ISMAACIIL AARKA MAR LABAAD I KADEED HAWRAAR NEW YEAR 2021

  Рет қаралды 2,030,916

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

EREYADA ABWAAN TALASAME
LAXANKA KHALID MISSI
MUSIC AYOUB HAARUUN
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 614
@nimcofarax4369
@nimcofarax4369 3 жыл бұрын
Hargaysa inay tahaY hoyga fanka iyo sugaanta way qarsoomi wayday mnshalalh Bal inta fanaan halkaas jooga eega oo midba hees ka macaan ta kale qaadaYo❤️🔥Horey usocda Reer hargysaa way tageen
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 3 жыл бұрын
Mashallah 🌹🌹❤️🌹
@sagalcadayofficial9154
@sagalcadayofficial9154 3 жыл бұрын
Masha alla
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 жыл бұрын
Gobonimo wiilkaan waa reer muqdisho hadana kama muuqato inuu joogo meel aanu kudhalan Geesinimada reer abtigeey u yahay dhal magaalo Eebagoow😘
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 2 жыл бұрын
somahan Aarka 😁 Waa wllkey
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Waa reer cadaado walaal golada dhexe indho adayg iyo war iska cad
@fardoosoyuusuf2251
@fardoosoyuusuf2251 11 ай бұрын
​❤❤❤❤❤yrh
@moha4513
@moha4513 3 жыл бұрын
Ismail arka rer hargeysa qosal iyo qaraxo ladagay bro hore u soco
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 3 жыл бұрын
kii yara reer muqdisho ilaa abwaan talasame ayu maraya wlhi xadhkahu gostey ,ragedii keep going young man rer muqdisho like hayla dhfn
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 3 жыл бұрын
Ilmo amiso hargaysa ma miyaade walee waakuwaa qarax la soo galaya
@jabriljabra2078
@jabriljabra2078 3 жыл бұрын
Hargeysa baryo kuma joge codkisa ayu ku joga cawanta yaaaa la nolan karo horta🖕🖕🖕
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@eidsalahismail5497 Xoolow🤮🤮
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@jabriljabra2078 dadkan ad cawaanta ku sheegaysa kuwan hareeraha ka jooga e koolkolinaya miyanay ahayn 😳
@jabriljabra2078
@jabriljabra2078 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 ha kolkiya koley afka malab caloshana marid asigane codkisa garsiyeye in la kolkoliy ✌
@hafsahusein8634
@hafsahusein8634 3 жыл бұрын
Aarka way qurxiyeen wlhy mashalaah reer waqooyi ilbaxnimo labis iyo sugaan iyaga ugu kalay wlhy waa dad shidan Somalida kale oo dhami way soo daba fadhisanayaan 🙏🙏
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Somaliland nimada Noo Quudh Abaayo
@mahadabdullahi9520
@mahadabdullahi9520 3 жыл бұрын
Warya waxad shekeyso waa maxey
@hafsahusein8634
@hafsahusein8634 3 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 wllo anba Somalilandar dhabaan ahay markaa cadi iska dhig
@safiamoalin5417
@safiamoalin5417 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sida geela looo bood boodaa. Ish calaaa dheeel.weli la arag 2021 🙌🙌🙌
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 жыл бұрын
Tageero buuxo iga dheh
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 3 жыл бұрын
Arka waxab lagam qaban karo Maseerkagi badan murankagii badan ii bilaw marlabad Mar labad i kadeed tiiyeey 🤣
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Waa sidaas 🤣🤣
@faihassan5827
@faihassan5827 3 жыл бұрын
Mar lawaad ii kala kiciya walaalayaal oo like ii saara Hadaa tolkeyga tihiin 👏
@naftauroon2482
@naftauroon2482 3 жыл бұрын
Waaaaah waaaaah caaaadi maaahin. My blooood hor mar wacan Ismaaciil Abdulahi Omar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏
@anisaumumumtaaz5478
@anisaumumumtaaz5478 3 жыл бұрын
Walle hargeysa Inaa lagugaarin fan labis iyo qurux Alle haydin xafido dhamantiin👌👏❤️
@muunabilan731
@muunabilan731 3 жыл бұрын
Hadana dadka aan udhalan meel unbay ka silanyihiin
@cabdirashiid8860
@cabdirashiid8860 Жыл бұрын
Amiiiin hunno qlih dhamaan somali melkasto aay joogaan
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
La meereyso baryoo maalmo beena u sheeg ❤❤axyaa cod fanaankeena ismaciil aarka allow ku daa wllky qaali kugu fannaa hadaan ree muqdisho nahay madaxaaga kor ❤❤❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@siciidali4034
@siciidali4034 3 жыл бұрын
Aftahan iyo libaax isku kalsoon ismaaciil aarka nooloow bro kuna raaxayso hoygii fanka!!!!
@hodoncabdijaamac462
@hodoncabdijaamac462 3 жыл бұрын
lol
@hodoncabdijaamac462
@hodoncabdijaamac462 3 жыл бұрын
¹¹¹¹ 0
@safiyahuseen8663
@safiyahuseen8663 3 жыл бұрын
2q33wet
@ibraissack7345
@ibraissack7345 2 жыл бұрын
@@hodoncabdijaamac462 A by hi Yi
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
Ninkan calacalkiisa aaad ayaan u tageera mana aqaan sababta😥
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Jaceyl xun ba a ku hayaa malaa illahw ku gargaar had a waa hadal duco ah
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
Mahat sanid WLLKEI APDILAHI 💔😥allah inta qalbiyada ka gubanaysaba haw qaboojiyo badal khayr qabana ha siyo😥dhamaan tood
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
@@ilwadcabdijamal7813 Amiin
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
👑❤
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 3 жыл бұрын
Sidoo kale
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Ismail Aarka waar indre wan ku jecelay wlhi alle ha ku zhrfo aduun iyo akhiraba♥️♥️♥️
@rijaaljr
@rijaaljr 3 жыл бұрын
Nin Yaqaan Baa Faaleeyee Aarka Waa Fanaan Cajiip Ah Kalsoonida , Aftahanimada Iyo Rabitaankiisa Fanka Oo Is Biirsaday Baaa Horumar Kusii Jiidaaya Guuleyso Brother
@hoodostelo939
@hoodostelo939 3 жыл бұрын
Aarka halkisa waan gaadhi mar ay ahataba🙏
@rijaaljr
@rijaaljr 3 жыл бұрын
@@hoodostelo939 horumar wacan baayo 🥰
@cabdifataah5056
@cabdifataah5056 3 жыл бұрын
ayuub haaruun horay usoco alfanaan ismaaciil aarka keep going
@abdihakiimmohameddhir-qeey245
@abdihakiimmohameddhir-qeey245 3 жыл бұрын
Fanan wanku istagay
@hannaalii6111
@hannaalii6111 3 жыл бұрын
Ayuub haaruun marlaad qortay. Waan qoslay wllo Kkkkkkkk
@user-hf8ur3iq7l
@user-hf8ur3iq7l 3 ай бұрын
Ala heestan musasalba kuso gali jiray 2022 waa xasusta hadana waa 2024 l love this song😊❤
@Amaya_chanell
@Amaya_chanell 3 ай бұрын
2021 waye abaayo Devya iyo dirishtii😩😩❤️
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 3 жыл бұрын
Shaqsi wax walbo kugu sambraayo Ayaanan dareemin xanaaqada iyo maseerkada badan aarka hees si gaar ah iitabaneeso waaye tan hore usoco dhal boqortooyo 👑👑
@cimranmohamoud9188
@cimranmohamoud9188 9 ай бұрын
@farahabdirahman8969
@farahabdirahman8969 3 жыл бұрын
Dhuun aan caadi ahaynbaa ku jirta mia fav singer 💋♥️🇸🇴
@abdinasirsheikh7305
@abdinasirsheikh7305 2 жыл бұрын
.l
@abdinasirsheikh7305
@abdinasirsheikh7305 2 жыл бұрын
L .l.
@wizer1594
@wizer1594 3 жыл бұрын
Aarka imtxn FANAN QALIYA 👏👏👏👏👏❤😂HORY USOCO
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 3 жыл бұрын
Wlhi abgaal hdaa nahay waa wadaa reer hargeyza ❤❤
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Aanu idin wadana anaguna Abgaal cismaan guuleysta iyo Hawiyeba Irir samaale
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 🙏🙏🙏💋💋❤❤
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Viva hawiye form Duriyada wan wadan
@Qalanbawi
@Qalanbawi 3 жыл бұрын
Ictirafkka Ha Ka hor iman hadad na wadatid
@faaizomahad9274
@faaizomahad9274 3 жыл бұрын
Maseerkadi badana ibilaaw marlabad qofki ugu raacay like
@mohamudomar1662
@mohamudomar1662 2 жыл бұрын
Waxaan ahay qofka looqaday o ay qusayso Illow cafi Ciddi dhibkas okale uhaysto kasaar ameeen
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
fananin qaliya Reer somalilnad Nabad warta dalkeyga iyo dadkeygaba 💚⚪❤️🇭🇺💪💚⚪❤️🇭🇺💪
@xaliimosacdiyo168
@xaliimosacdiyo168 3 жыл бұрын
💕💕💕💕💕
@asmaismail6905
@asmaismail6905 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka hadal uma baahna👏👏
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 3 жыл бұрын
Wee wee musishanka qarniga hargeisa u soo baxaya ayuub haruuun xajiga fananada dada yar ee nimco liina🙏🔥
@hodanbarwaqo8455
@hodanbarwaqo8455 3 жыл бұрын
Halka waadkadhacde Iska hubso shabcan aadan aya ladhaha xaaskise
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 3 жыл бұрын
Nimco Lina mubarig qawdhan baa qaba
@hipaaqphaizal1327
@hipaaqphaizal1327 3 жыл бұрын
Hees way dhaaftay tani 😅😅😅aanku soo maslaxee ha mognaan dudmadii
@xalimoshugri7922
@xalimoshugri7922 3 жыл бұрын
Aarka wnku wata keep going brother ❤️❤️
@cumarxasan4238
@cumarxasan4238 3 жыл бұрын
Aarka legend waan kuwataa lpx❤
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 3 жыл бұрын
ina adeerkey wa wx walan dacad ayu iga qos liyay wuxu yiri weey igala ali weyday ana waxan iri mar lawad i kaded ina ar hore u soco❤️🥰😘🎤😘🥰🦁🤴🏼❤️🥰😘👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🎼🎼🎼🎼🎶
@Qalanbawi
@Qalanbawi 3 жыл бұрын
Wacaysle
@faaeem4805
@faaeem4805 3 жыл бұрын
Inankan aad buu u heeso wacan yahay ❤️❤️❤️❤️❤️
@nawaal1232
@nawaal1232 3 жыл бұрын
😍😍😍Aarka
@hannabeauty2540
@hannabeauty2540 2 жыл бұрын
Waygala aali wayday 🤣🤣heestan sanad iyo dherad beey jirtaa hadana kama daalo cod dahab le 😍
@adisom1396
@adisom1396 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka magacaba ka garo liph💪💙💙✊
@leylaabdisalaam5527
@leylaabdisalaam5527 3 жыл бұрын
inaba caadi maha hestaan wey ideeqday 👏👏🥰🥰
@mahammedhassen2260
@mahammedhassen2260 3 жыл бұрын
Ayuub haruun what an amazing Talented men Keeb going Bro
@abdinasirsheikh7305
@abdinasirsheikh7305 2 жыл бұрын
Ml.
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon Жыл бұрын
Heestan waxan ku bartay musalsalki divya iyo drishtii yaa xasuusta😂😂💔😭
@Amaya_chanell
@Amaya_chanell 3 ай бұрын
ani 😩😩
@Amaya_chanell
@Amaya_chanell 3 ай бұрын
ani 😩😩
@sacdiyahassan1159
@sacdiyahassan1159 3 жыл бұрын
Iaarku caadi maaha marlabaad I kadeed ku lahaa ka qaleey ha kadeedine gabdhaay horey u soco aarka afrika❤️❤️❤️💯
@cabdiraxmaanaxmed6272
@cabdiraxmaanaxmed6272 3 жыл бұрын
Hawraar aad kugu mahad naqaynaa adiga Iyo bahdaa lkn heesaha kusoo dhakhso aad ayaa u mahdasantahay ❤😍👏
@osmanalieid
@osmanalieid 3 жыл бұрын
Ismail aarka legendis always legend
@cumarmacalinxasan2011
@cumarmacalinxasan2011 3 жыл бұрын
aarka legendry
@cabdulaahimaxamadcabdullah3316
@cabdulaahimaxamadcabdullah3316 2 жыл бұрын
mmmmmmmmmmmmmmmmm.mmmmmmmmmmmmmmmmmmmm mmm
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 3 жыл бұрын
😂😂😂 aarka aararka ku jecliyaa fanaan qaaliya my blood nolow abowe in bdn alle haku daayo 💋💋🥰🥰❤🔥💉🔥🥰❤🙏
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 2 жыл бұрын
Aarka Heesihiisu mid aad ka dhaqaaqdo ma garanaysid. Waa Fanaan walaahi.
@aamiinapdirashid1624
@aamiinapdirashid1624 3 жыл бұрын
Heestan Wllhi toos bay iigu socotaa aniGa.....inta ila midkaa like isku muuji 😂😂😂
@basmafariido7106
@basmafariido7106 3 жыл бұрын
Walahi inanku codbuu hayaa mashallah😍love from burco🥰
@yesboss4488
@yesboss4488 3 жыл бұрын
Hihhh ha lagu jiifiyo abayo
@basmafariido7106
@basmafariido7106 3 жыл бұрын
@@yesboss4488 kuman fahmin awoow
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 жыл бұрын
Haa cod bu leyahay mashallah sacadan hadii wali sii joogi laha muqdisho codkaan waxu kaga heesi laha sida sharma boy “ilmahi caanay raban iyo buskud bay rabaan” lol
@basmafariido7106
@basmafariido7106 3 жыл бұрын
@@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 muqdisho mxaya naa hargeysa shiday ka yaree🙄
@777-y4k
@777-y4k 3 жыл бұрын
The best voice ever viva Somaliland
@anisaibrahim304
@anisaibrahim304 2 жыл бұрын
Kkk he is from muqdisho
@anisaibrahim304
@anisaibrahim304 2 жыл бұрын
@H.A.S.3 kk oo maxaan wax uga badali ina habreeday baabad tahay e xageed ka kulushahay
@nimcoaxmed2558
@nimcoaxmed2558 2 жыл бұрын
@@anisaibrahim304m
@hananmohamed7466
@hananmohamed7466 2 жыл бұрын
@@anisaibrahim304 he from xamar but he make famous in somaliland
@SahracaliCali
@SahracaliCali 6 ай бұрын
😂😂😂😂​@@anisaibrahim304
@arizoonajr7625
@arizoonajr7625 3 жыл бұрын
Ismaciil Aarka best voice fananka qarniga
@khalitsuleiman1573
@khalitsuleiman1573 3 жыл бұрын
legend aarka nin fankiisu kor uun usi socdo 🤟
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 3 жыл бұрын
Hargaysa waa hayga fanka osmail yare si sharaf leh ayuu ugu badhalay
@sahal_baane
@sahal_baane 3 жыл бұрын
Hargaysi walee way caawisa fanka qofka hibo uleh sida ismaaciil aarka viva somaliland
@hoodohasan3205
@hoodohasan3205 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka wiilka keliyen hesihisu anay kala dhicin🥰
@Daud_dadki_hore
@Daud_dadki_hore 3 жыл бұрын
Maseerkagi wacnaa Murankagi samaa Maanku ha igu dagee Ii bilow marlabaad
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 2 жыл бұрын
Aan Kuso Maslaxee Ha Moogaan Dudmadii🙈🐨💔😭
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Your voice is wonderful ❤️❤️🙂🙂 tl hear it has very special element of joy and entertainment joyful always
@maryamoali6640
@maryamoali6640 3 жыл бұрын
😭😂apowe ana ku dhiman rapoh kor lafaw kkk yana naag kgu maqlin😭😭💔
@maskacade6215
@maskacade6215 3 жыл бұрын
Arka legand keep going
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 9 ай бұрын
Ismacil aarka big legend keep going
@wardaosman3478
@wardaosman3478 3 жыл бұрын
Ismail aarka walal aana aduunka igu jecelahay alle Ha igu kaa simo inaan ku arko🥰🌹♥️♥️
@wardaosman3478
@wardaosman3478 3 жыл бұрын
🥰🤴♥️♥️♥️
@ikkyyaisto8403
@ikkyyaisto8403 3 жыл бұрын
Muuusiga waa fara dahab leh kalle oo cusub wellcome man🤴❤🙏
@mohedothman7516
@mohedothman7516 3 жыл бұрын
👏💖Wewe ismaaciil aarka♥️🙏🏽
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Mar labaad ikaded wll🥺🙈
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 3 жыл бұрын
Woooooow laxman iyo erayo iyo waliba music
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 3 жыл бұрын
Horumar hadii aad doonaysid oo aad fanaaan tahay cod isku huba hargeisa ha hilmaamin waad aragtaan isamail aarka wacdaraha hargeisa uu ka dhigayo
@sabiriinabdalla5080
@sabiriinabdalla5080 3 жыл бұрын
Hipadiza Alle pa ziyey wll ee hargeyza may ziin
@saidaali412
@saidaali412 3 жыл бұрын
Best song Legend Ismaaciil
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 3 жыл бұрын
Aarka legend soo baxay❤
@ikraammohamuud1514
@ikraammohamuud1514 Жыл бұрын
Aarka walyaabay xidga💥🥰
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
Cadi ma aha wilkan cod kudhamaday mash Allah keep going
@sakariyeabdi3851
@sakariyeabdi3851 3 жыл бұрын
ninkii doonaya inuu fanka heer ka gaadho sida ismaaciil aarka hargeysa hoygii fanka iska soo xaadiri walee reer hargeysa kii yaraa samaday geyeen
@hamdahiis9052
@hamdahiis9052 3 жыл бұрын
Kkkkkk benta daa khalid kamilba muqdishey ugu kala kacdaye iyo xamda yare kkkk
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 3 жыл бұрын
Hanoogu yeedhi ilmo amiso xawaaninta looma baahne kkkkk
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
@@hamdahiis9052 miyaynu is waaLnaa 😂 kHaLid kamiL izago sHidan bu naga yimi Hoyga Fanka meesHa aHna waa LaysLa yaqaanaa
@Simmran
@Simmran 3 жыл бұрын
@@hamdahiis9052 waa runta anu khalid kaamil muqdisho kahor maanan aqoon wlhi da
@bisharmuhumed7809
@bisharmuhumed7809 3 жыл бұрын
Liph ismaaciil aarka fanka adiga iyo hilaac baan idinka taageeraaa sxp
@Raad099
@Raad099 3 жыл бұрын
Ayuub Haarruun soo shaac bax wataa lagu diirsaday gacantiisi, Ismaaciil Aarkuna codkiisi Labka ahaa wakaa dannanaya Heer sare weeyi hore u socda jaallayaal. Ethiopia Adisababa 2021
@hoodomahamud6939
@hoodomahamud6939 3 жыл бұрын
Ninkani anaga ayuu na noqdayba🤣🤣
@nuuranuurali8492
@nuuranuurali8492 3 жыл бұрын
Kayare music tumayaaa masha Allah weyee quruxlow
@zamzamaxmed5811
@zamzamaxmed5811 3 жыл бұрын
Hayey shabcaan adan ha ku argto🤣
@Aminamohamed1
@Aminamohamed1 3 жыл бұрын
@@zamzamaxmed5811 xaaskiza miyaa Shabcaanta😅 Ani xitaa waan ka helay Wiilke😍
@hindamuxumed6717
@hindamuxumed6717 3 жыл бұрын
Bro keep going 😥😥😥😥😥😥♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@cabdixasan6859
@cabdixasan6859 2 жыл бұрын
ismaci hes wacan
@ibrahimhashi9623
@ibrahimhashi9623 3 жыл бұрын
Heestan waa igu qaali waxaad modaa inay aniga iga hadlayso markaan eego naftada iyo markaa n dhagaystoba
@naciimomaxamed1461
@naciimomaxamed1461 2 жыл бұрын
Wa fanan ugu horeyay e benala yaasha uso heesa xaqodi wu uso dhaciyay dhibayasha jacaylka
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Any ax jcylow xaal qaado 🥺
@barwaaqoaxmed726
@barwaaqoaxmed726 3 жыл бұрын
One love ismacil ❤💋🌍
@asmaomer9614
@asmaomer9614 2 жыл бұрын
Ismaaciil aarka wankugufanaaa ♥️♥️♥️♥️
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817 3 жыл бұрын
Inta ila aragtay in qamar suugni jaakedku xidhanyahy nasiim ukeentay like dhac igu siiya🤣😜😎
@ilwaadaden2030
@ilwaadaden2030 3 жыл бұрын
Kkkk
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Hees xiijis wlee ismaciil aarka hore usoco
@amranabdi5169
@amranabdi5169 3 жыл бұрын
His energy tho ❤️
@xamdixirsi8019
@xamdixirsi8019 2 жыл бұрын
Allaw Hana kadeedin
@aminaahmed4103
@aminaahmed4103 Жыл бұрын
D
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 жыл бұрын
Ax codka ismacil aarka waa qurux😩
@faisaaliegal5172
@faisaaliegal5172 3 жыл бұрын
Wiilkan. Yar. Caadimaha. Wa. Fanaan.♥️♥️
@salmahari6066
@salmahari6066 3 жыл бұрын
🥰😍😍talow wilkani miya xada 🤣🤣koley paspore ayu ku racay dhahidoona xita hadu jecel jirilaha
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 жыл бұрын
Aarka legend cod buu ku jooga fankiza
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 3 жыл бұрын
That's a pure talent out there
@ruuxantaruxaan3852
@ruuxantaruxaan3852 2 жыл бұрын
Thank you
@maprukamaxamed8455
@maprukamaxamed8455 3 жыл бұрын
Intah ilah argtey hargeysi iny thy so Sarah fanan kastooh wxbah aheyn mrku isa so tgoh si dhakhsaah uso srth frtah tgah hygiih fananitah hrgeysah
@ayaannuur8400
@ayaannuur8400 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdullahishireali6797
@abdullahishireali6797 3 жыл бұрын
Far somaliga miyanad qori aqon hhhhh maxad ugu ciyaareysaa
@wiilaali3278
@wiilaali3278 Жыл бұрын
Ina adeer 😘💌
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Anaaba jibboodaye ninku libaaxsanaa✍ *Aarka codka wayn*
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 жыл бұрын
Wooow cod dhamaadey ismaacil aarka 👍👏
@xamdixaajimuuse5014
@xamdixaajimuuse5014 3 жыл бұрын
Wooow Sanadkan fana nin badan ba isku melku kulmay
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Libaax isku kalsoon aarka codkisana ku jooga hargeysa 🥰🥰🥰
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Hhh Cod Kaliya Waxba Mataree Hargaisa Abwaan Ayaa LoosooDoobtaa Abaayo 100sano Taas Ayay Caan Ku Ahayd Waliba Marka Laga Reebo musics Iyo Duubis Aan Somalida Kale Lahayn ...?
@sacdiyomaxamed444
@sacdiyomaxamed444 3 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 qurux hadii cod laheen cidne hees uma dhiibteen taas maanka ku haay
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 3 жыл бұрын
Waa #Hees iyo Badh Mar labaad #Quuqdi Bilow ukhtii🤣🤣
@faadumoahmed8016
@faadumoahmed8016 3 жыл бұрын
😅😅quuqdi
@maxamadfaarax3011
@maxamadfaarax3011 Жыл бұрын
Waaa nin cod leh allha so hanuuniya amaantii xabiibka u amani jiry ayn jeclaa
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 2 жыл бұрын
Aarka fanka 🔥🔥💙🤟
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
IsmaaciiL AarkaH Cod ka wayn baa Saaran😁 *Hawraar Music Production* la,aantin abaar
@mukhtarabdi2878
@mukhtarabdi2878 2 жыл бұрын
Ismaciil aarka codkiisu caadi maaha
@maryancarif3861
@maryancarif3861 2 жыл бұрын
Aan soo maslaxee hamoogaan dudmadii inaba caadi mahan aarka keep giong legend
@maryancarif3861
@maryancarif3861 2 жыл бұрын
Ace saw the best
@maryancarif3861
@maryancarif3861 2 жыл бұрын
Naftu meeday tiraa adoomoogan yartaay mukurkaadi rabtee lameerayso beryoo maalma beena u sheeg💻💻💻💻📒⛦⛦⛦👍👍👍
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Ismaaciil aarka aar libaax xidiga xidigaha 😎😎😎😎😎💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏
@mahadxiish4001
@mahadxiish4001 3 жыл бұрын
wlee ninkaan banaankiisa ayuu yaalaa legend
@ibrahimhashi9623
@ibrahimhashi9623 3 жыл бұрын
Mar kasta oo aan daawado heestan waxad modaa inan xasuustii horegalo
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
Funny man😀😀Hindi Soo. Baxsaday
@libanhussein5340
@libanhussein5340 3 жыл бұрын
Dhuun yaa saaran yarka. Cajiib.
ABDIRISAQ ANSHAX BISHII MALABKA HAWRAAR NEW YEAR 2021
6:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 41 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 40 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 12 МЛН
ISMAACIIL AARKA AYAAN NEW OFFICIAL VIDEO 2020
5:12
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,4 МЛН
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
ISMAIL AARKA | AYANKEYGU TUU IGU AARGUDAY | OFFICIALL MUSIC 2023
5:26
Naaneey Studio
Рет қаралды 1,1 МЛН
ISMAACIIL AARKA UDGOON BADAN XIDIGAHA GEESKA 2020
7:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 591 М.
ISMACIIL AARKA  | BEST SONG | DOOBNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:07
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 4,6 МЛН
ISMAACIIL AARKA FT AYAAN WADANI HEESTII DARMAAN SHOWGII QARNIGA EE CIIDA
4:19
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,9 МЛН
ISMAIL AARKA & KHADAR KEEYOW | MARKAAN DA,DA JIRAY 15 |OFFICIAL VIDEO 2022
4:23
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 41 МЛН