Itoobiya oo qaaday tilaabo ay ku xaqiijineyso iney ciidankeedu sii joogan Soomaaliya.

  Рет қаралды 12,004

Abdullahi Osman Farah

Abdullahi Osman Farah

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@Stephen__huu10
@Stephen__huu10 8 күн бұрын
Wad soo gashay ku Sali nabiga scw scw ❤😢
@Professor4555
@Professor4555 8 күн бұрын
Maxa saliga nabiga ka quseeya Ethiopia oo xoog wax nooga rabto
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@Professor4555
@Professor4555 8 күн бұрын
Ethiopia mey naga celine saliga a la ordeysid
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 8 күн бұрын
Koonfurta somalia kaliya ayeey joogtaa amison.
@MUHANNADHASSAN-b4n
@MUHANNADHASSAN-b4n 8 күн бұрын
absolutely waa gobol❤
@Apdalla78
@Apdalla78 8 күн бұрын
Ma run baa mooday zxp😂😂
@MUHANNADHASSAN-b4n
@MUHANNADHASSAN-b4n 8 күн бұрын
@@Apdalla78 waa run wa gobol🗿
@faysalthaiga12
@faysalthaiga12 5 күн бұрын
Cabdulahui wararka barihga dhaxe su gudbi
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 8 күн бұрын
Ma jiro waxa la dhaho gobolka waqooyi ee somalia waa dalka somaliland oo hishiis la galay dhigiisa Ethiopia 🇪🇹 ama ku farax ama ka nax .
@aasiyoaasiyodaahir5401
@aasiyoaasiyodaahir5401 8 күн бұрын
Duwladu dacad kama ahan arinta etoobiya 😢😢
@asadhassan8153
@asadhassan8153 6 күн бұрын
In shurud lagu xiro ma ahan wa iney kabaxan shurud la aan
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 8 күн бұрын
hadii la baxayo ATMS waa isku mid mid gaara oo wax u hayaa majiro in la wada bixyo iyo in ay sidoodii ku sii joogaan wax intaa ka duwan garan maayo anigu
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 8 күн бұрын
ETHIOPIA WAA JOOGAYSAAYE HA ISKU DIRINA MAADAAMA AY HOOYOOYINKIIN ILAALISO
@Professor4555
@Professor4555 8 күн бұрын
Nacas hargeysa ka hadaaqayo ama Oromo xamar ka tuugsan jirtey o af Somali bartey uma xumid
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 8 күн бұрын
Itoobiya soomaliya wayhaysata
@IsmailMowliid-ip7kw
@IsmailMowliid-ip7kw 8 күн бұрын
Ninka kaliye si saxa wax utabiya Oo an qabyaaladi kujirin
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 8 күн бұрын
Waxay ila tahay amaba ii muuqata in Ethiopia ay isku halaynayso awood ama garab istaag xaga beesha caalamka. Somalia Allah ayaa u maqan
@cabdixuseen9490
@cabdixuseen9490 7 күн бұрын
hadad caqli leedihiin wllhi waad ka aamusi lahaydeen soomaliland waayo dheh bal isku fiirsada waxa soomaliland yaala iyo waxa somalia yaala miyay isku dhigmaan somalia waxa kaliya ee yaala waa in maydka la canshuuro waliba dawlado canshuurto , musuq maasuqo kaalinta koobad aadkaga jirta , cirka , badda , dhulka intaaba waxaa gacanta ku haya ciidamo shisheeya anagga intaaba cidi nooma ilaaliso
@MahadFoodey-z7p
@MahadFoodey-z7p 8 күн бұрын
0:08
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 8 күн бұрын
Haa that is true shalay yaan kuu sheega afkale yaan kaa maqlin yurub baa lacag carab siin itoobiya u diidi kkkkkk daylight dreaming
@kedirindhoyare2044
@kedirindhoyare2044 8 күн бұрын
Ethiopia dacad kama ah arinka Ethiopia waayo inaad lagorgortanto nin ku yasay waa ceeb
Xaasas Basaasiin ahaa, kuwa shukaansi safar u ahaa, mid is-qaxin ku qorneyd & Kuwa Kale.
37:59
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,6 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
GANTAALKA CAQLIGA LEH EE MUCJISADA AH EE TURKIGU SOO BANDHIGAY
14:10
HBN Online TV
Рет қаралды 200 М.
Itoobiya oo isku xirtay amnigeeda iyo iney ciidankeedu sii joogan Soomaaliya.
3:46
DEG DEG: Garmaqalka Muuqaal duubihii Argagaxisada.
15:40
Somali National Television
Рет қаралды 120 М.
AFUUFA DHACOOYO- HEESAHA ANSHAX XUN MAXA UGU HEESTA
52:46
Ridhwan Issack
Рет қаралды 280 М.
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,6 МЛН