Ismail Omer Geelle Shidaalka DDS Xaaraan buu kaa yahay | Jaamac Gallad oo Xanaaqay 5-9-2020.

  Рет қаралды 99,365

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
/ @kaaraamardhatv
I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
To Visit: / sstvsomali

Пікірлер: 399
@maazimkiintoofficial4504
@maazimkiintoofficial4504 4 жыл бұрын
Jamac Galad Arintaa uu ka xanaaqay waa Arin adag Liketa so badiya
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 4 жыл бұрын
Illaa aad heeryada axmaaro iska rogtaan. Ummadda soomaaliyeedna aad nabad kula noolaataan oo aad garabsataan meel gaadhi maysaan inta aad hadba dad masaakiin oo idinku dhex nool dagaal kukicinaysaa ama cid dariskiina ah oo soomaali ah guul gaadhi maysaan.
@maazimkiintoofficial4504
@maazimkiintoofficial4504 4 жыл бұрын
Amxaaro Ethopia iyada ayaa iska Leh Ma gratay
@salebanahmed556
@salebanahmed556 4 жыл бұрын
Dhibaato aan Ismail Omar Geele ahayn qoomiyada Somaliyeed kama jirto
@ahmedmoussa1479
@ahmedmoussa1479 4 жыл бұрын
oo ma waxa rabta ina shiidalka soudan ama Eritrea laga doofiyo kkkkk sxb shiidalka somali galbeed Dawlada dhexe ee Ethopia aya leh waayo wa Federal oo dadka somali galbeed xoolaha Dawlada dhexe ayay ayakuba cunan waxa rabta na dadka kale xoolahoga lacuntid lkn adiga xoolaha ina lagula cuno marabtid kkkk yaab
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 4 жыл бұрын
@@ahmedmoussa1479 shidalka Ogadeeni dadka rer Ogadeenia ayaa leh, cid kalo kahadli karto majirto
@mohamedherzi2379
@mohamedherzi2379 3 жыл бұрын
Inta hal qof oo Somali ah noolyahay, dhul Somali shidaal laga helay Walle in aan xoog cidi ku calfaneyn. Mahadsanid Jaamac.
@hassanahmed412
@hassanahmed412 4 жыл бұрын
Thank you, Jana, you got the point! You are right and carry on with your good journalism. Well done and it is nice to hear you debating over a legitimate.things. Thank you.
@haniismail3317
@haniismail3317 4 жыл бұрын
Ha noolaado jamac Gallad walee waa nin Geesi ah woooow
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 4 жыл бұрын
Thanks SStv, waxan filayaa ma qaldana jamac, lkin waxa aniga ila haboon in lala yimaado nidaam lagu dheefsan karo kheyraadkaas, isna qaban meyso weligeed, dal somaaliyeed iyo ogaadeen, marka waaqaca dhabta ah laga hadlayo, inta aad dadka dalka kula leh ee kula degan aad ka dheeganeyso , waxba kuuma suura gelayaan.
@hassansantos7924
@hassansantos7924 4 жыл бұрын
Soomaali meelay joogto hub kala waayi mayso anigaa hubka burco idiinka soo dhiibaya lool
@aniwaaye484
@aniwaaye484 4 жыл бұрын
💙👌⚘
@abdigarad3341
@abdigarad3341 4 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay.dhiig wanaagsan ilaahay haku xafido.Amiin
@mohaa1434
@mohaa1434 4 жыл бұрын
Asal dhalad Somali dhab ah o dhiig leh
@abdulkadirahmed9230
@abdulkadirahmed9230 4 жыл бұрын
Burco hub Maa yaalo
@hassansantos7924
@hassansantos7924 4 жыл бұрын
Wllhi inuu yaalo qoyskayaga ayaaba 4 qori & labo baaskooladood iska leh
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 4 жыл бұрын
well done. thanks
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Aniga ayaa ogu horeeyo caawa fadlan subscribe ii saara walaalaha somaliyed oo xushmada iga mudan allah ha idinku arsuqo farxad waarto nolol wanaagsan iyo dimbi dhaaf adiga waalidkaa janadane Allah ha idinku abaal mariyo
@hassansantos7924
@hassansantos7924 4 жыл бұрын
Caawa odaygii Jaamac way ka xanaajiyeen sorry
@mohamedhilowle1821
@mohamedhilowle1821 4 жыл бұрын
Shidaalka waa hanti qaran meeshiisa hanoogu jiro
@Ruuxiquruxofficial9321
@Ruuxiquruxofficial9321 4 жыл бұрын
moha wllkis subscribe isar
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
Waa intuu odaygii Ina Siyaad Barre gartay. Waa inaha aan ku jeclaa odaygaas. dagaalka diinta uu la dagaalamay mooyee qadiyad soomaalinimo ayaa odayga ka dhexguuxaysay! Waxuu yidhi dadkani markay toosaan eey waxbartaan iyagaa waxooda lasoo bixi.
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 4 жыл бұрын
Masha Allah Illahayow ku xifidi Jaamac dhiga aya 100%tagay 😍🌹💯🥰❤️❤️❤️🙌🏼🙏🏽
@abdikadirmohammoud7534
@abdikadirmohammoud7534 3 жыл бұрын
Colonel jama , faaladada aad baan u dhagaysta, waxaan kaa dugsada Somalinimo , somali galbeed waa Isku qadyad Qura .nin duqontiisa wata Xuquuqda degaankada kugu haysta ,kana badan. Sida darteed faaladada ha ku dhisnaato somali Galbeed,hoos yey ugu dhicin qabyaalad Inshallah qadyada way guulaysani.
@sahramuse1375
@sahramuse1375 4 жыл бұрын
DDS wa dowlad ayaheda ka tashata guul iyo gobanimo dds 💕❤️👍👑
@faaraxkahiyeguure1152
@faaraxkahiyeguure1152 3 жыл бұрын
Jaamac.waa.faarax.huunyo.xanaaqa.yaree
@ruunraabi5652
@ruunraabi5652 3 жыл бұрын
Iyg4h4h3ith4 r r em2cy
@nuram3495
@nuram3495 4 жыл бұрын
I agree with you bro nooloow
@abdullahiahmed119
@abdullahiahmed119 3 жыл бұрын
Waan idin Salaamay, waxatihiin baraha bulshada labada nin ee ugu macquulsan, dhexdhexaad ah, runta sheega,caadifadna idinkuman arag. ILLAAHAY ha idin xafido. Aad iigu salaam waliba Jaamac Gallad.
@cabdinaasirjaamac458
@cabdinaasirjaamac458 3 жыл бұрын
Jaamac galad iyo nuur wan idinsalamay aslamucalekum wll heyga Somalida ah wahiy wan idin jeclnahay waa labad nin ee somali dhaba ah
@safaabdi5882
@safaabdi5882 4 жыл бұрын
maasha allah jama galad halyay geesi ah anagoo koox ah ayan idin dhagaysana waana in taagerrna australia ayan idinka daawana guulaysta
@denbel426
@denbel426 3 жыл бұрын
The president of Djibouti getting ready to run for the president of Djibouti again Don't take it too serious that's a campaign issue No more than that
@jamaciise9199
@jamaciise9199 4 жыл бұрын
Intaan shidaal la raadin,horta biyo ha La soo saaro
@kadramohamed5711
@kadramohamed5711 4 жыл бұрын
Mansha allah viva ogaadeenia guul❤❤❤❤🌹❤❤❤❤❤❤❤❤🙏👍👑
@Maeyann9
@Maeyann9 4 жыл бұрын
Strong stand jaamac anigu ciisa Ayaan ahay waanan ku taageeri
@bashiirxaji6513
@bashiirxaji6513 3 жыл бұрын
Maa shaa alaah waaruntii jaamac galad walaahi
@aska805
@aska805 4 жыл бұрын
Wàaga la dhameeyo hawsha waa nin nool iyo nin dhintey. Arinku ismaaciil waa dhaafsanyahay. Ogaadeen iyo dir
@liibaanaadan2887
@liibaanaadan2887 3 жыл бұрын
Jaamac Galad waxaad Halyay Soomali galbeed kaligeed mahan Somaali waa somali Ethiopiana waa cadowgeena waana iska difaaci
@sakariamohamed2323
@sakariamohamed2323 3 жыл бұрын
Jamacow guuleso walal 🤙🏽
@mohamedherzi2379
@mohamedherzi2379 3 жыл бұрын
Deegaanka Somalida Itoobiya miyaanay dad dhiig Somali leh. Harare, Diradhabe, Jigjiga goormaa Somali laga qaaday. Ogaadeen ha noq furor waddo.
@Waxmooge
@Waxmooge 3 жыл бұрын
MashaAllah jamac Gallad cowgaaga u nooloow Sido kale guul sstv dad waxbadan og
@gjgedi
@gjgedi 3 жыл бұрын
Salam everyone, as a Djiboutian I agree fully, with Djama said! Further more I am great fun of this programme. Keep up the hard guys. Ps: like the proverbs used 😂😂😂
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Asc Anigu waxaan oron lahaa Dekada Berbera Ha laga dhoofiyo oo halkaas deked Cusub Ha laga sameeyo hadii rabi idmo.
@ifraaxkeefle2401
@ifraaxkeefle2401 3 жыл бұрын
waa bahal duli ah oo somali dheeraad ku ah
@CabdalaCabdale
@CabdalaCabdale 3 жыл бұрын
Jamac ruunsheeg allow ciimriga kudheree
@aska805
@aska805 4 жыл бұрын
Faarax macalin aadbuu uga hadley shiidalka iyo heeshiiska
@sakariamohamed2323
@sakariamohamed2323 3 жыл бұрын
Jamaaac Deserve leadership opposition
@NourMohamoudFarah-mp7ke
@NourMohamoudFarah-mp7ke Жыл бұрын
Vive i o g u qadan shidaalka isaga iskaleh jalu wa abihi afrika
@macalincabdirashid1729
@macalincabdirashid1729 3 жыл бұрын
Jamac wan ku salaamay soo digi yidhi waa dal aan dad lahayn iyo dad aan dal lahayn...
@deltagustave8816
@deltagustave8816 3 жыл бұрын
waan ka hun ahay hadalka iyo qaabka huno uu quladag may IOG somalida itiopia,
@jicrii4948
@jicrii4948 3 жыл бұрын
👌👌👌👌
@ahmedrageh4174
@ahmedrageh4174 4 жыл бұрын
Jamaac Gallad waa burureey haa wa runtis waar Somaliland maha mamulun goboleed niyahow apologise kabiix jamaac Somaliland waa towlaad
@iuqmaanaxmed4470
@iuqmaanaxmed4470 4 жыл бұрын
Hahaha hadeey dowlad tahay somalia deqahaheeda maamul goboleedyada tan kujirtay
@abdirazakhussein4339
@abdirazakhussein4339 4 жыл бұрын
Jama wariya nimadii cawa waxaa ku darsatey xaqa inaad difaacdey taasna waa dhiiga xalasha iyo muslinimada masha alah
@kaderomarabog.b.l.y4652
@kaderomarabog.b.l.y4652 4 жыл бұрын
Jibouti iyo somaliland wa dad somaliya wa dad ka xodbadan ogaden iyo rer jigjiga
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 4 жыл бұрын
Kkkk Somaliland maxaa ladaha ma Sadax tuulo, war Ogaden sadax wadan ayuu dagaa ee ma idoorka langaabka ayaad moode
@AliHassan-wm5qb
@AliHassan-wm5qb 3 жыл бұрын
A s c imacil cumar geele waxa uu dakada u dhaxdhigay waa shidaalka south soudan taa ogow mahadsanid
@libanmahamed155
@libanmahamed155 3 жыл бұрын
JAAMAC GALAD WAA RUTII ISMAACIIL XUMARGEEL WAA TUU SOOMAALILLAAN AY ISKU HAYAAN TII BUU OGAADEEN ULA YIMID
@abdirahmanjibril8671
@abdirahmanjibril8671 4 жыл бұрын
Jama Galad: waa runtaa oo Ismail O. Geelle yaa ka xun oo ka cadowsan Amxaato iyo Xabashi. Waa dameer aad u neceb reero gaar ah oo soomaaliyeed.
@ahmedmoussa1479
@ahmedmoussa1479 4 жыл бұрын
oo ma waxa rabta ina shiidalka soudan ama Eritrea laga doofiyo kkkkk sxb shiidalka somali galbeed Dawlada dhexe ee Ethopia aya leh waayo wa Federal oo dadka somali galbeed xoolaha Dawlada dhexe ayay ayakuba cunan waxa rabta na dadka kale xoolahoga lacuntid lkn adiga xoolaha ina lagula cuno marabtid kkkk yaab
@seynabahmed5742
@seynabahmed5742 4 жыл бұрын
Waa sax no way Jose
@hafzamohamed479
@hafzamohamed479 3 жыл бұрын
Guuuul 😍💞💞💞💞💞💞
@nuram3495
@nuram3495 4 жыл бұрын
Viva dds viva soomaaliweyn.
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 4 жыл бұрын
JAMAC WAA RUNTII WALAYNA KUB KASIINAYNI WAA XAQIIQA TASI VIVA OGADENYA🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Jr-ok1tq
@Jr-ok1tq 4 жыл бұрын
Ragedii jaamac galaD 👍🏻
@muxumedahmed6305
@muxumedahmed6305 4 жыл бұрын
Hadagaalomo
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 4 жыл бұрын
🤝🤙🤘
@abdimohamed2223
@abdimohamed2223 4 жыл бұрын
Kaah express money transfer waxay no qotay mid lagu khasaaray dadkii sherka Ku lahaa iyo kuwi dhigtay ayeey dhacday dadkii maamulka East Africa oo uu weyn yahay Ibrahim haji ila hada hantidii dadka weey maqantahay shirkadaha kale ayaa lagu darsaday xawaladihi kale horumar ayey gaareen amal bank dahabshil bank salama bank kaah express dad jaahiil ah ayaa maamulayay ilahay ayaan ubaryeynaa cancer alaha kurido dhamantod. Dhaqaalaha shirkada 85 million ayuu ahaa lacagtaas weey dhaceen. Kan dhiiga ah miskaha ayuu ka jabay ilahay kama kacsho silac allaha uu dillo ka waxaa maamulayay bur cad illahay.
@abdisamadismail1879
@abdisamadismail1879 4 жыл бұрын
Jubaland hadii kenya loo ogolyahay maxa Jabuati lagu diday somalida walaleh Jabauti.
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 3 жыл бұрын
Jubaland waa somali hadey Ogaden kismaayo ee degen yihiiin micnaheeda ma ahan Jubaland waa kenya 🇰🇪 hadii axmed madoowe uu uhuru iyo kenya 🇰🇪 u maleynayo in ee ku heyn karaan Kismaayo ma si joogayo sxb Somalia 🇸🇴 waa somalia 🇸🇴 Cid aan ugu aaba yeelaayo ma jirto
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Jabuuti shidaalka anaga nalama aha jabuti cidina wax uma diidano shidaal la isku hayo oo ethiopia ah boobayso in u ina geele dalaal ka noqdo cidi yeeli mayso
@cabdiraxmanaadan6080
@cabdiraxmanaadan6080 3 жыл бұрын
Hadaba isagodhobalaqada jamacow wll warmahayside anajoga mesha
@nimcaanwalicali5702
@nimcaanwalicali5702 4 жыл бұрын
Ismail omer gelle haddi aan aduunka kaga aargoosan wayno allow aakhiro no cadhaab cafin mayne 💪
@ahmedmoussa1479
@ahmedmoussa1479 4 жыл бұрын
oo ma waxa rabta ina shiidalka soudan ama Eritrea laga doofiyo kkkkk sxb shiidalka somali galbeed Dawlada dhexe ee Ethopia aya leh waayo wa Federal oo dadka somali galbeed xoolaha Dawlada dhexe ayay ayakuba cunan waxa rabta na dadka kale xoolahoga lacuntid lkn adiga xoolaha ina lagula cuno marabtid kkkk yaab
@aska805
@aska805 4 жыл бұрын
Magaalada Dameer joog
@yuusufahmad8270
@yuusufahmad8270 3 жыл бұрын
Haye
@hoodomaxmed337
@hoodomaxmed337 3 жыл бұрын
Inshallah waatii soo afjari lahayd keligii taliye geele
@aska805
@aska805 4 жыл бұрын
Hadaanad cissee iyo gadaboursi aanad waxba u ogoleyn u gooya dhulkooga
@ahmedmoussa1479
@ahmedmoussa1479 4 жыл бұрын
Gadaboursi maxa mesha kenay LOL
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 4 жыл бұрын
Nin aan u halgamin oo aan ku dhaaranin shiidaalka Dalka Ogadenia in uu gobal kiisa ah laga dhoofiyo waaa wax aan jirin
@mohamedherzi2379
@mohamedherzi2379 3 жыл бұрын
Ismaciil cumar G. Waligii caqliga kana xoroobin, Gumaysi Faransiis ayu ku hoos korey. Meherkii buu ogolaaday maadaama Dekedaha Somalieed Itoobiya lagu wareejiyay. Wakhtiaa wax bari.
@yaxyecabdi223
@yaxyecabdi223 4 жыл бұрын
Caawa Jaamac waxba ma falanqaynayee uu xanaaqsan yahay
@saeddaher9812
@saeddaher9812 4 жыл бұрын
Jabuuti waa halka Somali laga burburiyay
@cabdicaydiid4574
@cabdicaydiid4574 3 жыл бұрын
Khayradka Somali ayu ismail donaya inuxado odaygu watugwayn
@abdiwaliqubaley2407
@abdiwaliqubaley2407 3 жыл бұрын
Asc dameera was swaylac akteeda eema aha carta iyo galbeedka jibuti
@lacastafranco7891
@lacastafranco7891 3 жыл бұрын
Waa inii salamay noor iyo jamac Waxa mid aan ka yaabay noqotay iin jamac oo kalasari wayo madaxweynaha Ismaël iyo shacbiga reer jabuuti,lakiin marka oo ka xadlaayo Mustapha muxumad iyo shacbiga jigjiga waa uu kala laabo
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
Nuurow ha baqin Jaamac waa runtii. War in meesha laga tuuro oo aynu dadka reer Djibouti caawino ayay ahayd. Meeshaba hal milyan camal baa joogta sidaan aaminsanahayna 99.9% wey necebyihiin odaygan. Rabbi subxaanah dadka ha dhaafiyo!
@munaahmed2374
@munaahmed2374 4 жыл бұрын
Wll waa ruunta waxad tahy koof cakli badan wll anaga reer jabuuti haadan nahy ismail omar guelleh waan nacneey maana rabno ilahy haanaga qaabto amin amin waxan ilahy waaydisanyna inuu ilahy naaga soo gaaro waan duulunsanhy wlhi waxbaaa kuuma haysano jabuuti bakhtigaa haalal noo aah
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
@@munaahmed2374 waan ogahay walaalo. Tacadiga uu ummada ku hayo lkn daa Rabbi subxaanah ayaa shar la doonay saan umalayn, hadayna saas ahayn muu iskaga tago meesha waaka dadkii mid gaajo u dhinta, mid uu xabsi ku iloobo iyo mid firdhadkii badda jiidhay. Wadankiina waxuu ka dhigay dukaan ay reerkiisu marba cid ka kireeyaan. Bal caqli xumaantiisa iyo jahli meeshuu ka gaadhay, gaal kiisii ugu awood weynaa odhan Dhulbuu siiyay. Xataa haduu bakhtiyo dhibtiisu mid inaga hadhaysa maahan. Waxaa qasab inagu noqon inaan naf galino ileen nimankan gaaladu waanu bixi maba yaqaanaan, waanu ku dulsaaraan oonu dhiiga kaa miiran mooyee. Waa thaalim murtad ah oo aan diin iyo dad iyo wada dhalasho midna xeerinaynin. Isagaas sidaa idiin haligay idinkoo dhalasho ahaan dadba ugu xigay ayaa Soomaalida kalena u shaalaqeeya oo wax la moodaa. Hada waa nin aan danqanba oo dareenka waa hore caabuq kaga dhacay oo war gaal mooyee ku muslim lagu kari waayay. Waa bahal huuno Ilaahay subxaanah ha inagsoo qabto. Oo mid kheyr qaba oo damiir leh degdeg ha inoogu keeno.انه ولي ذلك والقادر عليه
@munaahmed2374
@munaahmed2374 4 жыл бұрын
@@Gfunkyistheshit amin wll waa ruunta alaha naaga soo garo lkn daadka bilaa aqligaa eee qabiil cayaaya maa ficno inn laa cayo qabil dhan ciise muuxu kuu haystaa jabuuti waxba hadan waa dhuulkisi markaa waxan uu sheegaya ragaaa cayaaya hablo wllhodo kale ama hoyadod oo kale iyo qabil dhan ilahy kaa baqaaa
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
@@munaahmed2374 qabiil ninkii intuu iswada raaciyo wax ka sheegaa waa duli jaahil ah walaalo. Ha ubixin ka saas u dhaqma warkiisa. Wey yaqaanaan Soomaalidu inay Dambi uu shakhsi sameeyay reero dhan loo dago oo la takooro oo la tunjileecsado. Lkn waxaas oodhan waa baadil, baadilna waakii baaba'a. Ina Cumar Geele wakaas awooda sheeganayee isaga hala maago maxaa qabiilkiisa ka galay, qabiilkiisu kuwa uu ugu daranyahay ee uu naqaska ku xidhayo mayna ahayn? Anagaba Cabdi Ileey oo dad noogu xigay walaal xaar buu afka noogu guray, qoryo dab ahna waa lagu bakhtiinayay qofka ilaa uu dheecaanka jidhka qofka ka imanayaayi damiyo ololka qoriga, waxaas oodhan isagoo Gaal iska gadaya ayuu dad kuwii ugu xigay ku sameeyay. Kawaran hadii dambigiisii la dhaho Ogaadeen baa sameeyay. Hada ka hor Ina Siyaad Barre dambi uu sameeyay ayay Soomali reer reer isugu riftay oo si fiican la isku nacay, qaab waxuushnimo ahna la iskula dhaqmay. Oo waxaan la iska mudan ayaa la isku sameeyay wataa maanta reer reer aamina laga la'yahay. نسأل الله سلام walaalo. ILaahay subxaanah dadkii aan diinteena iyo danaheena ka talinaynin oodhan ha inaga qabto.
@bayaxowaaran2176
@bayaxowaaran2176 4 жыл бұрын
Waanu difaaci wadankeena inta gabadh naga hadhayso
@ahmedmoussa1479
@ahmedmoussa1479 4 жыл бұрын
oo ma waxa rabta ina shiidalka soudan ama Eritrea laga doofiyo kkkkk sxb shiidalka somali galbeed Dawlada dhexe ee Ethopia aya leh waayo wa Federal oo dadka somali galbeed xoolaha Dawlada dhexe ayay ayakuba cunan waxa rabta na dadka kale xoolahoga lacuntid lkn adiga xoolaha ina lagula cuno marabtid kkkk yaab
@axmedmuuse8557
@axmedmuuse8557 3 жыл бұрын
Wegareey wagar cagdheer caqli xumaa jaamac gararashayare hadaad maamusho xagaad kadhoofin talabaad halganka halkeed ku xoraysay halganoow lagu jecel hadalkaaga waanu fahanay halgan muujirne somali galbeedbaad dhagaha ugu ridaysaa badaw gaalbaadhaama haysasiin waxaanad lahayn hadii aad kadayn waydaan damacaa indhaha la, duhurbaa lagaa faramaroojin
@daherhamoud1250
@daherhamoud1250 4 жыл бұрын
💪Ismaïl👈ma hoyada baa wx kaa qaadi waa niin cissa ah oo dowlad ah . Caq dheer😂😁.
@ahmedmaalin988
@ahmedmaalin988 4 жыл бұрын
Sorry
@asadabdullahi511
@asadabdullahi511 4 жыл бұрын
Ismacil omar geele ciisaha dds degan unbuu dhibaatada usoo jiidaya , gobolka sitti oo dhan canfar bay ka gadanayan hada inyar unbay canfar ka iibsadeyn , sidii ay dirir dhabe u'iibsanadeyn bay u'iibsanayan .😂😂 xayla mariam iyo TPLF baa Far waliba qoray oo waxba kala bixi waayay ciise oo masaakin ah aan waxba heyn mxay qaadi marka dantiina garta From caabudwaaq .
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 4 жыл бұрын
Waligay merl kuman arag cagdheer iyo ciise waraabad iz caayaya keep going taalenti bad leedihiin3😍
@mursalhussein663
@mursalhussein663 4 жыл бұрын
Daher. Fat boy ismail wa nin lagumeysto fransiska ba nagahoda ku bashaala. You called that dowlad.🤣🤣🤣🤣
@munaahmed2374
@munaahmed2374 4 жыл бұрын
@@mursalhussein663 silkii hoyada miyuu fransis waasey dee maaxaa kuu geyeey naaga kuula uuskag badiyeey walibaa aaf dheer ayad tahy daad anaad garaney haaa caayin uuuuf inaa badiyeey
@ihabdi47
@ihabdi47 3 жыл бұрын
Asc Intaad u dardaar werinayso nin somali armaad adigu iska xaaramaysaa oo axmaarka aad hoosta ku wadataa wada cunaa Gu'Go
@fosiyamahmed2390
@fosiyamahmed2390 4 жыл бұрын
Jamac isdaji yuu dhigu kugu karine Caqligu wuxuu diidayo lagugu khasbimayeeeee
@jamalcali8558
@jamalcali8558 3 жыл бұрын
Jaamac galad nin adag
@AliAli-zq2mu
@AliAli-zq2mu 4 жыл бұрын
Haddi meel laga dhoofinayo Somalia laga dhoofin, caqli xumaa odaygu. Ta kale, somalida kilinka wa in ay ka bararugaan
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Jabiiitibaaa wa soomali misa meeel darood jooga la rabtaaan
@AliAli-zq2mu
@AliAli-zq2mu 4 жыл бұрын
Zhr 13 Yosef kkk wale waad iga qoslisey. Walal adiga uunba darood iyo wax kale ka farkara, Somalia ba uu baahan in daqaale la geliyo, ha noqoto somaliland puntland, galmudug kuligood wa laga doofin kara, laakin Djibouti hadda meesheeda ha joogto. Somali iney yihiin cidna ma diidan
@ahmedmoussa1479
@ahmedmoussa1479 4 жыл бұрын
@@AliAli-zq2mu somalia waki lalaha shiidal badan aya laga helay marka maxa somalia waxa u baahan in dhaqaale lagaliyo ee wa Jabuuti aya u bahan in daqaale lagaliyo waayo Jabuuti shidaal lagama helin waliba waxa laga dhisaya progamka ''djibouti damerjog industrial development'' oo ah magaalo heavy industry leh oo ay kamid tahay petrocheminal oo shiidalka saoudiga iyo south-soudan iyo gazka Ethopia lagu safayndono marka jabuuti aya diyaar ah oo amaan leh ee hadda somalia meesheeda ha joogto
@azakzaak1691
@azakzaak1691 3 жыл бұрын
soomaali awood ma leh. Shidaalka waxaa qaadanaya dowlada itoobiya. Qof ka dhacsan karta ma leh.
@cabdiraxmankaraamo1019
@cabdiraxmankaraamo1019 4 жыл бұрын
Sii fiican bad uga badashay caawa ismacil cumar geele
@cnaasirfarxaan2811
@cnaasirfarxaan2811 3 жыл бұрын
Mashlah
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 жыл бұрын
Jaamac caawa waa xanaaqsanyahay kkk nindhiig iyo damiir soomaali leh ayaan u arkaa. Inkasta oo uu dhahay shidaalka meeshiisa yaanba laga soosaarin. Soo kama wanaagsaney in loo fasaxo hadii lahelayo is afgarad shacabka soomaalida wax loogu qabanayo?
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
somaali waxba uma ogola eratariya hadii layidhaahdo waa laga dhoofin dhaanto ayuu ku dhufan😀😀
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Is afgarad ma aragta yan la so saarin maxa keena wa is afgarad la aan cidi ma diidano is afgarad lkn ma haysa
@kaireoma6206
@kaireoma6206 3 жыл бұрын
Asc ma ogtihiin dhibaatada uu uleeyajay degaanada lasso dhex marinaayo qasabadaha waxaan inni odhanlaha xaafadihiina iskagahaysta
@xogtadalkeena8990
@xogtadalkeena8990 3 жыл бұрын
Shidaal maaha jaamacaw ee waa dahab waana laguraa waa baryava
@cabdicabdulaahiibarahinbel519
@cabdicabdulaahiibarahinbel519 4 жыл бұрын
Halgankii guul ma keenay
@fuaadgawaafe2920
@fuaadgawaafe2920 3 жыл бұрын
Waxan jeclaan llahaa sidaad ufekerso hadii soomaali ufekerayso
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 3 жыл бұрын
Awoowhiisii caloosha xaarka ka buuxey kuma dhaco
@MrMohamud78
@MrMohamud78 3 жыл бұрын
Jamac waa nin nool oo geesi ah Allaha ha xafido.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
xaasidiin somaali waxba uma ogola etoobiyaanka ayay udaba raxleynayaan ismaciil omar geele waxaad udiideysaan ayaad etoobiyaanka urabtaan
@ixine-ty3ec
@ixine-ty3ec 4 жыл бұрын
Ismail maxa lo didey xasan dhahno waxnaga noda hadan dhahno ma cebba nio
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
@@ixine-ty3ec eratariya ayaad rabtaan in laga dhoofiyo jabuuti iyo eratariya maxay ku kala duwanyihiin? jabuuti ayaaba somaali ah oo xaq kugu leh
@ixine-ty3ec
@ixine-ty3ec 4 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 nio xolo thy ma istidhi anagu waxayaga cidna oma ogolin teda kle hadan dono xita eritrea aya laga dhofin waxayaga wayo anaga taa isixan ayey nogashay oo jabhadayadi ayey haysey iyadu oy hubka sin jirtay lkn jabuti maxay no tartay iyada ayaba na iibgayn jirtay intay gabdhaha umulaha ah soqabato ayey tigray ka ibsan jirtay jabuti marka nin sa nogalay waxayaga sen ku dhahayna nio
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
@@ixine-ty3ec somaliland iyo puntland ayaa laga dhiibi jirey dadka ugu badan jabuuti wax laga dhiibay ma maqlin anigu
@ixine-ty3ec
@ixine-ty3ec 4 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655kuwas meshay ka barten wa jabuti zhb jabuti aya kow bilowdey iyaga ayana ogu badan bro orod dadka warso
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 4 жыл бұрын
Awoowgiin la gub ku Qubeysta haddaad cid walba udiideen kkkkk
@aniwaaye484
@aniwaaye484 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂👌😂💙sikale maleh 😂😂😂🙂💯
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 4 жыл бұрын
ASC WALAAL HALSÒOSAAREE DAA HADUUSOO
@xoogsademussa898
@xoogsademussa898 4 жыл бұрын
Ok
@ibruae2720
@ibruae2720 26 күн бұрын
a s c galda waxan wad oga tahay waxan way ka maqayahin wayo.aniga dad kii lagu dhaacway ayan ka mid ah waxan kasocoday shirkad an shiinaha qeeba ta H2S ayan qaabilasan hasa aheetee waxa bada ayaa idinka maqan shidaalaksi waxa badan aya idina ka maqan
@mohamedhilowle1821
@mohamedhilowle1821 4 жыл бұрын
Caawa dooda waa adag tahay
@faaraxkahiyeguure1152
@faaraxkahiyeguure1152 3 жыл бұрын
Kķkkkkkkkkkkkkkk
@aboustartali2075
@aboustartali2075 4 жыл бұрын
From djibouti apo
@farduusaadanjaamac7007
@farduusaadanjaamac7007 4 жыл бұрын
Jirde xuseen oo iidoora ayaa fooq xilligaasi aad uwaynaa ka dhisay muqdisho farax galoolay oo hwiye ah baa ku yri jirde wlxaa ka dhiman jirdaa yaabay oo yri mxaa ka dhiman adeer wxuu yri Taayiraduu hargeysa ku aadi lhaa,mrkaa ismaciil cumar geelle usheega shidalka ogaden uu uriyaqi in ay wx ka dhman yihiin kkkkkkkkkk
@aska805
@aska805 4 жыл бұрын
Ninkii Jaamac ee marwalba noo soo bandhigayey sida ay isugu duubantahay oromo amxaaro iyo tegray waan ka naxay siduu uga hadley arinkan waayo waa dhul somalieed waxuu shydaalku mari ee laga dhoofin. Dameer joog.
@mustafaomar5394
@mustafaomar5394 4 жыл бұрын
Kheyraadka dhulka soomaalida ku jira Soomaali baa leh. 100% ma dhacayso innagoo nool in lays ka dhurto. Cadawgeenu markuu dakhli ka helo, hub buu siisan laynagu laayo. Waryaadhaheen yaysan hal foosto ahi ina dhaafin
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 4 жыл бұрын
Jibouty balaayiin doolar ayey Ethiopia ka helaan ogaadeeniya maxay ka halaan.....
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 жыл бұрын
Jaamac Galad arinkan shidaalka aad buu uuga qirooday. Jaamac minaay ka wanaagsanayn in shidaalka lasoo saaro Somali Galbeed iyo reer Jabuuti ka wadda faa'idaystaan guud ahaan?
@fosiyamahmed2390
@fosiyamahmed2390 4 жыл бұрын
Ismaaciil wuxuu ka quustay S/land ee yac iska dhaha S/galbeedawwwwwww
@fowzihapiip3217
@fowzihapiip3217 4 жыл бұрын
Jaamac caawa suaasha ma sugaYoo hadalka nuur waakan ka dhex galaYee muu xanaaqsan YahaY tolow.....?. Waa suaal ee igama aha aflagaado
@MrAkim87
@MrAkim87 4 жыл бұрын
Nuur, Shidalku in la dhoofiyo wuxuu rabaa NABAD. Haddii dadka gobalka dagan talada wax laga siin waayo, dadku waxay bilaabayaan colaad iyo dagaal oo walibana aan wadaognahay inay aad u dhibyar tahay... Jaamac Waa runtii 100 wiil ayaa ku filan inay heshiis kasta carqaladeeyaan haddii aan talada iyo go‘aanka wax laga siinin.
@abdifatahmahamedaidid5697
@abdifatahmahamedaidid5697 4 жыл бұрын
Oo madaa diid kara hal maa caano diidi karta shidaalka axmaaro ayaa leh wuuna ka dhoofayaa kkkkkk kkkkkk somali oo dhamiba way ku dhiibtay Ethiopia dakad malah ee shidaalka miyaad cabi xageed ka dhoofin
@safaabdi5882
@safaabdi5882 4 жыл бұрын
kkkkk jama iska dhici ismacil omar geeyle shidalka hanoo qalalo waa run
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 3 жыл бұрын
Arinta shidaalka dawlada Ethiopia 🇪🇹 iyo dawlada ama maamulka mustafa Ee DDS ayaa lagala tashaday ee shacab wax lagama tashanaaayo taas ogsoonow jaaamacoow
Jaamac Galad Iyo Mawliidka.
44:28
Qarri Jiqood
Рет қаралды 10 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 163 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 30 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 36 МЛН
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 62 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 163 М.