Axmed shide wuu iska hadlay war iska aamus itoobiya kama taliso kililka
@IbrahimA-l3k14 сағат бұрын
Nin walba wixii uu rabo wuu ku hadli karaa yayna kaa noqone markaad wax sheegayso waa la cadeeyaa Beenaale nimo iyo aakhiro seeg ha isku darsanina
@AsadAhmed-p9p10 сағат бұрын
Reer qeyla weyne idinka iyo Ethiopia waa leydan garaaci ogaden ma taqanid lafo wate
@barkhadmahamud786918 сағат бұрын
Waar ogaaden balan mayaqaanan Raasaasbay wax ku fahmaan
@CabdiXaashi-gy6fv18 сағат бұрын
Wakaa hadalku
@nuradinali415616 сағат бұрын
Ma nocan baad ahaydeen ma SNM land ayaad kashakaynasaa waa yaab😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!
@mahamudmahamedisse724117 сағат бұрын
Source,beenaale mudane axmed shide waa nin aan ka hadli karin dhacdada degaanka sababta oo ah masuuliyiin ka awood badan ayaa maamusha,waddankuna isma dhexyaacsanee dhinacan degaanka rag ogaadeen ah ayaa mulkiile ka ah oo ku DOOBYA,HHHHH SXBYAAL RICYAD AYAAD NOO TIHIIN,weligiinna waad ooyi doontaan,nasiib wanaag wiil ogaadeen ahi kuma dhiman gaaadmadiinna ciidanka
@AbiibColaad14 сағат бұрын
72 dhinty ee duli new Police ogaaden bay ahayenba
@mahamudmahamedisse72413 сағат бұрын
@AbiibColaad doqon baad tahay liyuu boolis ma ogaadeenbaa,dadka degaanka oo dhan degani ma ogaadeenbaa,war rag ii door ah ayaa ku jiray ciidanka aad gaaddeen,teeda kale ma liyuu boolis ayay odayaashan gabgaboobay ee SNM ta ah ee dagaalkii koowaad ee dunida ka soo hadhay iska celin karaan,liyuugu waa ciidan qaran oo ehjiopian ah,haddaad runta doonayso hal.wiil oo ogaadeen ahi kuma dhimannin,bal adiguba ii sheeg magacyada