Maalinteydi Labaad ee Beeraha Afgooye

  Рет қаралды 82,885

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

Күн бұрын

Пікірлер: 275
@kingmohaan9856
@kingmohaan9856 3 жыл бұрын
Gacmo dahab maa KZbin ka Ubaahan mise KZbin kaa Gacmo dahab Ubaahan ✌
@saadaqshire8400
@saadaqshire8400 3 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤🌹🌹❤❤❤🌹🌹❤❤❤
@yusufyussuf2300
@yusufyussuf2300 3 жыл бұрын
Ayaan
@samiyacumarsamiya9583
@samiyacumarsamiya9583 3 жыл бұрын
wallhi saxibtaa magacee kuu bixisay waad istaahishaa gacma dahab gacmaha allah kuu dhowro xabbti isku meel baad ka tuubten adiga igo myrajo hadana kaaga inba caadi maaaha allah yaxfadka masha allah il iyo caeriba la aaw
@hamzemire9808
@hamzemire9808 3 жыл бұрын
Dadka illahay nimcadaa siisay ee hadana hashiinla wlhy waa wax yaab leh from somaliland g/togdheer qurxeey waxay mediaha xamar na tusiwaayeen baad na tusstaye alle ajar hakaa siiyo
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 жыл бұрын
Wlhi dad dhintay baan nahay ilaahy beerahas barwaqada buu nasiiye laba wabiyo waawayn, bad dherer badan, dhul shiidaal leh, xoolihi la dhaqanaye intaaso dhan buu ilahy noogu deeqay lkn caqligeena wuxu na siiye inaan anaga is dhameeyno aad ban uga xumahy wlhi barwaqadu ilahy na siiye inan ka raaxaysan wayne ee dhul gaalo u wada ordayno😭😭
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Haa wlhi nimcada ilaahay Ina siiyay kama faaidaysano
@jamaldiinofficial4943
@jamaldiinofficial4943 3 жыл бұрын
Dad cawaan ah baa dhulkan leh xaqiisana aan siin
@hanamoha3252
@hanamoha3252 3 жыл бұрын
You remind me of Hodan Nalayeh🤗keep showing the beauty of our country sis. Don’t stop👏🇸🇴
@hulunike707
@hulunike707 3 жыл бұрын
Hodan Nalayeh she was very unique person 😭😭 she can not be replaced. No one can take her place. Allah u naxriosto😭😭😭
@smile-db6bv
@smile-db6bv 2 жыл бұрын
Stop misguiding each other we are all sbling🥰🥰
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Жыл бұрын
Fck that trash. adoon food uff. Don't compare Ismahan with that S
@fdama
@fdama 2 жыл бұрын
We will come together again in the Somali Republic. From Hargeisa.
@salahyusufali
@salahyusufali 3 жыл бұрын
Gacan dahab iyo degmadayda Afgooye waa amazing muuqaalkan hore usoco 100k subscribers coming soon insha Allah🥰
@Abdisomalilander1
@Abdisomalilander1 3 жыл бұрын
Maasha allah Waa Meel uqalanta in Abid lagu noolaado dadka kunool iyo kuwa booqdayba iga nasiib badan wlhi
@hooyadamaanta6220
@hooyadamaanta6220 3 жыл бұрын
MashaAllaah Ismahan dalxiis wacan dadkeena Ilaahey ha tuso nimcada ay heestaan. Afgooye ilaa jambaluul wan u dalxiis tagay hadana waxaan rajeynaa marki wada la furo caruurteyda aan geeyo in sha Allaah. Beerta carabta ee jambaluul ku taalo mid la mida mar arkin haddii aad tagto miro aad u kala duwan oo waligaa arkin ayaad kuso arkeysaa. MashaAllaah Ilaahey ha barakeeyo wadankeena.
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah ismahan daahir from Afgoye Somalia Guulleyso My sister Hormar Wacan Ayaan Kuu Rajeynayaa
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
Qurux aftahannimo asluub iyo asturnaan aa iliihey kugu maneystay guuleeso Adeer aadaan kuutaageeraa
@barwaaqo-nageeya1122
@barwaaqo-nageeya1122 2 жыл бұрын
Beeraha afgooye iyo nimcadooda hooyaday baa in badan iiga sheekaysay balse maanta live ii tustay ee thank you abayo gacmo dahabeey.💋👏❤⚘
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 3 жыл бұрын
Waarmeeshu quruxbadana from HARGAYSA
@HomemadeCanada
@HomemadeCanada 3 жыл бұрын
Nice sharing. Beautiful country Somalia. 👍
@abdubille2538
@abdubille2538 3 жыл бұрын
Masha'allah Ismahan dahir runti somaliya quruxteda iyo nimcadeda ayad natusisen Masha'allah
@hibocudoon3387
@hibocudoon3387 3 жыл бұрын
ismahaan daahir abyo waxaad role utahay gabdhaha soomaaliyeed oo dhan hor mar wacan mcnto♥️🥰💯
@abdirashiddaahirahmed664
@abdirashiddaahirahmed664 2 жыл бұрын
Alla wadan keenu qurux badanaa Oo dalxiiska kumaqaanaa wr dhalin yaro dhul keena Aan Hagaajino
@meguelv-p
@meguelv-p Жыл бұрын
Koonfur galbeef dhulkii Raxanweyn afgooye maashaallah
@ayanlexc
@ayanlexc 3 жыл бұрын
Waan ku raaxaystay daawashada muuqaalkaan quruxda badan ee beeraha Afgooye. Markaa maqasho dalkeena nimcadaa taala waa markaan oo kale. Waad ku mahadsan tahay in aad inoo soo gudbisay muuqaalkaan oo kale. Waan tegi doono Afgooye mardhaw Insha Allaah.
@caliguutaale9425
@caliguutaale9425 3 жыл бұрын
Woow maasha allaah afgooye indhahaa kudoogsada umaddaa uxiistoo waligeed illaawayn
@maashaallahmacalim2820
@maashaallahmacalim2820 3 жыл бұрын
Maasha allaah waa raaxeysatay Facanse bellissima giovane Assolumente bella ragazze ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Quruuxda wadankeeyn Soomaaliyeed
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 жыл бұрын
Maasha Alaah fiiri quruxda wadanka beeraha iyo barwaaqada mediaha inta yar ee qaraxa iyo qaxootiga lagu qaraabto oo la xado saro lagu dhisto keliyaa lagu tusaa
@hoodorage264
@hoodorage264 3 жыл бұрын
Mncha allah ismahaan Dahir alleh gacanta hku barakeeyo habo🥰
@samiramahmud406
@samiramahmud406 3 жыл бұрын
Asalaam Aleykum MashaAllah Beautiful farm land MashaAllah Thank You for sharing🙏 Sister ❤ Jazaaka Allahu khyran Sister ❤
@aminaosman8245
@aminaosman8245 3 жыл бұрын
Masha Allah Gacmo dahab xbbti you are the best. Keep going. Wadankena quruxdisa in laso bandhigo wa wax lo bahanyahay wana kaalin maqneyd oo ad buuxisay❤
@caydaartsn7684
@caydaartsn7684 2 жыл бұрын
Wadankena quruxdisa masha aallh
@kingslayer3235
@kingslayer3235 3 жыл бұрын
Who would have believed that this is Somalia, all I knew about Somalia is that it is a country that suffers from famine and thieves And this is all because of the Western media, unfortunately, the image of Africa in general has been distorted
@munaali9740
@munaali9740 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@hanamoha3252
@hanamoha3252 3 жыл бұрын
Why are our people starving when we have all of this!!??? I don’t understand😟we need to stop depending on this corrupt NGO and be self sufficient.
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 3 жыл бұрын
I returned to Somalia 3 years ago, when I visited Afgooye, I ask myself this question, and I cried
@aliarole9715
@aliarole9715 3 жыл бұрын
Ismahan abyo qali gacan dhahab waku salamay adi asxpta 🥰👏
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
MashaAlaah beeraha waa inaa aad ugu dadaalna beeraha wa barwaaqo m’a
@Salihtr61bayır
@Salihtr61bayır 3 жыл бұрын
Türkiye'den selamlar
@mahadcisee1495
@mahadcisee1495 3 жыл бұрын
Masha allah gabadhan yutubka asaa ubahan eeyada uma bahna wllshey hormar wacan 👑❤👌
@yussufnoor1160
@yussufnoor1160 3 жыл бұрын
Wlh gabadhan gacma dhahab oo run wayabe magaca lagu bixiyey sida iskugu so baxeysin lee kayabi qofki magacan kubixiyey asagaba legend ah. Wlshy love you so much
@لولواالعلي
@لولواالعلي 2 жыл бұрын
Ani hadaaa kusoo biiray kabsarta wadan keena iyo bisbaaska aa icajibiyeey wadanka mar horaaa iigu dan beeysay alaha xafido yaaaarab🤲🏻👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@nanatihuseinkenya4105
@nanatihuseinkenya4105 3 жыл бұрын
my country is so beautiful thnx sister
@ahmedqannisomalia8132
@ahmedqannisomalia8132 3 жыл бұрын
Masha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🎧
@sihaamqarshe9233
@sihaamqarshe9233 3 жыл бұрын
muuqalka aan sugi la'ahay waa kii 100k subscribes insha allah muuqalka xiga ayan rajaynaya inuu noqdo abayo guushada iyo hormarkaga iyo vidioyadada quruxda badan waa midan aad u jeclahay guulayso
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Insha Allah
@garweynelafeey6742
@garweynelafeey6742 2 жыл бұрын
Fadlan Nala Wadaag Sawir inta Aadan is Cadeyn Ka Hor Ahaa Si Aan is Kugu Miizaano Midabkaaga Xiligan iyo kii Asalka Ahaa
@liibaxdudshe1371
@liibaxdudshe1371 3 жыл бұрын
Ismahan Eid wanagsan mcn quruxey xaax lakiin waxan kuleyahay singal matahay ankugu Aruure
@ismahanmacruuf578
@ismahanmacruuf578 2 жыл бұрын
Waaaa afgooye which xasuus Ayaan igalisay samiyey horay usoco
@ruunanshuur9512
@ruunanshuur9512 3 жыл бұрын
Yasalam masha alah qurux linta iso garsi ismahan guuleso
@novhassan9779
@novhassan9779 2 жыл бұрын
Salam huno jabuti ayan jooga videos aad doubtid wankaheley hoorey ousogo
@QUEENMAGOOL
@QUEENMAGOOL 3 жыл бұрын
All gacan dahabeey quru di wadanka nooso gudbise thankes❤️
@berhanuerimyas4953
@berhanuerimyas4953 3 жыл бұрын
Our second country
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Thanks for sharing 🙏❤️❤️ beautiful farm’s
@alimusa7662
@alimusa7662 3 жыл бұрын
Msha alh
@fitahkariye585
@fitahkariye585 3 жыл бұрын
M.a gacma dahab gabar nadiif ah dhulkeena barwaqa fadhida
@mohamedosmaan3220
@mohamedosmaan3220 3 жыл бұрын
Masha alaah walaashey Waan ku garab Taaganahay mar walba ♥️
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 3 жыл бұрын
Masha Allah Thanks Gdahab 🙏🙏🙏
@cabdiraxmaanrooble9882
@cabdiraxmaanrooble9882 3 жыл бұрын
the one and only girl ismahan keep going abyo hormar wcn ku rajenaa i.a
@TooshMedia
@TooshMedia 3 жыл бұрын
Waxkle wll qli keep up gacma dahab
@kowtharali4384
@kowtharali4384 3 жыл бұрын
Masha allah My sister keep going and love u ♥️♥️🥰🥰
@malakbtahirn
@malakbtahirn 3 жыл бұрын
Masha Allah nice countryside
@aweysa.1422
@aweysa.1422 3 жыл бұрын
Asalaamu calaykum maashaa, Allaah,Ismahaan quruxeey qosol kaagii waan u xiisnay heesaha naga yareey mahadsanid kulanti danbe oo wacan 👌
@zakariasharifmohamed292
@zakariasharifmohamed292 2 жыл бұрын
masha allah adeeg hufan
@issedahir4894
@issedahir4894 3 жыл бұрын
Qofta kaliga oo wadanka na jecleesiiso gacmo dahab the one and only my fv yutuber 🥰🥰🥰❤️
@cabdilahiaxmed8882
@cabdilahiaxmed8882 3 жыл бұрын
Ismahaaaan cadday beeryahaaan videos nomaaddsooduubbin madax saree beautiful Somalia
@idrissiyat8349
@idrissiyat8349 3 жыл бұрын
Walal ismahahan dahir ....I enjoy to watch your videos all time....keep going sister
@queenrahma6373
@queenrahma6373 3 жыл бұрын
Wallahi wa iska kaa jeclahay ismahaney Ilahay amarki
@fredellallen4337
@fredellallen4337 3 жыл бұрын
Hi Issy that brown fruit what is the name, nice plantain field
@sahrailyaaz7404
@sahrailyaaz7404 3 жыл бұрын
Masha Allah dhulkeena nimcaa fadhida wlhi😍
@Som-respect
@Som-respect 3 жыл бұрын
*Weligeey ma tagin Afgooye blse video gan le ka arkooya. Xamar joogane igu qaata😌*
@nafisonafta1058
@nafisonafta1058 3 жыл бұрын
Wadankeena allha nooga dhigo nawad
@xawiiwomaxamed2602
@xawiiwomaxamed2602 3 жыл бұрын
Masha allaah
@MHD6203
@MHD6203 3 жыл бұрын
My sister no stop waxaa nooso gudbisa muqaalo indho toogsi leh one love❤💯
@haninora533
@haninora533 3 жыл бұрын
Mashallaah Qurux ❤️🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺❤️🌻☀️✨😘
@abdifarah7004
@abdifarah7004 2 жыл бұрын
masha ahala
@riimaahmed6576
@riimaahmed6576 2 жыл бұрын
Alaaa beeertiii awoowahey maa tagateeen😁😜😀
@mo_aley9016
@mo_aley9016 3 жыл бұрын
Ma 🌴🇸🇴❤️
@rahmokhaliif2122
@rahmokhaliif2122 3 жыл бұрын
Masha allah
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 2 жыл бұрын
❤️❤️🇸🇴🧠✔️🦁
@khadanabdilahi2333
@khadanabdilahi2333 3 жыл бұрын
Maasha allah
@berhanuerimyas4953
@berhanuerimyas4953 3 жыл бұрын
Wow Somalia 🇸🇴 is beautiful
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
@Nusaibah Mohudin Mohamed Why do like to ask where he's from?
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Love you brother
@awomohamed8148
@awomohamed8148 3 жыл бұрын
Idil duunyo gabigeed Arligaan la joogo Arxad kuu dhigmoo Ismahaanay kula mida Marlay maan arag Gacmo dahab Allaha ku xifdiyo abaayo🤲
@maxud8114
@maxud8114 3 жыл бұрын
Mnzha Allah Horumar Wcan insha Allah
@aaminacabdiraxmaan1997
@aaminacabdiraxmaan1997 3 жыл бұрын
Mashaa allh
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 жыл бұрын
Ismahaan waa jeclahy wllo myqaladada
@ruqiyamohaned2959
@ruqiyamohaned2959 3 жыл бұрын
Big respect xppti
@asmaxaragoaxmed5871
@asmaxaragoaxmed5871 3 жыл бұрын
ismahaan wll waxbarasho maad kujirin nooso sheeg ❤❤❤❤☝
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Masha alh ismahan gacmo dahab horey usoco wlshyda ❤💯
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC .XASUUS ISMAHAAN BAA I QABATAY .HORE U SOCOS.SARE😁✋ ABAAYO
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 3 жыл бұрын
Your videos are amazing mashallah!
@maxamedmuslimgaalnimodiiis824
@maxamedmuslimgaalnimodiiis824 2 жыл бұрын
Soobadi dalxiiska beerahay sida janaale balcad jowhar jalalaqsi baladweyne insha allaah
@MoonTvHomeMadeCooking
@MoonTvHomeMadeCooking 3 жыл бұрын
Masha Allah every thing look so good nice sharing stay connected 🌹🌹🌹🌹🌺♥️🌺
@dahircarabofficial
@dahircarabofficial 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going asxabta iso boqda
@abououi5256
@abououi5256 2 жыл бұрын
Salutc de la bellejournéede dimanche 6ème
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 жыл бұрын
Our queen 👸💖 #ismahan #daahir
@anisaabdi6274
@anisaabdi6274 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah
@mytheeshkitchen6250
@mytheeshkitchen6250 3 жыл бұрын
Very beautiful place I like it.
@wllozil8610
@wllozil8610 3 жыл бұрын
Volg kale soo duub nooh❤🇸🇴🙏
@qurxontagury8066
@qurxontagury8066 3 жыл бұрын
Waaw mashi An ku dhashtay
@shabskitchenanddailylifeuk4456
@shabskitchenanddailylifeuk4456 3 жыл бұрын
mashaAllah beautiful sharing great content stay bless
@damdamle1560
@damdamle1560 3 жыл бұрын
Nice one 💞💞💞💞
@ilaarag871
@ilaarag871 3 жыл бұрын
Masha allah wadankeena ayaan mudan in lagu dalxiiso ismahan muqalada saan camal ah soobadai horay usoco
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Masha Allah?
@AliMohamed-th7tg
@AliMohamed-th7tg 3 жыл бұрын
Mashaa allah illahey habarakeeyo
@umumohamed2399
@umumohamed2399 3 жыл бұрын
Mash allaah ❤️❤️❤️👍👍👍👍🥀🥀🥀🥀
@issetakar846
@issetakar846 3 жыл бұрын
waa ku caleemasaaray. maasha Allah 👍🏿👍🏿
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 жыл бұрын
Waa mahdsn thy wllo sidaan kuwad
@abduladen1364
@abduladen1364 3 жыл бұрын
Mashaallah boqorada Ismahaan Dahir ❤️❤️❤️
FRIDAY MORNING SOMALI TRADITIONAL FOOD VILLAGE LIFE
8:24
Ismahan Dahir
Рет қаралды 121 М.
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 10 МЛН
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 213 М.
DEEGAAN BARASHO |AFGOOYE| Part 1
9:30
Loosey8
Рет қаралды 27 М.
#Afgooye 
Dalxiiskeygi Afgooye Iyo Maalinti Koowad Vlog ||
10:58
Ismahan Dahir
Рет қаралды 28 М.
WAAR Dag Dag AH September 16, 2024
11:45
Sharma Media
Рет қаралды 548
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 175 М.