran sheekoyinka marfishyada hadii taariikh laga dhigto wale waa wareer iyo oromanahay
@kilolip3725
@kilolip3725 10 жыл бұрын
sxb cadi good waxaad donaysid sheeg sxb akadhurin dadkan xanuun sanaya siilka hoyadood waso yinka haday naf leyahiin somalya bay hagajin lahayeene walaahay dadka somalidu waa xaasidiin xataa ninka ka hadlaya rayigiisa bay hastaan siilka hoyadiin wasaa all somalia
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 9 жыл бұрын
somali channe wan canbaraynaynaa si walba
@abdulahiabdi4213
@abdulahiabdi4213 3 жыл бұрын
Arab sheegashadii baa meesha ka baxeeyso hadii isir raac yimaado.
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Runti cabdi good wa mahadsanthay
@maxamedxaajixuseen5907
@maxamedxaajixuseen5907 10 жыл бұрын
Sxb hoowshaada wad, qofkii dadaalana halla taageero, qofkii waxa uu sheegayo dood ka qabaana isagoo aan cidna xagxagan si acadamic ah wax ha u naqdiyo..
@fctvarimahadalkaiyodadka3118
@fctvarimahadalkaiyodadka3118 10 жыл бұрын
cabdi good nin yahow dadka waxay ka aamin san yihiin barnamijkaga ha ubixin ee anagaa xiiseynee noowad shekada adigoon ku mashquulin ra,yiga dadka waxma garatadaa
@noorwise9540
@noorwise9540 6 жыл бұрын
sax
@farhiyahadiya4844
@farhiyahadiya4844 6 жыл бұрын
isaaq mar wa reer binu haashi mar wa dir mar wa yuhuud iikala saar taas cabdi godow anoo isaaqa baku wediine eyaahe
@aliabdihakimmuhumedsibriye1006
@aliabdihakimmuhumedsibriye1006 3 жыл бұрын
Waan ka xumahay nin xun oo cadaah ah waxow kaa qoray INAAD ku kheylizo oday
@abdullahiosman8062
@abdullahiosman8062 Жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk
@aishaqamar1989
@aishaqamar1989 6 жыл бұрын
kan yaslam la baxay waa alcholista ee ha u jawaabina. Welibaa block ku sameeya.
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
Sxb erayada aad ku hadleysid af carabi aya u badaN sida ( TARIIKHADA) AF SOOMAALI WA( SOOYAAL )SIDA ( XADAARAD) WA CARABI AF SOOMAALI WAA( ILBAXNIMO. ) KU DADAAL IN AAD KA SAARTO ERAYADA AF CARABIGA AH . Afka soomaaliga.mahdsnid
@yaslamissa3415
@yaslamissa3415 7 жыл бұрын
hadaad aqoon leedahay sheeg? yaa dhaley habar -awal? yaa dhaley habar-yoonis? yaase dhaley habar-jeclo? ka hadal xaqiiqada iyo runta? war yaa dhaley wacaladaan habraha ka soo jeeda???????
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
Yaslam Issa Adiga waxagu waa maagis caadiya hadii uu kaaga jawaabo yeeli maysid oo waxba kama jiraan ayd odhan ee bal xageenu kuu qaadna bal
@omaromar-go9fi
@omaromar-go9fi 10 жыл бұрын
Cabdi good waa jaahil aan ogayn jaahilnimadiisa taariikhdana been abuur wayn buu ka sameeyay
@najmudiinibnuhussein2624
@najmudiinibnuhussein2624 8 жыл бұрын
waar soomali waa wada jaahil kooga wax ushegana waxay ku idhaan waa walanyahay cabdi good waa rijaal rijaal dhalay waar ninkii in uun wax garanayaa isna ha iskeeno fagaaraha cabdi good habees somali somali dhalay oo dhaba oo ilma xalaala weeeyi lakin kan aan dadka wax usoo kordhinayn ee isagu aan.karti lahayn wax uu ku sheego ha iska aamusa hadad ka hadasho meesha oo aad cayntanto darajo kuu kordhimayse garac iyo daawe qalooca lama garan waayo
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 8 жыл бұрын
cabdi good taariikh yahano isku sheegyaadha asigaa ka roon oo ka waxgaradsan
@abdullahimaulimahmed6431
@abdullahimaulimahmed6431 6 жыл бұрын
Adeer dadka wax ukordhi maa ka amustadka dadka wax barayo
@Adler308
@Adler308 10 жыл бұрын
Adeer halkaa aan kaa saxo dagaalkii Adal axmed gurayna uu hogaaminayay muu ahayn oromo oromo ku duushaye wuxuu ahaa somali axmaaro ku duushay taarikhdan aad ka sheekaynayso library yada caalamka ka baadh boqortooyadii Adal Empire waad helaysaa iyadoo faahfaahsan ha ku qaldin tan somalida kale eed ka been sheegayso. Anuu Ilaa hada ma fahmin waayo waxan kala garan laahay cabdi ma taariikhdii oromada ayuu ka sheekaynayaa mise tii soomalida cajab!
@mmytube7928
@mmytube7928 8 жыл бұрын
Warya inader xasiidnima iskadhaf dadku Islam diinta ayey Ku mideysnayen oo imam ahmed nin qabilka jaarso kaso jeeda oo magalada Dakar ama hada layaqan jinacsani agteda darbiga ilaa masjidka qadimiga uu imam ahmed katujin jirey oo awdal waa Islamic sultanate ee qabyalad hagilinin. Oromo, afar&Somali waa dad isku hal tarikh ah oo isku diin iyo dhaqan ah. Cabdi good waa libax oo dadku kolba iney kor uu bixijiren hadana hoos uu iman jiren waa wax xaqiiq ah
@Adler308
@Adler308 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 8 жыл бұрын
sxp wax fahan adal empire waxey hoos imaanaysay ajuran empire ahmed gurey wax uu ahaa ajuuraan waliba gareen ah waxaana loo yaqiinay Axmad garden al gazi
@khaalidfaraj
@khaalidfaraj 8 жыл бұрын
waa Axmad gareen
@Adler308
@Adler308 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh iska sheegato maxaa uu uga soo bixi waayay dhul ajuuraan hadii uu axmed guray ahaa ajuraan
@TheCabdixaaji
@TheCabdixaaji 10 жыл бұрын
Cajiib Sii Wad bal Haddaa
@sahramaxmud3243
@sahramaxmud3243 6 жыл бұрын
Cadiyo dadka diidan in wax labaaro waa dad aan asl laheen oo raba tariiq beena dadka gagadaan sow somali dhulka geeda ayaay ka dimida dadku yadaa lagayimid waana kawada facweenahay
@hamdacarale3538
@hamdacarale3538 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
fool ka fool  25-10-2012
48:09
Universal TV
Рет қаралды 39 М.
Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda Qaybtii 2aad
45:48
Sayid Abdirahman
Рет қаралды 104 М.
ISIIR-RAACA SOOMAALIGA 20 05 2012 SOMALI CHANNEL
42:02
Somali Channel TV
Рет қаралды 31 М.
Darasaadka Cilmi baarista Soomaalida   Maxamed Xaaji Ingiriis IFIYE
1:03:16
BANDHIGA SOMALI CHANNEL Waa Maxay Midgaan 03 05 2014
43:35
Somali Channel TV
Рет қаралды 71 М.
qabiilada somaalida iyo intay ukala baxaan aaybka mid ah
13:15
SHUUN SHOW
Рет қаралды 2,4 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
jawaabtii general galaal  cabdi good oo hawiye runta u sheegay Somali %61 waa dir
1:03:12
Geesiga geeska africa gaadsan
Рет қаралды 6 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН