Safarkaygii Magaalada Adduunka ugu Dalxiiska Badan 🇹🇭 Bangkok || Thailand

  Рет қаралды 138,987

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Muqaalkan waxaad ku arki doontaa aniga oo tijaabinaya cunnooyinka Thai ee xalaasha ah, booqashada Suuqa Todobaadka ee Chatuchak, iyo sidoo kale Masjidka ugu weyn Bangkok. Waxaan sidoo kale wareysanay Axmed oo ku nool Thailand muddo 10 sano ah.
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 241
@GeediSahan
@GeediSahan Ай бұрын
Fadlan 10kun like iyo share Ahmed WhatsApp: +66840876501
@WizateraPoy
@WizateraPoy Ай бұрын
Wad uqalanta yow❤
@WizateraPoy
@WizateraPoy Ай бұрын
Reply iso gal yow😮
@AbdifitaxAsad
@AbdifitaxAsad Ай бұрын
Gul
@Abdishakur-Erdogan
@Abdishakur-Erdogan Ай бұрын
Jookar waa kusalamay sxp
@BishaarIsmailAli
@BishaarIsmailAli Ай бұрын
Go to bataya geedi sahan
@MaxamedAbdi-s1t
@MaxamedAbdi-s1t Ай бұрын
Sharaf ayaad mudantahay Waxaan aad ugu jeclahay meelkasta oo aad tagto badanaa goobaha cibaadada ee muslimiinta waad booqotaa keep going brother
@Ozla252
@Ozla252 Ай бұрын
Geedi sahan waa KZbin-ka ugu fiican soomaalida wadamo ayaan ka bartay anigoo qolkayga ku jiraa mahadsanid hormar wanagsan ku rajaynaaya insha'allah 🎉❤
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 Ай бұрын
Sxb aniga xita kula mid ayan ahy
@user-muno123
@user-muno123 Ай бұрын
Mahadsanid wllkeen saa inoogu soo gudbiso waxyaabo badan oo faaido leh masha Allah keep going there asxaabta aan wllkeen ka farxino mardhow 1M coming soon wuu uqalmaa iyo kabadsn❤❤❤
@hassanfarah726
@hassanfarah726 Ай бұрын
thailand 2010 kii ayaan tegey waa wadan aad u maciishad jaban nolol wanaagsan leh isla markaana waxbarashada ku wanaagsan phuket, samui island, Nakhon oo aan jaamacad ka dhigtay, Bangkok iyo magaalooyin kale ayaan tegey good place dhibka kajira waa un diin la’aan
@ansalmaxamed8495
@ansalmaxamed8495 Ай бұрын
🄰🄰🄳 🅄🅆🄴🅈🄽 🅆🄰🅇🅈🄰🄱🄰🄷🄰 🄼🄰🄲🅂🄸🄳🄰 🅄🄶🄰 🄱🄰🄳🄰🄽 🄰🄳🅄🄽🄺🄰 🄰🅈🄰🄰 🄺🄰 🄳🄷🄰🄲🄰😢❤
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Ай бұрын
Diin hadde amini lahayen wadankida sas uma dhisten wlhi sacan argagixiso ayee Kahan lahayeen😂
@facts8316
@facts8316 Ай бұрын
@@cadaaweyare9045 diin ii maxa iska galy, indonesia, malysia, maldives, kuli wadan muslimin waye mad argagixiso kuaragtid🤣 wax laga cuno ayan jirin waxe marekan argigixisa meshas ugeynin. Macdin ii wax faida leh o qali mlhn sababta aya tas eh. Siyasada baro niyow diin ii argagixiso waxba iskama galine.
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Ай бұрын
@@facts8316 firi wadamada aad so shegtay dhan wa dimuqradi Marka wadan kutub Islam lagu mamulo ama lagu mamuli dono oo nabad ah car wakasaye itus diinta waxa surad xumenaya wa khawarij iyado liska qaban kutubka masurto galayo wlhi example xun aye naga gudbiyen khawarij iyo Wahabi
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
​​@@cadaaweyare9045 wadammo badan oo muslimiin ah ayaa amni ah ani somaliland ayaan joogaa amni badan ayaa ka Jira Dadka dalxiisayaasha EE somaliland yimaada AAD bey u bateen sanadba sanadba ka dambeeya waxa ugu badan EE amnigaa keenay waa Diinta.
@abdukadirali2020
@abdukadirali2020 Ай бұрын
Masha allah waa muuqaal aad u qurux badan.
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 Ай бұрын
Bangkok amazing city waaye waa inaa booqataa Khaosan road,Siam park iyo area-ada Sukhumvit oo dhan
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 Ай бұрын
Mad jogta adigu
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 Ай бұрын
Mansha Allahu Geedi Sahan hore u Soco guuleyso
@mohacabdih
@mohacabdih Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 guulayztaa❤👍🏾👍
@MaxamedRooblem
@MaxamedRooblem Ай бұрын
Brother waxaad uqalan taa injabadan 1m follow hooray usoco noo soobadi
@abdiYusuf-fv6bx
@abdiYusuf-fv6bx Ай бұрын
6:41 xariirta raga waa ka xaran ninkii aduunka ku xidha janada ku xidhan mayo hadaad ogayn hada ogow
@drdhobo1334
@drdhobo1334 Ай бұрын
Wow amazing content thanks wll sidaad noogu soo diyaarisay muuqaalkan quruxda badan❤
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Ай бұрын
Geedi Sahan oo weli Aduunka ina kala baraYa keep going brother ✅🙏
@SakariyeIbarahim-ji1qb
@SakariyeIbarahim-ji1qb Ай бұрын
Axmed Dahir aadbaan kuu salaamaya, from Hargeysa daruuraha.
@jimcaaleabdibullaale6170
@jimcaaleabdibullaale6170 Ай бұрын
Zxp dalalka asiyada dhexe Kazakhstan uzbekistan tajikistan kyrgstan turkmistan azerbaijan
@HanaazPoi
@HanaazPoi Ай бұрын
😂😂😂 oo malahaas baalahaa magac saddex leeba ka aqaanaa
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 Ай бұрын
Horta waala yaabay sxb wadamadas inta badan KZbinrada maba booqdaan maxe Ka kacabsadaan
@ismaip1
@ismaip1 19 күн бұрын
​@mahdimohame sabobto ah wa kaligi talisyo aya haysta maha dalal fur furan d7056
@abdallaameey1537
@abdallaameey1537 Ай бұрын
Mahadsanid bro geedi sahah 🎉
@nasiredits102
@nasiredits102 Ай бұрын
قال النبي صلى الله عليه وسلم ،(أحل الذهب والحرير لإناث أمتي وحرم على ذكورهم).
@Mahad_apthull
@Mahad_apthull Ай бұрын
Lkn Aniga Carab Mahi SOOMAALI BAAN AHAY .. ALLA somalinimadu macana ❤️🫡
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Ай бұрын
The legend xogahada waaa jecel nhay
@rahmamuuse4317
@rahmamuuse4317 Ай бұрын
Geedi sahan south Korea mxaa utegi weydey plz aad
@MR.X1Y3
@MR.X1Y3 Ай бұрын
BTs iyo waxaasad rabta😂 xaliimo waan ku fhany
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 Ай бұрын
@@MR.X1Y3 tooshuun maad isdabo wadin adigu😃😃
@afiarte8318
@afiarte8318 Ай бұрын
shaq wanagsan baad haysaa horey u soco
@MuxudiinYusuf-ws2li
@MuxudiinYusuf-ws2li Ай бұрын
Thanks Geedi Sahan
@gmail2925
@gmail2925 Ай бұрын
Mahadsanid geedi sahan. Waxaad tahay dadka fara kutiriskaa soomalida ee faa idooyinka usoo gudbiya shacabka. soomaaliyeed mahadsanid
@aamirmaxamed
@aamirmaxamed Ай бұрын
Geedi sahlan hore u soco shaqa badan ayaa haysaa
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Ай бұрын
Mahadsanid jaale
@maxamedkooshin4271
@maxamedkooshin4271 Ай бұрын
Wlhi darmar weye Geedi sahaan
@UbdirahmaanAbshirnuune
@UbdirahmaanAbshirnuune Ай бұрын
Mahadsanid geediyoow Germany ayaan kugu sugaynaaa
@maxamuudyare1902
@maxamuudyare1902 Ай бұрын
geedi next philippine aaad🇵🇭
@Sareeye_gaas
@Sareeye_gaas Ай бұрын
Hore usoco sxp geedi sahan❤❤
@bobena84
@bobena84 Ай бұрын
Best KZbinr
@ahmediman4866
@ahmediman4866 Ай бұрын
Caafimaadka Adeer USA baa number one aduunka ka ah , laakiinse waa yaro qaaliga hadii aad bilaa caymis tahay . Thank you
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Ай бұрын
Germany aya number one ah hhh usa xta number two mahan
@Mu12salMohamed
@Mu12salMohamed Ай бұрын
Kaas no. 1 ah iyo kana no. 2 waxaa ka fiican side anaga dalkeena wax ugu qaban karnaa 🇸🇴
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 Ай бұрын
Ciyaalo Daruurihii Salan sxb Sxb Ahmed 🙏
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q Ай бұрын
Masha allahu❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls Ай бұрын
Nice video 😊
@abdihersi2945
@abdihersi2945 Ай бұрын
Asc walaal geedi sahan waan ku salaamay
@Kaftan688
@Kaftan688 Ай бұрын
Ahmed waa 🇸🇴 amabrador big raspect
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 Ай бұрын
Next journeys Japan and South Korea ka dhig sxp
@OsmanJigre-x8l
@OsmanJigre-x8l Ай бұрын
Geedi sahan waan ku salaamay sxb
@fuaadaxmedcabdi
@fuaadaxmedcabdi Ай бұрын
Manshallh sxb
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Maasha allaah ❤
@socdaal3428
@socdaal3428 Ай бұрын
Masha Allah Nice 👍🏾
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k Ай бұрын
Thank you
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 Ай бұрын
Mahadsanid wll
@fatimaabdullah7996
@fatimaabdullah7996 Ай бұрын
2014 ilaa 2019 ayaan Ku noolaa Thailand caafimaadka 100% ayay Ku tahay Waxwalbo hada laga sheegay waa run
@RayanGurey
@RayanGurey Ай бұрын
Kawaran nolosha wadanka
@YaanBintujamac
@YaanBintujamac Ай бұрын
Wll wadanki kaso guuryaa ka wrn noloshadeda
@mohacabdih
@mohacabdih Ай бұрын
SOOMSLIYA.GUUL💕👍🏾👍
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Ай бұрын
Hore u soco
@sadiiqcaydruz7874
@sadiiqcaydruz7874 Ай бұрын
Geedi Sahan ur wrong 😑 😂on that one ☝️ most visited tourist destination city 🏙️ in the world 🗺️ not Bangkok its none other then fabulous ISTANBUL Türkiye 🇹🇷 🎉❤
@bing2b989
@bing2b989 Ай бұрын
Update matihid, Istanbul is Old News. Bangkok ✈️💅🏻💪ayee ka shdantahy 2024 .
@saki0065
@saki0065 Ай бұрын
Muusoow isdaji istanbuul hooyadaa malahee😅 xaganaa ka danbaysay oo looga dalxiisbadanyhay
@sadiiqcaydruz7874
@sadiiqcaydruz7874 Ай бұрын
@@saki0065 sorry 😞 bro once again it’s Bangkok #1 but yea Istanbul is one ☝️ of the leading tourist destinations but ur right it’s Bangkok 22 million a year 😆 Antalya beautiful city don’t hate don’t hate Türkiye 🇹🇷 dude shity Somali ba tahay
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 Ай бұрын
@@sadiiqcaydruz7874 adigu canfar maad tahay marka😀
@sadiiqcaydruz7874
@sadiiqcaydruz7874 Ай бұрын
@ may Somali Nationalist
@geedialves9453
@geedialves9453 Ай бұрын
GeeDi sahaN 😊
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 Ай бұрын
Come to kampala dhulkii cagaarka iyo roobka
@AbdinajiibMahamud
@AbdinajiibMahamud Ай бұрын
Keep going pro❤🎉
@WizateraPoy
@WizateraPoy Ай бұрын
Respect aku haya😮
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
ماشاءاللہ❤
@Maxmuud-gf4we
@Maxmuud-gf4we Ай бұрын
ما شاء الله ❤
@yuusufMuhani
@yuusufMuhani Ай бұрын
Geedi sahan maxamuud ❤
@fuaadaxmedcabdi
@fuaadaxmedcabdi Ай бұрын
Asc zxp❤❤❤❤❤
@bashiirshaami8479
@bashiirshaami8479 Ай бұрын
Wax kle 😊
@bisharosman6843
@bisharosman6843 Ай бұрын
Keep going my brother ❤
@Salmaancumar-j6q
@Salmaancumar-j6q Ай бұрын
Hore usoco❤
@liibanfarah5982
@liibanfarah5982 Ай бұрын
Super❤
@Maduusha99
@Maduusha99 Ай бұрын
Arimaha qaxoontiga iyo sidee card qaxoonti ah looga heli karaa 👍
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein Ай бұрын
Cardka wa laga hela side passport Somali logo dagaya aya la Raba
@raafidabdi2233
@raafidabdi2233 Ай бұрын
​@@sadikabdihussein cardka si fudud miya looga helaa
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein Ай бұрын
@@raafidabdi2233 haa bro 3 bil lagu hela KZbin ka dawo UNHCR Thailand malinwalba vidoe so dhigan iyago diwan gelinaya qoxontiga
@ibrahimmahamed5283
@ibrahimmahamed5283 Ай бұрын
​@@sadikabdihusseinsxb adiga miyaa joogo
@ibrahimmahamed5283
@ibrahimmahamed5283 Ай бұрын
Waa baahanahay aqbaarteda yar wllkeey ah ayaa urabaa
@Qarayare_channel
@Qarayare_channel Ай бұрын
King trailer geedi sahan
@HamdiAbdullahi-bw2px
@HamdiAbdullahi-bw2px Ай бұрын
Asc wll geedi sahan china gormaad tagee xiiso igo haysaa
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
GEEDI SAHAN. ASIA. MAXA KALAHEESTA❤❤
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c Ай бұрын
Pls Soo qor geediyow somalida meeshay ka degto bankok ama Thailand
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali Ай бұрын
ماشاء الله رائع ❤
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Next norh Korea aad sxp 😅😅
@abdihersi2945
@abdihersi2945 Ай бұрын
Waxaan kaa rabay inanki ahmed❤ee bangkok ku nool lambarkiisa
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c Ай бұрын
Geediyow somalida xageey ka degentahay bankok?
@bobena84
@bobena84 Ай бұрын
Nice video 📸📸📸
@falaskhadar2561
@falaskhadar2561 Ай бұрын
Gedi sahan suaal plz waxaan rabaa doonanka aad raacday ee rakaabka qaada laxgtoda waa imisa markii soomaali loo soo qaadaya ama doomaha malaayga lagu gaafo oo weyn mahadsanid
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Ай бұрын
Nice video
@stnboy756
@stnboy756 Ай бұрын
1m ayuu istahilaa geedi sahan gar Siya maxaa loo xasdaa
@AyanGaas
@AyanGaas Ай бұрын
Ahmed joker wll qaaliya wankusalamay
@KENNEDYElmi
@KENNEDYElmi Ай бұрын
Bataya beaches maydaan tagin
@AkioHiroshi-i6c
@AkioHiroshi-i6c Ай бұрын
Asc, Geedi Sahan, goormaad tegaysaa Philippines ?
@issackjamaa9510
@issackjamaa9510 6 күн бұрын
Ninka waa lagend sificaan ayu u taabi
@Mohaazzinho
@Mohaazzinho Ай бұрын
300k is coming pro 👏🤍
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 Ай бұрын
Xariirta waa xaaraan
@Lifeissimpe
@Lifeissimpe Ай бұрын
Geedi sahan qosol isku celinaa 3:28😂
@bobena84
@bobena84 Ай бұрын
Keep going
@abdiqanimohamed4402
@abdiqanimohamed4402 Ай бұрын
Asc walal geedi sahan hal codsi videoyada way fiican yihiin Lakin mafiirsan Kari waayo music ayaad ku dartaa ka jooji dad badan ayaa intaas ugu tago
@MOHAMEDHassan-it9vg
@MOHAMEDHassan-it9vg Ай бұрын
Asc geedi socod adeero beenta ma iska dhaatid waayo markasta waxaad tirahda waxaan hoos ku qoridoona talefonka wiilka maadan qorin.
@NaasirAwed
@NaasirAwed Ай бұрын
Sowka soo qoray maxaa khaldan illeen numberkiisa ayaan hoos idiinsoo dhigayaa ayuu yidhi wuuna soo qoray nimberkiisa WhatsAppka.
@abdihersi2945
@abdihersi2945 Ай бұрын
Waayo inankayga ayaa iman raba bangkok
@cabdirixmaanjaamac3325
@cabdirixmaanjaamac3325 Ай бұрын
Guulayso
@heeybuuq2700
@heeybuuq2700 Ай бұрын
Asc sxb
@Abdinorm
@Abdinorm Ай бұрын
First comment 🎉😂
@fuaadaxmedcabdi
@fuaadaxmedcabdi Ай бұрын
Asc zxp
@xamsebulshawi2196
@xamsebulshawi2196 Ай бұрын
am in Thailand now
@thekaraamo2
@thekaraamo2 Ай бұрын
لاتنسى تصور شارع جهنم في بتايا او بانكوك.
@ansalmaxamed8495
@ansalmaxamed8495 Ай бұрын
Kan dal mahaa waa bakhlo waxa laso ado😂❤
@PreeyapornLanger
@PreeyapornLanger Ай бұрын
สวัสดีค่ะเพื่อนของฉันก็มาSomalia👍💖❤️
@ashasaid7324
@ashasaid7324 Ай бұрын
Hoyga lgpt ga😮
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Ай бұрын
😂iyo dumarka jirkoda gato odayalka rer galbedka tumasho utaga wadan walan waye
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 Ай бұрын
Manchalla
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Ай бұрын
Woow Mashallah thé is super video ilike from Dijbouti
@Eidkaa
@Eidkaa Ай бұрын
Xariiiif kaas reer burco miyaa 😂😂😂😂 France idinka soo salamayaa
@rahmogaafay1574
@rahmogaafay1574 Ай бұрын
Waxad uqalantaa 1 milyan iyo kabadan waxan kaa barano lamaso koobi karo walaalkey geedi sahan horumar wacan
@SaynabAbdullahi-nt4ic
@SaynabAbdullahi-nt4ic Ай бұрын
Waxan rabaa in aan imaado Thailand sidee lagu iman karaa
@ahmedmuusecaabi5246
@ahmedmuusecaabi5246 Ай бұрын
KEYNA VISA KA DALBO WLLO
@ShucaybSaid-h2w
@ShucaybSaid-h2w 29 күн бұрын
​@@ahmedmuusecaabi5246plz wll iso. Jwp
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 Ай бұрын
Pattaya hadana gaarin maad dalxiis in ustaad
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 Ай бұрын
Pattaya ladyboys buuxo 😆
@Isak.a
@Isak.a Ай бұрын
Ahmed wa rageda waxad moda ninki channel ka laha
@xiin1535
@xiin1535 Ай бұрын
Luuqadaan qaaq badanaaaa
Suuqa ugu khatarta badan Aduunka 🇹🇭 Suuqa Tareenka
17:59
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 153 М.
Qabiilka ugu Qoorta Dheer ee Adduunka 🇹🇭 The Long Neck Tribe of Thailand
10:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 227 М.
Dalkan 400 oo Muslimiin ah oo keliya ayaa ku nool 🇱🇦Safarkaygii dalka Laos
10:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 84 М.
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 302 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН