ITOBIYA O DAGAAL KU BAAQDAY XOOG BAN KU GALAYNA & XASAN SH O KU MASHQUUL DHISMIHI NAYROBI UGA SOCDAY

  Рет қаралды 13,848

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

Күн бұрын

Пікірлер: 94
@bby6
@bby6 5 ай бұрын
Hassan qabuure faagte wa jilicsane o wa doqon brother umada alaha badbadiyo inshallah
@Umo580
@Umo580 5 ай бұрын
WALLAAHAY WAYAABANAHAY ETHIOPIA XASAN SIRTA LAGAHAYO BADANAA SUBXAANLAA
@SShire-x3i
@SShire-x3i 5 ай бұрын
Somali unity for ever.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Intii isku dambaysay Xassan ayaa kala diray
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
​@@batulasmail8261👍
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Qayr kay tagi o ethopia dhulki inoga maqnaa kaso ceshanaynaa alle idankii​@@batulasmail8261
@MaryanAbdi-n8d
@MaryanAbdi-n8d 5 ай бұрын
Badii waysocotay somalilandna way socotay guuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 ай бұрын
itoopiya waxay ogo yihiin inaa maanta ciidan iska celinaya jirin oo ciidankii uu xasuuqaya teeda kale guruyaha uu dhisiya waya ku dumuyan inshaa Allaah😳
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 5 ай бұрын
Lacalahu kheyr armaan kumidownaa damaca itoobiya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Maxaad ku middoobi oo aad haysa Etheopia ma iska Celin karta Aduunka maanta la joogana sharci kama shaqeeyo ee Ninka Xoog Leh ayaa garta leh
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Nacam alle ayaan ka filaynaa qayr
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
​@@batulasmail8261hush oromyahaow 1977 Baawarku alle isiyay maanta na alle ayaa iijoga gaal uraaya o aan halku gabalku ugu dhaco an xaarka kala kicin obaqtiga cuna walhy waan idin wasaynaa gudhu afkayaga bartay comon nagu ciriryaya iskreen
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
XASAN DHIIQO HALSANO BAA U HADHAY HADHAMEYSTO CADAABTA HAKU DHACEENE 😂😂😂😂
@MaryanAbdi-n8d
@MaryanAbdi-n8d 5 ай бұрын
Guuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤
@maryanaden9374
@maryanaden9374 5 ай бұрын
Soomaaliyeey itoobiya waan isnaqaanaa cid aan rabi ahayn ooaan sugaynaana ma jiraan waana iska celinaynaa ilaahayna anakuu noo hiilin insha allaah ee hala midoobo hawiyeheena iyo daaroodkeena iyo digilkeena inta jeebabka gashano hala diyaar garoobo falstiin kama liidanee godad hala qoto walaan xasan sheekh iyo dani iyo madoobe iyo kuwa lamidka ah dalkaan difaacayn ee kakaca
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 ай бұрын
Ma Farmaajo ❤ayad ku masashy xasan xaan cuna iimaan iyo karti aya laysku dhaafay yaa
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 5 ай бұрын
Faramajo Somali buuh kuutashanlah wuuh iskuh kaalsonyaha dhiqo wax laaxado iyo hooyo laakah ooh iyo uushe iyo Somali laayskuh diiro Abih maarkuh maaqlo fuutaduh saantah gaashan waah boohon
@hibomohamed2355
@hibomohamed2355 5 ай бұрын
Asc bodhari mashallah tabarakalah somaliyo waxey ubahantahay rag adigo kala ah dib ayey usonoqonlahed horay usoco kilibkad sodhigtabs wa dhayeysta❤❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 5 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 5 ай бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh ❤❤
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 5 ай бұрын
Nin dhulkiisa xaraashaya Dawlada ajnabi ma difaacikaraan
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 5 ай бұрын
Cadowga itoobiya waxa balan tan aan Ku dhigno in layaba xassan duufle gurgurte hooyadadii tuurta lahayn iyo aabahagii curyanka was tuug tuug dhalay
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
m.a inta aan haysano herro adigo kale ah quusan mayno hadaanu nahay hooyoyinka somaliyed
@saramohamud314
@saramohamud314 5 ай бұрын
Ma wax cusubaa in itoobiya cadeysatay baxas baa Ilaahey wadanka u gacan geliyey fuley ah oo aan siin iyo dad midna Dan kalaheeyine, soomaaliyi ha tashato oo inta wadanka gudihiisa ha laga Daarood wadanka.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@MaxamedXuseen-x4p
@MaxamedXuseen-x4p 5 ай бұрын
Cabdi.fataax.boodhari.gudh.nayuuz
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
haa dee wa meesha soomaalidu kawar wareegeyso in itoobiya ay badda iyo xata soomaali oodhan sheeganeyso oo xasan sheekh iskadhego tirayo
@Salamin77
@Salamin77 5 ай бұрын
Hassan Sheekh iyo taageerayaashiisu Ma soo hadal qaadaan Muse Biixi ,waxay dhahaan Farmaajo ka danbeeyey.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 5 ай бұрын
Qarax xalane ayuu kayimada waa run Illahey idin caab
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh 5 ай бұрын
darwiish is not easy am will sade
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
Guulaysta wiil sade my son is SADE ❤❤❤❤
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh 5 ай бұрын
thanks my blood
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 5 ай бұрын
Suxbaan Allah
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 5 ай бұрын
Xasan sheekh Maxamood ma awoodo inuu la hadlo Abiy Axmed
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 5 ай бұрын
120 M ayaa baahan oo Bad la'aan ah kkkk Aby Ahmed asagaa bixiyey Dekadihii Asab iyo Musawac. annaga yuusan nagu soo galgalanin
@ARSHAAD01
@ARSHAAD01 5 ай бұрын
NINKII XARAASHAY QABUURAHA IYO SAFAARADAHA MIYAA WALI LOO FADHIYAA SOOMAALIYA WAXAY KU SOCOTAA IN LA QAYBSADO DALKOO DHAN
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 ай бұрын
Maxaad u fadhidan wala masar iyo Turkey qofna kuu dagalami maayo masar ayadaa baahan oo hunguri rabto warhoy maad is daba qabatan dhalinyaroy god sidi bakaylihii haka soo wada jeedina 😂yaa xasan fulay futo balaq yaahuu ciidankii isaga iyo mahad kawanle aya loo ciqaabi doonaa insha Allah ☝🏻☝🏻
@ayshaays5827
@ayshaays5827 5 ай бұрын
War dalka yaa umaQan midwelba miidiyow haka bararakleynin dhalan yerey dalkiina ukaca dal rakbaa difaacdee kabilaaba xasan xoolo macal tuugada codka siisey Laaxoola walaaQuwatan ilaabilaah biyi intiikusoogaarin ayaali iskamoosaa kagaara Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow soomaali ugargaar
@Labwa313
@Labwa313 5 ай бұрын
Ruun ayaad sheektay dhalinyaroy dalkina ukaaca dhurwaga ka dhiiyicaya. Siiyaasiyinta soomaaliyeda ah ajinabiga ayaaga ayaa noga daran sababto ah meesha aan joogno oo 2024 larabo in dalkeni lagumaysto waxa sabab uu ah waa nin soomaali ah.
@jamasaid6787
@jamasaid6787 5 ай бұрын
Salaan sare
@truthhurts2085
@truthhurts2085 5 ай бұрын
Cunaqabateeynta waa nalaga qaade hubna waa noo buuxa saaxibadeenana diyaar ayeey noolayihin hub kale iyo diyarado dagaal iyo beeyraqdaar kaliya hanoo bilaaban addis ababa ayaan kaqabsandoona kuseexda
@ShuceibLegend
@ShuceibLegend 5 ай бұрын
Ma hada ay arktay kabtan
@mabdllh1094
@mabdllh1094 5 ай бұрын
Kan jooga iyo kuwii horeba guryaha (iyo maalka) wadannada deriska, Turkiga, Imaratka, Maraykanka, Yurub, iyo meel kaleba (sida Taiwan, ay ka dhisteen/geysteen ma u malaynaysaa inay Somali uga harayso oo sidaa ula tegayaan ?
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 5 ай бұрын
Soomaaliya iyadaa halkaa is dhigtay inagaa qabiil ku mashquulay,inagaa isu xoog weyn kolkaa cidkastaa way ina hunguraynaysaa,xasan keligii maahee aan awoodeena isugu geyno inaan hal jiidh ah wada noqo ilaahayna u talo saarano Africa oo dhan cidina inagama dabo hadasheen ilaahay hayna mideeyo iA 🤲🤲🥲🇸🇴🏇💔
@NewsFusion24
@NewsFusion24 5 ай бұрын
Kii buluugga ahaa mee waayee, illeen waa inaad waanada naftaada ka bilowdid. Haddaad leedahay dhib maleh, ninkastaba kiisu dhib lama leh.
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 5 ай бұрын
Fire jets, submarines, iyo military doobiyah may naasohaweysan laahad waxay arkeen boohomo dhuulqaaniyah haysta, oh aayaguh iilah istusay daantodah guud iyo waadah jiirkoodah aarkeen
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 5 ай бұрын
Xaqiiq kahadashay
@IbrahimMohamedyusuf
@IbrahimMohamedyusuf 5 ай бұрын
Ethiopian waxay wado iyo wabiga yaa wayn haday xabad soo ridaan waxan qabsan doona somali galbeed baan soo celin doona qaramada midobayna markhati ha ka ahaato khayr baa ku jira na soo weerara fadlan anaguna aduunka iniga tirtiridoona waa balan haday saylac yimadaan waxay weerari doonaan kacbada waana ka hor joognaa soosoco siraadey sdkl lawa xasan awal horeba waa kii kenya bada ka iibsaday
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 ай бұрын
Ina adeerow kuwa dowladnimo. Dad waxay yaqaana ma aha jiro
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
itoobiya cali harti ba loo hayaaye oo sidi idoor 10 jeer nasabka ubedeshay ba amxaaro kudhici
@minursa02
@minursa02 5 ай бұрын
Mooriyaan dashiishe aah adhaaba Ka dasheey , Duul adhaan degneeyn u inda tageeysa. Maxaad ciid kale Ka sheegi.
@Thewho444
@Thewho444 5 ай бұрын
Hawiye tuug. Wax madeeqaan hawiye tuug tuug dhalay
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 ай бұрын
Adeer qarmda midobay sheegyso wadamda fashilmay ba ku hanjaba qaramo midobay wax la idah ma jiro wadan walba xor bu yhy siyasidisa somaliland itopiya cida rabto u so kaxyso wlhi ban waxba ka qaadyn 😂😂😂
@ciiseabdi7739
@ciiseabdi7739 5 ай бұрын
Mid ma ogoli ayu hadalo dhan kagarana ilahey amarkiis Hasan kuley cali Banjar ya nagaqabta
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
ciidan shisheeyo oodhan wadanka halaga saaro oo cidkale kasaari mayse wa in shacabka soomaaliyed kacdoonka buluugga labilaabo
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 ай бұрын
Boodhariyow sababta abii SAS uledahay wa sax 100% Hassan markuu imaday xilka wuxuu aaday masar heshish ayu laso galay abiina muse lagalay wa qaninyo qaniiyo aya kafujisa
@elhanweera2435
@elhanweera2435 5 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 5 ай бұрын
Ethiopia Waxaa Dabada Ka Riixaya Waa Carab .Hormuudna Waxaa U Ah Emaraadka Sacuudiga Iyo Masar .Xasanoow ,Ismaaciil Cumar Geele Meel Haku Geeyo.
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi 5 ай бұрын
Duqas munafaqa ah ilahy hana dhafiyo
@SPharaoh
@SPharaoh 5 ай бұрын
Daarood Ismaaciil Yaa ilaalinta iyo difaaca Soomaaliya police ama askar uga dhigey? Urur Samaale dhulkooda ha bixiyaan waa yeelkood. Iyagu ha difaacaan. Wiil inagaga dhiman maayo. Daraawiish iyo ONLF wax u soo hiiliyey Waligaa ma maqashay oo aan Daarood aheyn? Waa may!
@FouadElmi
@FouadElmi 5 ай бұрын
Geesi hadalo caadcaad bodhaari
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 5 ай бұрын
Haiskudaydo. Hadaygajonayan. Maxainaga. Inagagalay. Waxayhayso. Hasodayso
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 5 ай бұрын
120 milon Ethopia xadaythy Xool somali utslo mah soosoco Ethopia xabat kulul ba somali ku cunsineysa
@mohamedgaiyte2808
@mohamedgaiyte2808 5 ай бұрын
Xasan xoolo waa in wadanka laga qabto... xasan oo ku mashquul San lacag inu xado ayaa ethiopia la wareegtay dhulkii iyo badii somalia.... xasan wadan kama danbayn doono.
@FOWSIYAMc
@FOWSIYAMc 5 ай бұрын
Soojeedefoojigan sadkiisalamdho sirmaqabedadaalbadnan libtiisalamasitoo magaratay adeer xasan hakudhaganaane dhulka maxaakaagadiyaarsa haddkale sidiiyuhuudii nabimuuse waxadtiraahdaa xasanoow waa adiyoxeeshaa
@SPharaoh
@SPharaoh 5 ай бұрын
Ciidanka Soomaaliyeed Xasan khaa’in waxaa lagu yidhi kala dir. wuu na kala diray. Inuu Soomaali Galbeed yidhaaho waa itoobiya waa Daarood nacayb. Daarood Ismaaciil na wali ma oga. Soomaali oo dhan ayaa u mideysannoo cadow ku ah.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
ETHIOPIAN WAY XASUUSTAAN WAXII UGA DHACAY DAGAALKII 01977: WAA MARKII AANUULADA BILAABAY 😂😂😂WAA ISKA BOOTAYNAYAAN .😂😂
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 5 ай бұрын
Shame, Somali leaders
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 5 ай бұрын
Waxan XASAN MUNAAFAQ iasaga wada oo raali ka ah
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 5 ай бұрын
Ethiopia ia land locked as far u know,
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 5 ай бұрын
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa khaa'inu Wadan Waana Moryaan Madaxweyne Noqdey Waa Ninkii yiri Ethiopia xaqbey u leedahey iney bada Somaliya hesho ??? Kelmada Xaq bey u leedahey hanaloo turjumo Qofkii afka Somaliga garanaya ???
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 5 ай бұрын
Uumadah Somaliyed waah iinay iskuh tashtan Ethiopia waxbah nagamah qaadikaarto sidah waadkaygaan uuhubah iinaysan waxbah naagah qaadih kaariin siicad on gabsho laahan baay nooguh baadhedhay
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 5 ай бұрын
Warya iska daa aflagaadada madaxweynahaaga, Muse bixi walama huraan waa xaraan inaad Madaxweynahaaga judhaan ku shegtid , iska daa hadal aan macno lahayn, tuuladaada badan dhiso
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 5 ай бұрын
Hassan shiekh waxaa lagula teliyay markii uu soo baxay damaca Eithopia inuu safaaradooda xidho teenana u yeedho lkn wuu ka dhago adeegay heshiiskan difaac ee turkey sida aan kanfiirsiga lahayn loo saxeexay waxaa cadaatay in turkey dilaal yahay oo uu soomaliya ku qalqaalimayo inay Eithopia badda wax ka siiyaan kan masar hada uu la soo galayna wax macno leh ma soo kordhinayo waxaa laga rabaa inuu hassan maamulgoboleedyada hada midooyo oo la heshiiyo soomali meel ay joogtana qoriga qaataan Eithopia dagaal toos ah lala galo dalkana la difaaco
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 5 ай бұрын
Maxay ciidan ugu dirayaan?May xasan xoogaa u dhiibaan ducuu ugu dari lahaaye halkay rabaanna badda ka galaan,War lacagta kordhiya dheh waxba looma diidanee
@NewsFusion24
@NewsFusion24 5 ай бұрын
Soomaali isma xukumi karto, waa in madaxa sidaa looga taagnaadaa., Dictator amma dawlado shisheeye. Idinna sidaa ugu soo gura ciidamo shisheeye, oo kolba qolo heshiish military lasoo gala, annaguna immikaan u niikinaynaa wax madaxa naga garaaca. Waayo 33 sano ayaanu, la´ayn wax madaxa naga garaaca.
@elhanweera2435
@elhanweera2435 5 ай бұрын
Ethobiya way inga guulaysatay xaqiiq waliba way ina qabsanysaa hubaal maandhow
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 ай бұрын
Anigu garan wayey somalida horta isku cadow matahey mise qiyaali bala isku shegaa mogdisho iyo Hargeysa cadow goda koobaad yaa kadhigey darood ka bal darood ka iyagu yaa u ah cadow kuligood ma xanun qowmiya bahaya mise fulleynimo war qofka dhilka uu deganyahey leh wala iga qadan miyuu san walnen koley oromad shegiye juud iyo wamajuud hadey yimadan Digil Aw mirifle dareen ma gelin karaan oo waa dad qomiyad ah EEBBE bana dejiyey Ethiopian deris banla nahey dagaal na naga madhaheyee qalay qalay ama dirira ama dalkiina nabad ujooga qayla joogto ah ba idin duleysee
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 5 ай бұрын
War nin yahow dhalinta somaaliyeed isku du oo wacyi gali waa in KDS ay shaqeeyso dhalinta waa in aan kicino wacyi galin usamyno qabiilka waa in aan dhalinta somaaliyeed ka wacyi galino anigu inaas waan ku jiraa dhalinta aan lahalno brother waa mida kaliya ee aan siyaasiga somaaliyeed ee fulay tuuga ah aan daaqada uga saari karno waxaa inoo balan ah waa KDS in ay shaqayso aniga barta X ka ayaan iga sooqaban kartaa hadaad rabo brother boodhari abawaanoow difaaca dalka wuxuu ka bilowdaa waa KDS waa kacdoonka dhalinta somaaliyeed waa muhiim walaal KDS
@shukrilibax
@shukrilibax 5 ай бұрын
Xasan xarash qaran asiga kamasuul ah ? War hooy somaliyey kaca oo iska qabta oo iska dhiciya Xasan koow Maaamul gobaleeda oodhan waa nin loomidobo itoopiyo😢 beenshegen itoopiyo 😡
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 5 ай бұрын
Bulacada Caashaqa dhageeso bro this is Red Sea not Indian Ocean Wakeup
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 5 ай бұрын
Horaa looyiri dhilo isheeda lagu dhabaa hada hassan bahane baa laga arkay
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 5 ай бұрын
Heshiiska Bariga Africa baa xaq u siinaya Badda iyo weliba petrolka iyo khayraadka oo dhan dagaalna uma baahna
@inahassan8821
@inahassan8821 5 ай бұрын
Adinka wax ma fahmeysiin ninkaan saxiix ayaa lagahayaa go,aan maqaadankaro waayo isagaa Mäuse biixi u saxiixey😮😮
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 5 ай бұрын
Daroodkii Xaar bay saydhayaan kkk
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 5 ай бұрын
Somali waah Darood iyo iinlaguhquurxiye maah ciidkalah jiirtah niinrag ah on Darood aahan oh baareerikaarah jiira Darood haadusan hoogankah Haan Somalia waah daaleel
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
DegDeg Xogta Dagaalka Buuhoodle Ogaadeen Oo Ku Biiray Dagaalka
11:42
GOOSAN GOOSAN XASAASI AH
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 400
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН