Itoobiya oo xadka ay Soomaaliya la leedahay keentay Gantaalada balastiga ee M-20.

  Рет қаралды 3,549

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@popular7493
@popular7493 Ай бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw Ай бұрын
F16 ayaa waxaan ka shaqeysaneeyso
@Zakariya0070
@Zakariya0070 Ай бұрын
Hadaan lamidoobin Itoobiya weyna qabsaneysaa
@mohazat5009
@mohazat5009 Ай бұрын
Xasan sheekh waa doqon
@BashirAli-s3l
@BashirAli-s3l Ай бұрын
Heeh maxaad aragtey 😂😂😂
@BashirDhere
@BashirDhere Ай бұрын
Adeer ayagoo waxwalba heysta ayaa laga adkaaday. Idaacadihii xataa waa dabadhilif itobiya yaa tanoo kale arkay
@AbdiqaniFarah-e3l
@AbdiqaniFarah-e3l Ай бұрын
Aduunka dal aan gudihisa midas nayn oo ka guulaysta cadawgisa lama hayo Taarikhda .. Dawlad shacabkeda midaynaysana ma muuqato .. .. marka way adagtahay somalia inay Ethiopia ka gulaysato
@Waloos
@Waloos Ай бұрын
Ma ninkaan aa wasiir arimo dibadeed ahaa, uma qalmo wasiir, haduusan aqoon, in Itoobiya ay ku joogto magaca Ururka midowga Africa, ogolaashii ay ku joogeen soomaaliyana uu ku eg yahay 31/12/24, kadibna ay U.M.A la xaajoon doonaan, qasabna ay ku tahay inay wadanka ka baxaan sida ciidamada kale oo ATMIS, dowlad gobeedna aan lagala tashanayn haday markaa s ka bixi waydana, waa is naqaan Itoobiya waligeedna dagaal noogama adkaan ee waxaan leeyahay shacabku hays dajiyaan.
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada Ай бұрын
Xabashida dagaal maahanee sikale kuma joogsato markee dhiigoida arkaan ee cararaan somali hadaa nahay dagaalka waa naqanaa waana inaa cagta marinaa xabashida iyo wixii lasafan ee dabo dhilofka ah wlhi
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g Ай бұрын
WAXA LA GAAARAY XILIGII ITOBIYA NAGA XUREEN LAHEED HAWIYE,DAROOD IYO ISAAQ
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 Ай бұрын
Madax weyne kumashqulsan xolo arursi oo an dankalahen madax bananida ciida Somalia hadalo been dadka ushegayo war cadowgaga saxibkisa ayaa lola saxiba si u ogato gudahisa lakin duqan Wale dan Somalia 🇸🇴 kamashqeynoyo Daaha waxba kujiro
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br Ай бұрын
Iyadoo diyaaradii ethiopia io qaadkiiba xamar imanayaa oo safaaradii somaliya ee Addis shaqynazo oo wakiiladii ethiopia ee hargayza io garowe shaqynayaan oo uu San latashan maamulada ay amnigooda sugaan ethiopia ayuu iska soo xambaartan masaari aan Dan somaliya uwadin xasan gurguurte dulli alle kubad
@cabdikariin718
@cabdikariin718 Ай бұрын
waligeenba Ethiopia waa cadawga kowaad ee soomaalia waanu iska celinaynaa
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Ай бұрын
Somalia ayaa dalbatay ciyaartan iyagoon waxba isla hayn..kkkkkkkk😂😂😂😂 welcome Ethiopia
I went to a Trump rally, here is what I saw.
13:45
HugoDécrypte - Grands formats
Рет қаралды 494 М.
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 26 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 15 МЛН
Maroc : un nouveau départ pour la France ? • FRANCE 24
27:48
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 26 МЛН