No video

Ismaaciil Aarka - Heesta - Maxey Dantu Ciishay Wiil -Astaan Music 2021

  Рет қаралды 306,039

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Astaan Music 2021

Пікірлер: 74
@abdoww861
@abdoww861 5 ай бұрын
Waxadba mooda heestu in ay ani iha hadleyso wlhi wali adoo dhalinyar ah duruf iyo dareen jacayl oo baahsan ma iskugu ka tageen isma lahayn jacaylka iyo wakhtiga ku ciili wan dadadalay wana guuldaraystay walina wan daaadalaya wan guuldaraysana waxan wajahay mawjadaha quusta iyo rajo beelka ah ee nolashan waxan wayay waxyabo badan oo mustaqabal iyo wakhtiyo Qurux badan oo islaha wad qadan waxan wayay dalkeygi somalia 🇸🇴 waxan dalkeygi hooyo caradi an ku dhashay ayan qoxonti ku noqday waxan noqday nin guno oo baahan oo gaalo iyo amxaaro gacmaha hoorsanaya dhanka kale wxn la tacalaya oo an la dhibanahay jacaylka iyo hungowga dareenimo ee i haya ee iyo gabadhi an jecladay oo an jixin jixin ah iyo dareen midna an i hayn sida an uu jecladay hadi ay ogaanlahen waliidked waxay odhan lahayen adeer ma ada nala dhalay gabadha any way war qoraalkan qofki arko iso duce waxan galay safar dheer oo an ka so noqosho lahayn wabilahi tawqfiiq
@ahmdzulup220
@ahmdzulup220 3 жыл бұрын
War like isara will Dadku bilaa dhigsanaa
@liibaanyareliibaanyare5551
@liibaanyareliibaanyare5551 2 жыл бұрын
Qolomaad tahay haye
@XasanIsman-jq1qg
@XasanIsman-jq1qg 4 ай бұрын
0 3:52 ​@@liibaanyareliibaanyare5551
@isbaddelmaanta5873
@isbaddelmaanta5873 2 жыл бұрын
Habeenkoo Dam Yiriyoo Gudcurku daahiisu Rogayoo Dabayluhu Fooryayaan Halkii Adi Kuu Darnayd Ilaah Waa Kaa Duwayoo Dibaa uga Joogsataaye. Tixsiga Waa Lagga durkaa Degaalyadda Jiilaal Mar buu Dayax Soo Baxaayoo Abeesadda Duubaniyo Daluunta Aad Ka Weecataa.
@kaysarsiyaad9182
@kaysarsiyaad9182 Жыл бұрын
Adigoo durujaa iyo dareemada jiidhilaa marbuu dayax soobaxaayoo aad abeesada duuban iyo daluunta kaweecataa weeye
@Cimraan77ahmed
@Cimraan77ahmed 5 ай бұрын
Vaar vaar dhiRiiiiiiiiidh 1:Maxa deyrcad geel halabo Dibjirey uu cunay dugaagoo Ninkii lahaa dey dayaaaaaaa 2:maxay dantu cishay wiilooo Dulqaad iyo deeq lahaayooo Dadkuna doqon moodayaa
@manoumaynamanoumayna9761
@manoumaynamanoumayna9761 2 жыл бұрын
Wallhy mata hesta helay max a cuud macaane 2022 08h 30 suubax ah oo bishii 3/24/ 2022 jeudi
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
True to life song great in every way awesome Ismail Aarka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XaqeeyTagi94
@XaqeeyTagi94 Ай бұрын
Aarka fanaan dhameeystiran
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 2 жыл бұрын
Har cad geel habaaboo waaye"halaaboo"intuu kakeenay.midda kale music heesta lagu tumay ma aha mideedi.odayaasha ha Iska sexeen kabanka iyo cuudka
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
Dadkii hore maahan way dadaalayaan lipaax dooda jooji
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 2 жыл бұрын
@@aqoonqaate8109 hhhhhh diyaar waaye.dadka in woxoodi siqaldan loogu laqmiyo hadhowna ay laaxinkaas raacaan leen diidanaa libaax.waan joojiyay hhhhhhh
@jamal-adan
@jamal-adan 2 жыл бұрын
@@abdirahmanabdirisaqmursal6604 heestii originalka waxaa loo dibi Mohamed adan dugsiiye wuxuu dhahaa ereyada halaboo .link ayan kula wadaga ee sifican u dhageyso balse ismacil qalad maleh haduu racayo luqda Mohamed Dugsiiye
@shureembadri4961
@shureembadri4961 2 жыл бұрын
😂😂😂😂mesha qur an maala aqrinoya ado halahal utixracoyaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
#LyricsSongLyricsSong #MohamedADugsiiye 00:01 Maxaa dayr cad 00:01Geel Halaaboo 00:01 Dib jiray uu cunay dugaagoo 00:01 Ninkii Lahaa day dayaa 00:1 Maxay dantu ciishay wiiloo 00:01 Dulqaad iyo deeq Lahaayoo 00:01 Dadkuna doqon moodayaa 00:01 Wakhtigu wuu is daba socdaa 00:01 Adoo degganaa ah baa 00:01 Mar buu Dirir kuu da'aayoo 00:01 Xareed ku dabaalataa 00:01 Intay deeq EEBE maqan tahay 00:01 Ha diidin hana iga dagaaline 00:01 Dubkaa iigu yaalee 00:01 Wadnahayga damqashada kadaa #FaadumoADhimbiiL 00:01 Maxaa DUNI Lagu Lu'go'ayoo 00:01 Inaba Nabad Lagu dagaynoo 00:01 Sidaad doonaysay Noqonayn 00:01 Maxaa Laba ruux is doortoo 00:01 Dab Hogan dusha Looga mariyoo 00:01 Kuwii xigay Loogu daw galay 00:01 Adoo dayr adag dhistaa 00:01 ILLAAHAY kaa dunshaa 00:01 Danayso adoo Leh 00:01 Marbaad dacar qooshataayoo 00:01 Dhunkaal ku dur duurataa 00:01 Intay DOQONIIMADAA tahay 00:01 Ha diidin waa Loo dulqaataa 00:01 Naca𝐬 baa dabcaayee 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay #MohamedADugsiiye 00:01 Habeenka Oo dam yidhiyoo 00:01 Gudcurku daahiisa rogayoo 00:01 Dabayluhu Foor ya yaan 00:01 Halkii adi kuu darayd 00:01 ILLAAH waa kaa duwaayoo 00:01 Dib baad uga Joogsataa 00:01 Adiga Doonistaada iyo 00:01 Dareemada Jiidhi Laa 00:01 Mar buu DAYAX soo baxaayoo 00:01 Abeesada Duuban iyo 00:01 Daluunta Ka weecataa 00:01 Intay deeq EEBE maqan tahay 00:01 Ha diidin hana iga dagaalin 00:01 Dubkaa iigu kaa yaale 00:01 Wadnahayga damqashada Kadaa #FaadumoADhimbiiL 00:01 Ruuxaad doonaysa Oo 00:01 Daraadii u Liidatoo 00:01 Adiga kuu Dahab ah baa 00:01 Dunjiga Ruuxiisa iyo 00:01 Dubkiisa La dooriyaayoo 00:01 Dadkuna kugu CAAYA YAAN 00:01 Wixii daawadaa ah 00:01 Aadmigu kuu diidayaan 00:01 Danyare waa Laga dhaqaaqoo 00:01 Miyaa Laysku raacayaayoo 00:01 Dariiqaa La Oodayaa 00:01 Intay doqoniimadaa Tahay 00:01 Intuu Doogii abaar yahay 00:01 Ha diidin waa Loo dulqaataa 00:01 Nacas baa dabcaayee 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay 00:01 Wadnahayga damqashada kadaa 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay. ======================END. ORIGINALLY POSTED 📫 ABW Gadhle AHUN Erayadii Abwaan Ibraahim Gadhle AHUN 1975 Melody Laxanka CABDI NUUR ALLAALE.
@abdulahibarkhad3155
@abdulahibarkhad3155 3 жыл бұрын
Codkaa lagaa hadhay aarka horay usoco pro
@yuu_ze
@yuu_ze 2 жыл бұрын
astaan lyricska naga saxa yakhe,. "maxaa deer cad geel habaaboo" weye "halaaboo" maaha.
@hassanshire5259
@hassanshire5259 Жыл бұрын
Iriyada walabadalay filaa sxb
@jamaal_mouze
@jamaal_mouze Жыл бұрын
Halaabay iyo habaabay waa isku mid waana isku micno bro
@aminaamisha3857
@aminaamisha3857 2 жыл бұрын
Aarka coodki oo qof ah⚘⚘❤❤
@ebranaj5238
@ebranaj5238 2 жыл бұрын
Mar walbo comentigaan like la saaro waa u soo laabanaa inaa markale dageesto heestaan 👑👑👑👑
@abdullahigaani8697
@abdullahigaani8697 3 жыл бұрын
Wow wa ka baxsaday aarka codka iga dheh.
@HassanAid-hz5ri
@HassanAid-hz5ri 10 ай бұрын
Saban kaygii baan xasuustaa❤❤❤❤❤
@IsmailAbdikadir-sy8jf
@IsmailAbdikadir-sy8jf 4 ай бұрын
You deserve it arka❤
@isbaddelmaanta5873
@isbaddelmaanta5873 2 жыл бұрын
Waqtiggu Ways daba socddaa Addigoo Dagannaa Abaar Marbuu Dirir Kuu Da'Aayoo Xareed ku dabaalataa..!!!! Intay Deeqdan eebe Maqan Tahay Hadiidin Hana Dagaalin Dubka Igu Yaalleee Wadnahayga Damqashada kaddaa.
@mohamba
@mohamba 2 жыл бұрын
Dantu walee waay ciishay wil🥺
@AhmedIbrahim-sr9wn
@AhmedIbrahim-sr9wn Жыл бұрын
Masha Allah what a voice keep going my brother
@abdiabdulahiyoutube7446
@abdiabdulahiyoutube7446 2 жыл бұрын
masha allah hees mcn waye walhi oo aniga igu sabasan
@safiyoshiikhcabdiwaxid9442
@safiyoshiikhcabdiwaxid9442 Жыл бұрын
Maxxca
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 3 жыл бұрын
Musiga ay tumiyaan waa finish, kayari wuu dadaalay xaga codka
@kaysarsiyaad9182
@kaysarsiyaad9182 Жыл бұрын
Muxuu dedaalay heesta wuu isdaba mariyee
@abukarmohamed1181
@abukarmohamed1181 Жыл бұрын
Aarka fanaan noo so baxay keep going brother
@abukarmohamed1181
@abukarmohamed1181 Жыл бұрын
Abdinuur ALAALE heestiisa iminka si cajiib ah Aarka u so Kala kiciye hubanti ah qalabka iminka Lagu tumay heesta aa saaid cajiib sii ah sowmaha
@abdiraxmanabdicasiis9521
@abdiraxmanabdicasiis9521 2 жыл бұрын
Hestu wxadba mooda inay aniga iga hadlaysi
@mohailmi3591
@mohailmi3591 3 жыл бұрын
Arka aan laga arsanayn
@abshirxaaji1533
@abshirxaaji1533 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@daacifarouq
@daacifarouq 2 жыл бұрын
Here we are 2032
@user-eh6kr9hf5d
@user-eh6kr9hf5d 8 ай бұрын
Marshall although 😊😊😊
@massaimara6502
@massaimara6502 2 жыл бұрын
2022 28 july🥰
@abdisalamnurow2295
@abdisalamnurow2295 Жыл бұрын
Good one 👍
@omarisse9530
@omarisse9530 2 жыл бұрын
axsan cod haray usoco bro💪💪💪💪🙏
@yasinismail7002
@yasinismail7002 2 жыл бұрын
waaw m anigaa l iga sameyey heestan
@updiaziizcumar7325
@updiaziizcumar7325 2 жыл бұрын
Waaw codiyo badh aarka
@axmedcabdirisaq527
@axmedcabdirisaq527 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@hirsiosmanmohamud298
@hirsiosmanmohamud298 2 жыл бұрын
Ismail aarka waaya aragnimadi oo qof ah boowe gulayso
@abdirahmaanhaamud4133
@abdirahmaanhaamud4133 2 жыл бұрын
Waqtigu wuu iz dapa zocdaa adigoo daganaa apaar marpuu dirir kuu daaYoo daruurahu ku curtaanoo xareed ku dapaaLataa ;;;
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 Жыл бұрын
Wiil xanusanaya oo (KHALIIL BASHIIR) ladhoho oo canada 🇨🇦 kuxanusan jira uduceya dhalinyaro ilahay hacafio😢😢
@mu-qs3sk
@mu-qs3sk 3 ай бұрын
Wll alle hacafiyo ❤😢🤲
@fakeboy7830
@fakeboy7830 2 жыл бұрын
Eesh calaa sawt
@cabdiraxmaan8959
@cabdiraxmaan8959 2 жыл бұрын
Malaaq yare
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 Жыл бұрын
I got same issue to this spiritual song
@muhaadaayo9467
@muhaadaayo9467 Жыл бұрын
Sax weye ragu intabadan waxa ciisho dantu balse mar hadu jacaylka jiro waa laga baxa dhibka
@wllcabdalla6010
@wllcabdalla6010 2 жыл бұрын
K.P GOING WLLKY Aarka
@abuukaryare4704
@abuukaryare4704 Жыл бұрын
❤❤❤
@osmanmuktar2371
@osmanmuktar2371 2 жыл бұрын
😭😭😭
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 11 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭💪🏿
@shaafehassan6381
@shaafehassan6381 2 жыл бұрын
2022🏝
@mohamedahmedmed6845
@mohamedahmedmed6845 Жыл бұрын
Allah caffiyo
@khaalidmuusechenall8458
@khaalidmuusechenall8458 2 жыл бұрын
Axsan cod talented boy
@cadeey476
@cadeey476 2 жыл бұрын
Zaki
@yusufamir3018
@yusufamir3018 Жыл бұрын
😓😓😓😓😓😓😓😓😓😪😪😪😪
@asadlion6855
@asadlion6855 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😰
@mohamedgeedi8847
@mohamedgeedi8847 3 жыл бұрын
😰😰😰😰😰
@hodonawil7025
@hodonawil7025 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹👏👏👏👏
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 2 жыл бұрын
Ok
@AbdiwahidOmar-ux7mo
@AbdiwahidOmar-ux7mo Жыл бұрын
M A
@nasraabdiaziz8755
@nasraabdiaziz8755 3 жыл бұрын
@kaysarsiyaad9182
@kaysarsiyaad9182 Жыл бұрын
Waar reer xamarow heesaa hanaga ciyaarina ereyo iuo music wuxuba waa khalad riwaayadii if iyo akhiro
@mohamedmarey2645
@mohamedmarey2645 Жыл бұрын
Kuwa tumaya ma reer xamar baa doqon yahay. Kaliya xamar naceeb baa ku haysa. Hadhawna irir samaale ku hadaaq off jinsi dhintay baad kazoo jeedaa
@AhmedbashiirBk-lh8xk
@AhmedbashiirBk-lh8xk Жыл бұрын
​@@mohamedmarey2645runtu yaanay ku dhibin qaladkana qaado waxani ismalaha adeero
@ahmedMohamed-rd8xe
@ahmedMohamed-rd8xe Жыл бұрын
😢😢😢
Ismaaciil Aarka | Qaaci Show | Astaan | 2020
28:01
Astaan
Рет қаралды 516 М.
Maxay Dantu Ciishay Wiiloo  | lyrics | (Original)
7:37
ADDE JAMA
Рет қаралды 34 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
Ismaaciil aarka - Heesta - Wardheer - Astaan Music 2021
6:05
Astaan Music
Рет қаралды 92 М.
Ismacil Aar - Heesta - Waqtiga Naga Tagow Astaan Music 2020
6:09
Astaan Music
Рет қаралды 103 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,8 МЛН
ISMAACIIL AARKA KOOS QAACI DAYAX BAND 2020
7:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН
HEESTA WAAYEEL DADOW || CUMAR XARAGO || ASTAAN MUSIC 2024.
8:18
Astaan Music
Рет қаралды 7 М.
Ismaaciil aarka - Heesta - Caqli Kaaba - Astaan Music 2021
5:41
Astaan Music
Рет қаралды 482 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН