ISKILAAJI 2024 | DHAQSO IIGU SOO NOQO | HEES CUSUB

  Рет қаралды 211,903

Dalmar Pro

Dalmar Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@gattuze453
@gattuze453 3 ай бұрын
Fogaanshaha dheb meshad jeclayd⛔️ Fogaanshaha dhabeeshaad jeclayd✅️ Dhib iyo waa uune⛔️ Dhib iyo waa hawle✅️ Dhuuniga ka go'ayoo naqmadii⛔️ Dhuuniga ka go'ayoo liqmadii✅️ Dhibirkuna siduu kuu taboo⛔️ Dhimirkuna siduu kuu taboo✅️
@Adke-k5p
@Adke-k5p 3 ай бұрын
Dhawaqaagu noloshuu Macaan dhiiri geliyaa Dhambaalkaagu waa ii dawee Dhawrayee ii hur Mana lihid ee dhaliil Cidladu waa qoraal dhigane Dhayal maaha xalkaygu Dartaa dhimasho suraystay 😢😢❤❤❤❤😊😊
@AmaaniMahamed
@AmaaniMahamed 3 ай бұрын
Iskalaji wlahi maantaad dareenkaygii kasoo heestay 😢😢 Wandhofayaa saad utiri dhawacban ahayd Haday farxadi idhamanlahayd qayb ayaadhimane 😢😢😢😢 wlahi Iam carrying 😢😢😢😢😢 feeling broke heart Allawayufududahay inaan dibukulanaaye
@SiciidAbdirisaaq
@SiciidAbdirisaaq 3 ай бұрын
iskalaajiyow boogaha aad damqayso maad naga daysid bilaa calayk💔💔😭😥😰
@bushraosman9988
@bushraosman9988 3 ай бұрын
Allow qalbiyadeena nadiif nooga dhig🤲🥹
@SiciidAbdirisaaq
@SiciidAbdirisaaq 3 ай бұрын
@@bushraosman9988 amiin wll
@libanalihazhi2496
@libanalihazhi2496 3 ай бұрын
What s song fananka ugu fcn somali wakhtigan iskalĺaaji
@HibaaqYuusuf-gz8mq
@HibaaqYuusuf-gz8mq 3 ай бұрын
Dhaqso igu so noqo mcn❤
@Nimco-hussein
@Nimco-hussein 3 ай бұрын
16 septemer 7 fiidnimo intii iga danbaysa waan salamayaa noloshu hakuu wacnaato wll qali🎉❤
@SakariyeFarxaanCalimire
@SakariyeFarxaanCalimire 3 ай бұрын
Ma kamid thy dadka aan jaceylku Heyn oo heesaha calaacalkaa jacel 😁🥺
@ducaalecabdullaahi-du8lj
@ducaalecabdullaahi-du8lj 2 ай бұрын
Haa wlhi maxa qaldan horta😅😅
@AmalKhaliif-c5n
@AmalKhaliif-c5n 3 ай бұрын
Dharyal Maha dartaa dhimasho surayaty❤❤
@MacalinAdam-y9p
@MacalinAdam-y9p 4 сағат бұрын
😢😢v ❤❤❤hrrrtgoku
@XabiiboJeele-t1h
@XabiiboJeele-t1h 3 ай бұрын
Waa heestii ugu shidneyd 2024 ee soo baxda
@Momyyyyyy
@Momyyyyyy 3 ай бұрын
17/9/2024 maalin taladaa heestaan waxay iga soo horbaxday anigoo la kulmi raba qofkaan ugu jeclaa aduunka uuna iga dhoofi doono beri oo ay taariikhdu tahay 18/9/2024, qalbigaygu wuu holcayaa lkn waa inan ku samrna aniyo asagaba iiguso duceeya inuu Alle nabad geeyo meeshu u socda noloshana nagu mideeyo aniyo asaga amuurihiisana sida ugu wanagsan uguso haagagan ma garanayo goraan mar dambe is arki doono se waan sugaya xiligay noqotaba insha Allah "ILLAHAY NOLOSHA HAKU MIDEEYO LABADII SI DHABA ISKU JECELBA"❤
@sabirinaali3677
@sabirinaali3677 3 ай бұрын
😢idinko nabad qaba isku soblabta in.a
@Momyyyyyy
@Momyyyyyy 3 ай бұрын
@@sabirinaali3677 insha Allah thanks abaayo
@HibaaqYuusuf-gz8mq
@HibaaqYuusuf-gz8mq 3 ай бұрын
Waa hawl adag illahay hadin fududeyo ❤
@Momyyyyyy
@Momyyyyyy 3 ай бұрын
@@sabirinaali3677 insha Allah
@Momyyyyyy
@Momyyyyyy 3 ай бұрын
@@HibaaqYuusuf-gz8mq aamiin aamiin
@aliraageosman9071
@aliraageosman9071 3 ай бұрын
Waan dhoofayaa saad u tiri dhaawac baan ahay 😢😢 Legend iska laaji
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 3 ай бұрын
Woooooow Iskalaaji Legend ❤
@Qeysmireali
@Qeysmireali 2 ай бұрын
Ka dhabaee Hankii An lahaa Dheele weli weeye🏖️
@AymanAbdeeq
@AymanAbdeeq 2 ай бұрын
Mashaalh ijkalaaji❤❤❤❤❤❤
@nasrafaarax7636
@nasrafaarax7636 3 ай бұрын
Markaan bogsanaba heesba na dhawacaysa ❤
@Nim670
@Nim670 3 ай бұрын
Sida iiga dhooftey fakar waan kabixi waayey😭🥹
@Nasrahaaji21Nasra
@Nasrahaaji21Nasra 3 ай бұрын
21/9/2024 waxaan sagooti jaceylkeygi heestaana waa i xusuus dhaqso igu soo noqo la aantaa dhib baan mariye mohanad abdi raxmaan maxamad miss you 🫶🔥🎯❤️
@roukiyafarah8401
@roukiyafarah8401 3 ай бұрын
MASHAlAh HEES MACAAN
@Hoodojaamac-p2h
@Hoodojaamac-p2h 3 ай бұрын
Way qalbi yada yad noo damqayan
@abdishakourmohamoud1315
@abdishakourmohamoud1315 3 ай бұрын
Wow aniga ayeey heestu iga hadlaysaa from Somaliland to Atlanta georgia
@RodaMahomed
@RodaMahomed 3 ай бұрын
19/9/24❤❤🎉 aad bay ii taabty wlhi axyaa hees❤
@HibaaqSaalax-r5n
@HibaaqSaalax-r5n 2 ай бұрын
4th❤❤❤
@halimaabdi9070
@halimaabdi9070 6 күн бұрын
30 sano kahor ayaa laga dgaqaaqey 😢😢😢😢😢
@MamahadAbdallaa
@MamahadAbdallaa 3 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉100
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi 3 ай бұрын
Heestan waqtigedii bay timid😢ma jecleen inaan jcylkaygii ka fogaado oo dal shisheye ka aado balse waqtigaa ii diiday oo halkaa I geeyay😢lkn maalin baan midoobi donaa oo halmeel kuwada nolaan donaa i.a😢❤
@mohamudelmi9266
@mohamudelmi9266 3 ай бұрын
In sha Allah
@AishoibrahimMuse-yq5ix
@AishoibrahimMuse-yq5ix 3 ай бұрын
Iskalaji seed iyeshay ax qalbiga🥺😢
@XamdasiciidXamdasiciid45-ed6fy
@XamdasiciidXamdasiciid45-ed6fy 3 ай бұрын
Sidaan kaaga soo dhoofay fakar waan ka bixi waayeyyy😢❤
@MumtaasNouradin-up8mg
@MumtaasNouradin-up8mg 3 ай бұрын
Heestani maanay iga hadlayzaa talow 😭😭
@AhmedSiraad
@AhmedSiraad 3 ай бұрын
Kkkk ana sidaas baan islahaa
@Yaantaani
@Yaantaani 3 ай бұрын
Waa hees iyo badh ❤
@AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
@AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe 3 ай бұрын
Ma dhaqaaqdu saacadu InataaD iga ag dheeratahaYee😢 Wayy iskalaaji 😢😞
@halimaabdi9070
@halimaabdi9070 6 күн бұрын
Iskaji amus😢😢😢
@ilyaascsalan9414
@ilyaascsalan9414 3 ай бұрын
Heestan iyo xaaladaydu way is waafaqeene Allahayow sidii Roon 😢
@Lasagedlacornesomalilandaise
@Lasagedlacornesomalilandaise 3 ай бұрын
Legend for ever Iskalaaji 💯 Waan dhoofaya sida u tiri, Dhaawac baan ahayeee Dhaqso igu soo nogo😢😢
@UbaxShariif-l3b
@UbaxShariif-l3b 3 ай бұрын
Heestan mana leygu talagaley😭😭😭😭😭😭😭😭
@CabdiwaasacMawliid709
@CabdiwaasacMawliid709 3 ай бұрын
𝐀𝐱 𝐲𝐚𝐚 𝐡𝐞𝐞 𝐈𝐊𝐀𝐥𝐚𝐚𝐉𝐈❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@BadraNuur-r6j
@BadraNuur-r6j 3 ай бұрын
Dhicisow ax qoyskaan lahaa waaban ku sii waraaa qalbigaygey taabatey heestani
@Maandeeq_13
@Maandeeq_13 3 ай бұрын
Amazing 🥰
@salmasulub9459
@salmasulub9459 3 ай бұрын
16 September 2024 dhawaqaagu noloshu mcn dhiirigaliyaaye😢😢
@zakihis3909
@zakihis3909 3 ай бұрын
Ma Dhaqaaqdu Saacadu ⌚️ Intaad iga ag dheertahaye😢
@AdanAbiib-i4f
@AdanAbiib-i4f 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xiisqaali54
@xiisqaali54 3 ай бұрын
waan Dhoofayaa saad u tiri Dhawac baan ahay 💔😭
@Nuuraxmed-n1p
@Nuuraxmed-n1p 3 ай бұрын
The one only one iskalaji
@AhmedSiraad
@AhmedSiraad 3 ай бұрын
Sxbow iskalaaji qalbigeyga muu shamshuutar ku hayaa anoo qalbidhayadeydii fariin isku direyno ayaan arkay heestaan 21.2.2022 baa isugu kaaya dambeysay lkn heestaan ayaa iso dhaweysay🎉
@AbtigaWaye
@AbtigaWaye 3 ай бұрын
Malihid dhaliile dhaqaalo la aantu waa qoraal dhigane😢😢
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 ай бұрын
Wee Wee waan dhoofayaa sidaad utidhi
@AsmaAhmed-rb4rj
@AsmaAhmed-rb4rj 3 ай бұрын
DHAMI WAY U XISEN XUBNUHU ADI DHABTADIIYE MANA LIHID DHALILE CID LADU WAA QORAL DHIGANE DHAYAL MAHA XAALKUYE DARTA DHIMASHO SURAYS TAY
@MahamuudXuseen
@MahamuudXuseen 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@ifraaxmiisan8490
@ifraaxmiisan8490 3 ай бұрын
Jah dhaqso igu sonoqo laanta dhiban maraye
@Neyma573
@Neyma573 3 ай бұрын
Mana lihi daliile cidladu wa qoraal dhigane dhayal maha xalkuye dartaa dhimasha suuraystay😢
@rumancadawe9551
@rumancadawe9551 2 ай бұрын
2024/10/17/ Wan dhoofaya Saad u tiri dhawac ban ahy
@FaadumoAbdurahman
@FaadumoAbdurahman 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@zamzamhussein392
@zamzamhussein392 3 ай бұрын
Halki ad baneysey dhaxani igaso dhaciye😢😭
@SuleimanAbdi-ly7fg
@SuleimanAbdi-ly7fg 2 ай бұрын
C/Cazis
@baaba_ducaqabe3208
@baaba_ducaqabe3208 3 ай бұрын
Omg ❤
@sadamabdirahman7513
@sadamabdirahman7513 3 ай бұрын
Dhalanteed-ka waxa igu wacan kala dhaqaaqene😢 16/9/2024 isniin 8:00 PM
@apdirahman6366
@apdirahman6366 3 ай бұрын
dhakhso iigu soo noqo la aantaa dhibaan maraye
@adnaanabdikheyr802
@adnaanabdikheyr802 3 ай бұрын
🔥🔥🔥
@ibraahinibraahin870
@ibraahinibraahin870 3 ай бұрын
Heestaan waa iga adkatay aniga xaqiiq wana kuwareeray allos sahal amuuraha xasuuso buu galiyay inta jcylka lanool
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 3 ай бұрын
Waxa dareemi kara uun qof laga fogaaday oo laga dul guuray
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad 3 ай бұрын
Cid aan jecelay ma jirto hadana calacal ma daayo
@naimastar9366
@naimastar9366 3 ай бұрын
Dadka qaar intay wax walbo ayaga gacantoda ku haleyan bay shalayto galayan ader tasbiixso dharagta way ku dhibtaa waxana geeri unbaa kaa xigta mooyaanee ha iga sugin inan dib kuu soo milicsado inbadan ban janis ku siiyay adaa badaa isku ridayee ka xaaxaabi intay waqti iyo naga dhumiyan bay noo oynayan 😮
@halimogopad
@halimogopad 3 ай бұрын
Waan dhoofaya sidiii aad u tiri 😭💔
@Samirbadan-r2
@Samirbadan-r2 3 ай бұрын
Ha iskabaxaym kuwa nadhawacay na eedeyay nagutilmaamaya waxanan ahen marki ay ogaden inan sililaahiya ujecelaanay ugu danben intan jeclanay nagakasbaden hadana waxaynabaren xanuun kadaran jacaylkan uqabnay inan uqaadno inan ilaahay kuhor oyno hlki shalay an ilaahy sujuuda uganaryaynay inu calaf alle nogudaro💔💔🥲
@bushraosman9988
@bushraosman9988 3 ай бұрын
Abyo allh qalbiyada hanagu reebo😢🤲🤲😊
@XumayraMohamed
@XumayraMohamed 3 ай бұрын
Lyrics iska sax walal wxba ka khaldan.
@PhilemonVic-o5i
@PhilemonVic-o5i 3 ай бұрын
Wilson Brenda Johnson Kimberly Young Eric
@HodanMuhumed-oe5nf
@HodanMuhumed-oe5nf 3 ай бұрын
😂❤❤
@missfadumo
@missfadumo 3 ай бұрын
Cidladu waa qoral dhigan😢
@hananfarhan9814
@hananfarhan9814 3 ай бұрын
wan dhofaya sidad u tidhi dhawac baan ahye 🤦🏼‍♀️💔💔💔💔🥹🥹
@amranahmed9376
@amranahmed9376 3 ай бұрын
Alla qalbigaa😭🫶
@SundusMohamed-x9p
@SundusMohamed-x9p 28 күн бұрын
HolSBnnc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@shaficiahmed7129
@shaficiahmed7129 3 ай бұрын
Omg
@nasragambool2925
@nasragambool2925 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@mahamudmudey657
@mahamudmudey657 3 ай бұрын
Waxad u malaysa inu ani iga hadlayo 😮😢
@AyaanMohamed-fj2tl
@AyaanMohamed-fj2tl 3 ай бұрын
😢
@Awair268
@Awair268 2 ай бұрын
N
@Hibo.Ff-k9i
@Hibo.Ff-k9i 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedelmiaden9093
@ahmedelmiaden9093 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@JamaHa-n5h
@JamaHa-n5h 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@AdanAbiib-i4f
@AdanAbiib-i4f 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@SacdioAbdullahi-m1w
@SacdioAbdullahi-m1w 25 күн бұрын
😅😅😅😅 1:59
@HibaaqSaalax-r5n
@HibaaqSaalax-r5n 2 ай бұрын
❤❤❤
@SacdioAbdullahi-m1w
@SacdioAbdullahi-m1w 25 күн бұрын
😂😂❤❤❤
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 4,9 МЛН
ISKILAAJI 2024 | IXTIRAM | HEES CUSUB
4:56
Dalmar Pro
Рет қаралды 12 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
ISKILAAJI - DHAQSO IIGU SOO NOQO - ( Official Music Lyrics )
6:04
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dhakhso iigu soo noqo iskaaji
6:02
Muthazir - Topic
Рет қаралды 46 М.
ISKILAAJI || MA DHAMAADO XIISUHU || HEES CUSUB 2024 ||
6:07
Da'ud official29
Рет қаралды 52 М.
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 5 МЛН
ISMAIL DANNAN INTAAN BAASE SOO MARAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025
4:15
Ismail Dannan
Рет қаралды 537 М.
ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018
4:45
ZAMI FILMS
Рет қаралды 8 МЛН
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,7 МЛН
ISKALAAJI NAXARIIS JACAYL WAA HEES AAD U MACAAN!
6:55
engineer abdiqani
Рет қаралды 337 М.
ISKILAJI - Aragti Daa´uusleey - OFFICAIL MUSIC VIDEO - 2025
4:54
Iskilaaji Official
Рет қаралды 221 М.