No video

ISKALAAJI - FAADUMO - HEES CUSUB 2024 - ISKALAAJI Waxa Uu Heestan U Hibeeyay Walaashii Fadumo Mufo.

  Рет қаралды 1,021,570

Iskilaaji Official

Iskilaaji Official

Күн бұрын

ISKALAAJI Waxa Uu Heestan U Hibeeyay Walaashii Faadumo Muufo.
The Singer Dedicated This Song To His Sister Fatumo Mufo.

Пікірлер: 452
@ahmedxajimuse392
@ahmedxajimuse392 7 ай бұрын
Heestqni waxay toos u sifaynaysa xaaskayga adunka ugu jecelehay uguna qalisan Fadumo Hiiliya ❤ erey kasto uu shegayba sifadeeday leedahay. Masha allah. ❤
@user-vi5wj5cq2z
@user-vi5wj5cq2z 7 ай бұрын
Mansha allah allah hysukiin daayo wll geesi
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 7 ай бұрын
Maansha alah bro guuleysta. Mar. Wallba ❤
@naimazalah
@naimazalah 7 ай бұрын
M.a Lamaane qurxoon nolaada intay nololi jirto Jah nin zidan iigu faana ilaahayow iziiiii qofka aan hyzan xagaaa❤😮
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 7 ай бұрын
Maasha alaah qof wcn baad thy
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 7 ай бұрын
Isku waara Allah ha isku kiin barakeeyo, waligaana ha la guursan ❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ }❤
@farxaanaxmeddiiriye8298
@farxaanaxmeddiiriye8298 7 ай бұрын
Scw scw scw
@calicisman571
@calicisman571 7 ай бұрын
scw.scw scw
@sagalahmed2563
@sagalahmed2563 6 ай бұрын
Scw
@SamiraMohamed-xo7mf
@SamiraMohamed-xo7mf 5 ай бұрын
ma
@user-cy2dr2ff4y
@user-cy2dr2ff4y 5 ай бұрын
​@@calicisman571666tt
@user-mm3ct4bc8v
@user-mm3ct4bc8v 7 ай бұрын
Wow, Fadumo, jacaylkaygi, ciyalkaygi hoyadood. Qaali daydi, heestan wan ku hibeeyey. I love you forever my honey Fatousas❤
@FamamlpHadaljano
@FamamlpHadaljano 7 ай бұрын
Woow😢
@fatxiasad4967
@fatxiasad4967 7 ай бұрын
1:37 Heestan waxay si fican u tilmamtay hooyadey mcn Ilahey ha i xafido faadumo yusuf shariif ❤ 🧕 👑💕
@HodanMuxidin
@HodanMuxidin 6 ай бұрын
❤❤🇦🇷🇦🇼🇦🇹🇱🇨🇱🇧🇱🇺
@HodanMuxidin
@HodanMuxidin 6 ай бұрын
My best fall punnt land staed
@user-hs1qj9hy8e
@user-hs1qj9hy8e 7 ай бұрын
Walahi heeskan man arag hees ka qalisan wayo waa xigmad uu soo ururiyay abwaan halisa mida kale Maan arag gabadh fadumo layidha oo xuun Amani afkaga kagama horayso waaaw❤❤❤❤❤
@khadarahmed2451
@khadarahmed2451 7 ай бұрын
Nabiga halagu saliyo salalahu calayhi wasalm
@ilhaanmustafe7113
@ilhaanmustafe7113 6 ай бұрын
My mom fatima❤ janadaydiiii alle cimriga iyo caafimaadka haku siyaadiyo ameeen❤
@SaHarlaOsman
@SaHarlaOsman 6 ай бұрын
Magaca an adunka ugu jeclaHy HooyadaY macaan ilaHay cimri dheer iyo caafimaad Haku Hoyo macaan❤
@fariidoahmed
@fariidoahmed 7 ай бұрын
Wlhi saswaa from faadumo❤❤🎉🎉 sanad kena waye 2024wow
@faadumodaud4117
@faadumodaud4117 7 ай бұрын
Waaaw 😊 jah waa idaawysy fanan qima bdn iskalaji weligyba waku waty hadana absolute 💯 kuwataa tnks kunjeer❤❤❤🎉
@laylajirdefaarax1985
@laylajirdefaarax1985 7 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉
@laylajirdefaarax1985
@laylajirdefaarax1985 7 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉
@fadumosaid9237
@fadumosaid9237 8 ай бұрын
Hees magacaygu kujiro tii ugu shidnayd thanks iskalaji
@Nasriina564
@Nasriina564 7 ай бұрын
Curadi waalidkay Faduma alle hanoo kaa daayo faduma dulbadaneey Walashay diiriyaay Faduma daganeey Love you wlashay❤❤
@bisharofeisal
@bisharofeisal 7 ай бұрын
Sido kle curadeena❤
@alifaqash1677
@alifaqash1677 7 ай бұрын
Waxaan xusayaaa abwaankii sameeyay heestan oo magaciisu yahay iic abdi Daud garyaqaan ciidle rabi raali hakaa noqdo suldaan
@marisharaweelo8234
@marisharaweelo8234 2 ай бұрын
Magaca aan ugu jeclahay magacyada ayeeyday magaceedi ❤️Eebbe ha unaxariisto sifiyoonkaas iyo kabadanba way lahayd
@hodandowlo4598
@hodandowlo4598 7 ай бұрын
Magaca Aduunka ugu jeclahay Faaduma mohamed siyaad Allow Ku naxariiso Ayeeyo mcn 😢💔
@AsliCabdi-ej5tt
@AsliCabdi-ej5tt 6 ай бұрын
Yddfhxv nxx❤❤❤
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 7 ай бұрын
Masha Allah shukraan walaal maraca hoyadeey iyo gabadheyd ayaa magaaca Fadumo qiimo iyo qaayo baadaan 😍❤❤❤💕❤️💕❤️💕💕💕💕❤️
@mahadiadawe
@mahadiadawe 7 ай бұрын
CAJIIB BEAUTIFULL SONG THANKS LEGEND SAAXIIBKAY ISKALAAJI
@fatimojacfar6260
@fatimojacfar6260 7 ай бұрын
Heeesteydiiii ❤😂
@fadumodahir-lr1um
@fadumodahir-lr1um 7 ай бұрын
Waaw masha Allah way hees dhaftay tani waaw magacaygii❤❤shukran iskalaaji
@amanomar804
@amanomar804 7 ай бұрын
Kamasertay doqontuye Fadumo hooyo mcn🎉❤👑
@user-th6ni2sg9g
@user-th6ni2sg9g 2 ай бұрын
Heesta waxay kahadleysa hooyadey macan kamaserti doqontu ❤
@fatmashukri3208
@fatmashukri3208 7 ай бұрын
Absolutely hestan Aniga lee igahadlesaa wlhi😢❤mahadsanid iskalaji ❤
@loubackfafi8204
@loubackfafi8204 7 ай бұрын
Mashallah belle chanson thanks Fatima 💖🥰
@user-zm6uh6em7i
@user-zm6uh6em7i 7 ай бұрын
Heesta waxa Samyey WllkaY Eid Duaad Abdi Cismaan oo lo Garan og yahay Garyaqan Cidle Tani Hees way dhaftay ❤️👍
@FadumomahamadMahamad
@FadumomahamadMahamad 4 ай бұрын
Big name in the world🌍 Fatima Zahara med❤❤❤❤
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 7 ай бұрын
Magacagu waa Fadumo. Heesto waxaad moodaa inay aniga iga hadlayso 😂😂😂Ishcalaa fanaan Iskalaji you deserve praise.
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 7 ай бұрын
Faadumooyinku Walaalkeen Iskalaaji ha ugu duceeyaan inuu bidaarta timo ugu belo. 😂😂 From Hargeisa Soomaaliland 🟩⬜🟥
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 7 ай бұрын
Dufowe naga amus bidaarta ma isaga iska soo saray
@user-gi6ob4rd3p
@user-gi6ob4rd3p 7 ай бұрын
Allow tin uso bixi wa na daweyey😂😂😂😂
@fadumoxashi2954
@fadumoxashi2954 7 ай бұрын
waaw fadumo ismuujiya wanag dhisay mahadsanid
@cadeycaliadan5728
@cadeycaliadan5728 7 ай бұрын
Wixi faadumaaheey is ku soobaxa 🎉
@mohandek
@mohandek 7 ай бұрын
Kamasertay doqotuye cadawga darajiyo dalacad mahelikaro nalkad adiga dartina midkunaceb madamin karo❤❤
@calisaciidmaxamuudxasan7008
@calisaciidmaxamuudxasan7008 6 ай бұрын
cajeeb Prof. Iskalaaji Mashallaah Darajo Sare Ayaa Leedahay Prof. Iskalaaji The Best Song Legend Saxiib Qaliya Prof. Iskalaaji
@shaabankhanyare
@shaabankhanyare 7 ай бұрын
Love ❤ To every fatuma out there❤ i love my somali queens👸
@user-dk3sc6io4y
@user-dk3sc6io4y 7 ай бұрын
M.a the legend fanan Al fanan f.j Iskalaji may almighty Allah give you long life upto my wedding ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumosahra2019
@fadumosahra2019 7 ай бұрын
jah inte adaa ❤️‍🔥🎧
@阿不是人22
@阿不是人22 7 ай бұрын
Fadumo jecelkeygiii hore❤ ilaa hada aan qalbigeyga ka bixin
@maxmedamenyew6265
@maxmedamenyew6265 7 ай бұрын
Al jecl keygii fadumo ❤❤❤❤❤🌏🫶🥹🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hindaadan8971
@hindaadan8971 7 ай бұрын
Ayyyyyy thank you 🙏 brather ❤my name is faadumo ❤fariido❤🥹😍😇😇🥰🥰🥰😍😇😇😇😩🫶
@user-of2ry6xl3d
@user-of2ry6xl3d 7 ай бұрын
❤❤❤❤ shukaran iskalaaji hadan ku arki laha wan ku shumini laha❤
@ciilka5933
@ciilka5933 6 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 7 ай бұрын
Hooyaday macan Faadumo ugaas guntane❤
@FadumomahamadMahamad
@FadumomahamadMahamad 4 ай бұрын
Tnx mr. Iskilaji🎉
@israibrahim2011
@israibrahim2011 8 ай бұрын
Waar Iskalaajoow walaal mahadsanid this is a beautiful song..My mother’s name❤❤❤. Please hees Isra la dhaho soo qaad inaadeero
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 7 ай бұрын
Magacii hooyadey macaan Faadumo Allow janadii kugu casum Hooyo ❤❤
@zaaraahmed3468
@zaaraahmed3468 7 ай бұрын
Caawa ayaad iga tuntay abti noolow ❤❤❤
@AliadanHussein
@AliadanHussein 5 ай бұрын
Hooyo macaaneey fadumo alow janadii ku geey
@user-eu8fd5ty3y
@user-eu8fd5ty3y 8 ай бұрын
Iskalaaji cod halaasi iyo murti baa isu raacay mashaa alaah😊😊😊😊
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 7 ай бұрын
Hooyadey macan magaceed ❤❤faduma🥰🥰🥰
@user-vi7hn3ln3c
@user-vi7hn3ln3c 7 ай бұрын
Xaqiiq intaba waa tahay all faadumo❤️
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 7 ай бұрын
Wanso download gareste hees kale madhageysan dono
@babulkheir5122
@babulkheir5122 6 ай бұрын
My name fatmaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@HodanMuxidin
@HodanMuxidin 6 ай бұрын
My best man my best hand some my best wonm dhar ❤
@fatuushyacquub9349
@fatuushyacquub9349 7 ай бұрын
Fatma taliso wanag waa wax gar u ah❤🎉
@user-gb6vz5fi1v
@user-gb6vz5fi1v 6 ай бұрын
Wiil🎉🎉🎉❤❤ barafle abo🎉
@baadilali4660
@baadilali4660 7 ай бұрын
😢😢😢fadumoy naxriiiti dunidaaay🎉🎉🎉🎉🎉🎉 thanks
@fahiimaqaliyeye
@fahiimaqaliyeye 7 ай бұрын
Faadumo edo mcn allaah haku naxaristo janad allaah haku geyo
@user-my7cv2cu1s
@user-my7cv2cu1s 7 ай бұрын
Hees taan waxaa Ii sodirtay walashaay ubax khaliif❤
@user-wx1gw7os4u
@user-wx1gw7os4u 6 ай бұрын
I love this song thank❤
@user-on9fj2yf5m
@user-on9fj2yf5m 7 ай бұрын
Faadumo cabdile ayeeyday mcn allw kuu naxariiso inshiallh gabadhayda ubixin doonaa saan ujeclahy magacaas😢❤
@MuunaCawil
@MuunaCawil 3 ай бұрын
Magaca igula qaliya ayeeyaday mcnto ilahow naxariiso faadumo Ahmed xayd Arroyo mcnto mcn xiisay 😢😢
@fatmayussuf7631
@fatmayussuf7631 7 ай бұрын
2/January/2024 hesteythaa ❤❤🥰
@siciidjamachusain22
@siciidjamachusain22 6 ай бұрын
Hestan waan jeclhy waa magca xaskyga jacylkyga qofka dunida ugu naxriis badan weye wlhy wehel iyo wax walpa iyada I ah waa iyada oo tosa Bay ka hadlaysah hesta fadumo Kuma dorsho Wayuhu kama dhigo qof dayraa dadnimada u dhaltiyo dabcigaag dorka badli waa farxad ku waar waligaa naftyda
@fadumoabshir3697
@fadumoabshir3697 7 ай бұрын
Wooow my name amazing thanks al fanaqn
@user-vt1ez9es7s
@user-vt1ez9es7s 7 ай бұрын
❤❤❤my mom farxadii dunidaay faadumoy🎉🎉🎉🎉
@faadumoabuukar1820
@faadumoabuukar1820 7 ай бұрын
Jah abtigeey amaan qurux bdn Alle haku xafido 🥰
@Fartuun246
@Fartuun246 7 ай бұрын
Samideey Magaceeyga koobaad iyo ka abaheey Fadumo Abukar❤❤
@fatumamohamed5589
@fatumamohamed5589 7 ай бұрын
Thank you 💕 my king 👑👑👑👑 iskalaji ❤❤
@NajaxAbdullah143NajaxAbdullah1
@NajaxAbdullah143NajaxAbdullah1 7 ай бұрын
😂😂 1:21
@fadumoquen4441
@fadumoquen4441 7 ай бұрын
mahadsanid alfanaan iyo walashey deeqo sabriye oo igu casuuntay heesta ❤❤❤
@FatimaAhmed-yy9xs
@FatimaAhmed-yy9xs 7 ай бұрын
Hees taydii my name❤❤❤❤
@fadumomuuze537
@fadumomuuze537 7 ай бұрын
Woow mnsha alllh heestydiih fatima❤
@user-nq6wd5fx6t
@user-nq6wd5fx6t 7 ай бұрын
Wow what a great song
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 7 ай бұрын
Lgend abdicasiis iskalaji.❤
@falisabdulle5735
@falisabdulle5735 7 ай бұрын
Maashaa Allaah ❤ Heesti la iso qaadey wey if baxdey 🫶❤️🫶❤️🫶
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 8 ай бұрын
Wn salamaya wlshy fadumo muufo 😂
@mrawaaleaden4047
@mrawaaleaden4047 7 ай бұрын
magac mug wayn leh faduma absolute 💯 rabi naxaristi janno allaha ka waraabiyo hooyaday macaan ❤ ❤ ❤
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 ай бұрын
Hoooyaday macaaan badan FADUMO 🩸💋
@HaweyoAriirow-ho3me
@HaweyoAriirow-ho3me 7 ай бұрын
Jah teydi hooyo mcn 🎉boqoradii idhashay🎉👸🫂
@fatushabdifatush5603
@fatushabdifatush5603 7 ай бұрын
My name fadumo 😢❤
@user-wg5kp2sb3s
@user-wg5kp2sb3s 7 ай бұрын
Zxp wali filsan ban kaa sugayaa 😢0❤
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii Ай бұрын
Daadka. Waarsame. Ma hoya Muuse ABO
@user-jv8cu1hb3v
@user-jv8cu1hb3v 7 ай бұрын
Wowow merci beaucoup iskalaji m'y nom fatouma 🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊❤❤❤
@faadumoibraahim3686
@faadumoibraahim3686 7 ай бұрын
Mhdsid fanankena ❤🎉❤🎉❤
@umufaatima8870
@umufaatima8870 7 ай бұрын
Alla Magaceyga🥰❤️
@caaliyaqurux4267
@caaliyaqurux4267 2 ай бұрын
Wewe ❤thanks my iskilaaji
@FatumaMohamed-jf7lm
@FatumaMohamed-jf7lm 7 ай бұрын
My name ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@FadumoCosman
@FadumoCosman 7 ай бұрын
Jah wan qiiroday wlhi my name fadumo luul❤😫
@ashaali-vm9gk
@ashaali-vm9gk 7 ай бұрын
Maasha Allah hees Aad u macaan
@user-hx4zo6wv2j
@user-hx4zo6wv2j 6 ай бұрын
Mamadeey Faadumo allaha ii xafido waa hees iyo nus inaba caadi ma aha .
@fatumoabdifarah3289
@fatumoabdifarah3289 7 ай бұрын
Oh my wow ala Ruun bdn my name❤️❤️
@FatimaAliadan
@FatimaAliadan 7 ай бұрын
Wewe My name faadumo ❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 8 ай бұрын
Fanaan sax ah ayaad tahey iskalaji ❤
@user-pl9tp7bi4m
@user-pl9tp7bi4m 6 ай бұрын
M.a mcn bdn hooyadey aan ifka ugu jecelhy faadumo axmad allaha ii xafido
@fatouokiye1679
@fatouokiye1679 7 ай бұрын
Macha allah skalaji
@AliadanHussein
@AliadanHussein 5 ай бұрын
Ilove my mom fadumo
@user-mu6oj5hm3u
@user-mu6oj5hm3u 7 ай бұрын
Iskalaji hesihisa wan wataa tana gooni usii wata runti❤😊
@abdilahidaakir5205
@abdilahidaakir5205 7 ай бұрын
Inan faadumo la yidhaaah iso gal repaly❤😂
@faadumaomer1200
@faadumaomer1200 4 ай бұрын
Hee wllo😅😅😅
@ayaanbadan1096
@ayaanbadan1096 7 ай бұрын
Heestii wlashay faatima muufe ❤
@user-ui7fy8pw2t
@user-ui7fy8pw2t 10 күн бұрын
MashaAllah walal
@AbdiladiifabdiMuuse
@AbdiladiifabdiMuuse 7 ай бұрын
Magaca adunka ugu jclahay hooyo faadumo alaha ika xafido❤
@mouniramoussaali-jj1bn
@mouniramoussaali-jj1bn 6 ай бұрын
Magacii hoyaday macane❤😊 ilahay haa ikaa dayoo mama❤
@QueenFatush-sc3og
@QueenFatush-sc3og 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤ thnks
@fadumamaxamuud5668
@fadumamaxamuud5668 7 ай бұрын
My name Heestaydii😊❤
@user-if1jo1se5o
@user-if1jo1se5o 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤. Ma aallah ma aallah aallaya xafiidag bro❤❤❤❤❤😘😘😘😍😍😍😍😍
@faatumaabdiwali-7130
@faatumaabdiwali-7130 7 ай бұрын
Jah heestaydi🎉
Iskilaaji | Asiya | new music Video 2024
5:58
Iskilaaji Official
Рет қаралды 439 М.
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 78 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 19 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
ISMACIL AARKA ASALI OFFICIAL VIDEO 2022
5:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
ABDIAZIZ ISKALAAJI CARAFO TRUE STORY 2024
6:39
ISKALAAJI - Topic
Рет қаралды 14 М.
Hees cusub  heestii   dhaqanaa puntland dhul wanaagsana abdicasiis  iskalaaji  iyo  yurub Geeyo
4:58
Mohamed Elmi Cabdille Ciiltire Ciiltire
Рет қаралды 335 М.
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
Labba Wajiile
5:00
Abdiaziz Iskalaji - Topic
Рет қаралды 446 М.
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 838 М.
ISKALAAJI NAXARIIS JACAYL WAA HEES AAD U MACAAN!
6:55
engineer abdiqani
Рет қаралды 292 М.
ISKILAAJI - KUN JEER QOSOL MAALINTAADA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:20
Liibaan Jama
Рет қаралды 18 МЛН