WAXTARKA FARADABADAN EE KU JURA LIIN DHANAANTA

  Рет қаралды 33,928

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

2 жыл бұрын

#adigaisahaaw

Пікірлер: 59
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 8 ай бұрын
Mahadsanid waxyabo badana ka faiday macalimada Allaha ku barakeyo🥰
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 22 күн бұрын
Masha Allah jisakumallahu Qeyr uQti
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 жыл бұрын
Maash'allaah , tabaarakallaah . Walaal marwalba noo akhri aaayad quraan ah . . Aayaddii aad adiga doontid . mahadsanid wll
@hindiamustaf6302
@hindiamustaf6302 2 жыл бұрын
Maashaa Allah abayo naciimo ilaahay ha kuxiftiyo aduun iyo aakharo
@YaasiinSakiriye
@YaasiinSakiriye Ай бұрын
Naciimo abaayo Liin Dhananta faaiido mauleedahay,timahaa❤❤❤
@halimaisse6884
@halimaisse6884 2 жыл бұрын
Good job maasha allh illaahay ha ku xafido in badan waad noo faa iideysey dadkiinu wuxu qabaa cudur ah deg deg iyo iygo dantooda la wado eed aan dhamaan waana wax aan umaha kale nala qabin marka warkood dhamaan maaye wllo keep going 😀 guul iyo gobanimo ❤ insha allh
@hibomohamed9609
@hibomohamed9609 2 жыл бұрын
masha allah wax badana kafaide habo adi iyo familkaga barakoba insha allah
@fadumohaji9595
@fadumohaji9595 2 жыл бұрын
Masha allah abaaayo naciima alle hakubarakeyo from Minnesota
@nastexosurey1924
@nastexosurey1924 2 жыл бұрын
Mashlaah ustaada waa mahadsantahay Alaha nookaa xafido waa daawo dabiici ah oo Alle nagu maneestay aad baan u isticmaalaa faaiidadeena waa arkay hadana cilmi ahaan baa noogu sheegtay Taa way nagu sii riixaysaa isticmaalkeeda Waxaa igu soo dhacay ustaada inta aan muuqalka dhageesanaya oo aad dhaheesay waa in jeebka lagu wataa iyo boorsooyinka maalin maalmaha kanida mar aan aniga oo goob waxbarasho jooga ayaa waxaa barka igu dhuftay kiimikada laysmarsho qof marsan oo dhicayga fadhiyo aad baan ugu xanuusaday ilaa xiisadda aan sii wada waaya banaanka ayaa u baxay Alle amarkii goob kanacsi ayaa ii dhaweed waxaa kasoogatay Oo alle iwaafajiyay liin dhanaanta oo hooya ayaa aad noogu dadaali jirtay wixii guriga laga isticmaalo oo aad arki jirtay in loocaro markay waxdhacaanba way ku saameenayaan wlhi iyadoo cidna aan latashan ayaa horay u aaday lintii halxabo xooga roon ayaa isticmaalay xitaa qobkeeda biyo yarna kadaba cabay wlhi aad baan ugu fiicanaaday ilaa hadda igama godo sida dagdaga ah ee aan ugu caafimaaday malintaas ayaan ogaaday waxtargeeda waa nimco Alle nogu maneestay Alxamdulilaah Adigana waa mahadsantahay ustaada sida aad noogu sharaxday
@rukiamoalim2981
@rukiamoalim2981 2 жыл бұрын
Maansha Alah Dadka eey kabolosho kujiraa
@luulabdi6273
@luulabdi6273 2 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr
@husseinmohamed6468
@husseinmohamed6468 2 жыл бұрын
Masha Allah Jizakumullahu is walaasheey
@xaliimomacalinibraahib4016
@xaliimomacalinibraahib4016 2 жыл бұрын
Shukran walaashey qaali
@YaasiinSakiriye
@YaasiinSakiriye Ай бұрын
Masha alllll
@faaisonur1130
@faaisonur1130 2 жыл бұрын
Masha allah jizakullah abayo
@nuryoonis5052
@nuryoonis5052 Жыл бұрын
Masha allaha aad iyo aad ayaa u mahadsantahay
@jehtohnspielt2759
@jehtohnspielt2759 2 жыл бұрын
Maashaa Allah abaayo. 👍👍❤️🖐️🌷
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 2 жыл бұрын
Mahadsanid xbbti 🥰
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 2 жыл бұрын
Asc naciimo guuleyso horay usoco viva
@munoqali826
@munoqali826 2 жыл бұрын
Mahadsanid xabibti
@qadroxasan7921
@qadroxasan7921 2 жыл бұрын
Masha alalh masha alalh masha alalh masha alalh masha alalh masha alalh alalh kuxafido hooyo mcnto
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 жыл бұрын
ASC masha Allaah😍🥰❤️
@faaisonur1130
@faaisonur1130 2 жыл бұрын
Asc abayo qof dhigkar qabo ma isticamali kara coffee iyo lindhananta jizakullah qer abayo
@wardheere8632
@wardheere8632 Жыл бұрын
mashallh mama guuleyso
@fatumofalis114hussein2
@fatumofalis114hussein2 2 жыл бұрын
Mashaa allaah tabarakalah
@saadiaali2726
@saadiaali2726 2 жыл бұрын
Mahad sanid Abaayo nacimo illaahay kheyr aan dhamaad lahayn ha kugu badalo insha allaah 💐🌺🌹
@dahboabdulle4173
@dahboabdulle4173 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdirahmanhassanabdi3434
@abdirahmanhassanabdi3434 2 жыл бұрын
Hooyo naciimo mahadsanid timirta waxtarka ayleedahay vedio kasoo sameey waayo soomalida soonka kaliya ayay istacmaalan
@Abraar383
@Abraar383 2 жыл бұрын
Keep going sister
@ubahibrahim7455
@ubahibrahim7455 2 жыл бұрын
Masha allaah
@sucdikiish8341
@sucdikiish8341 2 жыл бұрын
Flaxseedka ama qoondarka afsomali fahfahsn nygu so sheeg waxyaba kalana sifican uma fahmin lkn wa casi hoya i dasireyso mahdsanid 🥰
@maryancabdirixman57
@maryancabdirixman57 2 жыл бұрын
wan dawanay mcnto balse jiasedhka ma isku cateyn karaa isheeg mcnto
@istahil2644
@istahil2644 2 жыл бұрын
Naciimo wadankee joogtaa abyo allaha ku sharfo illhy Dartiis kuu jeclahy
@wardaabdirahman917
@wardaabdirahman917 2 жыл бұрын
Filaan bey jogtaa
@fartaisse1675
@fartaisse1675 2 жыл бұрын
🇫🇮 Finland
@swq6247
@swq6247 2 жыл бұрын
Mansha alaah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk walaaleey wakhtiga intaas leeg dadka qaar kama boxo inlagu daawadana waan rabnaa waa dhow nahay aniga liin ta hadaan joojiyo hargab ayaaba igu dhaca
@batulabatula5205
@batulabatula5205 2 жыл бұрын
Ooooh when is she going to get to the point.
@deeqoisse3006
@deeqoisse3006 10 ай бұрын
Ma shugran abaayo
@anabhassan4137
@anabhassan4137 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@maryanabdalla1483
@maryanabdalla1483 Жыл бұрын
Asc national waxaan ahay qof ku cusub janalkaaga waxaan dhegeystay ADIGOO KA HADLAAYA LIIN DHANAANTA WAXAAN MAQLI JIRAY HADDII LA ISTICMAALO SITIMAAN KA BADAN WAXAY SABABTAA ANIMIYA MA BEEN NAA ADIGAO MAHADSAN
@bashiirguhaad1893
@bashiirguhaad1893 4 ай бұрын
Naciimo gaaska sidelogudaweya?
@amiiraali2173
@amiiraali2173 11 ай бұрын
Liindhanaa boloshoy maxaalaga samaynkaraa
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 2 жыл бұрын
Asc Naciimo waxan arkay 43sano kahor mama u istacamali jirtay dhikarka shaha bageyska ayay ku miiran jirtey
@abdiazizbarre8491
@abdiazizbarre8491 2 жыл бұрын
Wcs abaayo
@suhaylaibrahim334
@suhaylaibrahim334 Жыл бұрын
Asc nacima Lin dhanka xasasida makenta
@foosfarah1995
@foosfarah1995 Жыл бұрын
Misaanka maxaa iaro abooyo
@ibnatu.maryamma8928
@ibnatu.maryamma8928 2 жыл бұрын
Maashaa. Allah qeyt. Allaha ku siiyo abaayo. Kuwa ka faa iideysto. Anagana allaha. Naga. Dhigo
@munoqali826
@munoqali826 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🇸🇴👍
@barwaaqocumar9218
@barwaaqocumar9218 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sacdiyasaafi3701
@sacdiyasaafi3701 2 жыл бұрын
Naciimo wax kasta waxan ogataa miisan dhimis waxan ahay cato
@xaawocabdi2351
@xaawocabdi2351 2 жыл бұрын
Hooy uurle macbkrtaa
@faadumoxasan-wc5qd
@faadumoxasan-wc5qd Жыл бұрын
Hhhhhh
@sabriinkhadad1298
@sabriinkhadad1298 Жыл бұрын
Nuwad shekada
@cumarciise71
@cumarciise71 Жыл бұрын
Qumanka waa maxay mafahmin
@naima5519
@naima5519 Жыл бұрын
Qanjaraha waye abayo
@maryancabdirixman57
@maryancabdirixman57 2 жыл бұрын
wasax mcnto balse noso gali sida lo istimcaalo
@fowsiaabdullahi9370
@fowsiaabdullahi9370 2 жыл бұрын
Asc walaal waxaad noo wadid ka hadal programka, warka badan kale jooji please
@fowsiaabdullahi9370
@fowsiaabdullahi9370 2 жыл бұрын
Programkaaga waan jeclahay but you tok too much waqtiga ilaali xiisaha loo qabo
SANJABIISHA WEY DILI LAHEYD GABADHAAN & LIIN DHANAAN NA WAA
24:30
Hussein Alje
Рет қаралды 135 М.
Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul | Dr Abdi Ahmed Caabi
33:01
Salafmedia
Рет қаралды 624 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Raga hoostooda alaabta Lagu istaajiyo/ Erectile Function/Cafimat Fican
11:09
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 395 М.
HURUUDKA IYO WAXTARKIISA WAXBADAN KA OGOOW
19:32
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 67 М.
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
LIIN DHANAANTA IYO DUMARKA. Drfaris Al attas
3:38
Dr faris Al attas
Рет қаралды 18 М.