Iskalaaji oo ceeb iyo fadeexad ka raacday xafladii Dani ee caleema saarka

  Рет қаралды 38,077

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

5 ай бұрын

Iskalaaji oo ceeb iyo fadeexad ka raacday xafladii Dani ee caleema saarka

Пікірлер: 66
@UbaxbudisteJano-ef9ki
@UbaxbudisteJano-ef9ki 5 ай бұрын
Jigjiga waxa ka dhacday barigii uu joogay iskalaji hhhh isagoo ku qayila meel marfash ah ayuu hees bu dubayey kadib qol ku xigay ayaa waxa ku qayilayey kuray yaryar o china group ah detana heso ay dhagaysaneyey bay aad u dalaceen, Wuu u so galay iskalaji oo iga gaabiya ayu ku dhahay kuraydii oo iga gabiya heesan dubayaa, Maxad ahayd bay ku dhaheen hhh Ima taqanan iskalaji ban ahay, Waxay ku dhaheen iskali maxa la dhahaa ma Salida madaxa 😅😅
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 5 ай бұрын
Adeer beenta naga daa China group iyo Iskalaaji Ma kulmine waagii uu Iskalaji Jigjiga joogay markeds waxaa u ahaa madaxtooyada Jigjiga
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 5 ай бұрын
Ali haraare. Iyo. Yaasiin. Ducaale. Waa. Idin. Salaamey. Waa. Khasab. Inaa. Share gareeyno. Oo. Like saarno. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo.Windsor Ontario Canada 🇨🇦
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 5 ай бұрын
allahayow yaanan rufuyanima nagula eedeynin waa arin aduun iyo aqiraba bahdil ah
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 5 ай бұрын
Wan idin salamay dhaman bahda somali american tv specialy from ali abdi xersi say ali xarare
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 5 ай бұрын
WAAW MAANTA ANIGAA UGU HOREEYA
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 5 ай бұрын
Fanaanka hadii waxaa laga sheegayo run tahay waa wax xun astaan xasad iyo namiimiye akhirana uma fiicna
@ahmedwarsame3333
@ahmedwarsame3333 5 ай бұрын
Nasteexo Indho
@jamalafarah4433
@jamalafarah4433 5 ай бұрын
Mar kasta Ali waa kuu saaraa
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 5 ай бұрын
I was present in a situation an old grandmother. Her niece fight over the support of soccer teams and her niece support for garrow team because her mom from their .granmom was 70 years old, her niece was 18 years old . Though age is enormous but commotion was very bitter and serious . It was hard for me to convince old to let niece alone . It was 1979
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 5 ай бұрын
Subxanalaah istaraaji waa rufiyaan xuna
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 5 ай бұрын
Ali Harare Yassin ❤❤❤❤
@mursalali2446
@mursalali2446 5 ай бұрын
Cali xaraare saaxiibow arimaha tanka Nagasaki bass. Nooga shekeeya. Aga y asin cayaar miyaad wadaan😂😂😂
@alwanqaadi7197
@alwanqaadi7197 5 ай бұрын
😂😂😂😂 oo nin akhyaar ah ayaan u hayste
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 ай бұрын
Show ninku waa Rufyaan -Salaamaad.
@Sky4Abdi-zt3yp
@Sky4Abdi-zt3yp 5 ай бұрын
Iskalaaji wax khayr awal buusan ka shaqaynayn oo uu heesayey ilaahay ha soo hanuunsho Adigu 24 saac halkaas baad fadhidaa muslim cay dood la soo fadhidaa adigu cimrigii cibaadada ku jira 60 Kor u dhaafay walaal soow ma ogid adigu kaftan ka dhigaa leedahay laakiinse hadalkasta oo qof ku dhahdo xan bay kugu tahay adiga iyo midkaan kuu jiibiniyaba
@mohammedmahamuud5039
@mohammedmahamuud5039 5 ай бұрын
❤❤❤
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 5 ай бұрын
Iskalaaji dumar moyane horta isago ay rag is haystaan yaa arkay
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 5 ай бұрын
Fadumo miini kulahaa Cali Xaraare siduu doono ayuu magacyada ugu dhawaaqaa siiba kuwa reer Xamarka
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 5 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhh yasin camiraada khatar bu ku yahay 😂😂😂
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 5 ай бұрын
😂😂😂war waa jiri wuxu
@sheqowramadhani-vg9rh
@sheqowramadhani-vg9rh 5 ай бұрын
Asc
@icygacha3437
@icygacha3437 5 ай бұрын
Ali xaraare yaasin ducaale usheeg kursiga is tudiyooga haysku warwarejinta jooji kudheh xoogaa maqurux badnaaye adigoo mahadsan
@hanalula2392
@hanalula2392 5 ай бұрын
Yaasiin:haaa haaa haaa haaa .😅
@user-tp7fk5xb5h
@user-tp7fk5xb5h 5 ай бұрын
Kkkkkk
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 5 ай бұрын
horaa loo yidhi balaayo, lug la aayd amba il la aayd
@user-lx2rc1rz6w
@user-lx2rc1rz6w 5 ай бұрын
Hargeysa waa Hollywood of Africa 😂😂😂😂
@Zaak100
@Zaak100 5 ай бұрын
Bidaar tanag
@user-lx2rc1rz6w
@user-lx2rc1rz6w 5 ай бұрын
Iskalaaji waa fanaan iyo laxamiiste❤❤❤❤
@ibraboy3822
@ibraboy3822 5 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@abdulkadirmohamed8565
@abdulkadirmohamed8565 5 ай бұрын
CALI XARAAROOW ADIGABA YAASIIN AYAA KUU NACAMLEEYNAAYEE
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 ай бұрын
Laba ciil qab oon s waraysanaysa
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 5 ай бұрын
Nimanyahow fanaanita puntland waxaa waajibkoodu yahay in ay u ogolaadaan kuwa ka yimid dibada . Fanaaninta dalku ha xishoodan oo ha soo dhaweeyaan dadka. Hinaasuhu ma fiicna
@alibaax5346
@alibaax5346 5 ай бұрын
Iskalaaji yo hadlaya wali marag. U malayn maayo waxaa Xareere sheegayo run tahay
@Mohamed...nasiib
@Mohamed...nasiib 5 ай бұрын
hhhhhhhhhhhh 🙏🙏🙏🙏🙏👍
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 5 ай бұрын
Yasiin Ducaale mararka qaar hadal xun buu dhahaa 03:04 bal anshaxa ha ilaaliyo Cali Xaraare bal intaas ka sax Yaasiin qoslaaye?????????????????????
@abdulrahmanbaarebaare5902
@abdulrahmanbaarebaare5902 5 ай бұрын
Madaxa boliiska dhexdhexaad uuahaa
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 5 ай бұрын
cali hada wuxu bilaabay inta xooga loodhiibo hebel ku tuf KZbin layaashu shada wa ka macaashaan
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 5 ай бұрын
Fanaaniinta cabanaysa waxay y ooyayaan waa lacag😂.
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 5 ай бұрын
runadanaa xaraaaare BALAAAAYO IL LA AAAAAATAY SHAYDAAAAN ISKALAAAAAAJI
@abdullahimohamed7668
@abdullahimohamed7668 5 ай бұрын
Boowe caliyoow fanaaniinta noodaa 😂 Waxakale oo noo heesa ma hayno
@harakadasre3154
@harakadasre3154 5 ай бұрын
Iskalaaji Legend 🎉
@youngboy5293
@youngboy5293 5 ай бұрын
Yaasiin timaha miyuu baalashay
@saidahmed7268
@saidahmed7268 5 ай бұрын
Scalacci fursad ayuu ka faa'idaystay dahabi ah
@libanaden5183
@libanaden5183 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-lx2rc1rz6w
@user-lx2rc1rz6w 5 ай бұрын
Faqash weligood hees ma sameeyeen😂😂😂
@user-sb4pg3zz9k
@user-sb4pg3zz9k 5 ай бұрын
Hadaad mj u jeedid waan kugu qoslay oo kaliya😂😂😂😂 malaha warka cali baa ku deeqay ood xadiith u qaadatay ciil ku hayay dartii 😂😂😂 Meel kale ku gayn mayo hooyadaa baa i shidi jirtay heesihii axmad cali cigaal ee tolow ma isaaq buu ahaa😂😂
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 5 ай бұрын
BALAAAAAYO IL LA AAAAATAY
@suubansaxan4865
@suubansaxan4865 5 ай бұрын
Qof ay dan aqon xaladisa baa personal attack ku samaynaysa waxa laysku dirayaa waa carur baa war dad ka edeb darada kala tag yaa idin ka cafinaya nin kaas edeb dara ku magaysan.
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r 5 ай бұрын
Wax dhintay oo qabyaaladiisaya weeye
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg 5 ай бұрын
NiINA SHAQADIISA LAGUMA CAAYO 😂😂😂
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 5 ай бұрын
😂😂😂😂 midka garka ween wuxuu ku farxsan yahay inuu dani oo isku fac ah inuu ilaaliyo 😂😂
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 5 ай бұрын
Jawaahir GB la baxdey not HSh
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 5 ай бұрын
Kjjjkkkk
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 5 ай бұрын
Mr Harare, you forget that islaaji is MJ. So it is hard to change MJ person for a position period.
@ahmedabdi9039
@ahmedabdi9039 5 ай бұрын
@abdullahinur5327 don't be tribal kingpin.
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 5 ай бұрын
ALI IYO MUUSE SOOW HOREY LOOMA ORAN BELP AMA IL LA"AATEY AMA LUG LA"AATEY WALEE SOOMAALI BEEN MA MAAH MAAHDO
@fatimanour9793
@fatimanour9793 5 ай бұрын
Iskalaaji Wa Doqon Il Qumusha Leh Waa Xaasid Qofka Hadi Ilahay Metiro Cuqdad Buqaba
@user-dm1tt1jm5h
@user-dm1tt1jm5h 5 ай бұрын
Waxa jiray fanaan reer putland ah nin la o dhan jiray Ahmed biif imika lkn waxa laydhaa axmed khayr alle hawgu wadee wuu ka baxay ciyaarahaa faraha hore lagu socdo😂😂😂
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 5 ай бұрын
Cali munaafaq
@dawalehhawamoussaelmi8511
@dawalehhawamoussaelmi8511 5 ай бұрын
Waar nin yahaw somalidu waaba kax kax kaxda
@alyyariisi3396
@alyyariisi3396 5 ай бұрын
War Calow ka daa! Tani farsamo waa ka weyn tahay. Wixii aad mooye iyo Masafo isu-ekaysiin jirtay ayaaba la qaatay. Maanta ma waxaad keentay, abgaal iyo Habargidir ayaa isku qarxinaya ciyaaraha gobollada. Tani ka tun weyn tii aan kaa filayey!
@hodanadam224
@hodanadam224 5 ай бұрын
70 hour homlase oo wilkiso ku kufsadaay Minneapolis jail 5 yrs nobody hiring him ' markasu KZbin ka rent tiga iskaga boxiyo @ uu firsada his family warsan 300 jedel kama hadlo lakin dadka mlm kale buu ben ka sheegaa uuf loser
@ahlam7108
@ahlam7108 5 ай бұрын
Kee weyan ma Cali mise yasin
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 5 ай бұрын
War somali ama English kusheeg wax hadalkaga kamafahmin
Orodyahan Somali ah oo laga reebay ciyaaraha Olambikada ee France.
13:54
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,2 М.
Madaxweyne Geelle oo da’dii iyo Dastuurkii isu qaban la’ yihiin.
19:20
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 22 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 65 МЛН
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 43 М.
FARTUUN JANO IYO DAHAB CAJIIB AH OO LA GUDOONSIYEEY
23:31
Jundi Media Pro
Рет қаралды 212 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 60 М.
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00