@FaaraxCabdi-c4i Ciid gaalo aasaastay soow maaha Nabigu markuu madina yimi reer madiina Ciid ay dabaal dagaan ayuu arkay kadib wuxuu kuyiri laba ciidood oo ka khayr badan buu ilaahay idiinku badalay Fitri iyo Adxaa. Ciidna waa wixii laysugu soo boxo laguna farxo marka ama Ta gaaladu aasaastay raac ama ta navigating scw aday kuutaal gaaladuba Taada ma dabaal dagaan ee tooda maxaa idin daba dhigay
@TEAMSOMALIFILIMАй бұрын
Happy new year denbi mahan wwarya ee sanadka waye
@AlaabtaydaiiuruurshaАй бұрын
@BULSHOMEDI waxadan garanayn haka hadlin waryaa
@TEAMSOMALIFILIMАй бұрын
@@Alaabtaydaiiuruursha ok denbi waye mexey denbi kutahay
Wll mobelka iiga haleysan in jaajiro lagu isticmaalo ma ahanee si kale lagu isticmaali waana ku taageeraa iskudeys wll ilaahay dartiis Samsung iigu gad 🙏