ISTICMAALKA QAXWADA/BUNKA, IYO SAAMEEYNTA AY KULEEDAHAY CAAFIMAADKA WAX BADAN KA,OGOOW!

  Рет қаралды 31,258

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@ayaanxaaji1507
@ayaanxaaji1507 2 жыл бұрын
Msha alh cid iga horeyso majirto mhdsanid xabibti qaxwada hadaan cabo wadnaha ayaa ixanuuna
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw 2 жыл бұрын
Ayaan qiyaas kacab ha,iska badinin! Sax adiga ayaa ugu horeeysid!
@hafsalula9989
@hafsalula9989 Жыл бұрын
Habaryar anigaa seygeyga shax macabo sidee shaca ayu ucaba wax dib mey ukeni lkn bakeri yar ayu kucaba
@hafsalula9989
@hafsalula9989 Жыл бұрын
Alaah haku barakeyo habo mcn ciyalkaa iyo alah haku barakeyo ❤❤❤❤❤❤❤
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
MASHALAH wallaahay aniguu wajeclahaay Qaxwadaa lakiin aniguu hurdolaan bankaqaada faidadaas oo dhaanbaa maogaayn shugraan jzk qayeer walaal nacimo
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Maasha allah allah ajer ha kaa siiyo allah ha naga dhigo kuwii qayrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin
@fadumohaji9595
@fadumohaji9595 2 жыл бұрын
Wcs abaaayo naciima shukran xabiibti jazaaka allah kheer from Minnesota
@husseinmohamed6468
@husseinmohamed6468 2 жыл бұрын
Masha Allah Jizakumullahu kheeyr Walaasheey naciima
@musaafirah999
@musaafirah999 2 жыл бұрын
Abayo qaxwada waxaano faaido leh ma mida lakariyaa mise waa mida dhalooyinka kujiro oo diyaarsan? Mahadsanid abayo.
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 2 жыл бұрын
Masha allha shukarn ustaad naciimo
@f.n6491
@f.n6491 2 жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllah kheyr ukhtii
@Toys2030
@Toys2030 2 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo naciimo waaa ku salamay
@mohamedomar4018
@mohamedomar4018 5 ай бұрын
Mahadsanid
@maryanalimohamed1478
@maryanalimohamed1478 2 жыл бұрын
Shukran xbbti jazaka allaah khayr
@NajaxQurux-ow4vs
@NajaxQurux-ow4vs Жыл бұрын
Masha allah
@fadumomohamedfarah5305
@fadumomohamedfarah5305 2 жыл бұрын
Maashaa allaah ilaahey ha idin xifdiyo Aamiin yaarabbi familj qurux badan Abaayo wax badan ayaan kaa iidney
@abdulahimohamedabdikadir4103
@abdulahimohamedabdikadir4103 2 жыл бұрын
masha alaah macalimadda mowduuyadaada aad ayey muhiim u yihiin lkn daqiiqadaha ayaa dheer
@rukiamoalim2981
@rukiamoalim2981 2 жыл бұрын
MAANSHA ALAH Naciimo shukran
@qabulafrax4785
@qabulafrax4785 Ай бұрын
Asc wlashy cafe ga markaa cabo waa dhiigbaxaa ms aaan sbbta umul Ayaan ahay plz iso jwb mhdsanid
@piixez7425
@piixez7425 2 жыл бұрын
Masha alaah walaal jasakalahu kheyr
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 9 ай бұрын
Masha allaah ❤
@qamardahir6703
@qamardahir6703 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo mcnto
@Hanan-h4
@Hanan-h4 2 жыл бұрын
Masha allah abayo wax badanan ka fa iidnay hadan bilaba insha allah gor iigu dambeysayba ma ogi allaha kuu barakeyo aqoontada walidkana jano firdowso ku abal mariyo
@hindiamustaf6302
@hindiamustaf6302 2 жыл бұрын
Maashaa Allah abayo naciimo jazaakilaahu khayr
@museruqiyo2437
@museruqiyo2437 2 жыл бұрын
Asc Abaayo macaan mahatsanit.
@safiyocisman1447
@safiyocisman1447 2 жыл бұрын
Asc nacima illahay haku xafido ee qaxa somliga kawaran ayadana iku mid miya
@fadumocafiifo9933
@fadumocafiifo9933 2 жыл бұрын
Wadno xanuun ban ka qaada hadan cabo marka waaba iska dhafay jasakallah khyr xabibti
@aminaosman3308
@aminaosman3308 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 2 жыл бұрын
Mashallah abayo ilahey hanoodaweyo coffee ☕️ waa caaba 😍runta waye Energy wuu ku siina
@caishacadey3249
@caishacadey3249 2 жыл бұрын
Wcs Masha Allah abayo qer badan alle hakusiiyo aamin abayo qaxwada marki lakudaro sanjabiilka iyo hel qorfo jos ayaan kujiidnaa marka maxenoqoneesaa
@ilhaancabdiyiyi768
@ilhaancabdiyiyi768 2 жыл бұрын
Masha allaaah ❤️🌹🥰👍
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 2 жыл бұрын
Asc naciimo guuleyso horay usoco viva
@nasraabdilaahi9371
@nasraabdilaahi9371 2 жыл бұрын
mash allah naciima qaali
@Sadiaharbi
@Sadiaharbi 2 жыл бұрын
Asc abaayo aniga waxan ku darsadaa sonkor meel dheer ah iyo caanaha xoolaha caafimad daro miyaa please iiga soo jawab
@fartunosman9010
@fartunosman9010 2 жыл бұрын
Asc abaayo jimca Mubarak maa sha allaah
@sadiyamohamed5737
@sadiyamohamed5737 2 жыл бұрын
Asc nacii.o qer alaha ku siiyo sada dadk u caawineysid su aal horey ku weydiyey in iga caawisid qalalk naagaha hoos
@فاطمهسليمان-ظ9ذ
@فاطمهسليمان-ظ9ذ 2 жыл бұрын
بارك الله فيك ياقلبي
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 2 жыл бұрын
Asc masha ALLAAH
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
MASHALAH MASHALAH ❤❤❤❤❤
@hibomohamed9609
@hibomohamed9609 2 жыл бұрын
masha allah habo guleso adun iyo aqiro
@saidajama9543
@saidajama9543 2 жыл бұрын
Masha Allaah 🙏🙏💝
@fahiimaisseabdiisseabdi4030
@fahiimaisseabdiisseabdi4030 2 жыл бұрын
shukran nacima maamada ayaa type2 diabetes qabta qaxwadane iska dhaaf calciumka ayay hoos kaga dhigee aya la yiri ee masaxbaa iney hoos udhigto ca+2
@ceeblachannel4590
@ceeblachannel4590 2 жыл бұрын
Mash allaha
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 жыл бұрын
Masha Allah😍🥰
@fatumofalis114hussein2
@fatumofalis114hussein2 2 жыл бұрын
Mashaa allaah 💝💝💝💝💝💝❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰😍😍😍👍💯
@AmiiroCadey-v3z
@AmiiroCadey-v3z Жыл бұрын
Abaayo aniga markaan caboh awood i dhaceysah neeftuur ku washanah
@halgankinolasha901
@halgankinolasha901 Жыл бұрын
Shugran ❤❤❤❤
@salidoafrah9346
@salidoafrah9346 Жыл бұрын
Qofka dhiig karka qabo ma cabi karane ama ma isticmali karane ?
@nasroogle2664
@nasroogle2664 2 жыл бұрын
Asc masha allah walalo 💕🙏🌺❤️🌹🌷👋🎋🥀💕🌾
@halimaisse6884
@halimaisse6884 2 жыл бұрын
Asc abaayo anigu waxan cabaa coffee ☕ marka qaxwadana waa bunki laakin hadana waa laba shey oo kala jaad ah ee kumaa faa iido badan oo u roon caafimaadka qof
@nuuro8336
@nuuro8336 2 жыл бұрын
Qaxwadee waaye abaay ma tii somalia 🇸🇴 mise coffee hurdaduu iga qaadaa wax cafeen laheen aan cabaa
@Toys2030
@Toys2030 2 жыл бұрын
Anigaa waaa ii lowsho badanhy waan bilabaa insha Allah
@maryancabdirixman57
@maryancabdirixman57 2 жыл бұрын
wll naciima wali nomadan shegin sida lin dhananta lo isticmaalo e kaliged lo cabayo
@aminxaaji1034
@aminxaaji1034 2 жыл бұрын
Kafeygu qaxwa caadi ah miyaa
@qamardahir6703
@qamardahir6703 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@asmanura4102
@asmanura4102 10 ай бұрын
Qof uur leh macabikaraa
@aminaosman3308
@aminaosman3308 2 жыл бұрын
Asc
@qamardahir6703
@qamardahir6703 2 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😇😇😇😇
@fooshassan1379
@fooshassan1379 2 жыл бұрын
Qaxwo Soomaalida ka waran oo qadi ifka ah
@abakariahmed7995
@abakariahmed7995 3 ай бұрын
😅
@farxaanmoha3178
@farxaanmoha3178 2 жыл бұрын
Gaska ma udaran thy habo mcn
@farxaanmoha3178
@farxaanmoha3178 2 жыл бұрын
Gas ma udaran thy wll mcn
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
Haa waa darantahy
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 2 жыл бұрын
Naciimay Qaxwada Ama bunka sidan anigu ucabo waba saa id
@فاطمهالعبسي-غ7ع
@فاطمهالعبسي-غ7ع 2 жыл бұрын
Qoka dhikarka qabo ma cabi karaa wa ku jirada wadadkeyga markuu cabo bArasharka uu ku kiciyaa
@nooranoor784
@nooranoor784 2 жыл бұрын
Qaxwo ma khanshar baa laga wadaa
@Aminadayax
@Aminadayax 2 жыл бұрын
Po
@dayyibmoussa3733
@dayyibmoussa3733 10 ай бұрын
Masha allha
@Potatoes-y2n
@Potatoes-y2n 2 жыл бұрын
Mashaa allaah ❤
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
CALAAMADAHA NARCISSISTI-GA MUUQDA!
39:52
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 11 М.
XANUUNA BADAN OO AY KAHOR TAGTO, DAWANA U TAHAY SISINTA!
20:45
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 17 М.
WAXTARKA FARADABADAN EE KU JURA LIIN DHANAANTA
20:31
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 37 М.
CUDURKASTA DAWADIISA KA DAAWO MUUQALKAAN?!
20:42
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 45 М.
WAX BADAN KA OGOOW XULBADA?!
22:09
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 56 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН