XM oo iclaamisay Dagaalka Heshiiska kadib | Maxaa maanta ka dhacay Gaza |

  Рет қаралды 29,298

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Пікірлер
@mohamedabdi8433
@mohamedabdi8433 2 сағат бұрын
Taladi ugu fiicneed an ka maqlo qof dhalin yaro ah. Mahadsanid ustaad
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Сағат бұрын
Maasha Allah baarakallahu fiikum adiga iyo familkaada hoyadi iyo aabihii kusoo bar baariyey akhlaada wanagsan kuso baren hade dhinteen janatul firdos allah geeyo hade nol yihiin ilahey cimriga ha u barakeyo. Aamiin ado kale ilahe umada ha uso badiyo masha Allah tabaarak raxmaan. Ilahey haku xifdiyo aamiin
@ShairMohamed-b6o
@ShairMohamed-b6o 3 сағат бұрын
Wall Yaa Siida u Fiikiirayo Siid Adiig Aad U Fiikiireysida wall Adiig Allah Haa ku Xafiido Allahum Aamiin Aamiin
@NawaalAbdirahmanabdi
@NawaalAbdirahmanabdi 2 сағат бұрын
ومن يتوكل على الله فهو حسبه ❤❤
@Hodan1-n8k
@Hodan1-n8k 3 сағат бұрын
Alle haku xafido Somali wax waad u sheegay waa haday qaatan alle ha tuso wanaaga
@leylaali5560
@leylaali5560 2 сағат бұрын
Maanshaa Allah Waa Rayi aad u fiican xaqa Allah tuso SOMALIYA oo dhan INSHAA ALLAH 🤲🤲🤲
@kabdi2408
@kabdi2408 3 сағат бұрын
Marcadow fikirkaaga wuu wanaagsan yahay laakiin sidii dowladii dhexe u badey dalkeenu ma helin hogan mideeya oo u daneynaya bulshada ilaa hadana majirto markaana bulshada kama soo baxaan dhalinyaro tayo leh illaahey hogaanka ha inoo toosiyo aamiin yaa rabi
@AbdiasiisAbdiali
@AbdiasiisAbdiali 2 сағат бұрын
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
@NajmoXuseen-rt5ns
@NajmoXuseen-rt5ns 2 сағат бұрын
Maracadde degaan walba hal qof uxilsaar😊horta yaa laxulanaa lamaba is aaminaayee
@UgaaskaUmada-b7y
@UgaaskaUmada-b7y 3 сағат бұрын
wll waa sax waana waxa lagu gaadhi karo guul iyo midnimo horomar isku filaansho kamaaranka shisheeye❤
@MowlidMohamed-m2w
@MowlidMohamed-m2w 3 сағат бұрын
Walal waa talo fiican In umadu tabarucaad la sameeyo Isoo wac Ana taladaada wax Aan ku daro
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 4 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
@anababdi9566
@anababdi9566 2 сағат бұрын
Ciilka iyo wax barasho isla socdo ayaa fiican waan sameenkarnaa kabadan
@CdirmaanMaxamed-m7e
@CdirmaanMaxamed-m7e 3 сағат бұрын
Illaahay❤wanaaga somali hatusoo qabyaalada baa qulubtoda madobaysay
@CdirmaanMaxamed-m7e
@CdirmaanMaxamed-m7e 3 сағат бұрын
Maxamed ciise❤somaal bayuura allaah hakudayo❤
@MaryanRuun-z2s
@MaryanRuun-z2s 3 сағат бұрын
Masha allah halka kawad Wanda jazakallah khayr
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 3 сағат бұрын
Waan kusalaamay maracade waa runtaa waa inaan samaynaa ceelal from awdal
@aaminoibrahim5170
@aaminoibrahim5170 3 сағат бұрын
Ilaahey SWT ha garabgalo Xamaas
@abdifatahyare8352
@abdifatahyare8352 4 сағат бұрын
Su aal fiican waligey 1 dolar kuma bixin qabiil iyo dhiigdaata Alhamdulilah
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 Сағат бұрын
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
@cabdikariinviktoria9250
@cabdikariinviktoria9250 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤Maasha.allaah guul.alle.xagoo..ha..ahaado ❤❤❤❤
@PoliytgjkkkJobbplouuu
@PoliytgjkkkJobbplouuu 2 сағат бұрын
Masha Allah waa fikir fiican guulesta❤
@IctiraafFarxan
@IctiraafFarxan 3 сағат бұрын
alaw gargaarkaaga wayn usoo dadaji oo sii reer falastiin aamiin
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 10 минут бұрын
ALLAAH ha ku barakeeyo Maracade waan so dhoweyni fikirkaaga wanagsan hooyo lakiin waxan aniga kugu darsanayaa inaad ficilkii aad qaado insha ALLAAH waad heleysaa dad wanaaga jecel aniga hadaan iska bilaabo diyaar ayaan ahay akoonka dadkeyaga wax logu qabanayo inan ku bilaabo lacagta e ficilkii hala keeno wa la kheyr insha ALLAAH wad salaamantihiin dhamaan inta mesha ku jirta ❤❤❤❤❤
@simlodonfmc1666
@simlodonfmc1666 4 сағат бұрын
RUNTIII WAY GOLAYSAN DONAN INSHA ALLLAH 🎉
@AbdinaasirMaxamed-h2o
@AbdinaasirMaxamed-h2o 3 сағат бұрын
Olivia 9oikkk😅😊pl😊muhxs.
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal Сағат бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@faadumocabdiqadir5543
@faadumocabdiqadir5543 4 сағат бұрын
Shukran shukran shukran maracade
@MohammedAliDakaneMohammed
@MohammedAliDakaneMohammed Сағат бұрын
Maxamed ciise wan idiin salaamay zxp adiga iyo inta kugu xiran waxaan idiin weydiyay maxabiista mante xogaga iska caabinta ay sii deenayeen baaba ayaa udaarnaa micnaha baaba ayaa ka muqday kuwii hore la deenaye oo kale ma eheen
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 4 сағат бұрын
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM
@Marammoh56
@Marammoh56 2 сағат бұрын
Marcade mdxweyne nimo aan u sharxno ya ila mid ah 🥰🤭
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 3 сағат бұрын
Hadaad sidaas wax uwado maracadew waxaan hubaa inaad taariikhda soomaalida galidoonto waayo waa maalin laguubaahan yahay from awdal
@sayidibrahim1386
@sayidibrahim1386 2 сағат бұрын
Ajir iyo xasanaad Allaha kugu bedelo waanadaan kheyrka badan xambaarsan. Soomaalina Eebe kaka dhigo kuwii qaata waanadaan oo raaca sida ugu haboon kana faaideysta. MAHADSANID.
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 Сағат бұрын
Asc waa dhamaad kii israaiil in shaa alaah
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 4 сағат бұрын
Reer Xamaas waxay noqdeen boqorka dagaalka
@abdikarinmohamed399
@abdikarinmohamed399 4 сағат бұрын
Macarada saaxiibow sida aan u taageerno Falastiinta iyo sida eey noo nacebyihiin isla lahan wlhi 😢😢
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 4 сағат бұрын
Wll anagu ilaahy darti utaagernay ee istusnimo uman taageerin
@MohamedAhmed-jh8kq
@MohamedAhmed-jh8kq 3 сағат бұрын
palestinian wey najecelyixin wlx
@MaryamAli-z1s
@MaryamAli-z1s 3 сағат бұрын
War dadkadhahaya falastiin ayaa naneceb ama carab horta anaga soomaali ahaan maisjecelnahay jawaabtu waamaya dadkakale jeceylkooda maxaakufali adigaaba soomaaligii kuladhashay waadnecebtahaye
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah falstin guul
@AbdullahiHalane-z4k
@AbdullahiHalane-z4k 4 сағат бұрын
Waa fikrad aad u fcn maracadow.
@NastehoHassan-fi9ez
@NastehoHassan-fi9ez 2 сағат бұрын
Maansha alaah wasi wanagsan
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 Сағат бұрын
Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda
@Desert_flower60
@Desert_flower60 Сағат бұрын
Mashallah tabark waxaad tahay wiil wanaagsan balse in badan oo dadkeena ah hadii eey u fekeri lahaayeen.waa na amici lahayd.
@SAFETYTOTAL
@SAFETYTOTAL Сағат бұрын
walal maracadow horta intaas waa easy waana lasamayn karnaa lkn dadkii soomaaliyed waa qalbigay ka daciifeen
@zahraajo9869
@zahraajo9869 3 сағат бұрын
Waxay kaga dhigayaan nin qoyani biyo iskama dhawro waxay ogyihiin inaan ladaynayan markaa madaxooda hoos uma foorarinayaan ❤
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 3 сағат бұрын
Dawladeena waa inaan wax ururinaa from awdal
@cabdikariinviktoria9250
@cabdikariinviktoria9250 2 сағат бұрын
soomaali qabyàladbaa.baabiisay.wll
@cabdiraxmaancali9987
@cabdiraxmaancali9987 4 сағат бұрын
Ku saliya xabeebkeena muxahed scw❤
@Madaxwaynahamustaqabalak
@Madaxwaynahamustaqabalak Сағат бұрын
Soomali soomali baa leh 🇸🇴🇸🇴
@MaxamedIbraahim-dm6ld
@MaxamedIbraahim-dm6ld 2 сағат бұрын
Med.ciise..waad.mahadsantahay...
@MaxamedIbraahim-dm6ld
@MaxamedIbraahim-dm6ld 2 сағат бұрын
Barmamish.wufiicanyahay.sxb.waxaad.natustay.wax.naga.qarsonaa.saxiib
@mohamedhersi3605
@mohamedhersi3605 3 сағат бұрын
Walaal somaliya dhisaa dal kalee ha dhisinaa khilaf haduu yimadoo waa laga qomamayni
@hawonassir6663
@hawonassir6663 2 сағат бұрын
maraykan maal habixiyaan ama yaanay bixin marnaba cadawga Alle maguulaysan doono maxaa yeelay قال سبحانه وتعالى يقول ويم كرون ويمكرالله والله الخبر المكرين insha Allah Xamaas way guulaysan
@SaraHaji-x3e
@SaraHaji-x3e 2 сағат бұрын
Somali xalkeda waa in warshado ka helo hadi warshad la hello dhalin tarada shaqe helayan hadi shaqo la hello qabilka mesh ka baxa 😊
@MohamedBashiir-x4m
@MohamedBashiir-x4m 2 сағат бұрын
Manta aallaah hayisgeen garan siiyo wllo mcn wa wax fican finish kagu
@IimaanAxmed-j1c
@IimaanAxmed-j1c Сағат бұрын
Xamaas waxay ogyihiin in la khiyaanayo
@MaxamedCabdi-i2m
@MaxamedCabdi-i2m 3 сағат бұрын
Malagaa qaadaa dhaqaalaha ssc maracadow zxp
@abdiwahaabyusufmohamed2220
@abdiwahaabyusufmohamed2220 3 сағат бұрын
LuuQada cibraaniga ah ilaahay nama baro Mana rabno inaan barano acuudu bilaahi Mina shaydaani rajiim
@FarhanMohamed-d9x
@FarhanMohamed-d9x 31 минут бұрын
Waatalafiican laakiin soomaali umajeedo wllo maxamed ciise mahadsanid
@AwaleGadid-ij1dh
@AwaleGadid-ij1dh 32 минут бұрын
Masha Allah figradasii in badan ayeye igu soo lalamataa ee ala gu kaco
@SacdiyoAhmed-p7w
@SacdiyoAhmed-p7w 3 сағат бұрын
Mahalakshmi WA Arina sad iyo and iwimobada
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 3 сағат бұрын
Waa san dhaqtar runa ka dhagaytay manta wuu naga hoseya ilahay raxmati waasica ha siiyo
@Mahdi-sz1fm
@Mahdi-sz1fm 2 сағат бұрын
Mafacade ma is qaadanayaan xayaysiinta guryaha nayroobi iyo maxaynooda
@YuusufTabliiq-c7h
@YuusufTabliiq-c7h 3 сағат бұрын
Asc maracade wadmahad santahy figrad fiican waaye haLdegan hadi lagabiLaabo wasocona
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 сағат бұрын
Dalkeena noo fani kenya waa shisheyo ilahay ha noo islaxsho dalka islaamka ilahay ha mideyo muslimiinta ahlu sunaha
@MohamedAhmed-cj7db
@MohamedAhmed-cj7db 4 сағат бұрын
Inshaa allaah way gùulaysanayaan
@mohamedhersi3605
@mohamedhersi3605 3 сағат бұрын
Hantera taala nayrobi ma Haa magurto ee dalkena dhisaa
@crsaaqcaahimaxamed2687
@crsaaqcaahimaxamed2687 3 сағат бұрын
Masha alla waa arin wacan
@MedSaid-o2j
@MedSaid-o2j 3 сағат бұрын
Wallahi broder good idea thank
@khaliifmahamed
@khaliifmahamed 4 сағат бұрын
شكرا لكم /لهم لا هل غزة وفلسطين طبتم وطاب ممشاكم وتبؤتم من الجنة مقعدا
@anisashiil7579
@anisashiil7579 3 сағат бұрын
Walala fikrad fiican baa so jeedisay lkn dadkii qadan lahaa meye hdii ay qaadan somali hormar bay gaari laheed
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 3 сағат бұрын
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 3 сағат бұрын
WAA fig Rad wanaagsan laakiin yaa la Aamina yaa oo HOR Marinayaa oo dadka sidaa wanaagsan ugu adeegaaya illaahay dadka iyo DALKA haynoo badbaadiyo aamiin.
@KayseHuriye
@KayseHuriye 3 сағат бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@adelzaed3164
@adelzaed3164 3 сағат бұрын
MADHAXLE INA DHILO😂😂😂😂😂
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 3 сағат бұрын
Walaalkay maxamed ciise codkaaga maxa ku dhacay
@ShxusenGesale
@ShxusenGesale Сағат бұрын
Waxay Kashi gan yahay wan joognaye majabten
@MaxamadCabdiraxiin-e2f
@MaxamadCabdiraxiin-e2f Сағат бұрын
Asc guuul xogaga iskacabinta
@zaynabali-r4z
@zaynabali-r4z 3 сағат бұрын
Aqligu hashaqeeyo waad mahadsantahay walaalkeey horay uwad ra'yi jeedintaada
@zahraajo9869
@zahraajo9869 3 сағат бұрын
Rayi fiican alle ha hir geliyo
@مريمجميلجامع
@مريمجميلجامع 3 сағат бұрын
Nin wanaagsan walhi tahay
@XaydarurrYusuf-n2y
@XaydarurrYusuf-n2y 3 сағат бұрын
Waxaan ka faa iidan faa iidalan
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 3 сағат бұрын
Dhaqatiir badan dhaqtar lama oran karo waayo ayagaba dadka sumeeya oo dhaqtar ka uu ka shaqaynayo shuruudu waa dawdaas dhamee oo dadka u qor waliba maaha dawo sax ah
@zaynabali-r4z
@zaynabali-r4z 3 сағат бұрын
Waxaa la'yaabay ninka hooyadii xaaskiisa walashii dacdareysantahay qabiil udagaalamaya isagoo masuuliyadii dacay kaaga daranta silicaas ilmo ku dhalayaa
@XamdaAadan-c5v
@XamdaAadan-c5v 4 сағат бұрын
Mahad sanid wllo marcade show muqaalka anigo dawan ban comment so qoray
@mohamedgaza-x9q
@mohamedgaza-x9q 3 сағат бұрын
Sidokale iskumiid
@salmanmufakir5189
@salmanmufakir5189 3 сағат бұрын
5:19 Ana aqaan afka cibraaniga
@ShairMohamed-b6o
@ShairMohamed-b6o 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@anisashiil7579
@anisashiil7579 3 сағат бұрын
Waad daashay Alle hagu lagarab kalo
@MuxumedMuxumed-qc2bl
@MuxumedMuxumed-qc2bl 3 сағат бұрын
aslamu calayku qabyaalad waxa laga faaiday hoog iyo haalaag
@umuabdirahman3478
@umuabdirahman3478 3 сағат бұрын
Wllaaalow reeer Palestine way na soo caynooyaaan
@MariaDahir-g9h
@MariaDahir-g9h 2 сағат бұрын
Ilhayow ugargar walden falastin ❤😊
@CbdifataxnuuniNuuni
@CbdifataxnuuniNuuni 3 сағат бұрын
Waxan ubahanahay madax dacada. Iyo..wadajir waxawada qabsii
@ismailabullahishariifroobl6839
@ismailabullahishariifroobl6839 4 сағат бұрын
Qof amin ah kaliya ma ahan ee waa in gurub is ku xiran lasameyo oo sanad walbo wax qawanayan qorshesan
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 3 сағат бұрын
Aad ayaad iiga ilmaysiisay walaalo ilaahaw Igaarsii soomaali badan oo sidan ufikiraysa una damqanaysa dadkoodka from awdal
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
@OsmanmireCiid
@OsmanmireCiid 39 минут бұрын
walaal waa talo wanaagsan' in badan baana soo dhaweenayaa' waana talo wanaagsan kaliya waxay ubaahantahay dhaqaajin' iyo in lahelo cid lagu kalsoonyahay
@ابوالثلج-ر8ب
@ابوالثلج-ر8ب 4 сағат бұрын
anigu waxaan taageersanaaa in ladaayo reer gaza oo aan la layn balse markaan arkay say u caayayan oo u bahdilayaan somalida marka trum dhahay wa la idin genaya puntlan waa iskadasayaya taageeridooda ha lalalyo nio
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 4 сағат бұрын
Subxanallah Ilhy kabaq sidokle taagerida quds waa kuwaajib qofkasta oo rumeeyy quraanka io qiyaamaha
@Bile_yare
@Bile_yare 4 сағат бұрын
Waxan aamin samahay in heer palatine ay abaal ino hayaan dadka social media somalida comment ga kucaynaya waa carabta kale ee munafiqinta ah sidan aamin sanahay .walalehen an ugarab istaagno sidan shaley ugarab taagneyn duco iyo wax siin intaba mida ke Alle darti an ku caawino dadkas walalehena I love ❤️ palatine people waxana urajeynaya guuuuuuuuuul.
@jamaal8309
@jamaal8309 3 сағат бұрын
Inta xun inta fiican ku ilow. Waxadna ogaataa iney falastiniyin Lee carabiga ku hadlin oo carabiga gaal iyo muslimba ku hadlo. Teda kale hadaan Somali ahan dhexdena isku faquuqno ama africankale aa sankudhudhi iyo adomey ku niraa, maxed uga kululanaysan ......😂😂
@ebrahimmohamed7305
@ebrahimmohamed7305 3 сағат бұрын
Hadalkan kafiirso walal bulsho walpa dad xun waa kujiraan ee dadkas warkooda dhag jalaq loosin maayo ee kafiirso hadalkaga dadyow kooban wax sheegen dadka dhan haku darin
@faadumocabdiqadir5543
@faadumocabdiqadir5543 4 сағат бұрын
Maanta oo kala wararka aad ayaa u xiisa badan yihin
@Iimaancalibarre
@Iimaancalibarre 3 сағат бұрын
Sxb waan kanaxaa markaad shirkadahan kenyà guryaha kadhisaaya aa xayaysiinayso dalkeena hooyo hadhistee dadkan kiinya dhisanayaa
@Bile_yare
@Bile_yare 4 сағат бұрын
Waa rayi fcn walal lkn somali waxba Kuma heshinayaan . Qabiil ka waxba Kala weyn . Alle qeyr haka dhigo .
@medahmed8191
@medahmed8191 2 сағат бұрын
Looma baahna wax .aalgashi illahaw yuhuudigaa taraam islaamka ka badbaadi
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 2 сағат бұрын
Waxaan Diyaar Unahay Dagaal Labaad Hadaad Adigu Dagaal Doontahay!
@FarxaanSh.faarax
@FarxaanSh.faarax 3 сағат бұрын
Qrankan and sanka naga gelisay waa kee
@shabcaancabdi5557
@shabcaancabdi5557 2 сағат бұрын
💪💪💪💪💪💪💪💪
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Why did Hamas attack Israel on October 7?
17:19
TRT World Now
Рет қаралды 220 М.
Basaaskii ugu khatarta badnaa ISR...Boqorkii Tumashada |
12:31
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 57 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН