ISKILAAJI - DHAQSO IIGU SOO NOQO - ( Official Music Lyrics )

  Рет қаралды 1,448,004

SOMALI STUDIO 🎧

SOMALI STUDIO 🎧

Күн бұрын

Пікірлер
@Somali_Studio
@Somali_Studio Ай бұрын
-------------------------------------Ereyada------------------------------------- "Fogaanshaha Dheh Meeshaad Jeclayd Dhib Iyo Waa Unee Waan Dhoofaya Saad U Tidhi Dhaawacbaan Ahayee Dhuuniga ka Go' Ayoo Naqmadi Dhaafayoo Nacayee Dhalanteedka Waxa Iigu Wacan Kala Dhaqaaqeena" x2 "Ka Dhabee Hankii Aan Lahaa Dheeli Wali Weeye Haday Ii Dhammaan Lahayd Farxadi Qayb Ayaa Dhimanee Halkii Aad Banaysay Dhaxani Iiga soo Dhiciyee Dhicisoow Ax Qoyskaan Lahaa Wabban Kusii Waara" x2 "Ma Dhammaado Xiisuhu Markaad Joogin Dhinacayga Ma Dhaqaaqdo Saacadu Intaad Iga Ag Dheertahye Dhibirkuna Siduu Kuu Taboo Dhaymo Muu Helinee Dhaqso Iigusoo noqo la'aan Waa Dhib Baan Maraye" x2 "Aragaaga Dhaayihii U Bogay Way Ku Sugayaane Dhaguhuna Codkii Aad Bartay Dhawrayaan Waliyee Dhawaaqaagu Noloshuu Macaan Dhiiri Galiyaayee Dhambaalkaagu Waa Ii Dawee Igu Dhayoo Ii Hur" x2 "Wadne Kuugu Dhaartaa Jacayl Fataha Dhiigiiyee Dhammi Way U xiiseen Xubnuhu Adi Dhabtaadiiyee Mana Lihid Dhaliilee Cidladu Waa Qoraal Dhiganee Dhayal Maaha Xaalkuye Dartaa Dhimasho Suuraystay" x2 -----------------------------DHAMMAAD---------------------------------
@CabdirahmaanAxmed-s2k
@CabdirahmaanAxmed-s2k Ай бұрын
Baac😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@Irmaanent
@Irmaanent Ай бұрын
Ereyo iga dheh☠💀
@abdulkadiralidahir8847
@abdulkadiralidahir8847 26 күн бұрын
I’m just trying 😊😊😊😊
@abdulkadiralidahir8847
@abdulkadiralidahir8847 26 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😅😅
@abdulkadiralidahir8847
@abdulkadiralidahir8847 26 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😅😅😊
@XamsekaltuunJama
@XamsekaltuunJama 3 ай бұрын
Shallay way ii dhawayd💞 maantana way iga fogtahay💔berina waan izku imanaynaaa❤️‍🩹 Waaa marxaladaha aduunka macaashaqiinta lagala kulmo😢inta qalbiga iga dareemaysa replies ♥️
@ZahraAbdullahi-y8v
@ZahraAbdullahi-y8v Ай бұрын
Me😢
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 25 күн бұрын
Me😢
@hibaqmohamed2201
@hibaqmohamed2201 2 ай бұрын
Alxm kala dhaqaqena qeyrbu ii ahay qofkeygi ayan helay alxm❤❤❤🎉go.ankeyga wanku guleystay nolasha waa hadaf ee mahan qiyaali
@NimcaanMohammed
@NimcaanMohammed 2 ай бұрын
qof waliba oo jacyl ku dhacy oo la cidleeyy sida anigoo kle ilaahyy paa inoo maqane samra samirku waa seeftii awliyade 🥺😭
@SafiyaCeegaag
@SafiyaCeegaag 2 ай бұрын
❤❤❤❤anigaa ku jecelahay 🎉🎉
@NazeemApdurahmaan
@NazeemApdurahmaan Ай бұрын
😂😂😂😂
@AbdulahiWiito
@AbdulahiWiito 2 ай бұрын
Wadanah ku dhartan jacyl wadane dhigiye 🎉magic voice iska mahmed iska
@cabdulqaadiraxmed9826
@cabdulqaadiraxmed9826 3 ай бұрын
Ninka kaliya qalbiyada Bulahada kadhex hadla tolow ma aniguu iga hadlayaa😢😢
@NajaxXasan-d7j
@NajaxXasan-d7j 2 ай бұрын
Walhy waxad mooda inuu darremada dadka ogyahay😢
@NAJAXHASSAN-qu4mt
@NAJAXHASSAN-qu4mt 2 ай бұрын
​@@NajaxXasan-d7jsami😢😢
@NajaxXasan-d7j
@NajaxXasan-d7j 2 ай бұрын
@@NAJAXHASSAN-qu4mt alla isku magacba nahay qaali xitaa ka aabaha
@NAJAXHASSAN-qu4mt
@NAJAXHASSAN-qu4mt 2 ай бұрын
@@NajaxXasan-d7j haa mcnto wa yabanahay 😍😊✨️💖
@LibanDahir-f5g
@LibanDahir-f5g 2 ай бұрын
Markii aan is dhahy waad bogsate ayay hestan timid very painful Date 22/October/2024 Gopta Uk west London ❤ Intii iga danbeysa waad salamantihiin like tana yaan Layla sharing
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 ай бұрын
Dhalanteedna waxa iigu wacan Kala dhaqaaqeena 😢
@Brahim17-m4n
@Brahim17-m4n 2 ай бұрын
Who is here 2024
@farhansharma446
@farhansharma446 13 күн бұрын
Fanan qaaliya salaax sanaag Waa turjume,waa aqbaar gudbiye, waa dhanbaal gudbiye, wa heesta sanadka horay usoco sxb sare
@ayannadiamond8306
@ayannadiamond8306 Ай бұрын
Ma dhaqado sacadu intad iga ag dhertahaye Jah Heestani wey isameysaY 2024/10 14 NoVember ayan dhageysonyaa🥹🫶😭iskalajiyow se wax yeshaY💕🐐🎤iskalaji Goatka Fanka🐐
@abdihakimmumin1386
@abdihakimmumin1386 3 ай бұрын
``Fogaanshaha dhabeeshaad jecleyd, dhib iyo waa hawee`` sidaas ayuu leeyahay. Dhabeel waxaa laga wadaa qof dumar ah oo baari ah, hawo: waxaan filayaa inuu ka wado sida uu u haweysanayo ama u doonayo, maankana ugu haayo. Asxaabeey iska hubiya intaadan wax soo dhigin.
@FatimahHappy
@FatimahHappy 2 ай бұрын
😢😢😢
@abdirashid5574
@abdirashid5574 2 ай бұрын
Fogaanshaha dhabeeshaad jeclayd dhib iyo waa Hawley. Waan dhoofayaa saad u tiri dhaawac baan ahaye. Dhuunigii ka go,ayoo laqmadii dhaafayoo nacaye. Dhalanteedka waxaa iigu wacan kala dhaqaaqeena.
@AmranAxmedAbdilahi
@AmranAxmedAbdilahi Ай бұрын
29.10.2024 salaso wakhtigu waa 5:45 waa bishii la i furey 12sano ka Dib dhicisow ax qoyskan laha armuu sii waraaa😭😭😭😭😭
@ayanleh-8saleh
@ayanleh-8saleh 2 ай бұрын
Rahma Ahmed mouhoumed nolow intay nololi jirto ❤❤❤
@AbdirahmanjamaHassan
@AbdirahmanjamaHassan 2 ай бұрын
Ma dhamaado xiisuhu markaad jogin dhinacaygee😢😢
@MaaidoJaamac
@MaaidoJaamac 2 ай бұрын
Haddaan oganlaha manta inaa herkan jcylku i marinaayo wllhy manan saneyeyn 😢
@yuusufmoha-v2j
@yuusufmoha-v2j 28 күн бұрын
Wan dhofaya sa utiri dhawac ban ahaye😢
@abdillahifarhan1682
@abdillahifarhan1682 6 күн бұрын
Who's here 19/12/2024😢❤
@AbdifataxGeele
@AbdifataxGeele 3 ай бұрын
Heestan waxa mooda aniga inay qusayso qofkaygi baa wuxu iga tagay waan dhoofaya xirirkeniina ku soo gabgabeyay bila sabab 26/6/2024 malin arbaca wax badan wa u aqli celiyay ha iga tagin wan dhahay balse way diiday ilaa hadana waxan ahy bukan 💔💀😭😭malin iyo habena waxa ku ducaysta inan iso noqdo 😢😢
@FatimahHappy
@FatimahHappy 2 ай бұрын
😥😭😭😥😭😥😭😥😭
@MaaidoJaamac
@MaaidoJaamac 2 ай бұрын
Abwe gclìye allhakushrfo
@SihaamAxmed-g1s
@SihaamAxmed-g1s 2 ай бұрын
Haaa😢😢😢
@xaragoh_official8280
@xaragoh_official8280 Ай бұрын
Omr rmmr mmmmrr mmmmmmm mrrl😊😊m​@@MaaidoJaamac
@Caarusinadaher
@Caarusinadaher 2 ай бұрын
Run ahaantii wa hess dhuxa kutabanaysa ❤
@moyare6634
@moyare6634 3 ай бұрын
Heesti heesaha weeye
@SaabiriinAbdiMohamed
@SaabiriinAbdiMohamed 3 ай бұрын
Dhicizow ax qoyzkaan lahaa dhab ugu zii waaaara😢😢
@fatoumazakaria4108
@fatoumazakaria4108 3 ай бұрын
Dhibirkuna siduu kuu Taboo Dhaymo muu Helinee 😭 dhaqso igusoo noqon la aan waa dhib baan marayee 🥲🥲🥺💔
@SharabeAxmed
@SharabeAxmed Ай бұрын
Iskilaji fanan aad u culus
@inacusmaninacusman
@inacusmaninacusman 2 ай бұрын
Amus iskilajiyow😢😢😢
@MiskiSaid-g5v
@MiskiSaid-g5v Ай бұрын
Marka go.aan qatato niyad jab waaa is deyseen😪💔
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 2 ай бұрын
Dhalanteedka waxa igu wacn kala dhaqaqeena😢 21/7/204😭😭😭😭guulayso sxp wanku xusi dooona😢
@SoumeyaAyan
@SoumeyaAyan 2 ай бұрын
Iwaran je vais bien 😂😂 20/7 /2024
@AsliAhmedAbdi
@AsliAhmedAbdi 3 ай бұрын
Siidii logursadyba xita wali isma oran bal hasawa samee ❤
@WiloAliMoumin
@WiloAliMoumin 2 ай бұрын
wlhi way itabatay hestan😢❤
@NajaxXasan-d7j
@NajaxXasan-d7j 2 ай бұрын
Dhicisow qoyskan lahaa dhab. ugusii waara😢 waxaad mooda inuu dareemaya qalbi yada dadka 11sano qoys dhisnaa baa soo afjarmay maanta khayrba ilaahay karajaynayaa😢
@gacalahmed757
@gacalahmed757 2 ай бұрын
Sorry abayo ❤ niyada qeyr usheeg
@NajaxXasan-d7j
@NajaxXasan-d7j 2 ай бұрын
@@gacalahmed757 mahadsanid wl
@teysiho9120
@teysiho9120 2 ай бұрын
Heestan kadiib dhawac baanhay ciidan uu dhawacanhy na maa qaan 😢😢
@XadaariNinwaxbartay
@XadaariNinwaxbartay 18 күн бұрын
M.a Heetan waa iga yaapisay😢
@MarwochoupyMarwochoupy
@MarwochoupyMarwochoupy 21 күн бұрын
Namour🖤
@abdalemahamedabdale-i8y
@abdalemahamedabdale-i8y 2 ай бұрын
❤❤ iskalaji wlhi fanan jira wye lkn hestan aniga si dhab ah ayay iga hadlaysa❤❤❤❤
@AasiyaMaxamed123
@AasiyaMaxamed123 14 күн бұрын
Dhaqso igu so noqo mcn
@NasroAways-zx6to
@NasroAways-zx6to 3 ай бұрын
Hees waqtigeda timid😪🤤🤤
@HawaHassan-p8g
@HawaHassan-p8g Ай бұрын
Machan Allah iskalaji❤❤❤❤
@MaxamudFarax-o5n
@MaxamudFarax-o5n Ай бұрын
Waaba hayaah meel uma diro ❤❤❤❤❤
@ubax8
@ubax8 2 ай бұрын
heestaan waa leey soo diiraay malah qof aan ka dhoofaay baa wali itaabayo walaal iskeey iloow aniga ma kala jeecli 🙅😂😂😂
@Suleko-q9c
@Suleko-q9c 5 күн бұрын
Getting to bed 🎉❤😅
@MohamedAli-ry5lc
@MohamedAli-ry5lc Ай бұрын
Runtii waa Hess Xasus weyn ii Galineyso wlhii Q and Farta Noloshu idhinma xumeyso 24/11/24 at night time 7:14pm at aya's House waa Haben Xasus aah Alxm Amraan muxudin aan arko Meshuu Garaayo jclkenaa
@Abbunastex
@Abbunastex 3 ай бұрын
Nice song c,csiis,iskalaji la aanta fanka macn maleh keep going🎉😮😮😅
@FatimahHappy
@FatimahHappy 2 ай бұрын
😢😢😢
@AmiiraAhmed-eg3lu
@AmiiraAhmed-eg3lu 2 ай бұрын
0😊​@@FatimahHappy😊😊😊⁹the 😊😊😊😅😅😅😅hatan 😅
@AmranMaxamedcadoow
@AmranMaxamedcadoow 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@CabdisamadCabdiqadir-m9g
@CabdisamadCabdiqadir-m9g 2 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@DahaboIsmaciilXasan
@DahaboIsmaciilXasan 2 ай бұрын
​@@AmiiraAhmed-eg3lu😊 0:05 😅9 0:05 😊is 😅
@amiincabdi6370
@amiincabdi6370 2 ай бұрын
axyaa fanaan
@Umalaxmed-yw3ki
@Umalaxmed-yw3ki 3 ай бұрын
Dhayal maha xalkuye Darta dhimasho suraystay😢
@AbdoPop-m9s
@AbdoPop-m9s 2 ай бұрын
Oui bien es bonne chance es pelle❤❤
@Drisma-k1c
@Drisma-k1c Ай бұрын
Dareemkeeya ma xadkameen karo, runtii dhaawac igu raabta halkaa ool
@jamesneda9487
@jamesneda9487 2 ай бұрын
Best song😢
@wakhtihore-n4d
@wakhtihore-n4d 2 ай бұрын
HEESTA YAA ILA DHAGEYSTAY MAALINWALBA WAAN DHAGEYSAA MA IL DHAGEYSATAAA AXPTA
@MohanAli-rp8xo
@MohanAli-rp8xo 2 ай бұрын
Sxp erayada iska soo sax ✌️
@InaMurzal
@InaMurzal 2 ай бұрын
😂
@HibaaqBuraake-pz3tn
@HibaaqBuraake-pz3tn Ай бұрын
Maasha allaah
@Sadia-oq7hy
@Sadia-oq7hy 3 ай бұрын
Walhi heesta qalbigeyga iga taabaneh isktoo qof jaceelhy kala tagnehy waxuu jacelhy inuu wadanka ka baxo Allah ha ufududeeyo cafis iga thy walhi waliyeey ku iloowi maayo 😭💔
@miskimoha7525
@miskimoha7525 23 күн бұрын
Who is here 3/12/24😢
@nimcoaxmed1628
@nimcoaxmed1628 3 ай бұрын
Dhalanteedka waxa igu wacan kala dhaqaaqena 😢💔🥺
@XamdiMuha
@XamdiMuha Ай бұрын
La.aanta dhib baan maray😢
@HooyoxaawoHooyoxaawomahamuud
@HooyoxaawoHooyoxaawomahamuud 3 ай бұрын
Nafisa ley dhaha 😢
@NajaxNajax-g3h
@NajaxNajax-g3h Ай бұрын
Iskalaakaji,jacelyk,ah
@SamiraMuktar-s7z
@SamiraMuktar-s7z Ай бұрын
𝑾𝒍𝒍𝒉𝒊 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂𝒚 𝑯𝒆𝒆𝒔𝒕𝒂𝒏 𝒔𝒐𝒐𝒃𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒒𝒂𝒍𝒃𝒊 𝒋𝒂𝒃𝒂𝒏 𝑲𝒖 𝒔𝒖𝒈𝒏𝒂 😢😢😢😢😢
@yuusufmoha-v2j
@yuusufmoha-v2j 28 күн бұрын
Mxa wye qalbi jabka😢
@FatumaMohamoud-x1i
@FatumaMohamoud-x1i 2 ай бұрын
Hees dhaaf 1
@KingHamada1
@KingHamada1 3 ай бұрын
Thanks wlalka
@sadiagabeyre6263
@sadiagabeyre6263 3 ай бұрын
Asc, si Qurux badan baad u soo qortay heesta lkn, waxan rabay in aan kaa saxo meelo aadan fahmin sida, “aragaaga dhaahaya u bogay way dhursugayaanee” iyo “ wasne kuugu dhaartaa jacayl fataha dhiigiiyee” hadii kale heesta macneheedi baa lumaya
@Somali_Studio
@Somali_Studio 3 ай бұрын
@sadiagabeyre6263 wad ku mahadsantahay wll falcelinta aad ereyada ka bixisay saan kugusoo gudbinay balse “ Dhaahaya “ iyo “ wasne “ midna qaamuuska somaliga iyo suugaantaba kuma jiro dib ugu noqo adoo mahadsan thank you🫡
@Somali_Studio
@Somali_Studio 3 ай бұрын
Way dhursugayaane iyo Fataha dhiigiiye waan kugu waafaqnay wll wanad mahadsantahay💯
@GaraadHassen-mj6st
@GaraadHassen-mj6st 3 ай бұрын
​@@Somali_Studio "dhicisooow qoyskii aan lahaa dhabban kusii waara" weeye halkaas wll dhabban wa tiro isku dheeli tiran ama wada jir afsoomali ahaan halkaasna sidaa kadhig masuul
@Somali_Studio
@Somali_Studio 3 ай бұрын
@GaraadHassen-mj6st wad ku mahadsantahay talada ad noosoo gudbisay wll
@FadxaNuur
@FadxaNuur 2 ай бұрын
Ma dhaqaaqdoh sacadu tintaad iga agdhertahaye😢
@TheKaamil
@TheKaamil 3 ай бұрын
Dhambaalkaagu waa ii dawee Igu dhayoo ii hur….
@sabariincabdiqadar
@sabariincabdiqadar 3 ай бұрын
Dhaqso iguso Noqo La,aanta Dhipban Maraaye
@UpdirashidabdiHubey
@UpdirashidabdiHubey 2 ай бұрын
Lyrics marka hesta qoralkeda qoresan waxa iska saxa marka hore
@IstaahilAdan-y9h
@IstaahilAdan-y9h Ай бұрын
Garacad meel magaceed miyaa😅
@Cabdirashiid-b6b
@Cabdirashiid-b6b Ай бұрын
A what a song
@FathiaMahdi-b1y
@FathiaMahdi-b1y 2 ай бұрын
Manque de toi mon mari adoré ❤
@XamdaBashiir-b1m
@XamdaBashiir-b1m 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤%
@KafiaAli-n2m
@KafiaAli-n2m 3 ай бұрын
Itoobiyanki miyeey tolow so diyaarsadeen
@MahamoudMahameddjama
@MahamoudMahameddjama 2 ай бұрын
❤❤❤😢😢
@SuberMedali
@SuberMedali 27 күн бұрын
5455❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanSouleiman-p7j
@AbdirahmanSouleiman-p7j Ай бұрын
❤❤❤😢
@aaminomaxmedxasan3990
@aaminomaxmedxasan3990 2 ай бұрын
💔💔💔💔💔😭😭😭😓😓😓
@subna.Ahmed8763
@subna.Ahmed8763 3 ай бұрын
😢😢
@abdullaharab5451
@abdullaharab5451 2 ай бұрын
Who’s here 17/10/2024
@abdulyu146
@abdulyu146 11 күн бұрын
Me here
@asiabare2366
@asiabare2366 3 ай бұрын
@ilhanmohamed1458
@ilhanmohamed1458 3 ай бұрын
Tu me manques énormément Yahya moussa mahamoud m’y bby à moi
@UbaxCumar-cz3zl
@UbaxCumar-cz3zl 3 ай бұрын
Tarikhdu waa 2024 ,9 16 cacdu 4:16 daqiqo micnaha waa wakhtii igu adg noloshayda an somaro hadan alx hestana inan nolol cusub samyiisto dhirigalin itahy
@axmedxasan5059
@axmedxasan5059 2 ай бұрын
😮😮😮
@nouramohamed6125
@nouramohamed6125 Ай бұрын
This too shall pass walaal. 😊
@FaliswarsameXasan
@FaliswarsameXasan 2 ай бұрын
😢❤
@Abdiduale-j7r
@Abdiduale-j7r 25 күн бұрын
😢😢😢
@BarwaaqoCabdi-v6l
@BarwaaqoCabdi-v6l Ай бұрын
😅
@SakiQacle
@SakiQacle 2 ай бұрын
Hhhhhhhh❤❤❤❤❤
@RaxmaMaxamed-h6j
@RaxmaMaxamed-h6j Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@SulsaXassan
@SulsaXassan 3 ай бұрын
😢
@FatimahHappy
@FatimahHappy 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@Mudan-h1q
@Mudan-h1q 6 күн бұрын
Raaqya😂🎉🎉🎉🎉😂❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😅
@PandaboyPandaboy
@PandaboyPandaboy Ай бұрын
💔💔💔😭😭🤲🤲🥹🥹
@Ahmed-o1r
@Ahmed-o1r 2 ай бұрын
F..k😔love
@cumarlaki884
@cumarlaki884 2 ай бұрын
Xaaskeygi aan jeclaa cadowbaa nakala geeyay 😭
@LibanAbdiahamed
@LibanAbdiahamed 2 ай бұрын
Is it chest game when it comes to putland think positive ❤
@LeacockFrances-s6u
@LeacockFrances-s6u 3 ай бұрын
Johnson Mary Hernandez George Lopez Lisa
@RuqiyaIbraahim-s7f
@RuqiyaIbraahim-s7f 24 күн бұрын
Ii tubka u jawaab anigu maihi iitubar
@SamiraMuktar-s7z
@SamiraMuktar-s7z Ай бұрын
𝑾𝒍𝒍𝒉𝒊 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂𝒚 𝑯𝒆𝒆𝒔𝒕𝒂𝒏 𝒔𝒐𝒐𝒃𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒒𝒂𝒍𝒃𝒊 𝒋𝒂𝒃𝒂𝒏 𝑲𝒖 𝒔𝒖𝒈𝒏𝒂 😢😢😢😢😢
@HabiMaxamed-y3g
@HabiMaxamed-y3g 3 ай бұрын
❤❤❤
@xasanabukarcabdule1308
@xasanabukarcabdule1308 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@HawaHawahassan
@HawaHawahassan 11 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@SakiQacle
@SakiQacle 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@RaxmaMaxamed-h6j
@RaxmaMaxamed-h6j Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ruqiyo33Cqaadir
@Ruqiyo33Cqaadir 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@SamiraMuktar-s7z
@SamiraMuktar-s7z Ай бұрын
𝑾𝒍𝒍𝒉𝒊 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂𝒚 𝑯𝒆𝒆𝒔𝒕𝒂𝒏 𝒔𝒐𝒐𝒃𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒒𝒂𝒍𝒃𝒊 𝒋𝒂𝒃𝒂𝒏 𝑲𝒖 𝒔𝒖𝒈𝒏𝒂 😢😢😢😢😢
@SihaamAxmed-g1s
@SihaamAxmed-g1s 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@FatimahHappy
@FatimahHappy 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@Maantafilims
@Maantafilims 5 күн бұрын
2015🫂
ISKALAAJI - DHAQSO IIGU SOO NOQO - 2024 OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:04
Iskilaaji | Dhaqso iigu Soo Noqo| New Somali Music (Official 2024
6:01
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 319 М.
ISKILAAJI 2024 | DHAQSO IIGU SOO NOQO | HEES CUSUB
6:04
Dalmar Pro
Рет қаралды 211 М.
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 7 МЛН
ISKALAAJI NAXARIIS JACAYL WAA HEES AAD U MACAAN!
6:55
engineer abdiqani
Рет қаралды 337 М.
Dhakhso iigu soo noqo iskaaji
6:02
Muthazir - Topic
Рет қаралды 46 М.
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 4,9 МЛН
Wan Dhoofayah saad u tiri - Iskilaaji ( slowed+reverb )
7:19
MGGSLOWED2
Рет қаралды 6 М.
ISKALAAJI ANOO URKIYO QALBIGA KA JECEYL DJIBOUTI SHOW 2021
5:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 723 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН