Qisada Xanuunka Badan Een Islii Uga Guurnay Waa Tan Kafi Iyo Hazal

  Рет қаралды 60,466

Kafi Abdi

Kafi Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 390
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 3 ай бұрын
Walaahay ban kudhaarte xijaabka saad uugu qurux badantahay mamaleesan kartid ilaahay haku xifdiyo qoyskiinana alle farxad iyo ubad khyr qabo haidin kala siiyo wll hazaley xijabkasan kugu ogahay alle haiskukin daayo❤
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 3 ай бұрын
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Mashallah hazaal way ku qurxan tahay xijaabka mar walba qaado
@nastedave9842
@nastedave9842 3 ай бұрын
Ilaahey Amarkiis meel walboon dago dadka waaba iska ilaaliyaa albaabka igu dhagan xita dad kama barto markaan baxayana indhashareerkeygaan jii isku siiyaa. Maxaaba i geliyay war iyo waniinac qof la aqaanaaba wax laga sheegaa yaaba i aqaana asxaab xita maba dhex galo
@ramlajei5674
@ramlajei5674 3 ай бұрын
MashaaAllah waa si wanagsan walalo isku dabecad ayan nahay 😂
@UmzakiUm
@UmzakiUm 3 ай бұрын
Anaa kula mida abaayo làakin diiniyan ma wanaagsana jaarka waa lagu weydiinaa yowmal qiyaamo in AA xiriirino la rabaa illahey dembigena ha dhaafo
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 3 ай бұрын
Isku mid ayan nahay wll uk ayan jooga salan mooye waxkale qofna isma dhafsano bas xita somali wey kujirta guriga lkn Asc mooye no sheeko kale
@hawoali972
@hawoali972 3 ай бұрын
Isku barakooba famil qurux badan lkn mid ayaan leeyahay Hazal abaaayo adoo raaliya markaad hadleysid iska dhig qof adag si dadku kaaga baqaan miic miicda iyo suuraha iska dhaaf dad badan oo ku taageero ayaaad ku wey doontaa maxaa yeelay soomaalidu suuraha aadka u badan ma jeclo sidaas darteed markaad hadleysid naag xayi ah u hadal bulsho badan ayaad hanan doontaa keep going ❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪🤛🤛🤛👌👌👌👌👌
@ashamohamed6507
@ashamohamed6507 3 ай бұрын
Nolaadha
@s_h4807
@s_h4807 3 ай бұрын
Illaahay ha idiin ka haayo intii xun amiin xasidnimada ma fiicna mexey ka hellaayaan guri muslin inuu dumo dhalinyarada isjeceladay iska daaya subxaanallaah jecelkiinu ha waaro ❤🎉
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 3 ай бұрын
Mashallah ❤🌹.Waxaa la yiri.Sixun wax u sheeg.Sixir waa ka daranyahay. Illahey ha isku kiin barakeeyo.Jaceel xaasid ma waayo.Ninkaagu waa aqayaar.Dantiin iyo reerkiina,fiirsada. Illahey ubad qeeyr qaba,ha idin siiyo.
@sacido1721
@sacido1721 3 ай бұрын
Maansha alaah ilaahey ha isku kiin barakeeyo xaaskiidka alaha idiin qabto
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 3 ай бұрын
Subxaanallah iska ilaaliya cadowga dad xaasida iska badan. Reer qurux badan baad tihiini Allah haydin xafido Subxaanahu wa tacaalaa Aamiin 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️
@deeqomaxamad7827
@deeqomaxamad7827 3 ай бұрын
Iskuwaara kaafi dumaashi away waan ku caayejiy markaa gabadha xumeysid laakiin maanta aad Ayaan madaxa iigusaaran tahay dumaashi ilaahay ha idin xafiyo ee reerka media ha kadaaya il iyo cowrala insha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@shamsoali4540
@shamsoali4540 3 ай бұрын
Mashaa Allaah illaahay ha idiin barakeeyo
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 3 ай бұрын
Maasha Allah tabaraka ilahay haysku kiin barakeeyo noqda ul iyo diirkeed nolosha farxad kudhamaysta ❤❤❤❤❤
@ShariifoCali-mt9lf
@ShariifoCali-mt9lf 3 ай бұрын
Kafi iyo hazal wa idin tageraee walali qos qurux badan mash alha❤❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw
@HodanMuxumed-mr9kd
@HodanMuxumed-mr9kd 3 ай бұрын
Scw scw scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 ай бұрын
Scw Scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@NimcoNuur-t7i
@NimcoNuur-t7i 3 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@najmaahmed4145
@najmaahmed4145 3 ай бұрын
Qisada soo daa ya wallo masha allah allah ha iskuk88n barakeeyo❤
@idilqalanjo
@idilqalanjo 3 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah ilaahay ha isukiin barakeeyo qisadana nooga soo sheekeeya
@HoodoCbdisalaa
@HoodoCbdisalaa 3 ай бұрын
Maaaash alaaa jira joog xasadku wajiraa Ala haydin ka leexiyo isku dubnaad waxb layd in kaqaadi maayaan ❤❤
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 3 ай бұрын
Bismillh daris xun waalaga ag guuraa si wanaagsan ayaad yeesheen👍👍👍
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 3 ай бұрын
Masha Allah jacaylkiinu ha waaro Allah ha idinka qabto cadawga ❤️❤️❤️
@Doofaanmedia-rmrn
@Doofaanmedia-rmrn 3 ай бұрын
Masha Allah🎉🎉❤❤ keep going kafi and hazal🎉🎉 lamanaxa
@UmuMustaf-x2e
@UmuMustaf-x2e 3 ай бұрын
Mansha allah waxa jiro dad cadw ah alle ha idinka qabto❤
@Niimcakiin
@Niimcakiin 3 ай бұрын
Wallkey kafi iyo dumashidey hazaal horay usocda cadowga unolaada❤
@AishaJama-n6n
@AishaJama-n6n 3 ай бұрын
Mash allah hamabyo walal alle hayskin barkeyo lamanha qaliga ah iskuwaran ubada khry qabta kalahela❤❤❤❤
@AshaCabdi
@AshaCabdi 3 ай бұрын
Masha Allah qurux Allah haa idin xifdiyo Guuulso azla iyo kafi cabdi Guuulso ❤❤❤❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 ай бұрын
Walesu quriwayen dadkas e Quran isisara❤
@ZamzamYuusuf-re3pz
@ZamzamYuusuf-re3pz 3 ай бұрын
Subxanallaah dadku dhibadanaa ilaahay shartooda ha idinka qabto wllo ilaahay isku xidha isku waara idamka alle
@cafiifacudoonabdi3452
@cafiifacudoonabdi3452 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤ ilmahenow guulaysta jacayl xaasid mawaayo ee iska dulqata ❤❤❤❤❤
@AsmaMuhumed-x8p
@AsmaMuhumed-x8p 3 ай бұрын
Nooga sosheekeeya hnoyaal wxsna dhag hawdhiginee noloshiina wata ❤❤❤
@ladanfarah2683
@ladanfarah2683 3 ай бұрын
ManshaAllah aboyo Allaha kuu barakeeyo hasaley wakujeclahay mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 3 ай бұрын
Mansha Allaaha dumaashi hasal Nolaada. ❤❤❤❤❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Hazaal iyo kaafi dadkeen soomaaliyeed qaarkood waa xaasidiin oo waa ruufyaan oo ma xishoodaan oo waa kuwa aan aakhira ka fakirayna marka noloshiin wata kuwaasna Allah ayaa idinka qabanayo inshallah
@maryanAbshire
@maryanAbshire 3 ай бұрын
Mashalah hasal markaad la nolatay kaafi wad bartay ilaheey haku barakeeyo
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
HAZAAL 👑👑👑🙌🏿
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 3 ай бұрын
Waaaw Masha Allah we love you walaalayal🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ZahraMikel
@ZahraMikel 3 ай бұрын
❤❤❤❤ ilahy ha.nidayo walhi wn ntagera
@Samiiro597
@Samiiro597 3 ай бұрын
Mashalla Keep going ❤🎉❤🎉
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 3 ай бұрын
Qisaadii maska madoow nogaso sheekeeyaa gurigiina cusub hanbalyo illahay meeshaa dagteen ha idiinku nabadyeelo midakale ogadaa buplic iyo buuq Waa walaloo lkn idiinka la idiinka raaba inaad diigtiinaataan💪💪💪♥️❣️jecaylku ha waarii
@RidwanMohamud-zz8fn
@RidwanMohamud-zz8fn 3 ай бұрын
M.a alle ha idin barakeyo byo keep going❤❤❤
@safaclahi162
@safaclahi162 3 ай бұрын
Cadowga alle haidinkahayo wada jirkiina ayaa laidin quri wayey hasal ❤❤❤
@UgbaadQaasiim
@UgbaadQaasiim 3 ай бұрын
Anigu marki horena wan isla kin rabay hada wan isla kin jeclahay wlhi arooskina malinti an arkay faraxd ban la ilmeeyay gulaysta ❤🎉❤ walalayaal
@AmenaAs
@AmenaAs 3 ай бұрын
Habo xijaabka ugu dadaal sahaal kawaani qawanaata
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
Hazaal jilbaabka kuqurxoonaa 😍 maanshallah
@Ayaan344
@Ayaan344 3 ай бұрын
Adkaru subax iyo adkaarta galabtii aqrista wallaalayaal illaahay inta wax dulmida umadiisa ha ka badbaadsho shartooda
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 3 ай бұрын
Isku waaara yaaarab maaashaaa alaaaah
@faadumomaxamed1342
@faadumomaxamed1342 3 ай бұрын
Illaheye ha idinka Khani🤲🤲🤲🙏❤️❤️
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 3 ай бұрын
Somali xaasidnimo waa ta heerkaas inagaadhsiisay ❤❤❤❤
@NacimoMohumedciye
@NacimoMohumedciye 3 ай бұрын
Abyo xijabkaa wadkuqurux badn tahaa marwalbo qadho walshey❤❤
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Kaafi Abdi👑👑👑❤️👍
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Subxaanallaah Allow idinka qabo shaydhaanka
@SACDIYOMuhammed-un9xi
@SACDIYOMuhammed-un9xi 3 ай бұрын
Mashallah keeq going❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 3 ай бұрын
Ilahy ayaa kajaraayo raali noqda walalaheen
@KhadijaMohamed-x1o
@KhadijaMohamed-x1o 3 ай бұрын
Masha allah guuuuul ayaan idin rejeynaya hore adkaarta afka kuhaya cadaw maguleysto
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 3 ай бұрын
Arbaa barri soo fadhiisataa oo ka sheekeysaa. 😂😂😂😂
@NasroCilmi-k6c
@NasroCilmi-k6c 3 ай бұрын
الإسلام عليهم walaalo halmit Ayan idifarayaa midas oo ah in aad laasimto suuratu baqara aqrinteeda aniga walk
@hawadahir8035
@hawadahir8035 3 ай бұрын
MashAllah Allah haidinxifdiyo
@Sumayadapa
@Sumayadapa 3 ай бұрын
Alaha ini barakeyo wll lahay❤🎉😢
@hindamohamed8430
@hindamohamed8430 3 ай бұрын
Masha allah wan ni jeceelahay sima hazal wan ku jecelahay quruxey kafi abdi i cafi wll wan ku cayay marki an nakaystay qisadi hazal ey ka sheegaysay sidaa uu kashay hazal taarteed ayaan kuso cayay 😂😂😂 noso badiyay qisaada
@faaymaxamed5982
@faaymaxamed5982 3 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉🎉
@IfraaxCabdi-tj7cn
@IfraaxCabdi-tj7cn 3 ай бұрын
Inoga shekeya mida xanunka badan wllo ❤beautiful family m.a
@KhadijoYaasin
@KhadijoYaasin 3 ай бұрын
Noogana soo shekeyaaa m.a horay usocda❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤🤲👍
@aminaomar7341
@aminaomar7341 3 ай бұрын
Masha allah isku wara
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 3 ай бұрын
Masha Allah isku wara beautiful couple ❤️❤️
@maryanabdullahi2612
@maryanabdullahi2612 3 ай бұрын
Maashaa allah ani ahaantey waxaan idin lasocdey ilaa ay hazal ka sheekaysey qisadeeda marar badan waan idin laxanuundadey waayo waxaad ila ahaydeen laba dhalin yara oo is jecel waana jeclaa in aad guuleysatan hadana aad baan idin taagera marar badan hadan idin arki waayo waxaan is dhahaa what is going on marka eedo horey u socda cadow giina oo dhan hadey i isisooraacaan waxba idin kama qaadi karan hadan nahay dadka qurbaha jooga gabadha hazal dadeeda oo wiil ina adeerkeeda kensata waxaan u galbina si sharafle waliba reerka waan la dhina wixii markaas ayna awoodin marka rer Africa waad dabeysane reerkas noodaaya waxba kama qadi kartaane love 💕 ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@RahmaMohamed-d8e
@RahmaMohamed-d8e 3 ай бұрын
Guulyesta wllo ❤❤❤❤
@AishaJama-n6n
@AishaJama-n6n 3 ай бұрын
Haa qiso jacayl kashekeya❤❤❤
@NazraAliAhmett
@NazraAliAhmett 3 ай бұрын
Allaah idin xifdiyo dumashi inaanntaaa nooo ilaaali 😭🫶🏻🩸
@AbdiRahmo
@AbdiRahmo 3 ай бұрын
Mansha Allah isku waara
@Teamceyda-f7q
@Teamceyda-f7q 3 ай бұрын
Mansha allah walalayal isoo booqda channel 🙏 1K igadhsiya wacodsi ❤❤❤
@hassanafyare3802
@hassanafyare3802 3 ай бұрын
Alle ha iskukuun barakeeyo
@SurprisedBoxer-hr4uo
@SurprisedBoxer-hr4uo 3 ай бұрын
Masha allh lamanaheyga wan idin salaameya
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 3 ай бұрын
Subaxaanallaah maxayukala dirayaan labo qof oo isqabto gurila dumiyo waa danbiweyn Subaxaanallaah Allah Idinbarakeeyo iskajira xaasidka guuleeysta gabar iyo caano wiil iyo caano Inshaallaah ❤❤
@AmiiraAmiira-o5p
@AmiiraAmiira-o5p 3 ай бұрын
Mnshallah ❤❤
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 3 ай бұрын
Rabi sharkoda hainka xijaabi ❤
@SumayoCumar-80
@SumayoCumar-80 3 ай бұрын
Dhu mashi adhi iyo wllkey uma qalan tin in nigula xad gudbo lk.n aqiro warba jiro dulmi ilhey rali maka aha wllhi sorry diriskad wa ilalmo lagu dirsanin iska ilali inta iska ilalikarto teda kle naag rr butlan bathay labta kaxara ko to . Cadaw gada unoloow my quwen ❤❤❤azaal iskuwara .uwad qer qabo kla.hela allhuma aa
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 ай бұрын
Ayad kursi aqariista ninyahow 😢
@FatxiMohamed-k9y
@FatxiMohamed-k9y 3 ай бұрын
Dee si fiican. Meesha u soo gala wllo
@Raho339
@Raho339 3 ай бұрын
Allaahu AkbaR ☝️❤️❣️ Scw Scw Scw💕💕💕
@Shukri97-n4y
@Shukri97-n4y 3 ай бұрын
❤❤❤ ani isla kiin jecel isku waara abid kiin ubad qeer qabana kalahel
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi you tube kadaa gabdha oo shaqayso dad dhalinyaro ah oo xoog iyo caafimaad qaba baatihiin
@saynabhassan2
@saynabhassan2 3 ай бұрын
Masha allah family qurux ❤
@bisharoahmedali7266
@bisharoahmedali7266 3 ай бұрын
Maanshllah tabasrakala
@nadiiradayibabdi5657
@nadiiradayibabdi5657 3 ай бұрын
Noso shega wllo ialhy ha isukiin daayo isku waara abdid lamaanahaka❤❤❤❤ cadowkina unolada
@haniismail3310
@haniismail3310 3 ай бұрын
Masha allh ilhay shar iyo sheydaanba haydin kahayo
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 3 ай бұрын
Hazal waa gabadh fiican Kafiyow ilaali dumaashiday.
@Raho339
@Raho339 3 ай бұрын
Iskubarakooba Insha Allaahu💕💕💕
@SaharoFamily
@SaharoFamily 3 ай бұрын
Mash Allaha❤❤❤❤🎉
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 ай бұрын
Xaasididkaa iska badan suratul baqra aqrista dhib arki ma arkeysaan❤❤❤❤❤
@abdunuur3723
@abdunuur3723 3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉❤ wad mahad San tihin isku wara ❤❤
@Batulamatan
@Batulamatan 3 ай бұрын
Meeshaa kaa raran rebeyn
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 3 ай бұрын
Mansha Allah beautiful family keep going
@dahaboahmed1440
@dahaboahmed1440 3 ай бұрын
Mashallah keep going ❤❤❤❤❤
@Cabdiraxameenii
@Cabdiraxameenii 3 ай бұрын
Nagatabageeya
@ubahhashijama5143
@ubahhashijama5143 3 ай бұрын
Mansh allaah cadawgina cagta hostiis❤
@mariaabdallah6298
@mariaabdallah6298 3 ай бұрын
Qisada noo sheega
@Nadira-o9i
@Nadira-o9i 3 ай бұрын
Gouleysya my lamanahaygi❤❤❤❤❤❤
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
Allah wuxii shar iyo dhib umada lajecel Allah hasoohadeeyo hadaanu hadays uqorina Allah umada hakaqabto
@Raho339
@Raho339 3 ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah❤️❣️
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 3 ай бұрын
❤😊Cala kulixaal allaha idin xafido. cadowgana waxa idinkaga filan surad baqara gurigiina kashida malinkasta ama labadi Malin kadiba.insha allaa . Shekada kalana wan idinka sugeyna
@SumayoCumar-80
@SumayoCumar-80 3 ай бұрын
Qisada noso daya 😅😅 ok
@ShacniBashiir-x1q
@ShacniBashiir-x1q 3 ай бұрын
Allaha isku kin barakeyo
Hazal oo naag kale Lala  guursanyo 🥹😭
10:09
Kafi Abdi
Рет қаралды 11 М.
Prank Vise Canada Ayaan Helay Hazal Way Ooyday Sorry Bbe
15:36
Kafi Abdi
Рет қаралды 41 М.
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Qadada Aan U Sameeyay Ninkayga Xaaji Kafi Wuu Ka Helay
18:17
Kafi Abdi
Рет қаралды 53 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
QISADA NUURA OO YAAB IYO AMAKAAG BADAN!!@sawdamqaalib
55:56
Sawda Qaalib
Рет қаралды 72 М.
Cirbadii Ayay Xasuusatay Hazal Jawigeena Isbadalay
18:26
Kafi Abdi
Рет қаралды 18 М.
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН