ISKALAAJI NEW SONG HABLAHA BILICDA LEH SANADGUURADII PUNTLAND

  Рет қаралды 1,371,777

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Erayada Abwaan Dhagajilic
Laxanka Iskalaaji
Music Siidi Ali Winkey
Soo Saarista Balanbaalis Studio
Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

Пікірлер: 359
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN. ..
@abdicationlyrics679
@abdicationlyrics679 3 жыл бұрын
My dhulkiii uduga jiroo dhisnow abid from america dadkygow loveta ku booba
@queenyismail5158
@queenyismail5158 2 жыл бұрын
Ilahay iga dhigay gabar reer puntland alxamdulilaah ♥️♥️gabar mj ah qurux iyo karti udaa💙🤍💚
@Amiir144-x3j
@Amiir144-x3j 6 ай бұрын
Mj nimada naga badan ina adeer ilahay cadow geena hajabiyo
@BarwaqoCabdilahi-cr6vl
@BarwaqoCabdilahi-cr6vl 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤​@@Amiir144-x3j
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 2 жыл бұрын
Putland wan jecelhy wiil mj aan jecelhy from habargidir 💯🥰❤💋
@amrancsiciid5581
@amrancsiciid5581 2 жыл бұрын
Du so dhawow🥰🥰
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Sodhawoow legend
@CabdulahiXasan-gr6my
@CabdulahiXasan-gr6my 2 ай бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱booqashn ku imid 2024 reer puntlan from darwishta❤❤.
@diamondosman7646
@diamondosman7646 3 жыл бұрын
Hablaha bilicda leh habo ii ah abtiyaashe puntland 🇸🇱💪❤👸
@sabirina136
@sabirina136 2 жыл бұрын
Habo qurx badany ❤️🇸🇱❤️‍🔥
@diamondosman7646
@diamondosman7646 2 жыл бұрын
@@sabirina136 Habo 👸❤
@maxamedasadyuusuf4657
@maxamedasadyuusuf4657 2 жыл бұрын
Gulyso abti
@seidabdinur5696
@seidabdinur5696 2 жыл бұрын
Soo dhawoow abti
@Maskineyyy
@Maskineyyy Жыл бұрын
🇸🇱mcn do u know 😊😊
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 3 жыл бұрын
Maamul Gobaleedka kaliya Aan Iska jaclhy waa puntaland Dhiigah🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@ahmedcartan1962
@ahmedcartan1962 2 жыл бұрын
Puntaland waan idin jeclahy from Galgadud galmudug
@naimam3976
@naimam3976 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 2 жыл бұрын
Galmudug Gaalkacyo
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 Жыл бұрын
Am in bosaso for 20 days . Masha allh reer puntland wa dad kaftan badan . Hargeisa ka imaday hawlo shaqo u imid am enjoying with them 🙏
@moyaa1852
@moyaa1852 2 ай бұрын
Did you think we give shit where you are from Somalia somali leh
@hanamahamuud349
@hanamahamuud349 2 жыл бұрын
Viva reer tolkeey Gabar nuux maxamuud saleban ah❤️❤️💯
@onlyme562
@onlyme562 2 жыл бұрын
🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😘😘😘😘😘😘😘😘inader
@abdialimohamed3447
@abdialimohamed3447 6 ай бұрын
Waligey maqal
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Dhiigeenii nuux mahamuud saleeban❤❤❤
@munajamal8262
@munajamal8262 3 жыл бұрын
Puntland ❤uma ciil qabo dhalasho 😍😍😍 hambalyo dadkaygiii damashad wacn
@GoojeCade
@GoojeCade 7 ай бұрын
Waada uciila qabta dhalasho beenta jooga
@aminashoode2855
@aminashoode2855 3 жыл бұрын
Hambalyo all puntlanders 🇸🇱❤️🥰❤️🇸🇱🥰❤️
@barwakoahmed5515
@barwakoahmed5515 3 жыл бұрын
Love puntland from jaarka Somaliland
@fatimacarcar8719
@fatimacarcar8719 7 ай бұрын
😂😂😂😊
@SahrosiciidYuusuf
@SahrosiciidYuusuf 5 ай бұрын
Jah hablihii majeerteen aaway hablaha bilicda leh baa Puntland u dhashee bureeqo naftan ku baaninayee 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👏👏🎉🎉🎉❤❤❤❤
@zuweyzmohamed6103
@zuweyzmohamed6103 3 жыл бұрын
Puntland Meel kajeclahay mjirto from hiiraan😍🙏
@stopcrimescyberbullyingnow5726
@stopcrimescyberbullyingnow5726 3 жыл бұрын
😍
@ninwayn560
@ninwayn560 3 жыл бұрын
Nolow intii nololi jirto boowe
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo wllo anakuna waa jecelnahay baladweyne iyo gobolka hiiraanba si guud iyo si gaarba Ahlu sharaf madaxaa noo saaran thy wllo qaali
@afronciise9522
@afronciise9522 2 жыл бұрын
Waan kuu jacall naahay walal
@kingj3589
@kingj3589 2 жыл бұрын
❤❤❤❤
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 жыл бұрын
HABLA BILICDA LAA PUTLAND UDHASHE BUREEQA MIYAAN LASO BAXAYE ❤ Waa run reer puntland qurux miidhan From ❤🤍💚
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Allow shanta somali wey iyo dhamaan islaamka xafid yaa rabi yaa rabbi Guul guul somalia
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Жыл бұрын
Majeerteen Ilmahayga Hooyadood insha allaah❤from Xawaadle
@NuuraNalka-fh6sh
@NuuraNalka-fh6sh Жыл бұрын
Welcome forma xawdale
@nurabdi6399
@nurabdi6399 7 ай бұрын
Waan kuu jacallnhay walal
@drgaas1826
@drgaas1826 2 жыл бұрын
Hablaha bilicda leh, Puntland u dhashee, Bureeqo miyaan la soo baxayee. one love hablahayga dhul-udug.🥰
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Hambalyo puntland reer abtiyaasheey guuleysta ❤❤ Iskalaaji legend keep going
@mohamudisse7312
@mohamudisse7312 3 жыл бұрын
Thanks Abti.
@aaminoanuzha5824
@aaminoanuzha5824 Жыл бұрын
Hablaha bilicda leh puntland udhashee 🤴❤🔥💪jah 🔥🔥💪🇸🇱
@xabiiboabuukar1157
@xabiiboabuukar1157 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo my dhulkeygi🇩🇯🇩🇯❤ uduga badnaay alfanaan cabdi caziiz cali ciise iskalaji wlhi wa halka fanan aan fananinta u tagero mogdisho cadey kugu sugaa adiga io saami cade Pine igu qabo wllkey saami ❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mariammuse4153
@mariammuse4153 3 жыл бұрын
Hablhq bilicada leh buntlan udhashe my hoome buntlan 🥰🥰🥰
@Indho123
@Indho123 3 жыл бұрын
Hambalyo reer puntland 💚🤍💙From Somaliland❤️🤍💚
@abdowali463
@abdowali463 2 жыл бұрын
Inama caadi ma ahan waa hees dhiiga, dhuuxa iyo lafaha taabanaysa. Waa hees laba jibaaraysa wadaniyada iyo dhul jacaylka reer Puntland iyo walaalaha Soomaaliyeed ee jecel Puntland.
@zuuinaadan5674
@zuuinaadan5674 3 жыл бұрын
Markii xajka laga reebo mesha adunkq ugu jeclahay dhulkeyga puntland my dhiiga dadkeyga rer puntland
@ninwayn560
@ninwayn560 3 жыл бұрын
❤️
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 3 жыл бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💓💓💓💓💓Hambalyo My nation wide 1da august sanad guuro wacan 🇸🇱💓🇸🇱
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 3 жыл бұрын
Gaalkacyo bilanban bariidinayee Hambalyo dhul udug 💞👏👌💝
@ashiaadab6578
@ashiaadab6578 3 жыл бұрын
iskalaaje ninka kaliye kalsooni ku qaba bidaartiisa big fun from hargeisa
@Amiinadam10
@Amiinadam10 2 ай бұрын
Reer puntland waa dad nasaba wlhy 2018 bishii January 1 bay abaal ii galeen anoo garowe Jooga waa dad cajiiba waliba reer Somaliland jecel oo fadhiga ugu kaca ma dadkasa si fudud Ku ilaabaya meshad jogtaba Ku nabad ahada reer puntlandow from hargeisa ❤
@abdiwaliibrahimsuleiman1591
@abdiwaliibrahimsuleiman1591 2 жыл бұрын
Hablaha bilicda laa puntland u dhashee Bureeqa miyaan lasoo baxayee ❤😍🥰💌🇸🇱
@sacido1721
@sacido1721 3 жыл бұрын
Eshcalaa hees aan caadi aheyn maansha alaah iskaraaji lajan ayaan tahey
@qalanjadiiqardhood3956
@qalanjadiiqardhood3956 3 жыл бұрын
Iskaalaji iyo sanad guuradii puntland ❤💯🇸🇱
@muxyadinayanle3450
@muxyadinayanle3450 3 жыл бұрын
Fayisalmeir
@Ismahan12
@Ismahan12 2 жыл бұрын
Hablaaha bilicda leh puntland u dhashay 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇵🇷🇵🇷🇵🇷🇵🇷🇵🇷🔥🔥🥰🥰❤❤💯💯💯
@nasribarkhad2348
@nasribarkhad2348 3 жыл бұрын
Masha.alaah ilahay ha igabeeray Puntland
@warzandahir5915
@warzandahir5915 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo sanad guuro wanaagsan dadkii layga beeray dal udug puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🎉🎉🎉😍😍
@Ali-jama_axmed
@Ali-jama_axmed 3 ай бұрын
Hablaha bilicda leh baa puntland u dhashee from laaskii darwiishka🐎🇸🇱♥️
@akramfaisal5122
@akramfaisal5122 12 күн бұрын
hablaha bilicdalaa puntland udhashee boqradan indhahyga ka jeclahy baa reer galkacyo aha iydadan heestan ku xasustaa alle ha xifdiyo nabadna haygu tuso dhamn rer puntld iyo gabdhaha ilmaderday farxad ahaada marlba from khaatumo💕
@istaahilabdikadir9247
@istaahilabdikadir9247 Жыл бұрын
Hambalyo hablaha Puntland wan idin jeclahy from galmudug❤❤❤
@mohamedharun6216
@mohamedharun6216 2 жыл бұрын
Aniga iam from garissa but one day will. be in puntiland inshallah dadkas darodnimada kuder wlhi
@abdinasirahmed2155
@abdinasirahmed2155 2 жыл бұрын
Waar iska ilaali majeertenka niyow, cuuqdad aay ogaden uqaaban awgeed yeykudiline🤣🤣
@abdulmursal9660
@abdulmursal9660 Жыл бұрын
Kijana vumilia kwa mkenya
@ahmednoornoor4750
@ahmednoornoor4750 2 жыл бұрын
Allehi ika beeray puntland aya mahad leeh I love 💕 my digayga Somali Daan nah wanjeclahay
@maxameddeeq1875
@maxameddeeq1875 2 ай бұрын
Xalaa boholyow laso kacayon dalxiis ubaxoo buntland tagayee 🎉❤😊
@Waddaag
@Waddaag 2 ай бұрын
Magalooyinka Ku Jira Hesstaan Mudug Bursaalx Goldogob Gaalkacyo Buuhoodle Sanaag Sool Bari Boosaaso Qardho Bookh Eyl Dhul Udug 🎉
@Amiira-qalbiwanag
@Amiira-qalbiwanag 3 ай бұрын
Ayy, dadkaygi guulaysta from sacad sicid ❤❤
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 3 жыл бұрын
Waaw waxaasa sanad guuro ladhahaa my bro sami cade keep waxaad heysaas shaqo wacan aad iyo aad baad ugu mahadsantahay I am form london ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 жыл бұрын
Best singer ✌ majerten ilbax ah iskalaji
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
maha waa leelkase
@nadiayaqup4157
@nadiayaqup4157 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs kir maahan waa MJ ciise riyoole kasii ah, I means Cise Dhuux hhh
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@nadiayaqup4157 maya maya nonkan waa nin leelkase ah adiga kaale cise maxamud
@nadiayaqup4157
@nadiayaqup4157 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs haye waayahay ilayn Daarood waxba makala lahane 😄😄 dood maan wadaynaa
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@nadiayaqup4157 Barasho wanagasan walaal reer nugaleed miya taheey
@saynabtushleyabdi307
@saynabtushleyabdi307 3 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo my dadkayga 🇸🇱🇸🇱🥰
@nuuramaax8275
@nuuramaax8275 Жыл бұрын
Dhulki uduga jclhy from hargeiza 🥺❤
@aymandayibmaxamed1990
@aymandayibmaxamed1990 3 жыл бұрын
mnsh alh puntlnad guul🇸🇱🇸🇱🙏
@nasribarkhad2348
@nasribarkhad2348 3 жыл бұрын
Waa Marki igu horaysay aan commnets kabixiyo KZbin Bal Love isaara Somaliweyn
@bishaarohaaji8129
@bishaarohaaji8129 3 жыл бұрын
Mansha allaah lahay haku xifdiylo wllkey budlln guuull
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 3 жыл бұрын
Puntland mi home 🇸🇱💯
@Zizouu94
@Zizouu94 3 жыл бұрын
Damashaad ma u tagna puntland gaalkacyiyo boosaso ma booqana 😍🇸🇱
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 3 жыл бұрын
@@Zizouu94 soo bax 😅😅😅
@Zizouu94
@Zizouu94 3 жыл бұрын
@@nacimohassan2582 Xage jogta hee an kuso mare ✈️
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 3 жыл бұрын
@@Zizouu94 garoowe booqe
@Zizouu94
@Zizouu94 3 жыл бұрын
@@nacimohassan2582 waba jogta miya aniga aya ku imanayo waligey ma arag puntland 😜
@abdiwahababdullahi1028
@abdiwahababdullahi1028 8 ай бұрын
Wlhi Heestan markaan maqLo korkeyga jiri raco baa ku jajabta ❤❤ HaBLaHa biLic LeH PuntLanD 🇸🇱 u Dhashe BuureeQo miyaaN Lazoo BaxayeH 🔥 ayyy ayyy war zalamulaH inta iga danbeysoy
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Hablaha bilicalaa Puntland u dhashee Bureeqa miyaan Lasoo baxayeey. QUEEN❤️
@abdiali4991
@abdiali4991 6 ай бұрын
Cabdicasis cisse iskalaji legend rugcadagi fanka keep going puntland from jaarka jabuuti
@شهابالمتحمس-ظ8ر
@شهابالمتحمس-ظ8ر 2 жыл бұрын
putlandniMo From GalmuduG Dariska XalaaSha🇸🇱❤️‍🔥
@maryanckaafi2454
@maryanckaafi2454 Жыл бұрын
Abdiasiis Ciise iskilaji Nin puntlander ah maxamuud saleban hadana Ciise maxamud ah m.a 🇸🇱🇸🇱
@SiciidAxmed-x7l
@SiciidAxmed-x7l 9 ай бұрын
Hdayasan heyasan gabdho fanaaan la dhiiga oo amniin ciil baa hayah😢😢😢❤❤
@ruwaydaaxmed2778
@ruwaydaaxmed2778 2 жыл бұрын
Butlaan🇸🇱 waa dadka idhalay iyo kuwa kadhshay mj bawer ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥀🥀💖💖
@googlegmail3753
@googlegmail3753 2 жыл бұрын
Isqilaji magacyadayda bu ku heesaa big love ❤️
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv 3 ай бұрын
Hambalyo hambalyo rer putland🇸🇱 2024 from Somaliland💚💬❤
@abdiraxmanbarrejimcaale5262
@abdiraxmanbarrejimcaale5262 Жыл бұрын
Waan jeclahay dadkaa reer puntland From hg
@FaraxmuminGumari
@FaraxmuminGumari 3 ай бұрын
butland ilove you form xawaadle❤❤❤
@abdiweliwaakusalaamsyibrah3713
@abdiweliwaakusalaamsyibrah3713 3 жыл бұрын
Puntland is best every side like development solving problems. Coming with new vision all their cities are growing,expanding building new roads, sea port. Back the days this region was leading business 15 century going India for commercial as well 1520 here was two Sultanate in Somalia who had central administrations Warsengeli Sultanate and Ajuran Sultanate in South, Hobyo Sultanate 1889 established kenidid from Majertenya where by Dirwish State was Other side which was fighting for freedom as whole Somalia and also on that time there was another kingdom in puntland region led by king Osman who is known Boqor cisman by Somalis all and all we can say puntland is a leader of all.
@boyofficial3348
@boyofficial3348 3 жыл бұрын
😃🤣🤣 yaab yaabkisa mxaa is dhibtay😎
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 2 жыл бұрын
Masha Allah somalidu wax ma akhriyan waa damiinin.history gooda waxba kama yaqan tanks for the lesson
@maidav1481
@maidav1481 2 жыл бұрын
Puntland is what Somalia could be if they stopped this stupid tribal inferiority complex. We can’t all be elite 😂😂😂
@habilabdullahi4386
@habilabdullahi4386 Жыл бұрын
Yeah
@boqoradaemp3365
@boqoradaemp3365 Жыл бұрын
facts ❤❤
@hiiraanboy4465
@hiiraanboy4465 2 жыл бұрын
Heestan aniga miyaa ley qaaday aniga bureqadi puntland ciise maxamuud reer farax deer landhere nimo MJ&GJ MAJERTEN IYO GAALJECEL
@FarxiyoMaxamed-e3y
@FarxiyoMaxamed-e3y 4 ай бұрын
Rer carurtayda ilove from isaaq
@face_king1
@face_king1 Жыл бұрын
❤dhiigu biyo ma ahee majerten wa wallkey🙋‍♂️❤️✅
@aliadawe3412
@aliadawe3412 Жыл бұрын
Gabar aan mj ahyn ilmahayga hooya oogama dhigaayo
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 жыл бұрын
M.janan.soomaali waa soomaali shanta somali waan soo dhaweynayaa hhh hhh. From Copenhagen. Viva
@kiinqueen8108
@kiinqueen8108 25 күн бұрын
Abo. dani😢 walahi. Waxanjoga. Muqdisho. Waxankuurajenaya. Inaanaqto. Madaxweynaha. Soomaliya❤❤
@IndhodekAdan-wl5zu
@IndhodekAdan-wl5zu Жыл бұрын
Hablaha Puntland the best song 💃💃🇸🇱🇸🇱🇸🇱😍😍😍
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness Жыл бұрын
Hooyada federalka puntland jannadii aduunka 😍
@sacdiofaisal9132
@sacdiofaisal9132 3 жыл бұрын
Wuuuuw galkio..bilan💙🗨💚💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@abdiaziz5492
@abdiaziz5492 2 жыл бұрын
waaaaah keep it up nice voice and i like your voice iskilaji Somali lengend
@warsameibrahimadan9846
@warsameibrahimadan9846 2 жыл бұрын
I also love this song
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 3 жыл бұрын
Love puntland ❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@xasanibraahim5174
@xasanibraahim5174 4 ай бұрын
Buntlan waa jeclahy waana ku soo weynadey from kismaayo
@Asiyoyusuf-t6e
@Asiyoyusuf-t6e 3 ай бұрын
Dhulka uduga PUNTLAND 😩🇸🇱❤️Alllow no barake 🙏
@hakeemhakeem4325
@hakeemhakeem4325 3 жыл бұрын
Hore usoco wllken iskalaji🥰😭🥰❤🖤💫
@SiyamQurux
@SiyamQurux Жыл бұрын
Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo form isaaq wa idin jeclyhy culimad heer shikhal cady ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GoojeCade
@GoojeCade 7 ай бұрын
Iimaso qabiilkga odoor dabcayuun ufuf
@hodanishbbe3680
@hodanishbbe3680 3 жыл бұрын
Hambalyo reer abahaya
@aymandayibmaxamed1990
@aymandayibmaxamed1990 3 жыл бұрын
hambalyo hambalyo boqortoyada aan ka dhashay
@hiboxasan985
@hiboxasan985 3 жыл бұрын
Wow king fanaan waku wata gar iyo gar daro😍
@drsomali19
@drsomali19 Жыл бұрын
MJ waa ciyalkeyga rer abtigood😍
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 6 ай бұрын
Wllhy waan qiiroodaa mrkaan maqlo amaanta hblaha somaliyeed garahaan hblaha puntland from hargeisa nin reer sheekh isaxaaqa wn idin jeclnhy wllyal mrka laga tago arimaha siyaasada dadku waa dad wada wllo aha oo ehela ❤❤❤
@muhumudhussein897
@muhumudhussein897 3 жыл бұрын
Salan sare dhamantiin gari ahaan ahmed rsta
@Zaynab_033
@Zaynab_033 4 ай бұрын
Hablaha Bilicdalahaa pudland u dhashoo❤🔥 from dariska xalasha galmudug
@fatimacarcar8719
@fatimacarcar8719 7 ай бұрын
Dhulkii udugaa 🇸🇱🦁🦁👑😊😊
@kingmj5675
@kingmj5675 Жыл бұрын
Innaba caadi ma ♥ ❤ 💕 aha . Guul iyo gobannimo DHUL UDUG ❤❤
@mohamohagaacshe8445
@mohamohagaacshe8445 3 жыл бұрын
Hablaha bilicdalaa puntland udhashee bureeqo miyaan lasoo baxaye alfanaan cabdicasiis cali ciise iskalaaji legend
@AhmedabdikariinCabdulqadir
@AhmedabdikariinCabdulqadir Күн бұрын
Sacadu waa: 10:03 malintu waa jumce sanadku wAA 2024 BISHUNA WAa october qofka qoraalka qoraya waa single ogaada😊 like dhac iigu sii😅
@abdillahigibzon7772
@abdillahigibzon7772 3 жыл бұрын
Xalan baholyow la soo kacayo Dalxiis u baxoon puntland tagayoo 🔥 💙🤍💚🔥
@SamiraFarta
@SamiraFarta Жыл бұрын
Best hees in iskalaaji ilike it❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SuldaanYoonis
@SuldaanYoonis Жыл бұрын
Hampalyo reer seediyaashay mj guulaysta❤❤❤❤
@agolit7172
@agolit7172 Жыл бұрын
I can’t find this song on Spotify, what beautiful tune 😮❤️😊
@ruqiyoosman9471
@ruqiyoosman9471 Жыл бұрын
9
@fartuundaahir8272
@fartuundaahir8272 Жыл бұрын
cod Ad umacan baa ilaahay ugu deeqay ilaahay haka dhigo mid quranka ku akhriya
@miskimohamed9861
@miskimohamed9861 3 жыл бұрын
Glkcyo bilan baan bariidine🥰🥰
@Cawil608
@Cawil608 Жыл бұрын
Putland dhulka uduga dhulka abaheyga qasatan qardho dhal boqortooyo allahii iga dhigay cusmaan maxamud salaax sahwi utuganayaa
@luckychannel1292
@luckychannel1292 2 жыл бұрын
My dhiiga puntland dadkeygii rabaaa iga dhashy one love All puntlandrs 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@TheTrendyTypist
@TheTrendyTypist 3 жыл бұрын
Nice song 🔥🎶🔥 from the only legend iskalaji ✔ 🇰🇪
@aynaansheomar8879
@aynaansheomar8879 2 жыл бұрын
Legend keep going puntland 💪💪🥰🥰🥰
@HeiderSharif
@HeiderSharif 7 ай бұрын
Putland my favorite place in somalia I A mar un wan tagi doona from Kenya ❤
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 2 ай бұрын
ALLAH HA INA TUSO SOOMAALOO MIDA , SOOMAALIYEEY
ISKILAAJI l HEESTA HAYBIS l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
4:41
Tusmo Films
Рет қаралды 8 МЛН
ISKALAAJI HEES CUSUB DOORASHADA HAL QOF IYO HAL COD PUNTLAND.
6:19
Abdirahman Shire
Рет қаралды 124 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 609 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 173 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 36 МЛН
ISKALAAJI HEES CUSUB OO FADHIGA KA KICISAY MADAXWEYNE DANI
4:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 563 М.
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
yurub geenyo iyo iskalaji puntland
4:58
baargaal intertainment
Рет қаралды 167 М.
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys   ( Lyrics ) 2018
4:23
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
HEES CUSUB MADAXWAYNE DANI HA LA DOORTO MARKALE  2024
4:52
Cakaaro Media
Рет қаралды 372 М.
ISKALAAJI IYO HEESTI  CUSUBEED EE QARDHO - / HD
6:38
𝐙𝐚𝐚𝐡𝐢𝐥 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐢𝐚𝐥
Рет қаралды 64 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН