Itobi oo qul qushay iyo dad somali ah oo yurubku dhibaateysan iyo cadaan dhulkeena suurad xumeeynayo

  Рет қаралды 23,385

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@maryami2299
@maryami2299 15 күн бұрын
Walaahi itoobiya dan wayn bay lahayd laakiin ilaahay baa Cabdi galiyay oo na dhaafiyay
@Fadumo383
@Fadumo383 15 күн бұрын
waa illaahay mahadii haduu mudane xasan sheekh uusan ogolaan itoobiya in ay dalka sii joogto hadey nadhaaftay Allx guuuuuuuuuul waarta
@shamso_1451
@shamso_1451 15 күн бұрын
Alxamdu lillaah allaah naguma soo celiyo fii awelihi wa aakhirihii ku wii naga saaray allaah jannatul fardoows allaah haku irsaaqo Kuwii noo keenay iyo kuwa noo keeni doona allow talada dalkeena dadkeena iyo diinteena allaah noo gama dhiibo etopiya inta ay naga gumeysato allaah hanoga cayriyo Iyada iyo kenya cidkasta oo nagu maqan allaah hanaga qabto . Ajnebigu ilmeheena ayuu ku ceebee yaa ceebta dalkeena ayka soo duubaan meel fool xun iyo qof fool xun ilmaha somaliyeed baa iskuul lada yurub iyo amerika loogu keenaa waa mukulaal minan keeda joogtoy miciya libaaxley waxaa noogu daran qashinka xeebaha iyo suuqyada guryaha wixii lagu dhisay hor yaalaan nadaafadda waa muhiim qashinka magaalad waa laga bixiyaa dowladdu sida shabaab ay ula dagaasho qashinka xuuga hasaarto ajnebigu waa heeran inta badan dhican walba wey dumeen qofku waa nin naag haduu doono waa qoor ismaris wax walbo wey isbedeleen sidaas darteed somali sikkoo xasbunul laah wanicmal wakiil somaliyey cawra daada dedoo
@fosiyakamil2008
@fosiyakamil2008 15 күн бұрын
Asc eedo aaaamiiiiiin allahyow. Hanugu soo celin injirlay
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 14 күн бұрын
ALAA JABIYEY GAALADII XOOGA U SHEEGANEYSAYISLAAMKA EE MEEL WALBA KA MALEEGAYEYISKU DIRKA WALALAHA ISLAAMKA EE CAALAMKA ALLAHU AKBAR ALLAHAU AKBAR ALLAHAU AKBAR WA LILLAAHI XAMDU ALLOOW YUHHDA ISRA, EL CADAAB KU SHID OO YUHUUDA MAREYKANKA CADAAB KU SHID OO YUHUUDA ITOBIYA CADAAB KU SHID WAA KUWA LAGA JOOGI WAAYEY EE KOONKAN DHIBAY ALLOOW CARADA KA TIRTIR GAALADA FAASIQII TA AH YAA RAB❤
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 14 күн бұрын
Alxamdulihaah Allah Ku Mahadsan Iyo Madaxwyne Geesiya Iney Baxado Itoobiya Dalxureye Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Xafiduhullah
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 15 күн бұрын
Maashaalaah baxa oo meel daran iyo halaag gala dibna hanoogu soo noqonina abii baqti af gabiya
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 15 күн бұрын
Shacabka soomaaliyeed ee dagan jiinka wobiga shaweele waxaa la ogeysiinayaa ineey ka fogaadaan agagaarka wobiga ayadoo laga baqaayo biyo xireenka ugu weyn Afrika in uw jawabo sabobo dhulgariir baahsan uw ka socda itoobiya❤❤❤❤❤❤❤
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 15 күн бұрын
Masha allaah waad ku mahadsanid ❤❤
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 15 күн бұрын
Waa sax 2ba muuqaal nabee lagu farxo ah
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 15 күн бұрын
Waa sax i n,waalidkood teendhada u seexdaan waa ku waajib ninka lasoo koriyey ee qaangaarkiisu aheeyd in uu koriyo waalidkii uu weliba daryeelo
@madinaali9925
@madinaali9925 15 күн бұрын
Naga gurah dheh ethiopia alxabdulilah alxabdulilah
@hawaosman5599
@hawaosman5599 15 күн бұрын
Masha Allah waa,, Guul hadey, itopia, aybaxday,,,shisheye kalkal,,gabalkodi,ayadhacay,jawasista itopia,,maxa,,xaluah
@qqaran9846
@qqaran9846 15 күн бұрын
Masha alah erya erya iridaha kalan wanu ka odan amxarada ala Farxad badana ala Farxad badana soomaliya dhankedi sow dhawa Farxad leh igamasoyerin manta 🎉🎇
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 15 күн бұрын
VivaSomalia
@ZahroCalixade
@ZahroCalixade 15 күн бұрын
Alxmdulilaah
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 15 күн бұрын
xur haku maraan wadoyinka iyagaba wa soo dhaweyeen somalida carabtii wana tarxiili jireen anakoo xabad ka dhaceyso elaborka xamar
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 15 күн бұрын
Guul umada somaliyeed
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 15 күн бұрын
Dabadhilif oo dhan ha quusto.
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 14 күн бұрын
Guuul soomaliye❤❤❤
@SheepSaalim
@SheepSaalim 15 күн бұрын
WARKKAAGA RUN ALLAHA KADHIGO ITHOOBIYA ALLAHA NAGA BAXSHO
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 15 күн бұрын
Ellaahow run ka dhig Ethiopia marbno allaah naga qabto
@Sarta100
@Sarta100 15 күн бұрын
Allaa mahad leh hadii walaalaheen masaarida iyo eratareeya eysan u caga juglayn kahey xabashi ma baxeen allaa jibeyey cadawgii usoo hub qaatay inay na xasuuqaan oo bad iyo beri kawareegzsn oo ay bedelaan qariidad soomaaliya u bedelasn kilinka 6,7 aad allaa qabtay oo masiiboiyin ku saliday gaalada iyi kuwa la jira ee nagu soo duulay waa in difaac laga galaabada iyo berriga iyo cirka mar da mbe sey noogu soo xad gudbin xabushida yeeyda ah. Ee malafsanaysa daljoodiina burburiyay oo xasuuqa isku wada habeen iyo maslin dhiiga daadanaya nin waalana oo yeey ahna madax u yahay bali idiin soo s dhaweysatey xabashi xumaa sinji maaha afrikaan iyo deris lala ahaan karo.
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 15 күн бұрын
Gul somaliyed
@edbankhalif587
@edbankhalif587 15 күн бұрын
G❤❤❤❤
@maryami2299
@maryami2299 15 күн бұрын
Maanta soomaaliya itoobiya ka nabad badan
@majdihassan647
@majdihassan647 15 күн бұрын
Ethiopia dabeecadda ayaa burburisay.sida ay u burburtay sooma kaban doonto waligeed.Aan ka faaiidaysanno oon dhisanno Military .
@MahmodJaruw
@MahmodJaruw 15 күн бұрын
al xam dllh
@0markassim21
@0markassim21 15 күн бұрын
Walaaley hanmaaloow maxaa loogu diidey somaliya iney hesho hubka noocaan ah inta nalasiinaayo diyarada ranbo kadhintey
@cabdulaahimaxamuudxasan4124
@cabdulaahimaxamuudxasan4124 15 күн бұрын
Manshaa Allah itoobiya inaybaxayso marunaa????
@guledgled8695
@guledgled8695 15 күн бұрын
تعازينا لحكام ألعرب علي موت كرامتهم وضميرهم
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 15 күн бұрын
Wadani
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 15 күн бұрын
Hoyadaamiyaalaheeyd mise yuues sii ayaaxook siyaasadeedkugugaarsiisay wariye maxaakuudanbeeyo
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 15 күн бұрын
War abwan garad nuur maxa gacmaha uu tagtageysa
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 15 күн бұрын
Love 🌟💙🇸🇴🇸🇴💙🌟💯🧕🏻💯👌👍🏽
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 15 күн бұрын
Waa naadinaysaaye, dadka Arsinaal ha ku layn sxb...
@abshircabdule2988
@abshircabdule2988 11 күн бұрын
Gul.gul.gul.tafararuqa Siyasa.soomaali.hadha E.israce.doola.wey.fadhiisan.wariye.
@Fadumo383
@Fadumo383 15 күн бұрын
Aad iyo aad ayaan aga xumahay
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 15 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤
@Xaawo-c3g
@Xaawo-c3g 15 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 15 күн бұрын
Gul
@MakeAmericagreatagainforlife
@MakeAmericagreatagainforlife 15 күн бұрын
Warka xage kahesha maba heeyne
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 15 күн бұрын
Qolqol baalaya allah haku ridee
@safiyocismaanyuusuf1898
@safiyocismaanyuusuf1898 15 күн бұрын
Dadka dalxiisayaasha ah waxaa shaqo kuleh wasaaradadalxiiska iyo ciidamada nabadsugida hakashaqeeystaano hanakontaroolaano dabagalna hakusameeyaano
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 15 күн бұрын
Dalxoreye
@Fadumo383
@Fadumo383 15 күн бұрын
wuu ilduufay madax weynaha haduu u ogolaaday itoobiya in ay sii joogto dalka
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 15 күн бұрын
Maasha alaah his good bibol
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 15 күн бұрын
Baxa baxa ETHIOPIA HA DHACDO
@maryami2299
@maryami2299 14 күн бұрын
Marka ma hiiraan baa la Kaunas dhalay kala jaraysaa haday kamiya dheer fariisati
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 15 күн бұрын
Qashinka magaalada muqdisho halaga xaaqo haweenka malaamileeyda xiligii joogan magaalada nadiif aheeyd hada waxaa badalay shirkado lacagta ka sameeya balse Qashinka jidaadka u yaal
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 15 күн бұрын
Hanmaal xaar kudhag
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 15 күн бұрын
Xuduudkay kuu fadhida
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 15 күн бұрын
ALALA BAXA BAXA ETHIOPIA
@bima9383
@bima9383 15 күн бұрын
War nurow mana waale sidey kubaxe itobiya Aderka aba usaxixe iney jogan waxad rabto madnagu shube
@husseinaden7560
@husseinaden7560 15 күн бұрын
Waa runtaa abwaan ilayn Hassan munaafuq baa siiyey badii somaliyeede ,iskama bixinee waxbay ku bedesheen
@maryami2299
@maryami2299 15 күн бұрын
Na dhaafa yaan bad dinky xirmine
@Simanshop-pj1jz
@Simanshop-pj1jz 15 күн бұрын
Soma noqdan balaayo ha gasho
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 14 күн бұрын
Bax oo Bax Yahuuda madoow Aaway Ragii Qudba Sirada U Ahey ITHOPIYA Nijaas Waa ka Wada Furaay Foolxumo u Wada Dhiinta
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 15 күн бұрын
Daarood baa ku qaba hwiyoow
@FadumoMohamed-jl1wp
@FadumoMohamed-jl1wp 15 күн бұрын
Wiilkaan dhiig Soomaalinimo ayaa ka buuxo waa Dal u hiilshe
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 15 күн бұрын
Itoobiya na guurtay ama xerad ayaa loo badalay konfur galbeed ayay ka soo guurtay hirshabeel ayaa loo soo raray
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 14 күн бұрын
HA BAARTO DFS AMXAARADA KU HAREYSA DALKA IYO CIIDAN KASTOO AH AFRICAN UN WAA IN LOO DIRAA BAARITAAN CAAFIMAAD KA CUDURADA QABAANA LEYSKA CELIYO OO HALKUU KA YIMID LOO DIRO WAXANBA NACAY DFS OO AAN LAHAYN WASAARAD CAAFIMAAD OO AJAANIBTAN NAGUSOO QULQULEYSA EE CUDURADA QABA AANAN BAARAYEN WELIBA WAA INUU LACAGTIISA ISKU BAARAA ASGARIGA AJNABIGA AH MID KASTUU AHAADABA DFS AAD AYEY U HURADAA HA CASISHOMASUULKA WASAARADA CAAFIMAADKA OO AAN U KUUR GALAYN FAYA DHOWRKA SHACABKA SOMALIYEED EE CUDURADA LOO SOO GALINAYO😢
@فرحانموسى-خ5س
@فرحانموسى-خ5س 15 күн бұрын
Ma u diidaan
@waddanigadhabtaah8581
@waddanigadhabtaah8581 14 күн бұрын
War Somali ma degto waxaasi Dadka Caddaanka ayaa Ku badan waxaasi
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 15 күн бұрын
Qof lacagta ceyrta qaato 50 dollar xitaa ma diri karo bishii,,, taas waa xaqiiqda jirto...
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 15 күн бұрын
Somali im halpin im big kingis iska dal xiisa is kud kuda saa iid
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 15 күн бұрын
Riyo ben ah ayad riyone aderka xasan tug dal xarashe xabale fagte usheg isaga anag ka qadan meyno bentas cad ee ad isla so tage ado qabil ku fana
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 15 күн бұрын
Nagaguura gurigiin ba.yoo goob xun joogsa e Awalbba annagaa kiin isu dulleynaye
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 14 күн бұрын
Cali balcad u sheeg
@MukhtaarMohamed-m9n
@MukhtaarMohamed-m9n 15 күн бұрын
Mala hubaa mise sawiro hore
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 15 күн бұрын
Ma mashruuca bada looga badashybaa waa yaabe.???.
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 15 күн бұрын
Bentada hore runtadda danbey ubasbaxda weligaba run ma adan shegin wax cidan baxayse maleh ee ha isdalun aderka aya u saxixay insy jogan oo sy cidanka atmosphere oo magac kale lobixiyay kamid noqdan ee yad ushegi waxad wado oo bencad ah
@AdoontiAlle-o7l
@AdoontiAlle-o7l 15 күн бұрын
Taag haaladila tag
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 13 күн бұрын
Somalida camerada ey buufis ka qabaan. Xataa ma ogola in loo xayeysiiyo wax soosaarka iyo shaqada ey hayaan.
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 15 күн бұрын
Wasax
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 15 күн бұрын
War Hassan Sheikh intuu ka taliyaa war Beenta maa leeska dhaafo
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 15 күн бұрын
Eebow iska aamus Europe saas moodid maahin bro
@rashiidsalim859
@rashiidsalim859 15 күн бұрын
Cali Balcad maraacay
@maryami2299
@maryami2299 14 күн бұрын
Bakool hala fariisiyo itoobiyaanka baydhabana ma imaaraad Halas halaga go doomiyo
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 15 күн бұрын
Kaadib baa tahay xabashi sahal kaas kuma baxeysa ee yaa kuu soo dhiibay xogtaan 🤔
@YuusufAbdu
@YuusufAbdu 15 күн бұрын
Waryaa itoobiya soomaaliya kama baxeeyso inta majeerteen,mareexaan,xawaadle jijeele,raxaweyn iyo xasan sheekh ay joogaan ha isdaalinin,itoobiya waxaa raba lafta gareen,shaakir,macalin maxamuud,maxamuud sayid aadan ,yuusuf dabageed,cali maxamad geedi,salaad cali jeele,cali balcad,saciid dani,axmad madoobe,faarax sheekh cabdi qaadir markaa ma habargidir kaliya ayaa itoobiya saari karta,ciyaal baa tahay waxa soomaaliya nidaamka fedraalka loo keenay ayaaba aheeyd in sidan hada wax yihiin ay ahaadaan oo itoobiya loo kala dhuunto oo loo garguurto magrigaa iyo shirqoolkaasna waxaa sameeyay cabdulaahi yuusuf iyo itoobiya,hadalkaa meel ku qoro meesha damiir majiro soomaaliyana waa hore ayaa laga shaqeystay.
@Simanshop-pj1jz
@Simanshop-pj1jz 15 күн бұрын
Ha
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x 15 күн бұрын
Futada naagaha hawiye yaa ilaalinaya adna halkan ayaa inta moxog kasoo dheragtid dhuuso lasoo fadhidaaye
@luulabdulle6985
@luulabdulle6985 15 күн бұрын
Xasan shiiq ayaa badiisioyey
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 15 күн бұрын
Meelaha eey muqdisha ka xuntahay maa laga hagaajiyo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 15 күн бұрын
Kkkkkk dal xureeye mise dal xaraashe?
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 15 күн бұрын
Markaad nafkaraadee inaad qarido qashinka iyo foolxumada Muqdisho dhaxtaal maa iskahagaajidid oo qashinka iskanadiifidid
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 14 күн бұрын
Lacandi kugu dhacday dameer dameero amaanaya waa wada dameero xaaraana
@MegagCise
@MegagCise 15 күн бұрын
Kkkkkkk
@Nadifa-dq8gy
@Nadifa-dq8gy 14 күн бұрын
Adiga isaku xisho walalahen wixi dhahayay itobiyo sarimayane xalagu siyay wa isaka hadalehe
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 15 күн бұрын
Wax qul qulay majiro waxaan waa ruwaayad nacasyada loo dhigo itoobiya ma meel fog ayey jirtaa markey doontana waa soo gali marki kale'na wey bixiye
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 15 күн бұрын
❌️🧔‍♂️🎤🌏❌️🧔‍♂️🎤👎🏼🦂🦂🦂🦂❌️
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 15 күн бұрын
Been badanaa howlgalka cusub ayaba lagu daray ina jaraaidyada Aqrisan mey kula tahay
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 15 күн бұрын
Iimaan lawayaal dalkoodii nacay weeye
@RUNTATV
@RUNTATV 15 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/aZ7EnqxqoL-Fj9ksi=MSEGtWp2JqyWgYrY
@JabrilAdow
@JabrilAdow 15 күн бұрын
War niyow been badanida view-ga aad beentan ku hesho lacagtaas xaaraan waaye
@Cadeey12234
@Cadeey12234 15 күн бұрын
Dal xaraashe dad qixiye dadboowe tuug dhutiyo kkkkk
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 15 күн бұрын
Beenloow waa munaafuq munaafuqna waa ahlu naar Ilaahey baan ka magan galnay.
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 15 күн бұрын
Ethiopia noma so noqnayso kkk inay been tahay wala ogaa
@DuuranAbdulewardhere
@DuuranAbdulewardhere 15 күн бұрын
Dal xoreeye
@OmarAli-pc4zg
@OmarAli-pc4zg 15 күн бұрын
Xooloow beenloow
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Dowladdii oo Qiratay Musuq & Dowlad Xumo!
13:40
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 65 М.
MW XASAN SHEEKH OO ISTAAGGA KU DHACAY AMAR ALLE LAAKIIN
18:35
Tusmo media
Рет қаралды 10 М.
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН