Iskuulka Sh Said Rage oo Noqday Iskulkii ugu Horeeyay ee Kenya Ka Bilaabay (Ka Wac +254 713 555111)

  Рет қаралды 35,528

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
Ilaahoow shekh sicid raage barakee iyo inta lashaqaysaba waa wadaad ducaysan wadaadkani waana nin fahasan qurbahaisagoo yar galay wax badana fahansan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@XamzemaxamedNuur
@XamzemaxamedNuur Ай бұрын
Shekha waxan ka codsanayaa inoo mogadisho nooga furo aad baan ugu farxi lahaa taas ustaadka iga gaarsii. Iguna salaam❤
@somaliland6718
@somaliland6718 Ай бұрын
From Canada to Kenya ... illaahay qof walba qalbigiisa wuu arkayaa .. Islam is justice .. honesty.. kindness not cover up for greed and dollar
@CaishaDahab
@CaishaDahab Ай бұрын
Masha Allah waa iskuul fiican
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Ай бұрын
Masha Allah waa sheekh ilbax ah Kuwan malcaamadaha haysa ee caruurta say u garaacayeen nacsiiyay quraanka waa in sheekhu tababar u sameeya
@muhumedsmartqorane
@muhumedsmartqorane Ай бұрын
Anigaa kamida lkn nio ilmaha ul,la,aan kaama baqayaan waxbana ma,akhrinayaan
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته أخي ماشاءالله تبارك الله، Shiikh saciid ilmaha wuu fahmayaa .Waa runtiis ,.Wallahi ilmahayga way Korean.Maantey hadeey yaraan lahaayeen .Waan ukeeni lahaa .Walaalo kalaan udirey say uga faaiidaystaan.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Masha Allah. Sheekh Allah haku barakeeyo ee Hargeysa nooga fur school oo kale ❤
@aminaisse584
@aminaisse584 Ай бұрын
ماشاءالله اللهم بارك وزد 🤍
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Ай бұрын
Mashaa Allah sheikh sacid Rage, guuleysta💞
@nasraabdirahman2756
@nasraabdirahman2756 Ай бұрын
Masha Allah Tabarakallah
@CabdullahiAlibootaan
@CabdullahiAlibootaan Ай бұрын
Sh sacid rage lamberkisa maheli karaa ❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
Masha alah sheekh sicid raage ilahay haku dhaawro adeer
@HalimaSaadia-s6q
@HalimaSaadia-s6q Ай бұрын
Allaahuma barik..sudan ayaa fikrada kasoo keene ..in kasto midooda ey tahay Tilawatal.quran
@YouTubecreat716
@YouTubecreat716 Ай бұрын
Safiirka islaamka xagee lagala soo xidhiidhaa wll Aad Baan ugu mahadsantay barnaamijyadaada
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim Ай бұрын
Dhamantin allah ha idinka raali noqdo allah darti ayan idin jecelahay😊
@ilhanrabileh6190
@ilhanrabileh6190 Ай бұрын
Mashaaaa allh
@Hooyoow
@Hooyoow Ай бұрын
Masaajidka cayarta kadaaya❤
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب Ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله لاقوة إلاّ باللّه العلي العظيم .
@UbahAhmed-vj5us
@UbahAhmed-vj5us Ай бұрын
Sheekh waxan jecalaan lah ina haragaysa nooga furto aalla haku barakeeyo iga gaadhasii sheekh saciid rage
@ابوانسعبدالرحمن-غ6ل
@ابوانسعبدالرحمن-غ6ل Ай бұрын
Maa sha alaah shekh saciid raage
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Ай бұрын
JazakAllahu khayran Akhi
@XafsaMucalim
@XafsaMucalim Ай бұрын
الله يحفظكم جميعا في الدنيا والآخرة ❤
@aminaisse584
@aminaisse584 Ай бұрын
قال رسول الله ﷺ : أكثِروا الصَّلاةَ عليَّ فمَن صلَّى عليَّ صلاةً صلَّى اللهُ عليهِ عَشرًا.
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d Ай бұрын
Qurux walaahiy jecliya school lada diiniga sheikhdeena alah barakeyo adunka dhan kasameya walaahiy meel an mesha ahayn ma kenen gaalo wax awlad logeyo maha allow noda culumadeena amin
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q Ай бұрын
Masha allah sheik said raage
@XafsaMucalim
@XafsaMucalim Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤🎉
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@IfrahNur-e8x
@IfrahNur-e8x Ай бұрын
Maasha allah thanks ❤❤❤
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 Ай бұрын
Maansha allah ilahey ha u ziyadiyo
@AishaMohamed-m1z5x
@AishaMohamed-m1z5x Ай бұрын
my fv sheikh❤ riyadeydu wainaa carurteyda aan dugsigaga (madraso) keno
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
@ZeinabIbrahim-v9i
@ZeinabIbrahim-v9i Ай бұрын
Masha ALLAAH ALAHAYOW IDAN BARAKE BALAYANA IDAN KAQABA
@KhadijaAbdirashidsahal
@KhadijaAbdirashidsahal Ай бұрын
ما شاء الله ❤
@rumanhirsi5813
@rumanhirsi5813 Ай бұрын
ما شاء الله تبارك
@XafsaMucalim
@XafsaMucalim Ай бұрын
اللهم أكبر ❤
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Ай бұрын
Maashaa allaah
@Ilyaaspd-hx9vh
@Ilyaaspd-hx9vh Ай бұрын
M.a❤
@HawoNunow
@HawoNunow Ай бұрын
Mansha Allah
@suleimanabdi5348
@suleimanabdi5348 Ай бұрын
masaajid. lagu ciyaarayo muxuu haaa
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
Masjidkano kalena wuxu kadhisay keneda🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FadumoMohamed-qh6im
@FadumoMohamed-qh6im Ай бұрын
Acw Nairobi halkee buu kaga yaallaa schoolkan Sh siciid rage. Phone kee lagala xiriiri karaa ?
@umuabdurahman3639
@umuabdurahman3639 Ай бұрын
Ethiopia Muslim needs you sheekh nokalay school kasamey ethiopia please
@ahmedtaakow
@ahmedtaakow Ай бұрын
Alla maxaad run sheegtay meshaas baa loga bahanyahay diin iyo quraan waxaan tagay adisababa madariis fican malahan
@Hamdamahamed-f8x
@Hamdamahamed-f8x Ай бұрын
Wcslm sheekh Alle khayr haisiiyo
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Ай бұрын
Adigoo Uk una soo socdo Kenya ilmaha inta ma og register gareyn karaa
@kowsarmuuse2302
@kowsarmuuse2302 Ай бұрын
Mansh Allah location nosheg
@IamMuslim-s4x
@IamMuslim-s4x Ай бұрын
Home 🏠 teacher 1-quranka karimka 2-luqada carabiga 3-culumta sharecada Nairobi islii
@CabdullahiAlibootaan
@CabdullahiAlibootaan Ай бұрын
@GacaloXusen
@GacaloXusen Ай бұрын
Asc safirka islamka wa kusalamay salankabicdi waxan donaya sheikh sacid ina isiso? Mel an kala xidhidho
@ابوانسعبدالرحمن-غ6ل
@ابوانسعبدالرحمن-غ6ل Ай бұрын
Waxaan ka helay anaga bar naa mijdka ey ku soo is laameen in ka badan 90 qof akh baartoo na siiya waan ka helanay ku waas
@HooyoMcn-x2o
@HooyoMcn-x2o Ай бұрын
Ilmaha ma qurbo jog bes baa mise kuwa somaalia la keeno way qabanayaan😊
@idilabdi9456
@idilabdi9456 Ай бұрын
Intee lagala xariiraa school wll
@IamMuslim-s4x
@IamMuslim-s4x Ай бұрын
Home 🏠 teacher 1-quranka karimka 2-luqada carabiga 3-culumta sharecada Nairobi islii
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle 29 күн бұрын
Maxuu somaliya uga furi waaayey school ?
@XafsaMucalim
@XafsaMucalim Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Ай бұрын
Sheekha maxaad hargysa UU keenii waayday wax barashaafa wanka haalka UU gaaysay
@Liban14398
@Liban14398 Ай бұрын
Insha Allah hargesana wala kena Hadi macqul noqoto
@JamacKahiye
@JamacKahiye Ай бұрын
M a
@MohamedSugule-m8s
@MohamedSugule-m8s Ай бұрын
Xayeesiin iyo booto nimankan loogu yimaadaa cid wax kabarato majirto is fanfanin inyar bay shqeeneesa islamah un baa loo bootenayaa
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 Ай бұрын
Inta kale waan kugu raacsanahay laakiin legdenta caruurta ka joojiya waayo cuqdad iyo colaad bey isu qaadayaan ciyaaraha inta kale waa caadi wrestling totally not
@nijaj9157
@nijaj9157 Ай бұрын
If they have a trainer/ a trained instructor u heestaan in lagdanta la baro ilmaha Waa wax fcn oo isbuuc walba ah Loo sameeya. Ilma maskaxda ka dhisan sidookle jidh ahaan u dhisan baa laga rabaa ilmaha muslimka ah
@CaliFarax-qz8nc
@CaliFarax-qz8nc Ай бұрын
Iskuulka hablaha inamada ka daaya ee isku dhex jira idinkaba u sahlaya xumanta ka iman karta Ta labaad . Af somalia carurta bara imika yagoo dibada ka yimi ayaad hadana isla af english kula hadlaysaan halki la islahaa ad somali ha bartaan ayaad kasi darteen
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Ай бұрын
Ganacsi iska dheh iyo biil raadis yaanse la idinka xirin dheh intaad leedihiin macaamiil soojiita
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim Ай бұрын
Dadkana halo faideyo Bariskana hala helo Ismadiidayso
@Mahad-d9s
@Mahad-d9s Ай бұрын
Wax qalad ah oo lagu xiro ma usan sameyn horumarka caruurta waa wax loo baahan yahay
@Amiir013
@Amiir013 Ай бұрын
Nin masayrsan ugmaad horaynin 😂
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Ай бұрын
@@Amiir013 soomaalidaan aqaan fudeydkooda iyo laab la kacooda si fudud ayeey banaanka isu soo dhigaan adingan hada leh waxbaa laga maseyrayna waxba u tari meysid ee laab lakicii lee wadaa, haduu hargeysa ka sameyn lahaa wax kaleey ahaan laheyd
@caatika3615
@caatika3615 Ай бұрын
Caruurta qurbo joogta bis miyaa loogu talagalay
@ayaanKh-en1cy
@ayaanKh-en1cy Ай бұрын
may cid kasta way dhigan karaan
@NasroCabdi-i7g
@NasroCabdi-i7g Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤
@AhmedAbufowzan
@AhmedAbufowzan Ай бұрын
Mansha Allah
@nacimagulled
@nacimagulled Ай бұрын
Masha allaah
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 64 МЛН
Quraankaad Xifdisay Sidee Loo Sugaa ? || Sh Xasan Axmed Jamac
7:14
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 30 М.
Kalimo Cusub || Sh Xassaan Oo Ka Hadlay Waxa Ashaaciro lagu Noqdaa?
31:49