Itoobiya waxaan ka wada hadli karna hal wax kaasoo ah sidii ay dhulka ay naga haysato ee DDS u ogolaadaan in ay noqdaan dowlad madax banaan ama inoogu soo wareejin lahaayeen...
@ju496518 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@LibanGuhad-w8y18 күн бұрын
So funy stete and failed ayaan noqonay aan ithopia iska celino
@abdulkadiryousuf739518 күн бұрын
😢😢😢😢😢 African Dowlada Somaliyed Haka Harto Horay Ha Usucoto Ethiopia Shacabka Somaliyed Marnaba Maraban Dowlada Somaliyed Ha Ogato Hadey Shacabkeda Daneyneyso Ama Ay Qof & Cod Ka Sugeyso
@bossiebadass989018 күн бұрын
Ethiopia waa cadowga somalia Ethiopia inay somalia kala gooyso oo badda saldhig ciidamadeeda badda u hesho kadibna somalia la wareegaan bay rabaan Marka maanta waxaa muqdisho jooga ibraahim julia oo asbuucaan dhahayey xasan sheikh dawladdnimo ma hayo ee waa group mafia
@beerkaaicadaaday205718 күн бұрын
Hashiiskii Muuse Abdi Biixi baa lala soo wareegnay intaas uun bay ahayd waxa loo dirirayey Fiqi iyo Xasan baa yiri badda cas unnugaa leh cid kale ethiopia uma saxiixhayso.
@Bulshodhamaanteed18 күн бұрын
Hadee bixi weyso meeshii lagu arko ha lagu dilo doolada beenley aye noqotay argagixisada xabashida itoobiya waa cadowga umadeena 😂
@jurganklopp975518 күн бұрын
Xoq xoqosho badanaa failed state of somalia waligeedbaany baxdeen ethiopia 😂 dagaalka ay so qadeen darood iyo somali oo dhan ahna xaqqa ayaa guulysta mar waliban 🟩⬜🟥🤲 marna qaranka somalilaand haw baqina 💪🏼✅😊