ISMAIL AARKA || INTAAD DHINACEYGA JOOGTO || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025

  Рет қаралды 277,833

ISMACIL AARKA

ISMACIL AARKA

Күн бұрын

ISMAIL AARKA : HESSTII: INTAAD DHINACEYGA JOOGTO
ERAYADA: Abwaan Khaalid Gamo
LAXANKA: Muuse Gaas Faatax
MUSIC: Heynok

Пікірлер: 219
@TEAM_27.4
@TEAM_27.4 7 күн бұрын
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto 👍🏾
@TEAM_27.4
@TEAM_27.4 7 күн бұрын
wan kuujeedaa adoo aamusan akhrinaaysa qoraalkayga wll love iska saar😂😂😂
@safiabdilahi
@safiabdilahi 7 күн бұрын
😂
@LOBO___669
@LOBO___669 7 күн бұрын
Music iyo laxan isla jaan qaadayo iyo muuqalka guud ee heetsan Leesma Xaqiree heesaga waa cajiib fanaan ismaciil Aarka❤🙌
@Amaya_chanell
@Amaya_chanell 5 күн бұрын
Waxaan usoo laban doona maalin nolosha ii hagaagtay ninki aan rabayna calaf allah igu daray waxwalbana ii hagaagen isoo duceeya in allah noloshan xanuunka badan ii fududeeyo😢😢2/3/2025 waxaan rajeynaaya in waxwalba ii hagagaan❤
@Qabuulcqaadir
@Qabuulcqaadir 4 күн бұрын
I.n khayr bay noqon niyada khayr usheeg ilhy xirir fcn la yeelo Nolashu waa sabir is kana sabi❤❤❤
@HibakAliwarsame
@HibakAliwarsame 4 күн бұрын
Waxan rajaynaya inan ku so labto 4/2/ 2025
@fabdi1256
@fabdi1256 4 күн бұрын
insha allah walaal waxad jeceshay ilaaheyha ku sahlo
@ZamzamMohamed-d1o
@ZamzamMohamed-d1o 4 күн бұрын
Insha allah 😢
@TEAM_27.4
@TEAM_27.4 7 күн бұрын
Wan ku farxi lahaa hadii aad like iisari laheyd 👍🏾
@CaliJaamac-ld6cq
@CaliJaamac-ld6cq 7 күн бұрын
Wlh laysma xaqire wixi heeso muqalkoda la duubi jirey hestan ba fadhiiso tiri 🔥inaba cadi maha muqalka hesta, iyo heesta lafteduba Mashalh I love it😍
@farhiamohamed5008
@farhiamohamed5008 5 күн бұрын
Hajigag lantisa adoo ku Jira hestan lgu qado kwrn bal allaha ika dayo bariyo ❤🫂🥹 alxamdullahi qof kasta oo Muslim ah nolol qrx bdn ugu duceynaa waa naxaris qof ku jcl Marka heysto😢
@FaisoSiciid-b4m
@FaisoSiciid-b4m 4 күн бұрын
M.a qalbi❤
@Unique_girl77
@Unique_girl77 7 күн бұрын
Omg videoga quruxbdn oo inanta quruxbadan o fananka quruxban oo meesha quruxbadn mashalah 😍😍😍😍
@samiiralfa
@samiiralfa 7 күн бұрын
Waxi wakhti lagaliyo aya tayo yeesha my pro aarka wanka haya🎉
@AnisoAli-i5c
@AnisoAli-i5c 6 күн бұрын
Anoo nolol Qurux bdn misana nin rag garabkeyga joogo Sidaan rabeyna wax ii noqdaan usoo laaban doonaa inshaaa allaaah 2/2/2025 Waqti adag iyo nolol adagba waan ku jiraa sidaan si dhnto ilaah ka rajeynaaa😔😭😭 iiduceeya sidaan rabo ilaaah ha iiyeeleyyyyy🥹🙏
@HanadCade-t1l
@HanadCade-t1l 7 күн бұрын
Aarka fanka eebow tan dab iyo holac waye 🔥 🔥
@omarnormuse1848
@omarnormuse1848 5 күн бұрын
Booska biya shaah ayaa ku haboona inta iku raacsan love ❤️
@MahadAbdullhi
@MahadAbdullhi 7 күн бұрын
Super star 🌟 Aarka Best video 📹
@amiincaatoofficial7808
@amiincaatoofficial7808 7 күн бұрын
Sareeye gaas ismaciil aarka🫡
@AbdifataxYare1140
@AbdifataxYare1140 5 күн бұрын
Waleee heestaan way igu socotaaa 😢❤
@TEAM_27.4
@TEAM_27.4 7 күн бұрын
Hadaa Nin Tahy Naag Illahey Haku Sahlo Hda gabar Tahy ubad Ah iyo lacag illahey Haku Sahlo Hdaad like iisarTo 👍🏾🙏🏽
@hudaahmed4639
@hudaahmed4639 3 күн бұрын
Every time I heard this song I remember farhiathebosslady alle haku naxariisto 😢
@DeeqoApduqadirHussein
@DeeqoApduqadirHussein 7 күн бұрын
Waxan hees waa ay dhafen Actions 🎬 👏 top waye wllhi waxana message ka maqneyn codkaga halasiga ahay 👌 ❤
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 7 күн бұрын
Erayada iyo laxanka music iyo muuqalka codka labiska. Qofta dhoola cadeenta Iyo aarka 100%100❤🎉
@djmaskaboy
@djmaskaboy 7 күн бұрын
Aniga goatkyga🎤🔥🖤
@Libaan66
@Libaan66 7 күн бұрын
Ismaaciil aarka zhp Number one fans ku ahay 😢❤
@ciisemahdi7267
@ciisemahdi7267 7 күн бұрын
First comment ismacil 🔥💂🏻😊
@abdirizakjakaarta
@abdirizakjakaarta 6 күн бұрын
One of the best song si wayn I dhawaranayso the aarka 👑💪
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 7 күн бұрын
Amazing this song 2025❤️🔥
@mohamedBashiir-dd9cl
@mohamedBashiir-dd9cl 7 күн бұрын
Ish calaa hees👌👌👌 Muqaalku Wuu fadhiyaa
@RuunHussein-ld6uy
@RuunHussein-ld6uy 3 күн бұрын
Dhibkyga sidaa udiido Xumantada iiga dhowrto Inaan kusoo dhaweystoo🫂❤️ Malin maanta iiga farxada badan ayaan soo boqaon insha allah oo aan midownay ahmedkyga 💍👨‍❤️‍💋‍👨🤴🏽
@saaficadey88
@saaficadey88 4 күн бұрын
Heestan siba ugu helay ❤️marmarka qaar wxaa darema inaa qofkas ku dalay 🥶🤦🏽‍♀️😩
@Hamdi-k9o
@Hamdi-k9o 7 күн бұрын
Imagine wardo director ka noqon leyd😊❤lkn top wye noh ani 10/10😍
@manoqaali
@manoqaali 4 күн бұрын
waan daalay ee rabiyoow isiii qof wangsan 😭🫂
@KhadarAdan-gl7wn
@KhadarAdan-gl7wn 4 күн бұрын
Waikan inten kaso qabta 👏😭😅
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 3 күн бұрын
​@@KhadarAdan-gl7wnjoog😂😂
@manoqaali
@manoqaali 3 күн бұрын
@ ducadedi matahy😂😜
@Ujgdasgjuythhh
@Ujgdasgjuythhh 5 күн бұрын
Abaaay abaaay War tan hees way dhaaftey wllh waaa holac🔥🙌💋
@cwalicali9276
@cwalicali9276 9 сағат бұрын
Adiga oo Dantu kurunshegtey ma Weheshatey Xasusihi Dib u Dhigey Farxaddadi 😢❤
@mohamedIbrahim-i2d6j
@mohamedIbrahim-i2d6j 7 күн бұрын
Waaali waaye 🔥
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 3 күн бұрын
Heesta muqaalka iyo musika waa 10p% top
@Hilaal.humple
@Hilaal.humple 6 күн бұрын
2/2/2025 malin malmaha ka mida ayan kuso noqon dona hestann 🥺❤hestann ninkeyga ayan ku jecladey oo I baray 😩❤
@IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze
@IsmaciilkeyzeIsmaciilkeyze 7 күн бұрын
Deb iyo holac💥🔥
@mahadcabdulahinuur8519
@mahadcabdulahinuur8519 7 күн бұрын
Waw ishcalaa hees ismail arka 🎉🎉❤🎉 🎊🙏🙏
@MustafeAbshir-n2t
@MustafeAbshir-n2t 7 күн бұрын
Aarka fank❤
@hassanahmed5431
@hassanahmed5431 7 күн бұрын
Arka bartedha ayad digtii❤
@asmar6million
@asmar6million 7 күн бұрын
Wax lagaama qaban karo bro✊🤝🎧🔥
@najmofaarax6474
@najmofaarax6474 5 күн бұрын
Anaa neceb dheligaga Ano cidna ku dhigeynin Ayan kgu dhigay kasheyda 😢 Qalbi xanuun daremaya 3/2/2025
@zakayozacks2073
@zakayozacks2073 4 күн бұрын
Best singer ❤keep on soaring
@maxmaxjr7_
@maxmaxjr7_ 7 күн бұрын
What a video 🔥10/10
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 6 күн бұрын
Ismail wll tagera buxda ku ahay gulyso hees kowsar noso qad boqoradena koko bulle 1m keda kudabal dagi lhyn aarka koko❤
@seidabdinur5696
@seidabdinur5696 7 күн бұрын
Muuse gaas faatax laxankiisu waa top
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji 6 күн бұрын
Dhabtii waa imadooow ayaan dharaan macaan ku waaynin what a song❤❤❤
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 5 күн бұрын
Heestaan wiilkayga uqaadaa 🥹 pure talent Ismacilow ❤
@Ayaan.mohamedMuuse8
@Ayaan.mohamedMuuse8 7 күн бұрын
Ayy ugu danbeyn weyso baxday hesta wan sugeynay😊
@Abokorrrr
@Abokorrrr 7 күн бұрын
Heestan muqalkeeda waxaad modaysa international inay tahay allayahdeik what a camer man🔥🔥
@HousseinRobleh-g9y
@HousseinRobleh-g9y 4 күн бұрын
Masha alllah ❤❤❤🎉🎉🎉
@YashKey
@YashKey 7 күн бұрын
Shodhe ismacil 💪🎵👍
@husseinahmed5147
@husseinahmed5147 6 күн бұрын
💯💯 the new era of somali music👍
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Күн бұрын
Fanankena❤❤❤❤aarka❤❤❤❤
@MuniroSaiid
@MuniroSaiid 3 күн бұрын
hesta wafadhidaaa ❤
@djxanj3568
@djxanj3568 7 күн бұрын
Ismail arka best songer ❤
@munoabdulahi1620
@munoabdulahi1620 7 күн бұрын
Ugu danbeyntii waysoo baxday omg🙀🙈
@AishaCawil
@AishaCawil 4 күн бұрын
Hees waa dhaaftay wxan ❤
@AbdifatahHusein-qh8xs
@AbdifatahHusein-qh8xs 4 күн бұрын
Heestani Waa Fruits ⚘️💯
@WaliCabdulahi
@WaliCabdulahi 4 күн бұрын
Muuse gase fataxa isthe best 👌 legand stve dawan jiraya unba garanya Hada laxanka ayu qabasad❤
@Abdiwaliisaaqidirisabdiwali
@Abdiwaliisaaqidirisabdiwali 7 күн бұрын
Aarka 🎉❤
@RaynaadAli
@RaynaadAli 6 күн бұрын
Ana neceb dheeligaga😢❤ hees io badh❤❤
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 4 күн бұрын
Dhabtii waa imadow😢😢
@BalqiisXuralciin-vd7hc
@BalqiisXuralciin-vd7hc 6 күн бұрын
Way hees dhaaftay❤❤🎉
@MarwaAbdullahi-e3m
@MarwaAbdullahi-e3m 5 күн бұрын
Wllhi heestan ka helay ereyadadeedana aad bn u dareemayaaa. ❤
@MeykaL.official
@MeykaL.official 7 күн бұрын
Muuse gaas the best Lanaxayste wllhi🔥🔥🔥🔥🔥
@calidacad
@calidacad 7 күн бұрын
i like the song 🎧❤
@maxamedsiciid5878
@maxamedsiciid5878 6 күн бұрын
Tan hees way dhaaftay legend 🔥
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 7 күн бұрын
Super star aarka ❤ Best 👌 Goad fanka aarka 🎥🎶🫡✌️🤙
@AYZERVLOGS
@AYZERVLOGS 7 күн бұрын
10/10 Wllhi Hees Wey Dhafti 😮❤
@suleymanmaxamed9421
@suleymanmaxamed9421 7 күн бұрын
Just say wow 😮
@DeeqoApduqadirHussein
@DeeqoApduqadirHussein 7 күн бұрын
Heesta iyo jawiga lagu jiro muqalka ahanba waan LA dhacay iyo quruxda bilicda midabka inanta say masha ALLAH ❤
@WaliCabdulahi
@WaliCabdulahi 4 күн бұрын
Music Heyanok laxanka muuse gase fataxa fanan aad ucod macan m.a Boqorka laxank noqada Heesta mustafa keyanta ee Dawada timada ninka saraya waya❤
@Oowgeedi
@Oowgeedi 7 күн бұрын
What A song 🎵 😍
@IlkacseDigir
@IlkacseDigir 7 күн бұрын
First comment reply please 🙏 Aad baan ku tageraaa Hestaan mudaan sugayey,,
@MustalifaMohamettAbuubakar
@MustalifaMohamettAbuubakar 7 күн бұрын
😢❤heeesteyda
@SadaamCabdulaahi-bc7ok
@SadaamCabdulaahi-bc7ok 7 күн бұрын
The best song Ismail aarka thanks my Prather ❤
@hdA7573
@hdA7573 5 күн бұрын
This is art💯❤
@yuucaliyuu7455
@yuucaliyuu7455 6 күн бұрын
Axyaa hees❤
@weefaofficial17
@weefaofficial17 7 күн бұрын
Super star ismail abdillahi omar aarka fanka🤞
@barrecabdulle
@barrecabdulle 7 күн бұрын
Fast song ismaaciil aarka 2025🔥🔥🦍
@saacidcabdi1298
@saacidcabdi1298 6 күн бұрын
AARKA FANKA🦁🔥
@subersubeer303
@subersubeer303 6 күн бұрын
Khadro Haddanan Ku Dhaadanenin Dhamman Noloshubu Xabiibit dhabti Waa i madow 💖🥺
@boqoradasomaliya
@boqoradasomaliya 6 күн бұрын
10/10🔥❤️👏
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 Күн бұрын
Dhibkeyga sidaa u diido xumanta iiga dhowrto inaan kusoo dhaweystoo 😢😫😫❤️❤️🫶🫶🫶💖💖
@rumaanabdulhassan-rk7ku
@rumaanabdulhassan-rk7ku 5 күн бұрын
Ay ay walee hees waa dhaaftey tan
@habiibaabdulahiali493
@habiibaabdulahiali493 7 күн бұрын
Finally ❤🎉 10/10
@QaaliAbdi-py1tf
@QaaliAbdi-py1tf 3 күн бұрын
Heestan top level❤🎉
@munoabdulahi1620
@munoabdulahi1620 7 күн бұрын
Tan hees way dhaaftay wax kale ubixiya❤❤❤❤
@SharmakeCabdi-fj6mp
@SharmakeCabdi-fj6mp 7 күн бұрын
Legend ismaaciil aarka
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 7 күн бұрын
Best edit❤and his voice
@Ikramjamaal7970
@Ikramjamaal7970 2 күн бұрын
aarka❤🔥
@ZahrasahraDahiir-w9u
@ZahrasahraDahiir-w9u 7 күн бұрын
Ish calaa hees❤❤
@FardusAbshir-oc2fj
@FardusAbshir-oc2fj 7 күн бұрын
My best song in 2025😢
@maslaharts
@maslaharts 7 күн бұрын
Sawirgacmeedka maxaa ka leedihiin guys
@hodanabdi7415
@hodanabdi7415 7 күн бұрын
Cajiib
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 2 күн бұрын
Arka ❤
@ALISHIINE7
@ALISHIINE7 7 күн бұрын
Wow 👌 🎉
@AyanAbdi-mr5wu
@AyanAbdi-mr5wu 6 күн бұрын
Heestani waa duni kale, hal abuur cajiib ah baa isugu tegay, hadday duubid, music, ereyo, iyo fanaanba.
@apduqaadirmohamedahmed2100
@apduqaadirmohamedahmed2100 7 күн бұрын
Keep going 💪
@aliosmanaxmed3651
@aliosmanaxmed3651 7 күн бұрын
Heeskan markaaa maqlay waxaan xasuustay Xaaskii dayax dalnuurshe Allah hunaxriisto in posti ahaan u so dhigtay markaaa igu horeysay inaa maqlo lakiin hadda waxa argaa aydoo dhamays ah.
@cabdifataax9686
@cabdifataax9686 7 күн бұрын
Arkaa keep going Brother
@Fayley-p6u
@Fayley-p6u 4 күн бұрын
Waxan hees wey dhaaftey fananka gabadha laxanka erayada muqaalka mesha lagu dubay editka woow ❤🎉
ABDIRAHMAN NASRI DUNIDU WAA KUU SIDEE OFFICIAL VIDEO
5:33
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 73 М.
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 2 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,9 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
BELLA MAVIO IYO 7 WIIL || TOLOW YEEY DORTAY WAXBAA KA DHACAY 🤣
31:39
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 93 М.
nimcaan hilaac WAANADA IGA QAADO SUCAADEEY ┇LYRICS 2025
6:05
faahiye lyrics
Рет қаралды 524 М.
ADUUN JOWHAR KA JOOG, AAKHIRO JANNO KA JOOG
13:32
Utaama
Рет қаралды 41 М.
SULDAAN SEERAAR | QAB YEELO | 2025 HEES CUSUB
3:19
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heeso xul ah 2023 | Somali Mix 2023
21:58
Somali Songs
Рет қаралды 220 М.
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 3,8 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН