Wale gabdhaha reer london labiska cid gaarta majirto
@sagalahmed95094 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@najaxkhayre14324 жыл бұрын
from somlinad lovely iskalji Fananka coodkisa ku Joga faanka
@soomalimidnimowadajir56884 жыл бұрын
Aad iyo aad codkiisa caadi ma aha waa wiil aqlaaq badan deris ayan ahan jirnay USA marku dagana Aadbu u afgaaban yahay Cabdicasis
@rowdokhalif8934 жыл бұрын
Asxan fanan waka❤❤❤❤❤❤💞💞💞💋💋💋
@sahnibrahim46374 жыл бұрын
Iskalaaji noolow intay nolol jirta Lkn heesta b bay ka wada kacaysay boosaaso iyo buurtinle baa laga tagay 😃
@mohamedmohamed-vv6ds4 жыл бұрын
Bari buu sheegay lkin
@sahnibrahim46374 жыл бұрын
Miyaa maba aan maqlin waay shidantahay markaas heestu 👍
@habeendhalad50114 жыл бұрын
Beri inaga badan
@hamdimohamed65524 жыл бұрын
Iskalaaji hargaisa sawkaa calankii blue ga ahaa ilaa hargaisa sawka katagay lakin reer somaliland heestan mayanay fahmayn sowkuwan iska tageeraya ee qaylinaya
@saynabsiman41824 жыл бұрын
Wanu fahansnahay e fanaankan wanu jecelahay afkuunbuu ka geeyay wax dhib ah male hhh
@empiresaara99274 жыл бұрын
👏👏
@husseinmohamed98094 жыл бұрын
Iskalaaji is a fucking legend
@ahmedadem18294 жыл бұрын
Magaladii dadka waween 👑👑👑👑👑😂😂😂😂
@simanabdi28034 жыл бұрын
Ookiyaalka madhigo mxaa wye
@shaaficijoker57214 жыл бұрын
Wuu Cawaran yahay oo il ayuu la' yahay
@sihamcutie61024 жыл бұрын
Tarik Afriqi Mashallah waasax
@soomalimidnimowadajir56884 жыл бұрын
Maxaa kaaga xiran okiyalihiisa just listen to the song and enjoy my dear🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@fjama54004 жыл бұрын
Wooow
@joonbk70834 жыл бұрын
War ninkan waxuu somalida lacag oga qaato bal iladagesta.
@peaceandlovepeople42224 жыл бұрын
Qaraar ba ku haya sakiin liq Iskalaji nin ilbax ah waa fanaan fankisa aan lagadhayn .