Sh dr Ali m saalax allaah ha ku xafido ❤ tafsiirka deg deg ah loved it uu bixiyey sheekhena allaah ha barakeeyo
@abuubakarhussein53458 ай бұрын
جزاك الله خيرا ❤
@yarimysahra80619 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Aamiin Yaa Rabi yaa Allah dhamantena illaheyow naxafid oo qerka nawafaji dhamanten illahey idankiisa Jizakallahu qer sheeq Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa
@shaxshaxlowgaxafada9 ай бұрын
masha Allaah Doctorka Allaha inoo Daayo
@bashirshmohumed63498 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@sacdiyomursal1568 ай бұрын
Masha Allah shiikh
@abdirahmanmursal19339 ай бұрын
حفظ الله شيخنا الفاضل ونفعنا الله بعلمه ودعوته
@hagiohaji79379 ай бұрын
بارك الله فيك يا شيخنا الحبيب
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ي6ي9 ай бұрын
سبحان الله الحمد لله لااله الاالله الله اكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@nimoahmett92999 ай бұрын
Alle ha barakeeyo dr kena iyo dhmn culimadena u taagan dacwada
@yasmiincali14499 ай бұрын
maasha allh alle. hanoo barakeeyo culimadena dhamaantood
@SmilingDominoes-iq3sf9 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام صلى الله عليه وسلم❤
@abdifatahjalaal9 ай бұрын
Masha alah
@habibajamac99419 ай бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@MukhtarAbshir18 ай бұрын
الله يحفظك شيخ
@safiaissa59179 ай бұрын
Waa kelmed cadiima oo weeyn yaa rabbi noo dibi dhaaf oo na astur if iuo aakhiro
@umalkhayryusufmuhumed53889 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ي6ي9 ай бұрын
جزاكم الله خير الجزاء
@khadrafarah54889 ай бұрын
Mash Allaah❤
@abdurrahmanHarbi-cy8hy9 ай бұрын
Mashallah allow ku xafid walalkay lkn 40jir lamodaa Allah haku barakeyo ❤❤❤❤
@SalwaNasirOsman9 ай бұрын
Maashaa Allah
@khadijahassan80389 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك يا استاذ دكتور على صالح
@nadifonuur87869 ай бұрын
Masha Allah.
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ي6ي9 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@fowziadollDuale9 ай бұрын
Maansh allaah ❤❤❤❤
@ridwans37068 ай бұрын
mashallah
@faraxcalicawil96979 ай бұрын
Amiin yaarabicaalamiin 💯 😍 ❤❤❤
@FadxiyaLadan9 ай бұрын
Mahadzanid sheekh
@SaynulCaabidiin9 ай бұрын
M.a 😊
@maryanl8049 ай бұрын
Aaaaaamiin aaaamiin yaa sheekh
@NasroMaxamed46-cm5dp9 ай бұрын
Mashlah sheq mxmed salax walahi tafsirkisa wax badanaa kafaiday khebta dag daga alx
@adoontiialle73708 ай бұрын
Aamiin allaw noo danbi dhaaf
@anfaalzakariye9 ай бұрын
Sheikh ha la iga gadhsiiyo inan jecelahay❤ anoo yar bn waa hore tvga ka jeceladay markaas bn dhihi jaray shekhas ba i gursanayaa ani😂😂❤
@anfaalzakariye9 ай бұрын
@@Xaswawa-rz2et mxad oga bagnayd wall
@hudaabdullah34479 ай бұрын
haduu kheyr kuuyahay Alle hakuu guuriyo waa suura gal in uu kuguursado Nin lajeclaado waxa ugu fiican Nimanka culimada ah nin cilmi leh oo hadana kudhaqmo qof kastaa jecel Illahey khatimada hanoosuubiyo
@anfaalzakariye9 ай бұрын
@@hudaabdullah3447 alaa wall macquul ma ahee🙈🤭
@Liiloowe9 ай бұрын
MAXEY TAHAY SABABTA MASAAJIDKA TOWFIIQ LOOGU DIIDO CULIMADA ASHAACIRA AH AMA JAAMACADDA AZHAR KA SOO BAXA. WALAAHI WAA NASIIB DARRO IN MASAAJIDKII LAGA MAMNUUCO CID KASTA OO AAN WAHAABIYO AHEYN. KHILAAFKA MASAAJIDKA TOWFIIQ EE OSLO, NORWAY MA HAGAAGI DOONO OO KHILAAFKU MA DHAMAANAYO INTA CULIMADA QAARNA LA CEYRINAYO QAARNA MASAAJIDKA JOOGAAN DAD BADAN AYAA KA GUUREY. WAA AYAAN DARRO WEYN
@Liiloowe9 ай бұрын
MAXEY TAHAY SABABTA MASAAJIDKA TOWFIIQ LOOGU DIIDO CULIMADA ASHAACIRA AH AMA JAAMACADDA AZHAR KA SOO BAXA. WALAAHI WAA NASIIB DARRO IN MASAAJIDKII LAGA MAMNUUCO CID KASTA OO AAN WAHAABIYO AHEYN. KHILAAFKA MASAAJIDKA TOWFIIQ EE OSLO, NORWAY MA HAGAAGI DOONO OO KHILAAFKU MA DHAMAANAYO INTA CULIMADA QAARNA LA CEYRINAYO QAARNA MASAAJIDKA JOOGAAN DAD BADAN AYAA KA GUUREY. WAA AYAAN DARRO WEYN. RUNTII WAX XIISO UMA QABNO BARNAAMIJYADA CULIMADA WAHAABIYO
Sheekhow, Soomaalidu ma dhihi karaan Z - S, ط dh, ba oranayaan, bilmatalan Gaza - Qasa see baa ku tiri Soomaalidu wax kasta waay ku fican yihin?
@samsammohamoud37249 ай бұрын
Qaza masha Gaza carabiner ahaan waa qayn maaha G
@kamaalosman44619 ай бұрын
@@samsammohamoud3724 Ukti, BM, Magacaabi, Waa Samsam, bal ka warran haddan aan iirado "Shamsham" ma sax ba?
@mohsen68789 ай бұрын
Walal tacmiimka aad sameynesid sax ma ahan, somalida sida badan carabkooda kama maqna xaraf carabi ah, waa naadir in la helo qof somali ah oo xaraf carabi ku adagyahy
@kamaalosman44619 ай бұрын
@@mohsen6878 Okay, Walaalo Taada saxa, Soomaalidu wax kasta way dhammeyeene, Wax ka maqan majiraan. Guul
@mohsen68789 ай бұрын
@@kamaalosman4461 Taa waa mid kuu gaar ah, aniga ayaa isu hadlaya oo fikradyda cabbiri kara, somalidu waa ummad dib u dhac iyo aqoon darro ku baahsantahay, wax badan ayana ka maqan, taa doodydu ma ahayn, waxa an ka hadlaynay waa lisaanka somalida in ku dhawaqi karo xurufta carabiga ah sir fudud