2021 wan ogahay inaad adoo amusan comentigee akhrinayee liketa dhac😂
@mohamedyaremohamed75303 жыл бұрын
Hhhhh
@nadiirbuux79873 жыл бұрын
@@mohamedyaremohamed7530 been maan sheegay😂😂
@hanuush67872 жыл бұрын
🤣🤣🤣2022
@khadarkeywiilkariyada6934 Жыл бұрын
Sxb waa ruunta wlhi 2023 faysalhanad waa nin Soo jabay 😂😂😅
@nadiirbuux7987 Жыл бұрын
Hadana xiligaas baan kuso laabatay heestan waa xasuus ii gaara😂😂
@cadey__boolo__556 Жыл бұрын
2023 waa U jeeda inaa Soo booqatey waa ku salaamey 😂❤
@haashigumcadle4 Жыл бұрын
16/ 10/2023❤ xasuus
@Safa-po3fy Жыл бұрын
Alla mxan jeclaa ano yar heestan fav song waxa sida tan igalay waa sapap jacayl daren igu siyaade afta ma isa siina sanadku wa 20/9/2023 kolly I argtye like I sar inder👍😅👆
Ala maxaan jacayl isoo maray mid aan waliba la yaabay inan ayaanu khadka iska baranay wanaagsanaydaa oo wacnaydaa balse hada waxaa nasoo dhex galay maalmo aan ii wanaagsanyn aniga dhankayga. Esra waa inantaan jecladay imikana xidhiidhkayagu maaha mid jirra balse waan jeceylkeeda maaha mid iga bixi doona maalin maalaha kamida Ayaan helidoona ❤ ❤ 😭
@hodancabdulaahi1602 жыл бұрын
In.a waa is halysan hadaa calaf isku leedihiin ee samir🥺
@Hornsuldaancabdi232 жыл бұрын
Insha allh wll mcn wad helaysa niyad Sami rajayso Mar walbi
@ManAlone-px2hd11 ай бұрын
Old is Gold ❤man Alone rer dhajka 2024 Kenya ku dhagaysani hyh favourite song 😢
@saynabsaynab9305 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku xasuustaa waa aan xaalad xun kujiray alxamdulilah waan ka baxay xaaladaas aduunka baa madow ii ahaa lakiin karti iyo dadaal aan sameeyay baan ugu baxay, waxaa arintaas ka bixi kara qof alaah u dhawaato oo cibaadada badsato,arinta iheysay arin kale mahee ee waa qof aad jeceshahay oo aad ku qasaartay
@ikraamsaid79414 жыл бұрын
Saynab Saynab wn ka xumahay xbbti
@biyaayo3 жыл бұрын
Sorry xbbti
@varixazaed55573 жыл бұрын
Alla qalbiga 7years ago ayay ahayd habaryartay oo dhimatay ayaa heestan malin ay nala joogtay qaadaysay dhalinyaro ayay ahayd cancer aya dilay💔😭😭ilahaw u naxariiso qabriga unuuri annagana dariiqa toosan nagu hadee😓
@yousufahmed23192 жыл бұрын
Aamiin allow unaxariiso inti dhimitay😭😭😭
@bushratayasiir54242 жыл бұрын
😭😭😭
@suhaybmaxamud67132 жыл бұрын
@@yousufahmed2319 aamiin alle naxariistii janno hasiiyo
@suweydaqurux869 Жыл бұрын
Amiin ya rabi
@mohamediraad405010 ай бұрын
Allaha unaxaristo 😢
@mickeykocic207011 жыл бұрын
I'm an Anglo who stumbled upon this cut totally by accident. It's an eye- and ear-opener! Nice music!
@ronaldoballcenterdiyeshe12396 жыл бұрын
Wht a song
@Faysaxasanjaamac5 жыл бұрын
Mickey Kocic
@kichw5 жыл бұрын
Sheeko
@jazielaugustine81393 жыл бұрын
sorry to be off topic but does someone know of a method to get back into an Instagram account? I was stupid lost my password. I love any assistance you can offer me!
@AbdirisaaqSomali Жыл бұрын
@@ronaldoballcenterdiyeshe1239,❤❤❤
@amiircaafi76634 жыл бұрын
2020 aya weli dhagaysanaya heestaan xili uu adun harqiyey Covid 19 oo dunida kala gooshkeedu adagyahay What a song !!!
@hanadlp93054 жыл бұрын
20yrs bn jiraa hdii la idhihi lahaa guuurso fartun birimo wan gursn lahaa hg girls ninki helo nak bu hely ilmo lipax bey ku dale. 🦁😂
@umeemaahmed-ev9in Жыл бұрын
Hadaa soo boqtay heestan 2023 like saar❤😢
@omargaruud19625 жыл бұрын
2019 hada dawneeso like isaar jaceyl ihayo saaid💘😍😍❤💔
@internationabankingcenter13445 жыл бұрын
safiyo bashiir
@otakojishakeya16284 жыл бұрын
ليش طقم حقه تعبان
@naciimoabkow35723 жыл бұрын
more information about this world and the new York times is dhafsanay page in the
@ahmedmohamed79685 жыл бұрын
Who Still watching 2020 💓
@mame77calicabdi54 жыл бұрын
Me tonight 25/4/2020😍
@mihamedhassan13884 жыл бұрын
Ha
@YussufAbdulrahman74 жыл бұрын
Am watching right now...and it's my first time to see dis song
Yaa dawanaaya 2022 hees best song heesta ugu jecelhy heesaha birimo 😍👌
@superglad30692 жыл бұрын
Aniga wll 😅🤣🤣
@Deek_kimiko1811 ай бұрын
2024 ❤ still on the surface. Super song But Broken😢..........
@safiofarah2953 ай бұрын
Heestan marki igu horeysay waxan ka dhageystay radio 📻 2013 waagi idaacadaha ey shidnayeen❤ 2024 ayan Dib udhageysanaya❤❤
@bootaandacal23793 жыл бұрын
2021 Todobo sano ka dib baan heestaan markii labaad dhaqaysaanayaaa
@ugaasoahmed261111 жыл бұрын
waaw ina adeertay fartuun birimo fartuun ahmed sahal dunida waxaa jooga dad sal iyo baar kuuyaqaan maxay dadkaan kaayaqaaniin heesahaaga unbey dhagaystaan magic miskiin lagama aha fartuun fingile faysal dumaashi salaam sare
@ishwaqabdi39415 жыл бұрын
Hda ila dhageysanysoh 2019 farta taag what a nice song
@fartuumafartuuma75725 жыл бұрын
Masha alah am fartuun hestan aniga arkin aya xubigeyga iso diray waxa ka qaday jecel saaida fartuun walal %
@liibaanxarago47789 жыл бұрын
mansha allah noqo sayigiin aan rabay aniga waxaabaan moodaa markay qadayso in ay aniga ii qaadayso nice weeye heestani wayo inaba caadi mahan waxaan ku leeyahay guuul ku noolow
@nayrusnuur99711 жыл бұрын
masha alaah farxiyo waad cod macaantahay waxaan ku oran lahaa marwo sharaf leh ayaad tahaye is astur
@88Shaqlan11 жыл бұрын
lool farxiyo aa
@maalimembers44025 жыл бұрын
Hestaan waa hees iyo Bar, waana heesta aan ugu jeclahay heesaheeda fartuun 😊💯❤️🙏
@fadhacarohuburow732011 жыл бұрын
Awwww fartuun birimo fananad qaliya faysalna kama dhaco isku waraa . somaliyey xasid nimada iska daya dadkan way isku qalmaan wax ha liisku quro dadoo
@muhiyadenfarrah9 жыл бұрын
Still one of my favorite all time Song. Love it and did indeed understand the Somali Lyrics ,unlike some others I don't want mention . Love it
@maryan87986 жыл бұрын
Muhiyaden Farrah what are the lyrics please can you 💚
@ikranbishar5132 жыл бұрын
My favorite song too 😍😍😍😍
@jaceelowmediaproductionjmp358110 ай бұрын
Wounder full song I'm feeling for my heart 💋 it for my special song for me ❤
@mukhtarofficial395210 ай бұрын
2024 still best song 👌 amazing
@hamdamohamed760411 жыл бұрын
haween sugato weeye inan yahow sad iyo calaf isaseegi maynee noqo saygi ay aan rabay jaceylkuna sidii hore wuu kasooo siyaade mana mana seexdo awgaa waxa sidan igalay waa sabab jaceyl iyo dareen igu siyaade nafta ma isasiina nasir ma isasiina
@mohamedyaremohamed75303 жыл бұрын
😭😭😭😭 Abayo mailahadli kartaa halmar manooshhy
@yj_lak2 жыл бұрын
Hadad rabto in lagu siiyo jacyil daacada, adiga noqo daacad.🙏🏾🎶🎧💯 17/12/2022 9:49 habeen Hargaysa 23/jmd/1444 sabti
Still I'm watching inaa kabaxdaan afkiina hoyo ku hadla laxyahow😂 Wali waan daawanooyaa 12/6/2023 26 june soo dhow anoo heeso calan raadinayo meeshan kusoo qaldmay😂😂
@sagalshirwa96822 жыл бұрын
2023 baan dageesanooyaa🥺😩🥺😂🎤
@BLNASLI Жыл бұрын
Waxa sidan igalay wa dareen jaceliyo 😫🖤🌸
@SultanAshah-fm7un2 жыл бұрын
Still here and still watching. Excellent 👌👌👌 collabo Feisal....We need/demand another of the same hype....
@mohacatoos30005 жыл бұрын
Heestaan hadaan fahmay waxay tahay 202O like heyla dhaafin
@youngkidoyoungkido48403 жыл бұрын
Fuck of
@ahmedadan86815 жыл бұрын
2019 cidii dhagaysanaysaa like ha iisaarto. Waxa sidatan ii galay waa sabab jacayl iyo dareen igu siyaadee nafta masa siinaa ma isku sida naa macaan ma isa siinaaaa😭😭😭😭
@YFcompany5 жыл бұрын
2020 ka qofki ugu horeyay🙋♂️ like
@marwoninkeedajcl13079 жыл бұрын
Allow dad is jecel Hakala dilin Waan jecely wixii Is jecel xxxxxxxx
@xamdixirsi98607 жыл бұрын
bal iso eeg adigu amiin
@adanabdi34107 жыл бұрын
bal iso eeg adigu Amiin Yaa Rabi
@hanad81517 жыл бұрын
Darrajo Omar aamiin wll ❤
@spoton54695 жыл бұрын
True
@mascuudabdirsakofficial96915 жыл бұрын
💋💋💋
@qadrasodaa798311 жыл бұрын
Waaaaaaaaaah Waaaaaaaaaah mahees iga dhax baxaday allaha maxaaaa macaaan ah amawa jaceel farutuun iyo faysal allaha idin daaayo ishiii idinka maseerto ha dhacdo mana so naqoto
@saytuunabdi20711 жыл бұрын
Love this Song.... Waxa Sidan ii Galay Waa Sabab Jaceyl Ee Nafta Ma Isku Sidana!
@xidigafilms34834 жыл бұрын
Heestan wxy kamid thy heesahan ku xasuusto jaceylki lumey ama nasib u yelaan wayey e zoya Wxy aheyd wakhtigan dhageysa jiray Amabaa aan qoraal ahaan ugu dirijiray aziza 2014 juun caawa o ay thy jimce 2020 9 4 ayaan markale xasuus jceyl u dhageysanaya😰😨☹😭weli waan xasuusta malmahi wacna aan la qatey zoya
@mandeqmaxamed11994 жыл бұрын
Sorry wllo
@SUMEEYA111 жыл бұрын
darood indeer dhaylo jecele ma adaa ah ka qalee ma ogtahy udgoonehe nabi maxmed scw in uu khadiijo ka wayned aduunkane ayduu ugu jece laa
@FerhanAhmed-zo6og2 ай бұрын
Scw
@SHAACIRMAXAMAD-c2f Жыл бұрын
2023 /12/10😢heestan in aan soradiyo ikaqabatay jclkeyka hore darted usoradiyay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@GOALHOK11 ай бұрын
Kula mid bro 😢
@abdirahmanmediaproduction7314 Жыл бұрын
Walahi hestan ila hada waan dhageystaa markan dhageysto wax badan baan xasuustaa Anyway fartuuun birimo keep going ahed may Allah protects you from the devil eyes
@IglanUnited Жыл бұрын
Stiil 2024 😂❤
@kowsarxasan69698 жыл бұрын
waah waah waxa ku dhamadey kii jaceyl aha lakiin maxay kugu taala hee nimanka somaaliyeed jaceylka wax yara yaqaano gabadhas la qadatey jaceylkii aduunka wuu ka tagey aan maqley mudo ka dibna wuu soo noqdey marka birimo waan ka xumahay iska samir.
jaceyl iyo ka helitan iyo cashaq ba jiira aduunka daa dona waa wax cadi ah muhimada waa labada qof ee is cashaqay masha allah lkn ilahey haso hanuniyo labada reer ee quruxda badan
@umulkheyra20892 жыл бұрын
Walal ma nooshahy hada
@abdiabdi42411 жыл бұрын
Fartun biirimo amazing lady, i cant even remember how many times have seen her singing at 5star in Toronto ,Canada ....she is still going coming up with sweet songs .....keep it up i Love this Song its like a story line of love
@abdirizaqhakar9843 Жыл бұрын
Waxan kudagaysanaya from coastarica to Nicaragua safar dheer alx allahayow na nabad yeel
@saladAli20308 ай бұрын
Still listen USA 🇺🇸
@zaeedomohamed68719 жыл бұрын
woww my qali siz cadowka unolow walikaa and duma waxa tahay qurux leyba hawenko dhan mu qali siz luv u so much
@whitephoenixofthecrown852310 жыл бұрын
Well done Fartuun Birimo, i must say bravo. I support u alot and always were and will be.. Waxaa tahay fannaanada kaliya oo dadkeeda ku qanciso fankeeda. Lv u from Sweden..
@سارهاحمد-ت6غ2 жыл бұрын
hello 👋 2022
@Dhooley..6 ай бұрын
Nafta masa siinaa ma isku sidnaa mcn ma isa siinaa..😢❤
Believe me wlhi raga nolosha waxka yaqaana horay uma helan lamaane u qalma 😡 I wish I had xalimo like birimo wlhi she is queen 👸
@NaturalEmotionss6 жыл бұрын
Abdisamad Osman taasan been ahayn qofkastoo jacaylka wax ka yaqaana wllhi wuuu ku dhibtoodaa helitaaanka lamaane kale oo jacaylka wax ka garanayo 🤔
@burhaanmohamed14145 жыл бұрын
MalclomX Somali that is true Hadan heley Zawjad nolosha ila fahansan 20 yrs kadib alxamdulilaaah 🙏
@cadnaanxusenabuukar3714 жыл бұрын
Ishaad ka ridey wlh nolosha dunida sidaas iska ah sxp
@nima36964 жыл бұрын
You can find her just be ilbax ina ragow
@sangemohammed20574 жыл бұрын
Waa runtaa
@suubansaxarla815211 жыл бұрын
Uff somalida qaar hadu ka yaryahay iyada ku rabto shtt hadu ka cateysan yahay muka yaryahay faysal N fartuun guuleysta cadowgina hoos ha waaro jacaylkinu ♥♥
@korwaayeel42575 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Isagaa ku raba mise ayadaa ku rabta
@sumayaahmed92712 жыл бұрын
2023 Still watching this amazing song 😍
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
👋❤😁
@BLNASLI Жыл бұрын
Nafta may sa siina 😫🖤🌸
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
@@BLNASLI 😊❤
@BLNASLI Жыл бұрын
@@Gaasiraguuled 🖤
@Ùpdùlqaðìr6 ай бұрын
Euro 2024 and it never gets old ❤
@kifahabdirahman50166 жыл бұрын
Hhh 2019 yadhagesanoyooo like igu qabo
@Faysaxasanjaamac5 жыл бұрын
muniibo beuty xsb.weelkaam?
@Faysaxasanjaamac5 жыл бұрын
muniibo beuty
@Faysaxasanjaamac5 жыл бұрын
muniibo beuty telefanka.sodir.warraaqaha.
@apdikaafiapdulzhireh64594 жыл бұрын
2020 like ku saary
@nisteexoxuseen3079 Жыл бұрын
Inta daa wanesa malin sabdiya sacadu thy 10:54 barqo nimo taariiqdu eey tahy 8bisha 7.2023 ❤ hada iga dambeso like ii saar
@NimcoMaxamuud-wy2hd Жыл бұрын
iweykan mcney😂😂❤
@nisteexoxuseen3079 Жыл бұрын
@@NimcoMaxamuud-wy2hdThnkz mcny
@Laylacalibotan Жыл бұрын
Haye ❤❤❤
@abdihodan53085 жыл бұрын
2019 yaa dhagaysto hadad dhagaysato like tada hala arko
@liibaanxarago47789 жыл бұрын
mansh allah aad ayaad u nuuraysaan waxaan idin leeyhay farxad iigu noolaad fartuun iy o faysal
@zundusraaqiya44755 жыл бұрын
Jaceyl faaiido maleh, waayo labadaan fanaanba sidaanoo dhan bey isku jeclaayeen hadana waa keey Mar hore kalatageen caku nin lamawada tuso jaceylkada haduu ogaado in aad si aad ah u jeceshahay cidluu kaaga dhaqaaqaa ee habloow jaceylkiina ha uwada bandhigina Raga intaasina waa Iga talo mahadsanid
@naimoahmed87345 жыл бұрын
Xaqiiq wlh qofwaxjecel uunba oh taaas
@naciimoaamir10995 жыл бұрын
Wlhi been mahan taas ani hada jcl ma amin sani jcl xanun kisa wan arkay tan runta ayaa ah qof lama wada siyo kalsoni dhamestiran
@AliAli-tb9do5 жыл бұрын
😚😙😗😘
@aragsan1235 жыл бұрын
Taasaan been ahayn gabdhihii Raga jacalykooda wada tusay waa laga,wadatagay Fartuun birimo qaali ladan khadra silimo nimca degan Dhamaantood maanta banaan bay ku soo dhaceen 😭😭😭
@khadarabdullahi64715 жыл бұрын
TALO XUMIDAA WALAALE.
@hodanlovedhalintareerogade329511 жыл бұрын
walahi issaq iwey aflagada badan yihin hamse Afkada uray ceesho hadu yar yahay waa nin raag ah waxanad shaqa ku lahan haso galina adi iyo qadra sodaa naya qadra hadad faysal hanad jecashay saxibkay naag ayu qawa iska danayso xabadko kale ilah haku sahlo we love guys my dumashi fartun and walalkay faysal hanad ciisi igu nolada
@hajicarab12375 жыл бұрын
Most underrated fanaanad Brimo 🙏 thanks mom..
@hodanahmed-kd4zuКүн бұрын
Anyone in 2025😅
@sahroIbraahim-km8ze Жыл бұрын
Cod udaa fartuun masha allaah abaayo mcn
@dahiryare58138 ай бұрын
From TikTok 🙋😅😅
@sisteramtaf77615 жыл бұрын
Still wn dhagesta heestan gaar ahan hbnada jclka igu badanyahy ❤😂 February 2019
@faliscadey87355 жыл бұрын
Anigana hadan sooradiyey
@sisteramtaf77615 жыл бұрын
@@faliscadey8735 😂😂😂
@abdiwasacrasheidabdi15585 жыл бұрын
✌
@NoorAli-of7yo6 ай бұрын
Old is gold 🥇 nice song but not good in heart, ....? don't forget everyone who Islam( Quran is the medicine of heart words of Allah)
@saedghazi3 жыл бұрын
Waa heestii koowaad ee aan abid like saaro si lamida coment soo qoray. Cajiib.
@hodosomaliland88914 жыл бұрын
2020 ilaa hda 2021
@mohamednoorsaid72277 жыл бұрын
Who is Still listening to this song in 2017? I love this song.
@nawalmashaaallahjazakilahs2037 жыл бұрын
Mohamednoor Said 2018 hhhhhh
@zundushassan82686 жыл бұрын
Hees Darren xambaarsan
@ediyaskamohamed79953 жыл бұрын
Who is watching 2021
@miftaaxtube29073 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya 10/Nov/2021 Farta soo taaga✌️
@zalmanBoqor9 ай бұрын
Walal wan ku sugaya macan wan ku sugaya ❤❤❤
@mohamedninile49625 жыл бұрын
2019 ani iyo xaskeyga wada daawaneyno true love❤❤💍
way i saamaysay aniga heestaan waxaan ka dheehday jacayl aan dhamaan oo labooda u dhexeeyo isku waara ayaana leeyahay
@iqrajapriljr59095 жыл бұрын
2019 yaa ila dawanaya Like 👍saar intaa nahy aan is ogaane
@Daljirkii1015 жыл бұрын
jacayl baa ku haya miiii looolz aniga recomondation igu yimid lkn adi search dhaday hmhmh
@iqrajapriljr59095 жыл бұрын
@@Daljirkii101 haa walal
@Daljirkii1015 жыл бұрын
@@iqrajapriljr5909 stay bleased wll
@muniiaden680911 жыл бұрын
Mashallah kuuwi isku waaro allah haa inaga dhiigo ♥ this song is one of ur best songs keep it up biirimo ♥♥♥ we love u :) ur haters just make u stronger ♥♥♥♥
@iprahimapdullahiyarow1364 Жыл бұрын
who still Watching 2023❤😂
@waaweenka80811 жыл бұрын
faysal waad ka baxsatay bro adiga iyo fananada ween primo saas ku wada hesta sanadkana ayinka leh good jop
@xamsecisman4395 жыл бұрын
Steel listening second October 2019 Yayla mida 🤔
@mohamedmuparick85735 жыл бұрын
xamse cisman me two my frend 👌👌👌👌👌👌
@AbukarAdan-j9w7 ай бұрын
Wa habeenka 2ad dhagaysano anoo muruG ihyso😢
@zeytuunishariif64685 жыл бұрын
2020 yaa ila fiirsanaya farta taag👆
@haniahmed6919 Жыл бұрын
Wan ku sugayaa wan ku sugayaa walal wan ku sugayaa calafkaygiiyow😂😍
@amuun_xoxo2 жыл бұрын
I am not tired of this song I am listening to 6/5/2022❤️✨📌💞
@ikranbishar5132 жыл бұрын
Same goes for me dear ❤️❤️❤️❤️❤️
@sakariyehassan31702 жыл бұрын
Isku dookh ayeynu nahay wll
@jibriilcabdikaafi53352 жыл бұрын
8/11/2022 😎😎
@osmanmaria1311 жыл бұрын
Aaaax so Romantic erayo mcn labis kii ugu shidnaa allow dhowr inta is jecel ooo dhan. Nice song+video
@naseralbrek14309 жыл бұрын
اه ع الذكريات كل أغنيه ولها ذكر إنتوا في أعمق مكان بقلبي
@mohmmedhooyoburco9139 жыл бұрын
صح كلامك
@mohmmedhooyoburco9139 жыл бұрын
أعمق قلبي
@safiyomahdi540511 ай бұрын
Kama daalo 2024❤
@GOALHOK11 ай бұрын
Waxa sida tan igalay waa sabab jacaylee ❤
@c.fitaxyare1783 Жыл бұрын
Who still watching 2024
@solocamper33243 жыл бұрын
Ha saldhigo jaceylkuye, ha samaado guurkuye seddexeeye×2 seddexeeye ka ogoow. Qalbiga bey ka hadashay walleeee
@tazlemabdi9954 жыл бұрын
2021 still favourite song😘💚🌼
@care21579 ай бұрын
2024 Ramadan yaa soo booqdey
@sadaamhassan249211 жыл бұрын
noqo zojaadi aan raabaay what a nice hess very romantic song'''
@farhiafarah69542 жыл бұрын
Teee magacyada waa laysla wataaaa khatraaaaayqaran.sedeahay yarey yarta dumaaar ka ahay dumaaaaaar iyo family reer mashaaaaaalah.aww