No video

ISKALAAJI - Official Music Video - MIDABYO BOQOL 2021

  Рет қаралды 4,138,936

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

MIDABYO BOQOLEEY IMANGAN GALI
Codkii & Laxankii Ustaad CABDICASIIS ISKALAAJI
Ereyadii Abwaan - KHAIIF FAARAX XAYIR
Music By - CABDIWAHAB CANTAR NAAJI
Farsamadii - CABDIRAXMAAN SOOMAALI
Soosaaristii - SOMALI PRODUCTION @ 2021
SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
You Can Contact us for all Your inquiries.
Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production

Пікірлер: 934
@AbdirahmanSomali
@AbdirahmanSomali 3 жыл бұрын
SUBSCRIBE + SHARE+ LIKE - THANK YOU
@sayanaali4893
@sayanaali4893 3 жыл бұрын
OK 👌
@Souleike
@Souleike 3 жыл бұрын
Wow Nice song all the time
@hassanapdyrahmen5931
@hassanapdyrahmen5931 3 жыл бұрын
Saaxirow
@iftintahlilabdulle6962
@iftintahlilabdulle6962 3 жыл бұрын
@@sayanaali4893 qwww1
@iftintahlilabdulle6962
@iftintahlilabdulle6962 3 жыл бұрын
@@sayanaali4893 111111
@yaaskacadey1838
@yaaskacadey1838 3 жыл бұрын
Wax ladhageysto🎧 Kalaamka rabi aya ugu macaan
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
♥️♥️
@abdiomar4362
@abdiomar4362 2 жыл бұрын
Meesha maxaa ku keenay marka abti gacaliye Quraanka likes ha ku raadsan ncla ku dhale
@gabadhiqalpigalagajabiye7011
@gabadhiqalpigalagajabiye7011 2 жыл бұрын
Mashallh 🩸❤️💉🦋
@roodaahmed1192
@roodaahmed1192 2 жыл бұрын
Waa run wll
@aadanyacqubabdi9182
@aadanyacqubabdi9182 2 жыл бұрын
sxb aan kushalinoo nadigenha scw
@ubahahmetthassan7448
@ubahahmetthassan7448 2 жыл бұрын
Heestan marbay dawo iinoqotay iyo awood iyo dhiirigalin ah inaan ka maarmo qofka karamada useegi gaadhay thnks iskalaaji💔😓
@hannad879
@hannad879 2 жыл бұрын
heartbroken
@KuuseyMuuse
@KuuseyMuuse Жыл бұрын
Wooww sas aya lagaraba
@bemotivated6042
@bemotivated6042 Жыл бұрын
Anigana inay ii noqoto ayaan rajaynaya wll waayo qof aan ii ogeyn ayaan jeclahay hada😢
@user-ub5dj5ry6d
@user-ub5dj5ry6d 11 ай бұрын
Anigaaba kaa Horeeyaa filaa😂😂😂😂inay dawo dadka unoqoto😢😢
@user-qx9mq5pd6y
@user-qx9mq5pd6y 11 ай бұрын
​@@bemotivated6042😂😂😂
@nazagaza5001
@nazagaza5001 3 жыл бұрын
Iskalaaji heesihiisa dhamantod hadad xaalad adag uga soo gudubtay 👍 dhac iigu sii 💔
@aliyare9056
@aliyare9056 3 жыл бұрын
Anoo kuu macaan sidii malab Mar qura adigaa i muudsaday Adaa miray ruuxada mayracay Magaab sadayoo mid kaga tagin Hadaan maya iri mid kale shalay Madaxa kuusuray maan iyo ubax inaan kaa maarmo ma ogtahay Anigu kaa maarmo ma ogtahay Ma weeliyo xiiso malmaa Miyaanan ahayn midii hore Miyaan marayaa jidkaan maray Marbaad idagtaye mar kale maya Midabyo boqoley i magan gali 2X Jaacyl lamatalo ma miro dhalo Madaysina maaha lahashadu Hadaad igu miistay been mar Nabsiga maal waad mutaysatee Muqaaga hadaan u muhan jiray Maankaygana kuu masala dhigay Adaa iga mayray muxibada Marwoy iga mayray muxibada Maweeliyo xiiso maalmaa Miyaanan ahayn midii hore Miyaan maryaa jidkaan maray Marbaad idagtee markale maya Midabyo boqoley i magan gali Legend is back inta iskalaji tagerta ismujiya like hala iisaaro mahadsnaidiin🔥💯
@najaxqurux7349
@najaxqurux7349 2 жыл бұрын
😭😭😭😭🥺
@aliyare9056
@aliyare9056 2 жыл бұрын
😢😢
@xushmad3500
@xushmad3500 11 ай бұрын
Erayo wey ku dhamadeen
@abdullahiahmed1091
@abdullahiahmed1091 10 ай бұрын
@user-km3ff8gl7f
@user-km3ff8gl7f 7 ай бұрын
Jah....🥺🎧🤍
@alvaropoi7395
@alvaropoi7395 3 жыл бұрын
Galab jimco ah 15:00 16/07/2021 Hadad xiligas ka dib daawan doonto dhac kusii
@muscabcabaas_7715
@muscabcabaas_7715 3 жыл бұрын
Kula mid ahay abwe🥰🥰🥰
@umalkhairmohamud9999
@umalkhairmohamud9999 3 жыл бұрын
20:02 pm 17/07/2021
@mohamedyusuf3575
@mohamedyusuf3575 3 жыл бұрын
21/7 / 2021 dawnaya
@xasanmaxamadcali8503
@xasanmaxamadcali8503 3 жыл бұрын
Brother
@suweyz2788
@suweyz2788 3 жыл бұрын
21:43 Habeenimo 12/08/2021 Baan commentga arkay oon dawanaya.
@QalbiHolcay
@QalbiHolcay 3 жыл бұрын
Wali ma arag hees uu iskalaji qaaday oo aanan miro laxan iyo codba aanan shidneyd that is what we called true artist wan tuuray cimaamada iskalaji 👍🏻✌🏻👌🏽🙏😍😍😍
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
he's a big legendary🔥💯🔥
@yaxyegentleman712
@yaxyegentleman712 2 жыл бұрын
Waa sababta uu var usoo qaban la yahy
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Aan ku salino xabibkena muxamad scw sallallaahu calayhi wasallam
@user-zw8lk6kq2u
@user-zw8lk6kq2u Жыл бұрын
Scw
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 3 жыл бұрын
Maaweelo iyo xiiso maalmo ah Miyaaney aheyn midii hore Miyaan marayaa jidkaan marey Mar baad i dagtaye markale maya Midabyo boqoleey i magan geli 2x BIG LEGEND ISKALAAJI👋
@cabdlleilkacase9605
@cabdlleilkacase9605 2 жыл бұрын
Maweelo iyo xiiso malmo ah Miyanay Ahayn midii hore Miyaan marayaa jidkaa maray Mar baad idagtaye markle maya Midabyo boqoley inabad gali
@samiirocabdi440
@samiirocabdi440 2 жыл бұрын
Jah aniga walhi jacayl wa aminsanahy🥰
@luulmuuse7065
@luulmuuse7065 3 жыл бұрын
Heesta eray walbo ka mid ah waa mid ad ad moodo inuu qalbigayga ka yimid 💔💔💔 midabyo boqolow i magan gali
@murayamahmmed2638
@murayamahmmed2638 3 жыл бұрын
Wlhi sidookale
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 3 жыл бұрын
Luul muuse walal w ama kula midbaan ahay boqol wajiile allha qalbiga nooga madoobeeyo
@cumarcabdulahi9091
@cumarcabdulahi9091 3 жыл бұрын
Qalbiga allha idin qabojiyo dhamantin abyo waa xanuun xun
@salatosman2742
@salatosman2742 3 жыл бұрын
M.a
@salatosman2742
@salatosman2742 3 жыл бұрын
M.a
@caamirahmed8039
@caamirahmed8039 3 жыл бұрын
Iskilaaji fanaanka kaliYa ee kasoo heesa mar xalada dadka somalidu ku sugan yihiin Legend🥀🙏🇸🇱
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 3 жыл бұрын
Ilaahay amarkii iskalaaji heesihisa sibaan ugu qiiroda 😢 ehlu cashaq un baa fahmi kara 🌹🥰
@iqramuxudiincabdulle2555
@iqramuxudiincabdulle2555 3 жыл бұрын
Xaqiiq 💔😥
@haboonnizha7011
@haboonnizha7011 3 жыл бұрын
Xaqiiq😢💔😭
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
absolutely me too🔥☹🔥
@samirajama6067
@samirajama6067 2 жыл бұрын
Bal aduunkaan yaabkiisa day qof baa jclaaneysaa waa u balan baleysaa raadintiisa mrkaa Ka quusato oo dhib badan dartii u marto ayuu kaa soo daba calaacalayaa adoo katashtay mrkaas baa yaabeysaa oo is dhaheysaa qofkaan maaha miyaa qofkii aad tartii u dhibtoon jirtay Ka soo kabasho wacn zaaxiibayaal dhamaantiin 💯🥰😊😊
@abdirizakawil9058
@abdirizakawil9058 11 ай бұрын
cawada dhagaysanayaa anoo yurub sugaya jaamacaduna ii furmayso bari oo khamiisa hadii aad soo buuqato salaan sharaf iga qabo 6/09/2023
@muhannadabdiawl3794
@muhannadabdiawl3794 3 жыл бұрын
Hadaad Adoo Sariirtaada Saaran misna Dacas la'aan ah Daawaneyso Heestaan is muuji😅
@cashoc.rixmaan3809
@cashoc.rixmaan3809 3 жыл бұрын
Intaaas waan ahay
@mariamohamed2673
@mariamohamed2673 3 жыл бұрын
Yaku shegay adi yarow😂😂😂
@fadumonuurrashiid8770
@fadumonuurrashiid8770 3 жыл бұрын
Yaa kusheegay mise Adigabo Ah
@Updihakinofficial
@Updihakinofficial 3 жыл бұрын
Walipo buste aan kusii darsaday
@raxmaquruxofficall2595
@raxmaquruxofficall2595 3 жыл бұрын
Wanka xumahay jodari kaba la buste kala kacsan
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 3 жыл бұрын
Miyaan marayaa jidkaan maray marbaad idagtee markaleh may qof ogahay😪iskalaaji best fanaan heesihiisu midba mid kama dhacdo😍
@ahmednoryusufadam5396
@ahmednoryusufadam5396 3 жыл бұрын
Heestan waa emotionally cadiya wlhi waxana dareemi ani io inta xanun nocano kale heesato waa ereyo cajiiba runti Legend iskilaaji place deg kaxda 15:24 maalin jimco ah 16 July 2021 Waa maalin aan go,aan dhaba qaatay wlhi kadib markan dhagestay this song xiriir dumaro dhan waa maalin aan go,aan kaqaatay runti madax xanun dambo inaan galo marabo I,a inan kaliya target ka saxda aan nolosha kalehay inaan gaaro baan doonayo I,a inuu ilahey ila garab galo iigu duceya sxbayaal 😕🙏💯
@hoodoqali3430
@hoodoqali3430 3 жыл бұрын
Go an fican aya qadatay Ale waxkasto ad rabto haku fududeyo wll
@randa9939
@randa9939 3 жыл бұрын
Go aanka wax ka.wngsan maleh intaa qalbi jab joogto ku jiri lehee anigab go aan baan garayaa manta mid an xaaskiisa ahay.lkn daryeel anka waaye ban ka tagayaa
@ahmednoryusufadam5396
@ahmednoryusufadam5396 3 жыл бұрын
@@randa9939 wll lkn qoys dhan inuu dumo laguma dagdagee wax yar bal maa dulqadatid I,a wax walbo iyaga hagagi donane ilaheyna aad talo saratid
@ahmednoryusufadam5396
@ahmednoryusufadam5396 3 жыл бұрын
@@hoodoqali3430 🙏❤
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
Apwe dumarka mawda xuma anigaba 4 sano qof xarir lahen idhawacay ina ilawana 3 sano igu qadaty marwalba xasusto inu idulman darema lkn alxmd manta daren uma haayo marka hdi u qof ka dhawcay ka fogaw hdu qof ku bahdilo ka fogaw naftda daran marwalba
@sharmaak5776
@sharmaak5776 3 жыл бұрын
Ninkaan waxaan ku tilmaamo garan maayo wlhi bigg LEGEND❤👏
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 3 жыл бұрын
wa qof adi klu mid ah e wxu ku tilman
@Caaqibtube
@Caaqibtube 3 жыл бұрын
Marbaad i dagtee mar kle maya Haddi ay erayad heesan si qaasa kuu saameeysay likta ✋
@zakariadigale247
@zakariadigale247 3 жыл бұрын
Legend sigaar ah itapaneysa
@Caaqibtube
@Caaqibtube 3 жыл бұрын
Erayda heesta waa mid cajiiba
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
iskalaaji my favourite singer superstar🔥💯🔥 codka:100% voice laxanka:100% melody lyrics:100% ereyada styleka:100% labiska vedio:100% fiidyowga he's a big legendary iskalaaji what a talated person💯🔥💯🔥
@maryancadey5798
@maryancadey5798 3 жыл бұрын
Asc
@yaxyegentleman712
@yaxyegentleman712 2 жыл бұрын
Waa sababta uu var usoo qaban la yahay
@ahmedmadey3873
@ahmedmadey3873 2 жыл бұрын
Esh cala hees
@aminamin6930
@aminamin6930 2 жыл бұрын
Fanaansare weeyan
@deeqadan9672
@deeqadan9672 2 жыл бұрын
Nin weyn fananiinta qarnigan wa fananka kaliya ee xigmad ku heeso sabankan
@jemaljemall3164
@jemaljemall3164 3 жыл бұрын
I’m frome Eritrea but I love Somalia music ❤️❤️❤️💕🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺💕💕💕💕❤️❤️❤️
@souhaibyoussoufassoweh7755
@souhaibyoussoufassoweh7755 Жыл бұрын
Come to Djibouti jemal 💞
@abdiwassa7398
@abdiwassa7398 Жыл бұрын
One love my cushitic family 👪 ❤️
@nasracabdiraxman6341
@nasracabdiraxman6341 Жыл бұрын
🤞🥺👈👈🥺🤞
@ahmeddwarsamemohamud
@ahmeddwarsamemohamud Жыл бұрын
Bhbbj
@user-if9ku8ks5s
@user-if9ku8ks5s 9 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️🫂
@nasriin5340
@nasriin5340 3 жыл бұрын
Lagend iskalaaji hadaa tagerta like isku muuji☺
@aaminaaamina2832
@aaminaaamina2832 3 жыл бұрын
Nin iyo xiisa maalmo ah miyaaney aheyn midii hore mar baad idag taye mar kale maya🙏
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 3 жыл бұрын
iskalji legend weeye poqorka fanaaninta soomaliyeed waaana fanaanka kaliya ee heesahiisu reyeli kawa hadalaan 💯💯💟
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Mirihii abwaankii weynaa khaliif faarax xayir🔥🔥🔥Iskilaaji ,The Legend Is Back🥰
@zakiindhovalog6373
@zakiindhovalog6373 Жыл бұрын
Ninka Si gaara utaageera wllhy heesihii oo dhan makaLa dhacaan ereyo macno Leh iyo Laxan macan ninkan fankan kaga daydaa ❤❤❤✌️✌️🥰
@mustafeshiine3315
@mustafeshiine3315 3 жыл бұрын
Abawaan khaliif faarax xayir inta cumaamada hore ugutuurtay like dhac 🤟🏼
@nafisafaarax9202
@nafisafaarax9202 3 жыл бұрын
Maaweeliyo xiiso maalmaa miyaana aheen midii hore miyaan maryaa jidkaan maray mar baa idagtee markale maya midabyo boqolow imagan gali 👌
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 3 жыл бұрын
Asc abaayo
@munoibaar9827
@munoibaar9827 2 жыл бұрын
F
@maxamedkaarshe8550
@maxamedkaarshe8550 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk
@ismacildictionary5394
@ismacildictionary5394 3 жыл бұрын
Legend iskalaaji waa kuwataa runti ♥️ Maalin jimco 20/8/2021 (1:48 pm).
@kamalbadrihana4352
@kamalbadrihana4352 3 жыл бұрын
Waa daaren xanun leeh thanks you iskajil from Djibouti 🇩🇯
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
Markale maya midabyada boqoley imagan gali 👌 Amaan dambe la iguma oga haduu Iskalaaji joojiyey amaantii😀😀 Legend Iskalaaji
@kingshibiinofficially4893
@kingshibiinofficially4893 2 жыл бұрын
Abaaha franka somaaliyeed Cabdicasiis ciise iskilaaji legand guulayso Laandheere
@abdiraxmaandaacad8260
@abdiraxmaandaacad8260 2 жыл бұрын
Waa dareemay heeskaan Macaan inuu sameeyey abwaan Murti badan Nin weyn baa U fadhiisatay midhaha Heeskani Abwaan khalif farah xayir
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 3 жыл бұрын
anoo kuu macaan sidii malab mar qura adaa i muudsaday adaa miray ruuxda mayracay ma gaabsadaayo midh kaga tagin yasalaaam iskilaaji
@suweyz2788
@suweyz2788 3 жыл бұрын
Iskalaji wuxu u ronyahay dadka qalbiga jabay io dadka ka daalay dulmiga io beenta! Fanan fanan lowaye😍
@bisharaibrahim2277
@bisharaibrahim2277 3 жыл бұрын
Intiiiii gabdhaaaa dageysaneysa adhigo qurac karineyso like daaaaac ❤️❤️❤️🌍🌍
@mohaaxabeb8827
@mohaaxabeb8827 3 жыл бұрын
Subxanallh wlh ninkan daroogo cml oo ii qabta ilhow iga madoobeeey heesahiisa mid xunba waan la ,ahy balayada
@asmacali111
@asmacali111 3 жыл бұрын
me to
@astaanjaceyl877
@astaanjaceyl877 3 жыл бұрын
Amantii hadey iskilaaji kaso dhamaty ane iga dhamaaty amaan jaaw 🤝🙋‍♂️🙋‍♂️
@husseinabubakar8587
@husseinabubakar8587 3 жыл бұрын
This song is a reply to Nimcaan hillac and Dalmar yare
@moabraham2304
@moabraham2304 3 жыл бұрын
@@husseinabubakar8587 fr🙄
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
Fankaa kuu baahan alfanaan, mulaxamiuste iskalaaji, one of my favorite singer keep going.🎶
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 жыл бұрын
Boqorka Codka legend heeska this weekend ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🔥🔥🔥🔥
@hanadabdi598
@hanadabdi598 3 жыл бұрын
Heesaha murtida iskilaaji ugo heeso badan heesaha rapka sharma ugo badan two legends 🙌
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
Labaduba waa majeerteen midaasna ogoow.
@amalalexander.
@amalalexander. 3 жыл бұрын
Legend iskalaaji waa in Somalia 🇸🇴 taalo looga dhiso BIG UP USTAAD 💖
@Amiinjoyman
@Amiinjoyman Жыл бұрын
Away hee yaa uga dhisaayo wuu mudan yahy cimri dheer allh siiyo ' he is my fav somali singer the one and only legend iskalaaji 🎉❤
@durdur77
@durdur77 3 жыл бұрын
Iskalaaji waa fanaan heeso xigmad leh oo xul ah qaada. Heesta oo kale waaba qisada dhabta ah la sheego
@abdifatahabdullah9360
@abdifatahabdullah9360 3 жыл бұрын
Beryahan heeso daadis ah buu inoo miisay boqorkii fanka SOomaaliyeed anna iskalaaji nimaan ahayn ma dhagaysto xaaskiiba waan is haysanaa !
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 Жыл бұрын
Legend waad iga qoslisay, dumaashi wax badan heeso daadisa way inagu garaacdee maanta haiska dulqaadato waa markeeniiye,
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 3 жыл бұрын
Un grand légende iskalaji. Fans from Djibouti 🇩🇯
@zalatanka184
@zalatanka184 3 жыл бұрын
Legend and leader of somalia songs iskilaaji what a voice 🤯🤯
@anzalbufder1702
@anzalbufder1702 2 жыл бұрын
23/12/2021 waa maalin aan ilaawi doonin qof adigoo jecel ku dafiray wax ka xanuun badaan malahan 😎😤
@Mo-975
@Mo-975 3 жыл бұрын
Song of the year📹🥀 Iskalaji😎
@oladamed5990
@oladamed5990 3 жыл бұрын
Heestaan waa iga soo daahdey, mar ay ku habooneyd jawaab ahaan, laakiin, dad kale ayey anfaceysaa kkk
@zihaamali8096
@zihaamali8096 3 жыл бұрын
Aniga hadda qof kudhihi rabaa on goyn rabaa bes😆😆
@faadumosahra7637
@faadumosahra7637 3 жыл бұрын
Walee Anne ii dhimanthy inuu nabsi soo qabto kii oon udiro
@sihaammaxed8257
@sihaammaxed8257 3 жыл бұрын
anay i anfacdayba🤣😁
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
Qofan jecla 4 sano idhawacay ina ilawana 3 sano igu qadatay manga wan ka restay ixtiram u haya qof asaga ka wangsana wan helay life is good marka hesho qof dhawaca ka tirayo o ku garab tagan Midibyo boqolow imagan gali alxmd 😍
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Wll rabi ha ku siyaadsho noloshada faraxada leh ana xalada aad so martay hada ayaan ku sugnahy iso ducee 😥
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
@@najaxnalkaofficial6532 sori wa daremi kara xanunkas qof marayo wan ka nxa ana so arkay wlhi e wax walba wa isku day iska ilaw qofkas qab aad ilawdo hda taqanana we ku fududahy ani ano aad udadalay o qab an u ilawo heystay e 3 sano igu qadatay hdi adan heysan qabna weyba kasi daran tahy allaha ka babiyo wll😒
@muhiimsiciidmuhiimsiciid4504
@muhiimsiciidmuhiimsiciid4504 3 жыл бұрын
Xaaladaad ka baxdey anaa hada ku jira 😭😭😭lkn khyr iyo wanaag waa dambeeyaa inshllh
@queenfazuucadey9842
@queenfazuucadey9842 3 жыл бұрын
bini adam aan walidkeyga aheyn aminaad magalaan😭rabiyow 😰qalbiga ii boogsii
@yasminabdirashid2736
@yasminabdirashid2736 Жыл бұрын
💔🥺💔🥺
@honabdidhubad3059
@honabdidhubad3059 2 жыл бұрын
Song of year 🎵💕 maalintii dhowr jeer baan dhageystaan heestaan. احلى اغاني
@kingabdalla2345
@kingabdalla2345 2 жыл бұрын
Heesti kle iso qabo
@AadenHassen
@AadenHassen 6 ай бұрын
Sabab sxbw
@mustafekoptanmu8220
@mustafekoptanmu8220 3 жыл бұрын
The One and Only Al Ustaad Iskalaji keep Going bro
@didahanaddida3775
@didahanaddida3775 3 жыл бұрын
Iskilaaji our legend jacelka ayaawa nagu siyaadisaa mrna nayb war niyow jacelka hanagu siyaadin
@haniaweys501
@haniaweys501 3 жыл бұрын
iskalaji cod iyo heeso nuxur leh ugu inow woow 🥰🥰🥰
@abdirashidali569
@abdirashidali569 2 жыл бұрын
Super star iskalaji........you are flying. I like the words.
@moeaden4063
@moeaden4063 3 жыл бұрын
Thank you iskalaaji I really need this song 💔 🔥🙏
@aweisabdirahman347
@aweisabdirahman347 3 жыл бұрын
Masha alah Axsan lagend iskalaaaji fanaanka kaliya heesihiis ku raaxaysto dhagaysigooda
@joyamohamed9328
@joyamohamed9328 3 жыл бұрын
Marbaa idagtee markale may midabyo boqoloow imagangali 🔥🔥 LEGEND!!!
@zhacniabdulkadir9484
@zhacniabdulkadir9484 3 жыл бұрын
1M MARKAY GAARTO LIKE TA HA ILA DHAAFIN
@furqaanmuqtaar5383
@furqaanmuqtaar5383 Жыл бұрын
2.7M bey mareysaa🥺
@cabdikariimxaashicabdikari5525
@cabdikariimxaashicabdikari5525 4 ай бұрын
Ma nool yahay hadda qofkii
@xanivoahmed5173
@xanivoahmed5173 3 жыл бұрын
Marbaad idagtaye markale maya midabyo boqolow imagan gali midabyo boqolow imagan gali
@jamachasan8410
@jamachasan8410 3 жыл бұрын
Best music really wonder full. The somali musican grow up and make development of piano like westrean. From Hawd iyo xero geel.
@maryanaxmedabdi549
@maryanaxmedabdi549 3 жыл бұрын
Iiiiiolllllllolooolĺlllìu
@ayoubjama
@ayoubjama 3 жыл бұрын
Al Ustaad Iskalaji Mulaxamayste Boqorka jacaylka iyo calacalka ❤️
@alikadiye7995
@alikadiye7995 3 жыл бұрын
ninka kaliya an fananinta somaliyed ka tagero 🥰 keep forward
@alishakiib2602
@alishakiib2602 3 жыл бұрын
Joojiya sheekada bilaa calayk asxaabay iskalaaji baa soo galay hawada
@QULAASOCHANNEL
@QULAASOCHANNEL 3 жыл бұрын
Still watching to this masterpiece 2022🦋❤✨
@gureyyare3228
@gureyyare3228 3 жыл бұрын
Heesti ogu horeysay oo dadis ah iskalaji Dadis tan bis ayan ku arkag aniga 2012 ilaa hda waa tagera ninkan
@micraajhussein9334
@micraajhussein9334 3 жыл бұрын
Dhowr hees ayuu qaade
@mherze3068
@mherze3068 2 жыл бұрын
hees kalo gucasho la yiraahdo ayaa jidha so qiime
@salimsahal8883
@salimsahal8883 3 жыл бұрын
Heestan wa hees cajiiba legend 💯
@misbaxaxmed1962
@misbaxaxmed1962 Жыл бұрын
Anoo dhawacana hestan sogalay wuba idhiiri galiyey Thanks ♥️♥️
@ayanibrahim3032
@ayanibrahim3032 3 жыл бұрын
Best song so far🥰🥰
@usamaupdykariim0013
@usamaupdykariim0013 3 жыл бұрын
Fananka xalkeyga miyu lasocde hestan ani lee igafalonosa💔💯
@Amiinadam10
@Amiinadam10 3 жыл бұрын
My fav singer iskalaaji 🥰
@qalldunmahamed5072
@qalldunmahamed5072 3 жыл бұрын
Hada my iri midkale shalay madax ku suray mal iyo ubax inan ka maarmay ma ogtahay marwo ka maarmay ma ogtahay 😭😭🙏🙏
@yusraismail3121
@yusraismail3121 3 жыл бұрын
What a song 👑 😍❤ ❤
@vv4578
@vv4578 2 жыл бұрын
💞💞💞
@niciimadheeman5710
@niciimadheeman5710 3 жыл бұрын
Iskalaji wa fananka ugu horeya lmabr one gayiga somalida hees wlbu qado wa heeso ereyo leh
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 3 жыл бұрын
Asc abaayo
@queenhani2858
@queenhani2858 3 жыл бұрын
My king 👑 iskalaji❤️🌹
@zaynabibraahim4363
@zaynabibraahim4363 2 жыл бұрын
Iskalaaji my fav fanan😍♥️ Inan ka maarmo ma ogtahay😏✌
@Ayaan.8
@Ayaan.8 Жыл бұрын
Farid iyo aisha soo xusuustay 🔥🥺😂☝
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 3 жыл бұрын
Legend Iskalaaji | Abwaan iyo heesa 🔥👍
@faadumomaxamed6289
@faadumomaxamed6289 2 жыл бұрын
😖😖
@Sports_Show99
@Sports_Show99 3 жыл бұрын
JACAYLKI HADU ISKALAJI KASO DHAMADAY ADDUNKI KA DHAMAA .....😁
@sagalina786
@sagalina786 3 жыл бұрын
😅
@intisaanmaxamed62
@intisaanmaxamed62 3 жыл бұрын
Wlhi bentah maha😭🤣
@nasrakadar3109
@nasrakadar3109 3 жыл бұрын
😂 khaalaZ weYe
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 3 жыл бұрын
Midabyo boqolow I magan geli aleyleh, la iskama heeso hadal micno leh oo nin weyn ku heeso yaa Salaam ♥
@mushtaqaadan4977
@mushtaqaadan4977 3 жыл бұрын
Iskalaji masha allah codkisa iyoh mirihisa waan jeclhy
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 3 жыл бұрын
Marbaad i degtay mar kale Maya. Lengand Iskalaaji. Waa fanan horumar . Aad ban u tageera cod macaan iyo erayo miisaaaman.
@cayuuniofficial282
@cayuuniofficial282 3 жыл бұрын
Team iskilaaji ismuujiya👍
@Samira-Hassan124
@Samira-Hassan124 3 жыл бұрын
Hestan wxan dhageytay 15 times. Erayada wa cajib
@QULAASOCHANNEL
@QULAASOCHANNEL 3 жыл бұрын
Same here😩❤
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 3 жыл бұрын
Asc
@amiindeeqsi6400
@amiindeeqsi6400 2 жыл бұрын
Midabyo 100 ley I magan geli 😊
@niin128
@niin128 2 жыл бұрын
Underrated singer wlhi😬🎤🎤🎼🎵🎶
@sankahaaji3510
@sankahaaji3510 3 жыл бұрын
marbaa idagtee markale may midabyo Boqoloow imagangali🔥lenged
@hodanabdirahmandiiriye1804
@hodanabdirahmandiiriye1804 2 жыл бұрын
hestan filmka dhaawicii qalbiga kuso dhacda Aisha iyo fariid
@cabdimahad7311
@cabdimahad7311 2 жыл бұрын
The one and only legend iskalaaji
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
Legend singer 🖤
@nalafaraxofficial405
@nalafaraxofficial405 3 жыл бұрын
daadis lama dhihi karee qof baa dareen hadlay ayaa la dhihi abwaan khaliif xayir waa dareen hadlay iskalaajina si fiican buu usoo bandhigay hees iyo badh
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 3 жыл бұрын
Maweeliyo xiiso maalma ah Miyaaney aheyn midi hore Miyan maraya jidkan maray Marbaad idagtaye markale maya Midabya boqoley imagan gali Ax yaa erayo al ustaad iskalaaji heesahan danbe fannanka kaliya an ka dhageysto wye heesahisa hees dansan ba kuma arag midba mida kala kasi daran
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Erayada Ayaan ka gartay Inuu Nin Wayni Sameeyay Heesta Legend *(Khaliif Faarax Xayir)* Waan ku Aamin Sanahay Anigu
@safaismaciil9890
@safaismaciil9890 3 жыл бұрын
Iskilaji best singer ever I sen 🥰❤️
@juubbe6122
@juubbe6122 2 ай бұрын
2023 💔🤕🥹 ilka shanlo 🤓 eey ba thy😅 hada alx 🤲 wan ka so gudbay 🥳🤸‍♀️🏃‍♀️😂
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 3 жыл бұрын
Heeso xul ah ugu kaalay iskalaaji
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 8 ай бұрын
Awey waa 2023 /12 December hestaan laga yaabo inaan dib u daawado xasuus ❤😢😊
@FAAD21
@FAAD21 3 жыл бұрын
Iskalaaji heesahisa waa wata ani✌
@djamilaismaeldjamila6086
@djamilaismaeldjamila6086 3 жыл бұрын
Woww mash allh cousin nolow abowee horee ousoo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤗🤗🤗🤗🤗🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 iha allh juboutii iya kou souqaya
@cumaraanisharif4880
@cumaraanisharif4880 3 жыл бұрын
The one and only legend iskilaaji
ISKILAAJI | LABADARAN MID UUN DOORO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:22
Liibaan Jama
Рет қаралды 10 МЛН
ISKILAJI - MAXAAD BEEN II DHANSIISEY - OFFICAIL MUSIC VIDEO - 2024
4:23
Iskilaaji Official
Рет қаралды 1 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 2,1 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 5 МЛН
KIIN JAAMAC ft ISKALAAJI - Official Video AHOW NOLOSHAYDA.
5:17
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,4 МЛН
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:35
Y3A FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
ISKILAAJI | KOR UHAY JACAYLKAGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:15
Liibaan Jama
Рет қаралды 2 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
ISKILAAJI |  RAJO  | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:05
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,3 МЛН
ISKALAAJI ANOO URKIYO QALBIGA KA JECEYL DJIBOUTI SHOW 2021
5:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 640 М.
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 841 М.
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,7 МЛН
Fariin
5:18
Iskalaaji - Topic
Рет қаралды 918 М.
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 2,1 МЛН