ISR|L oo ka baxaysa Qasa & warkii ugu weynaa oo ay maqlaan Reer Falastiin

  Рет қаралды 64,730

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 90
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 13 күн бұрын
ALLAH HA U GARGAARO XAMAAS IYO MUSLIMIINTA KALE EE DUNIDABA AAMIIN.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 13 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@aminasalad7410
@aminasalad7410 13 күн бұрын
Scw scw
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 13 күн бұрын
Scw
@abdullahiahmed239
@abdullahiahmed239 13 күн бұрын
❤❤ scw
@MaryanDiriye-i9o
@MaryanDiriye-i9o 13 күн бұрын
ALLAAHUMA SALI WASALIM CALAANABIYUNAA MUXAMED
@Murlii2007
@Murlii2007 13 күн бұрын
Maxaa kafaaiideenaa ku saliskiisa?
@somalia4ever1
@somalia4ever1 13 күн бұрын
سيهزم الجمع ويولون الدبر 😂😂😂😂😂 Ka baxa qaza idinkoo dulaysan Oo hoogay yuhuudey....👋👋👋👋👋 😂😂😂😂😂
@CalimaxamedBashka
@CalimaxamedBashka 13 күн бұрын
War farxad leh waye wlahi ❤😂😊
@mcwadaad6046
@mcwadaad6046 13 күн бұрын
Wx ka fiican o an maqlay ma jirto wlhy ad ayaan u farxay in illaahay ka dulqaado falastiin gumaysataha o illahay ayaan intaa u baryayaaa
@SabriyeJimcaale
@SabriyeJimcaale 13 күн бұрын
Guul guul falastiin❤❤❤❤
@DaudAdow-ju5hj
@DaudAdow-ju5hj 13 күн бұрын
ولا تهنوا ولا تحزنوا وأنتم الأعلون إن كنتم صادقين
@tayasiirmaxamedmire9267
@tayasiirmaxamedmire9267 13 күн бұрын
Qofkii kuugu horeeyay oo 👍 sheerta love 👍 ayaan ahay gayalan tv viva
@MaryanDiriye-i9o
@MaryanDiriye-i9o 13 күн бұрын
Yaa RABII yaa RAXMAAN nabad iyo nolol barwaaqo ALLE kacabsi iyo caqiida saalixa wadata aduunka inta uu jiro falastiin sii yaa ALLAH.
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 13 күн бұрын
Insha Allah Guuldagdag ah dhaman umada islamka d
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 13 күн бұрын
ALLAAHA ugar gaaro reer Falastiin
@MohamedRobleh-el8ps
@MohamedRobleh-el8ps 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤mâcha llah
@SabiriinCali-wh9zw
@SabiriinCali-wh9zw 13 күн бұрын
M.shalaah wallky
@seed3966
@seed3966 13 күн бұрын
Asc waa in 100 qof oo reer falastiin waa in lagu badalaa hal qof oo yuhuudi ah 👉1👈waa in natanyaahu danbigii uu galay lagu xugumaa 60000 kun oo qof uu diley in shaa allaah natanyahu waa qofka aduunka ugu xun allaah hasoo qabto aamiin
@FaadumoAbdinuur-o3o
@FaadumoAbdinuur-o3o 13 күн бұрын
Guul ☪️ islamka
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 13 күн бұрын
Gaala Allah haduleeyo اللهم انصر المسلمين في كل مكان
@AadanAbuumucaad
@AadanAbuumucaad 13 күн бұрын
Allow gaalada dhibta dhexdooda ah mid daran allow kayeel islaamkana muwafaqo allow dhex dhig
@sahradahir6959
@sahradahir6959 13 күн бұрын
Muslim iyo gaalo waxba naga galin ilaahow wadankeena nabad nooga dhig
@abdidahir2785
@abdidahir2785 13 күн бұрын
Good news
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 13 күн бұрын
Mahadsant walaalkey geylan media ❤❤❤
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 13 күн бұрын
Geeri guul kadambeeysa Kheir Allah hakadhigo
@diamondtruckingdte9510
@diamondtruckingdte9510 13 күн бұрын
Masha Allah Ilaahayaw ka dul qaad dhiibaatada 15ka Bilood lagu Xasuuqay.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 13 күн бұрын
فَقُطِعَ دَابِرُ الْقَوْمِ الَّذِينَ ظَلَمُوا ۚ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ Waxaana la Gooyey(oo lasoo afjaray) Cidhibta Qoomkii Dulmiga Falay, Mahad oo dhani Eebaa iska leh oo ah Eebaha Caalamka.
@abdullahiahmed239
@abdullahiahmed239 13 күн бұрын
الحمد لله allow run kadhig warkaas
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 13 күн бұрын
israa,iil ma haddeey ogaatey Dulmiga & Xaq darada in ay dhib leeyihiin & Cadaab Aduun Runtii waxaa ayaan daro ah in wax lagu dheeley & lana bur buriyey Guryo Qasadkiina la gaarin markii dad la xasuuqay.
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 13 күн бұрын
Rabiyow ugargar yaa rabi
@safiaahmed5321
@safiaahmed5321 12 күн бұрын
Masha allh
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 13 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 13 күн бұрын
🥺.🥺 .🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@CaliMaxamedIbraahim-oo1cv
@CaliMaxamedIbraahim-oo1cv 13 күн бұрын
يارب ❤فلسطين بردا وسلاما ووقف القتال 🇵🇸
@jimcaleaxmed2071
@jimcaleaxmed2071 13 күн бұрын
Falastiin Guuuul Guul isha Allah
@IsmailEgge
@IsmailEgge 13 күн бұрын
Mashalah
@jamaomarjamaomar9815
@jamaomarjamaomar9815 13 күн бұрын
Asc mahad said thanks
@BhajoMaxamed
@BhajoMaxamed 13 күн бұрын
Guul falastiin
@SiciidoMaxamed-ws8ve
@SiciidoMaxamed-ws8ve 13 күн бұрын
Scw scw scw falastiin guul ayaan urajeynayaa❤❤❤
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 13 күн бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsan ❤❤❤❤markale xog waxku ool ah oo hadana gaaaban thank you again ❤❤❤
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 13 күн бұрын
كَتَبَ اللَّهُ لَأَغْلِبَنَّ أَنَا وَرُسُلِي ۚ إِنَّ اللَّهَ قَوِيٌّ عَزِيزٌ Eebe wuxuu xugmiyey inuu adkaado isaga iyo Rasuulkiisa, maxaa yeelay waa xoog badane adkaade ah.
@Omarguedii9569
@Omarguedii9569 13 күн бұрын
Alhamdulilah reer palestine
@MustafeJaamac-m4e
@MustafeJaamac-m4e 13 күн бұрын
Ilaahay haugar gaaro falastiin
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 13 күн бұрын
Sida khayrku kujiro baan ilaahay uga baryaynaa reer qaza
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 13 күн бұрын
Rxbi subxaanahu watacaalaa waxaan ka baryeynaa inuu yuhuuda jabiyo aygoo dulesana ay ka huleelaan qasa
@AhmedMohamed-uk4jz
@AhmedMohamed-uk4jz 13 күн бұрын
Warkiinu waa caalami aad u hufan
@hawobashir838
@hawobashir838 13 күн бұрын
Manshallah 2 cagma dhige
@osmanabdirabi
@osmanabdirabi 13 күн бұрын
Wlaahi wankufarxay faraxad aad uweyn wali rer gaza wey guleysteen waliba alle ayaa guusha siiiyay
@CabdiIbrahim-u3g
@CabdiIbrahim-u3g 13 күн бұрын
Asc 😊
@cfc8536
@cfc8536 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AdenFarah-yy3fl
@AdenFarah-yy3fl 13 күн бұрын
Yahuda waa kansarka uguxun maata aduunka wax aye wafka ka leeyihiin iyo wax qalbiga kuhayan wu ka la duwan yahay sidan arkayo waxy raban inaye maxaabiista labo labo ugurtan kadibna siwadan gumadka
@SadamAbdi-j8f
@SadamAbdi-j8f 13 күн бұрын
Gul ll isamka❤❤❤❤
@SadamAbdi-j8f
@SadamAbdi-j8f 13 күн бұрын
Gulll islamka
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 13 күн бұрын
Iska ilaw hanasugin in mamulkas gumaystaha xagjirka ah unabad iyo xabad jojin qaato waxan wamawelo aywaqti kuiibsanayan cadadiska dawladaha muhimka uah sida maraykan kasaran waqtigan waxaykuhawlanyihin siday mawqifkas waxuga bedeli lahayen todana ugushubilahayen
@somali3234
@somali3234 13 күн бұрын
gul inshalah walalaha
@Aadan-u6q
@Aadan-u6q 13 күн бұрын
😊😊
@crisaaq3877
@crisaaq3877 13 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 13 күн бұрын
اللهم امين İlaahayow nasii madax adiga kaa cabdata oo adiga kaa haybaysata oo adiga daacad kuu ah kadibna dadkeeda iyo dalkooda daacad u ah oo damiir iyo danqasho leh Yaa Rabbi Ilaahayow Soomaali daba qabo oo nabadbaadi
@abdullahiahmed239
@abdullahiahmed239 13 күн бұрын
Israel sidey lagu amini doona he waa munaafuqiin
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 13 күн бұрын
Israel maraykan ayaa tageerayy maraykana wuu burburay
@MouminroobleGould
@MouminroobleGould 13 күн бұрын
Falastin guuul guuul
@HooyoPess
@HooyoPess 12 күн бұрын
Alluhu haw gargaaro
@sbofficial3140
@sbofficial3140 13 күн бұрын
Oo yaa nool.
@afleyrshechannel1109
@afleyrshechannel1109 13 күн бұрын
Intii badneed inta dhimatayna waa shuhuuda iyaga laftigooduna nolol bey noo xisaabsanyihiin
@mohamedabdirahman74
@mohamedabdirahman74 13 күн бұрын
Wanagsan Sxb
@SabriyeJimcaale
@SabriyeJimcaale 13 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@AbdishakuurAbokor-w8q
@AbdishakuurAbokor-w8q 13 күн бұрын
Gaylan zhp wan ku salamay iso qabo arin ayan kuu haya
@SiciidmacalinMaxamuud
@SiciidmacalinMaxamuud 13 күн бұрын
Asc geelan miidiya
@CabdiIbrahim-u3g
@CabdiIbrahim-u3g 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😢😢😢
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 13 күн бұрын
Umalayn maayo inay duqaynta dayn doonaa laakiin wayka bixidoo naan ciidamada lugtu waayi wayku dhimanayaan yuhuudu ma yeesho waxaayna kabaqaynin
@DaudAdow-ju5hj
@DaudAdow-ju5hj 13 күн бұрын
Sacada eegaa walalayal
@axmedcabdi4072
@axmedcabdi4072 13 күн бұрын
Maxaa siya
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 13 күн бұрын
Xabadjoojinta xamas ma qaza okaliyay qusaysa mise danta galbedna wakujirta? hadayse kaliya qaza qusayso sidexalku noqon ilen xamas danta galbedna waykadagalamaysaye sohadhow warkasonoqonmayo iyo dagalbaykawada d.galbed? miyanay ahayn in gumaystuhu kabaxo xududihi 1967 falastin si aman uhelo ugana nabadgalo rerfalastin?
@abdullahiahmed239
@abdullahiahmed239 13 күн бұрын
Oo aniga hal mid le ii tahy waayo waxaan fahmi waayey aniga shacabka waa phalastiniin askarta waa xamas😂
@abdullahiahmed239
@abdullahiahmed239 13 күн бұрын
Waa markii iigu horresay oo aan maqlaaya sakar magac gooni ah wadato iyo shacab magac kale leh
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 13 күн бұрын
@@abdullahiahmed239 maya 2magac makala laha lakin madama xamas tahay urur andawli ahayn sidaqanunka lodhigtay calamiga dadkiqortay lana aqonsanayn caqabadas samaynteda uguwayn leyihin dawladihi dadka uguxigay carabta bedelki iyagu dhibato kunoqden ayaa kentay tas xaqiiqda iyo shurucdu qudhodu waa shacabka falastin balse manta wixikadanbeya wanadam iyo urur laqonsanyahay
@Jamaal-ue9yk
@Jamaal-ue9yk 13 күн бұрын
Cod majiro
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 13 күн бұрын
Qodobkas ah inaysan xamas mamulin wakadiiden dhex dhexadiyashu walaguyiri kumaqusayso tasi fursadedina matalo mesha hadafku waxabad socota jojinteda
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Basaaskii Dilkii ISMACIIL HANIYAH ka dambeeyay & Dalka uu u dhashay |
17:10
NADAARA OO KA SHEEKEEYAY DHACDOOYIN LAYAAB IYO ARGAGAX LEH
31:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 69 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41