ISKALAAJI Live BEST SONG - SHOWGII LONDON

  Рет қаралды 363,465

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

4 жыл бұрын

🚨 Subscribe Now for more Videos .
Instagram : / abdirahmansomali
You Can Contact us all Business enquiry .
🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSo...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Пікірлер: 153
@geenyobari2441
@geenyobari2441 4 жыл бұрын
Wxaakaa fanaan lgaa dhehaa wxkabarta somalimada kamuuqata reer PUNTLAND 🇸🇴🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿😘😘☝️👑👸🏻 iskalaaji fanaan sare.
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
Qiiro wadani nimaan dareemay we are Somalia together 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 anigu ree puntland ban ahay lkin Somalia nimaan nawada deeqda wllhy saasan ku qurux badanahay kala qoqobka nagadaya please hargaysa mugdisho garowe jigjigo jabuuti kismayo baydhabo dhaman diirka Somalia dhan waa hal far☝️
@dahirfinin8135
@dahirfinin8135 4 жыл бұрын
soo dhaaf yaa iskalaaji waa fanaanka ugu cod macaan fanaaniinta had jiirta hore u soco legend c/casiis iskalaaji waan ku tagera
@caydiidmire3359
@caydiidmire3359 4 жыл бұрын
Iskalaaji waa Fannaan Soomaaliyeed fankuna Hayb magalo waa Jinsi, Af iyo dhaqan Inta Soomaaliga ku hadasha Fannaankooda weeye Iskalaaji.
@sagalhassanarab9995
@sagalhassanarab9995 4 жыл бұрын
Vivv rer Hargeysa From moqdisho Viv Howlwadaag Hoyga Raxada iyo Hodon dariskyga ah Viv waberi my king ku nol Viv Rer mudug asal ah
@hanadfilms4583
@hanadfilms4583 4 жыл бұрын
Reer Somaliland♥️💚 ayaa dadkii meeshaasi ka buuxey xalay u badnaayeen Iskaalaaji reer Hargeisa xoog ayey u jecelyihiin oo heeso badan ayuu u qaadey🙏🏽🙏🏽 hore u soco Iskalaaji♥️
@naimahaji8841
@naimahaji8841 4 жыл бұрын
Waa nin dadka u dhaxeeya soomaali
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 жыл бұрын
Ninkan dadka udhaxaya qabyalada nagadaya
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 жыл бұрын
Qabyalada waa wanacay 😭😭❤☝️
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Hanad Films ISKALAAJI xininihiisa Ayuu kujooga Fanka wax Hargeisa layidhhado maleeh Waa Nin Dadka udhaxeeya
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 4 жыл бұрын
dadka qabiiladooda maa soo xisaabisay 🤔🤔
@fatimae6905
@fatimae6905 4 жыл бұрын
War fanta qabyaalad kuma fiicanna reer somaliya iyo reer Somaliland wa walalahay all...
@hamdixiis7418
@hamdixiis7418 4 жыл бұрын
Kkkkkk rer somalia iyo somalilan kulahaaa kkkkkkkkkk
@mubaarigcade3862
@mubaarigcade3862 4 жыл бұрын
Izko wad KaPaX ZaTaY😇
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 4 жыл бұрын
Legend apdi aziiz Ali ciise Poqorka Codka inTa af Somaliga kU hadazha 👌🇬🇧
@poqoradareersheekhisaxaaq8601
@poqoradareersheekhisaxaaq8601 4 жыл бұрын
Inay Meesha rer somaliland ba camireen waxan ku gartay marka caasimadooda hargaisa marayso siday dhiigu ugu kacay masha allah dadka an ka so jeeda meelkastay jogan umad klae way shiikhiyan iyagunba muuqda allah haykiin daayo my dadkayga ❤❤❤❤❤
@xadarisoxadir2940
@xadarisoxadir2940 4 жыл бұрын
Reer hargeysa waa gob waa dad fanka qiimiihisa yaqaan viva reer argysa
@mohamoudyusufxiddig1063
@mohamoudyusufxiddig1063 4 жыл бұрын
Haa hargeysey hoollo tumataa Iga tir dhididka ayaa ka dhacday Iskalaaji waa fannaanka fanka calanka u sida hadda
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Team legend iskalaaji Waaaww Uk tanooo kale kama Dhicin runtii Waa Iska sidan markaa Libaax tahay
@rahohussen8528
@rahohussen8528 4 жыл бұрын
siman kalay ❤️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
🤴🏽my favorite fanan 😍❤
@liikureejo
@liikureejo 4 жыл бұрын
team iskalaaji like ii saara ❤
@safwanabdi3750
@safwanabdi3750 4 жыл бұрын
Team iskalaaji Like LaGadHa 🙏
@djcatooshproduction5523
@djcatooshproduction5523 2 жыл бұрын
lgend iskalaaji 2019
@daljireabdi6504
@daljireabdi6504 4 жыл бұрын
Wow my fav musician keep going forward bro.. am your fan from garissa
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Yartii lagu habay howlwadaag iyo Hoyga Raaxada Meshaan kudhashay Wlh ❤️❤️❤️❤️
@aliabdidhegaweyne9080
@aliabdidhegaweyne9080 4 жыл бұрын
thanks holwadaag my home ❤❤✋✋✋✋✋
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Ali Abdidhegaweyne special Shanta Geed❤️🥰❤️
@aliabdidhegaweyne9080
@aliabdidhegaweyne9080 4 жыл бұрын
@@wafdi_alqa6986 masha Allah tabarkallaahi special bakaarah
@aliabdidhegaweyne9080
@aliabdidhegaweyne9080 4 жыл бұрын
@@wafdi_alqa6986 ❤❤❤✋✋
@sharuuyoung8726
@sharuuyoung8726 3 жыл бұрын
1000 like aniiga xiraay 😁😁😀 score waraa like isii🤗
@hibaaqdiriye5414
@hibaaqdiriye5414 4 жыл бұрын
Dhalad darood ah walguu camiray walahy keep going bro
@aminadhere8875
@aminadhere8875 4 жыл бұрын
AHMED MAHAMED WALAALO MAXAA SO QORDEY MA WAXAAS MESHAA JOGAY MIYAA DAROOD BAS KADHIGTEY CEEB WALAALO SOMALI WA HAAL WA DAD JECEEL FANA QABIL HA KA DHIGEY PLEASE WALAALO
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 4 жыл бұрын
@@aminadhere8875 .wa sax Magaca Somali naga badan qabiil is nothing
@hibaaqdiriye5414
@hibaaqdiriye5414 4 жыл бұрын
Runtii somalia Oodhanbaa jogtay lakine kuwa soqorayaaa reer somaliland baa ucamiray baan kaxanaqsanahy uf somaliland
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 4 жыл бұрын
Somalidu meelkasto ay joogan waa gob ❤️
@sagalahmed9509
@sagalahmed9509 4 жыл бұрын
Inaba caadi ma aha big respect Iskalaji😘😘😘😘
@khadraayaanmaxamed4968
@khadraayaanmaxamed4968 3 жыл бұрын
Ma hargysa helo tumataa🥰⚘dhulgiii
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 4 жыл бұрын
Wwwwww cabidi casiis salan sare 👌🙏❤
@ciiseaadan1970
@ciiseaadan1970 3 жыл бұрын
Fanankii Qablayad aaminsan iyo qofkii qabiil fanka umaleyo qabiilkisa haku dhexjiro ader
@hassanomar3352
@hassanomar3352 3 жыл бұрын
Love iskalaaji 1000 jeer legend
@husseinolad4297
@husseinolad4297 4 жыл бұрын
Wow Abdiaziz Iskalaaji xaafaduu daganaa markii dawladii jirtay buu gabar ka jeclaaday
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 4 жыл бұрын
Iskalaaji nin ka cod macaan ma araG intaan fanka soomaali heesahooda dhagaysnaayyey
@xamsexasanwacays86
@xamsexasanwacays86 4 жыл бұрын
Adeer mala Bk iyo cabdifatax yre mad dhegaysan
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 4 жыл бұрын
Iskalaaji meel uu uujoogo inad caruurta ila hoos orado waa laga fiicanayahay
@xamsexasanwacays86
@xamsexasanwacays86 4 жыл бұрын
@@siciidawaare9770 shalay ayu fanka so galay adeer hadba ka kuso horeyey aya fanan ah
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 4 жыл бұрын
@@xamsexasanwacays86 1998 iskaLaaji ayuu fankiisu soo bilaamay markaa taariikhda maadan ahayn xagee ku maqiiqan tahaY
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 4 жыл бұрын
@@xamsexasanwacays86 dhagaha soomaalida iskalaaji way urujuucaan ee hargysa kaliya lagama dhagysto sida bk
@sumeyyak1154
@sumeyyak1154 4 жыл бұрын
legend🦁❤️
@fjama5400
@fjama5400 4 жыл бұрын
Jecliyaa iskalaji masha allah walalo mcn
@mohaahmed5097
@mohaahmed5097 2 жыл бұрын
Legend always legend😍
@zahraabdi3764
@zahraabdi3764 4 жыл бұрын
Hoolwadag xaafadii aan ku koray😻
@tawakalinho4625
@tawakalinho4625 3 жыл бұрын
Legend iskalaji🥰💪
@alishakiib2602
@alishakiib2602 4 жыл бұрын
Heeskaan caadi ma ahan waa cajiib horay u soco iskalaaji
@husseinolad4297
@husseinolad4297 4 жыл бұрын
Wow fanaan iga dheh
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Ha u horeyo ki eba ko sheegay Saaxibkisa ugaara ee magaciso ah uma nabi ibrahim khaliilkisi ugara aha
@qardinaansheodeypuntland4196
@qardinaansheodeypuntland4196 3 жыл бұрын
Waxana fanaan laga dhaha aabaha jaceylka iyo murtida
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Hargeisa 💋💋💋💋
@umoridwaan1020
@umoridwaan1020 4 жыл бұрын
Waaaaw wahees cajiba❤
@rowdokhalif893
@rowdokhalif893 4 жыл бұрын
Iski laji fanan tagay waxbalaga maqaban karo❤❤❤❤
@sakariyeabdi7586
@sakariyeabdi7586 4 жыл бұрын
Capdicasiis Cali ciise Izkaraji😘
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 4 жыл бұрын
Bk dadkan ku waasheen waxa qaylinaya waa reer hargaysa
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Siham Shaxari hada handhikaap nimadaada waxaad aragtey Laba Hablood Oo calanka somaliland Gacanta Ugu xidhantahay Ee xaga hore taagan iyo Inanta Codka wayn ee somaiweek was wadey dadkii London Joogay Ma intaabaa
@ahmedd84
@ahmedd84 3 жыл бұрын
Iskilaaji mooie super
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 4 жыл бұрын
Best song video
@fuadhussein3750
@fuadhussein3750 4 жыл бұрын
Iskilaaji igeeya wooow
@AlmaAElmi
@AlmaAElmi 3 жыл бұрын
Gabadha diraca cad sheelada bluega wadata ma aqan illahay amarki waan jeclahay qof miskiina ilbaxad ah akhlaaq wacan ila ektahay
@nuunemohamed4600
@nuunemohamed4600 4 жыл бұрын
Reer howl wadag like saar
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Nice song wow
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Iskilaaji ❤❤❤❤fanaan sare
@djanashofficiall5999
@djanashofficiall5999 4 жыл бұрын
Boqorka codka iskalaji💋❤
@tiijguleed6136
@tiijguleed6136 4 жыл бұрын
Rer London dad gobo iskalaji waa ukala kiciyen ❤🙏
@fjama5400
@fjama5400 4 жыл бұрын
Iskalaji qalbi nadiif
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 4 жыл бұрын
Woow
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Walaal an kowaydiye imiso maraya ramadaan tirsikiso
@dadkadalkadanta5592
@dadkadalkadanta5592 4 жыл бұрын
Waaw
@runsheeg3658
@runsheeg3658 4 жыл бұрын
Horey usoco
@suhaylamkarkaar8261
@suhaylamkarkaar8261 4 жыл бұрын
ma hargaysa heela tumata reer hargaysa dhiiga kacay😀
@faatimatahliil2008
@faatimatahliil2008 4 жыл бұрын
🌏🌋🌋🌋🌋
@amaalcadeey9314
@amaalcadeey9314 4 жыл бұрын
Herqaso cdy Haalo tumo My pple
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Hatufkaan diray
@somalidhalad5999
@somalidhalad5999 4 жыл бұрын
2:21 😂😂😁
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Legnd isklji
@faatimatahliil2008
@faatimatahliil2008 4 жыл бұрын
Yartii reer hodan
@aadiyoaad7611
@aadiyoaad7611 4 жыл бұрын
Kuwaa ku haya dadka meesha jooga waa rer somaliland badankood😂😂mey kii madaxa weyna ee BK show u qabtaa oo 3000qof u keenan. Fanku ma ahan qabyaalad ee haybad.
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 4 жыл бұрын
AMIR DEK wlhi blhi wxa so socda Wd arki wa la isku jogaye ader Canada Ticket ugu so jaranay sida bk show gisa lo buuxin laha Bristol wye KZbin ka wacdaraha laga dhigo daawo kkkkk isaga Uk wxa dagan ba wa bk tolkiise
@SaidAdan
@SaidAdan 4 жыл бұрын
Ahahaha dadka aad ka hadlaysaa waa dadkii fanka ku baray adigoo cawaan ah oo qaawan,bk show giisii meel lakala istaago la waayay dibada dadka laga celiyay markay buixsan tay.tuulooyinkiina jooga daaroodoow fana wax ka garan maysaane
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 4 жыл бұрын
Ma inta somaliland 🇮🇪ka xunpa ku jirta apti nacnacda ka daa qarankaaa hoy
@moenlighted7681
@moenlighted7681 3 жыл бұрын
@@SaidAdan anagaa qaramaynay bk boosaasuu xamaali Ka ah
@minaahmed6474
@minaahmed6474 4 жыл бұрын
Iskilaji waakacsan yahay sanadka duuga ahe gaalada
@iskufilaanmuse8955
@iskufilaanmuse8955 4 жыл бұрын
Iskalajigeyga ❤
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 жыл бұрын
Xanaan shidana wa umada waxkla
@maxamedakke4280
@maxamedakke4280 4 жыл бұрын
Mesha waqoooyi baa ubadan
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Mesha waxa u camiray wa rer hargaysa
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
shaadia official Maa hoyadaa Baa kutidhi
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
@@malmo4235 maye siilki hoyada aminstu lahayd ba tidhi
@xamsexasanwacays86
@xamsexasanwacays86 4 жыл бұрын
@@malmo4235 naya dhilo ma heer xamarki xaarka aha ayad tahay adunka heer somaliland aya hayste casimada dalka Somaliland ha nolato ana kaso hadlaya gobolki cajibka aha sanaag cerigabo
@ameliasvlogfam450
@ameliasvlogfam450 4 жыл бұрын
Ceyda hala joojiyo meesha looma kla harine soomaali waa mid qura uun🤞🤞🤞
@ubahiinaabdalle1546
@ubahiinaabdalle1546 4 жыл бұрын
Wx mesha camiray wa hawiye iyo darood qastan abgal iyo dhulbahante viva iskalji
@ibnushabeel
@ibnushabeel 3 жыл бұрын
Maxa
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Asc abti Ruun makarta inaad sheegto awlaadi ka ahatay Rusul eba kadortay ilma nabi Aadan intoda kalayto walaalihi ka ahadow
@AMuuse-ih2oo
@AMuuse-ih2oo 4 жыл бұрын
👍💙👍🌻🤚🇸🇴💙🇸🇴👍👍👍👍
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 4 жыл бұрын
Waxay yidhaahdeen intay soomaalidii majeerteen kaxaysteen bk adigu inbadan baad joogaysaa ee iskilaaji ka qalee no
@aziizadhawrzan1004
@aziizadhawrzan1004 4 жыл бұрын
WXa meshajogaba wa rerhrgyza
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay Zainab laba dhagax 0:32-0:40
@dhqyfahgubbe7088
@dhqyfahgubbe7088 4 жыл бұрын
hesta magaceed?
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 4 жыл бұрын
feysal dhelmaay Iskalaaji haybis hees
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 4 жыл бұрын
Bk wuu tegee nimanka caayaya cawar car okiyaalaha ha dhigo
@aniizamohamed8664
@aniizamohamed8664 4 жыл бұрын
Iskalaji naas bu ka dhargay maxa naas lasaray 😂😂😂
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 4 жыл бұрын
Bk kkķkkkk wuu wareeriyey
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
SOMALIWAYN markaad tahay sidaas baa laguugu soo buuxin showga Soo fiirsada BK 7 qof ayaa u timid 😂
@iidcabdi7291
@iidcabdi7291 4 жыл бұрын
Ma MUQDISHO MISE INTA KLA MUQDISHO HA ISKA MAQNATO Bk
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 4 жыл бұрын
Dhilada siman ay uqorantahay adigaa handhikaabada heesta dhagayso marka u qaadayo marka hargaysa uu yidhaahdo waxa qaylo baxaysa daawo xoogagaalna waan ahay ee kula yaabi maayo muraara dilaac ayaad ka soo qaadeen soomaliweak
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 жыл бұрын
Holwadag marks maqala wanjeclhy dagmada loove kuahy
@aliabdidhegaweyne9080
@aliabdidhegaweyne9080 4 жыл бұрын
thanks my sister holwadaag my home ❤❤❤✋✋✋✋✋
@raaliyorooney4676
@raaliyorooney4676 3 жыл бұрын
00
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Wana ko garan karan ee kordhi talaaboyinka ko wa horay u so ciraya iyo kowa cusub een Aad cagoho anay u daalin caaqliga kala sooca
@somalitiktoklives1711
@somalitiktoklives1711 4 жыл бұрын
Dabcan muqaalka ma xumo lkin editinka gaba ahaanba ma aha mid la qaadan karo heesta audiyaheeda filter teeda kale heesaha dhan hal muqal ayay wadagan backgroundka dambe front stageka ayaad xooga saartay ball soo daawo sxb showgii sweden oo uu isla hestan ka qaaday qabka ay camerada codka iyo two stageska frontiga iyo back stageka dadka ay ka jaasayaan ay isku wada heestan
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 4 жыл бұрын
Majeerteen land anigu naag warsangaliya oo soomaaliland waxa camiray waa isaaq iyo hawiye daaroodka u imanaya wa ayo
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 жыл бұрын
Adiguba majeerteen baa tahey waa hadaa warsangali tolkaa si kale ugu galgalo
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 4 жыл бұрын
Majeerteen wuxuu ka faaiidaysta bk iyo reer xamar isku dhacooda walaahay yaa soomaaliyaay baa ka dhacday markaasay leedahay waa majeerteen alla faan badana soomaalida xaal baan ka siiyey kufsi laan kkķk
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Siham Shaxari Majeerteen makuwaseen
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 4 жыл бұрын
Hhh majerten engrisku cayr kuma qaato kumana badna lkin lkin Minneapolis baadan ogayn say ugu badanyihiin
@amiintoldeeq1665
@amiintoldeeq1665 4 жыл бұрын
Minneapolis mj uku tag
@malizahazzan2607
@malizahazzan2607 4 жыл бұрын
Bk way ku gudhay
@badraciise5560
@badraciise5560 4 жыл бұрын
wlhi hadal jilicsan baad heysaa waxa mesha joogaba 100/80 waaa ree soomalilaan lakiin anaga cudurka kugu jiraa naguma jirow ee wanu uw soo baxnay oo wanu ka tunay iskalaji waanu uw qalmaa oo wuu noo hesaaa ma fahantay bk xabiibul malayiin weeyi isna habeenkisa aduu ha dhuuman oo xasidnimo youtup ha uga dawan hhhhhhh guul dadkii la iga beeray ee soomaliland londan waa hargeysadayada labaad cidna nagagama badna
@nimashine8475
@nimashine8475 4 жыл бұрын
Hooyada was bk waa legend xaasid faqash
@malizahazzan2607
@malizahazzan2607 4 жыл бұрын
@@nimashine8475 xishoodkii baa ka dhintaye aado qof dumar ayaad wxa cayza Hooyo way ku dhashya xishood bk wxab kama galine
@nimashine8475
@nimashine8475 4 жыл бұрын
@@malizahazzan2607 saqajaamad yahay doqontiy danahaaga ku daal hooyada iyo dhilada tahay ba wase qoyan nacas
@malizahazzan2607
@malizahazzan2607 4 жыл бұрын
@@nimashine8475 😂😂😂😂😂😂 cadho ka kacaday bk wxa fican leheed isgo ku yaqan lkn sorry wxatahyeb kuma yaqan kula yaabi mayo wxadn ku dhalan xalal ilamah wacelka ayaa sidaa u hdla
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 4 жыл бұрын
Kufsi land wa loo camiray soomaali oo dhan baa u camiray waad mahadsan tihiin ma yaqaanaan
@runsheeg3658
@runsheeg3658 4 жыл бұрын
Horey usoco
ISKALAAJI Heesihii Ugu Shidanaa Showgii LONDON 2020
27:49
Abdirahman Somali
Рет қаралды 903 М.
ISKALAAJI - Muqdisho - LONDON NEW YEAR SHOW 2020
6:56
Abdirahman Somali
Рет қаралды 516 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,5 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 482 М.
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 129 МЛН
KIIN JAAMAC ft ISKALAAJI - Official Video AHOW NOLOSHAYDA.
5:17
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,3 МЛН
HANI UK ISKALAJI HEES JACEYL AH MA IS GUURSANAA 2020 SHOWGII LONDON
7:38
ISKALAAJI - Heeso Shidan - LONDON NEW YEAR SHOW 2020
9:41
Abdirahman Somali
Рет қаралды 456 М.
ISKALAAJI, HEESTI HOOBEYOOY 2019 STOCKHOLM MD PRODUCTION EVENT
5:12
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 298 М.
SIR MOHAMUD - Hees Cusub HA DEGDEGINE JOOG - ISKALAAJI SHOW LONDON
4:23
Abdirahman Somali
Рет қаралды 169 М.
ISKALAAJI 2019 HEES CUSUB GUHAAD IYO CIIL KAREYSO SHOWGII SWEDAN
5:44
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1,5 МЛН
ISKALAAJI ANOO URKIYO QALBIGA KA JECEYL DJIBOUTI SHOW 2021
5:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 612 М.
ISKALAAJI Live BEST SONG - HABEENKII HAWEENKA LONDON
4:22
Abdirahman Somali
Рет қаралды 224 М.
ISKALAAJI HAYBIS 2019 STOCKHOLM (PRODUCED BY MALYUN DAQARE)
4:44
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 145 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 425 М.
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 816 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 201 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 290 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 9 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 714 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,1 МЛН