MAXAAN KUSO ARKAY BUURTA GACAN LIBAAX || Nigth CAMPING 🏕️

  Рет қаралды 14,034

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@MohamedAbdirahman-bz1iw
@MohamedAbdirahman-bz1iw Ай бұрын
Gacan dahab ismahan waan rajaynaya inaan Hargaisa isku aragno dadkan inanta kudhagan ee sooqoraya rag Lalama safro adeer ragani waa ragi Lagu tashan jiray ee maaha " xinjiro fajaasin " hablahooda kabilaaba nin isaaqi meeshu kaaxigo ninba kaaxiga keep going wll mcn 🙏
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 Ай бұрын
@@MohamedAbdirahman-bz1iw 🙏❤️
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo Ай бұрын
Ismahaan Daahir Ganey Allha ku xafido wllo mcn Hadaan awoodayo safaradaada quruxdabadan Malin kama maqnaadeen 🎉❤ Ilahayabaan ka barayayaa inaan maalin uun ku arko😢 wllo mcney Dar ilaahy ayaan kuu jeclhy wlhi ❤❤❤❤❤❤❤🎉
@FahrulFahrul
@FahrulFahrul 25 күн бұрын
I like this video
@YasinOsman-g5k
@YasinOsman-g5k Ай бұрын
Dhal gobeed salaan gobeed ❤❤❤somaliland guul ku waara ❤❤❤
@muna603-p4v
@muna603-p4v Ай бұрын
Wooow dhulkeeygii quruxda badan m.a❤❤
@SakiMo1233
@SakiMo1233 Ай бұрын
deegaankaygii soo duubtay mahadsanid from garxajis
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Ай бұрын
Wllhi waa wax kale dhuka reeer somaliland aab ayuuu u qurux badan yahy iyo guuud ahaan. Dhulkeeniiii hoooyo waxana garan dooontaan markii qurbe ku nooshahay qiimaha dhulku leeyahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@engjeesto
@engjeesto Ай бұрын
Inshalah sanadkan 2025 ayan ino bilabi doona muqalo ila 8 daqiiqo ugu yaran ah oo dhulka somalida dhan aan ka soo duubo
@king__zack__moha
@king__zack__moha Ай бұрын
Best camping 🏕 👌
@hadoncumar4239
@hadoncumar4239 Ай бұрын
Masha alla ilaahow nabada io quruhda no siyaadi❤❤❤❤
@don-hero21
@don-hero21 Ай бұрын
Mshllh wll ISMAHAAN DAHIR🔥Muuqal shidan iyo jawi shidan ❤Hory usoco wll😊
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u Ай бұрын
Sodhawow dumaashi qaali ❤❤❤
@cabdiwaligaceyte2205
@cabdiwaligaceyte2205 3 күн бұрын
Good video
@Amwityou
@Amwityou 28 күн бұрын
Waa kuwan kanaalada u qalma in la daawado . ❤ 👍
@cabdiwaligaceyte2205
@cabdiwaligaceyte2205 3 күн бұрын
Masha Allah
@mustafebangaala3104
@mustafebangaala3104 Ай бұрын
Amazing 👏 video 🎉❤
@DRTIMAJILAC
@DRTIMAJILAC Ай бұрын
Masha allaah 🙏
@Marcos乛YT
@Marcos乛YT Ай бұрын
Ismahaney wallhi waa markii ugu horaysay aan ku arko keep going walashey 🫶❤
@huthaahmet2356
@huthaahmet2356 Ай бұрын
Hargesa miyad timi huno mashlh so dhawow gaclo ❤😊😊
@agedow
@agedow Ай бұрын
🫡 habo 🙌🏿
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u Ай бұрын
Maansha allah ismahaan daahir dalxiiss wacan
@Shaam-mc
@Shaam-mc Ай бұрын
Quruxdii somaliyeed inader hargyes❤
@FuaadaxmedAxmedopdi
@FuaadaxmedAxmedopdi Ай бұрын
Raaxeyso inder this yuor country ❤❤
@nasroalimohamed4477
@nasroalimohamed4477 Ай бұрын
Mashaa alaaha eedo mcn rabi hakugu xifdiyo meesha aada joogtaan ❤❤❤❤❤aamin yaa rabi
@Juujuule1
@Juujuule1 Ай бұрын
Ismahaan ina aaapo mr wn wda safri donaa ❤i.a😘👸🦋✊🫡💪✌️guuleyso ❤
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 Ай бұрын
ولذكر الله اكبر Hala badiyo xuska allaah
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 Ай бұрын
اللهم ارزقنا الامن والايمان
@scholarpoy7108
@scholarpoy7108 Ай бұрын
golden hand ✋️
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel Ай бұрын
Wow
@AbuSaki-o7h
@AbuSaki-o7h Ай бұрын
Wllhi gabadha kaliyen ta taagero social media weyi ismahan muqaladeda wan ku raaxeystaa hadana hargeisay ila jogta wan rajynayaa nasib inan ku kulano si muqaal ay iga duubto😂
@anythingishowspeed
@anythingishowspeed Ай бұрын
mancha allah❤
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi Ай бұрын
Mnsha allah ilaahayoow somalia noo xifdi qurux badanaa 🇸🇴 wadankayda😊
@siaragali1439
@siaragali1439 Ай бұрын
😂
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 13 күн бұрын
riyo?do you mean ZOOOOOOmalia
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 13 күн бұрын
@@mohamoudabdullah hhh mean somali govement🇸🇴🇸🇴
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 13 күн бұрын
@@MunocabdirashiidMunocabdirashi i have no problem with the Somali government per say , where is that country located? Djibouti is a part of somali nation so is NFD. i think you meant government of ZOOmaaaliyaaaaaaaa
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 13 күн бұрын
Waa cida ictiraafka ka sugoosid waa og tahy meeshuu yaalo ee qadka nooga bax muhiimada waa gobolka waqooyi inuu yahay degmo hoos imaato🇸🇴 soomalia
@guuleednaaji
@guuleednaaji Ай бұрын
Am one of your fun ❤
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 Ай бұрын
ismahaan ku dalxiiis wll dhulkagaga hooyo duriyada dhexdada joogta boqorad wadankeedi joogta thy
@abdinour
@abdinour Ай бұрын
Nice vedio . Muuqalka camero nooceeya ku duubtay
@NasteexoAbdikarim
@NasteexoAbdikarim Ай бұрын
Mashllh baadiyo qurux badan ❤
@MaryanMuxiyadiin-k3o
@MaryanMuxiyadiin-k3o Ай бұрын
Masha Allaah🎉❤🎉
@Booska2024
@Booska2024 Ай бұрын
Nice❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wan jclhy safarda dalxiiska. Somalia my home😢😢😢😢
@jamayuuro4910
@jamayuuro4910 Ай бұрын
Muuqaal aad u wacan weye Deegaankaygii kusoo dhawoow Wll
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l Ай бұрын
MashaAllah 😊
@ima6291
@ima6291 Ай бұрын
Hayeey kasoo futogadoon
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
All your Videos are in 8 minutes why ?
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 Ай бұрын
Mansha Allah caadi maha ❤
@أجملالوردة
@أجملالوردة Ай бұрын
Wll ismahaan rag lalama safro waa iga talo😊
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Ай бұрын
Walaalo. Ragani. Maaha. Qadaadweyntii. Hablahooda. Kufsan. Jiray. Waa. Gobtoi. Reer cshiekh. Isaxaaq. Ee. Garanayey. Xuquuqda. Dumarka. Iyo. Martida
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 Ай бұрын
Waa run ragga mxa kudaba dhigaya
@aalachanel9840
@aalachanel9840 Ай бұрын
Gacan dahab ismahan❤❤❤
@GuleedMohamed-c5f
@GuleedMohamed-c5f Ай бұрын
2bilood ayaan nolol jabhad nimo ah ki qaatay. Xusuus wlhi wixii aan u baxayna waan helay second time alx
@wardaismail2064
@wardaismail2064 Ай бұрын
Ma dadki buurta galad aheyd kkkk lacagbad mala ku heshey😂😂
@NuurAbdalle-ik1cf
@NuurAbdalle-ik1cf 25 күн бұрын
SIGLE miyaad tahay
@MohamedDek-ym2bn
@MohamedDek-ym2bn Ай бұрын
Hore Usoco Wl🔥
@BinDahir-j2
@BinDahir-j2 Ай бұрын
Nice vlog❤
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Ай бұрын
Qurux ❤❤❤ ma guursatay
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u Ай бұрын
Buurta Gacan libaax gob dalxiis mudann runtii
@fdama
@fdama 23 күн бұрын
Ku soo dhawow waqooyiga Somalia 🇸🇴
@khaliilbulshaawi2114
@khaliilbulshaawi2114 21 күн бұрын
Xagee la dhahaa?
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 13 күн бұрын
ka fogoow futada Fdama
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Ай бұрын
Masha allh
@farhiashiekh917
@farhiashiekh917 Ай бұрын
mashaalaah❤
@MohamedDahir-w3v
@MohamedDahir-w3v Ай бұрын
Berbera ila sheekh marka xiga Ku dalxiis waa heersare
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia Ай бұрын
Fadlan nagu soo biir
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 Ай бұрын
Wllo mad kaligaa tagtid waa ku ceeb inad ragg muxrankaga ahyn kolba meel laseexataa san isku dhaan wllo waxkle veius ka raadso waa iga talo wllo
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 Ай бұрын
Raga waxa ee ii yihin ama isku nahay miya Aqoon u leedahay adiga sistery
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 Ай бұрын
@@ismahandahir3704 maya wll lkn 7 todobada muxram ee ku gayin mayihiin xaga diinta kuwaa haday yihiin waa sax
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 Ай бұрын
​@@ismahandahir3704wllo 7 muxram waa sidan 1 awowgaa ruma 2 aderka ruma 3 abtigaa ruma 4 walaalka ruma 5 abaahaa kudhaly 6 wiilka walashaa ruma dhashy 7 wilka walaalka ruma dhaly inta wxan wa ahyn ama qaraabo ahaada ama waxkle isku ahaada waa kaa ajaanib sistery dib uga bax fadlan
@Hibo_dhool
@Hibo_dhool Ай бұрын
Hargeisa igu so mar Aniga
@MaxamuudMaxamedabuukar-ws2to
@MaxamuudMaxamedabuukar-ws2to Ай бұрын
guuleyso❤❤❤
@Sheeekxarir
@Sheeekxarir Ай бұрын
Abayo fadlan Music badhan naga yaree
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 Ай бұрын
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 Ай бұрын
Abyo nasro maisdagashen mise waa kalamaqantihin adinko islajogo ma arkin gurcel kasosalma hormar wacan
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Ай бұрын
Way kala maqanyigin❤
@BIDIXO24
@BIDIXO24 Ай бұрын
🎉🎉🎉
@hodoali5714
@hodoali5714 Ай бұрын
Inaantan iyo wiilashu biley ehel yihiin somaliyey wax hubsada
@Mrleexo
@Mrleexo Ай бұрын
Muqaladadu 10 minutes madhafan miyaa😂😂
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Ай бұрын
Gacan dahab ismahan daahir abdilahi ganey somaliland salan iga gaadhsii adna aad baan kusalamey ❤️🤍💚
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d Ай бұрын
Somaliland maxad kaga waregaysa?ma Jajusad Gurgurte soo dirad tahay
@abdifatahahmedhashi
@abdifatahahmedhashi 7 күн бұрын
hhhhhh war nio gbdha kaxisho miyan laso boqan karin mglda
@MohammedSheikh24
@MohammedSheikh24 Ай бұрын
Masha allah
Buurta Gacan Libaax
13:30
Qays Qeyser
Рет қаралды 186 М.
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 51 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
NASRA ABTIDOON HADIYAD AAN KU OOYAY AYEE ISIISAY😭
12:53
Ismahan Dahir
Рет қаралды 166 М.
Dalciis qurux badan.....Garowe dhul qurxoon
8:32
@ Abdirash channel
Рет қаралды 929
Safarkaygii Magaalada Adduunka ugu Dalxiiska Badan 🇹🇭 Bangkok || Thailand
19:39
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 41 М.
Magaalada Marrakech
8:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 257 М.
Gacan-libaax waa sidee xiliga dhaxamaha iyo wadada loo maro.
12:01
Nasri giirre
Рет қаралды 13 М.
HARGEISA  STREET FOOD || Cuntoyinka Wadada Hargeisa
8:44
Ismahan Dahir
Рет қаралды 23 М.
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 51 МЛН