Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aisha_Awes.i95442 ай бұрын
Wllahi 😂sheikh Allah dulqat sidye m.a asi alle dartis wax ugu shegoya lkn ayaga ciyar katahaye 😂allo dulqat isi somaliya wel ugu so fadhisto😂
@safaaa94 Жыл бұрын
Noo soo badi sheekh asuul
@qadroabdullahi7191 Жыл бұрын
Yaa huu
@Siciidjamaal-k6b Жыл бұрын
Sxb may wallaahi naag hooyadey cayday ima sii duljoogi karto laba naag an guursaday magaranayo edeb darada meel ay ka keeneen labada hooyadey ayey caayeen mid anoo ay guriga ay ii dhex fadhido ayaan furay hadana damiir darada hooyadii ay shalay caayeysey ayey intay lahadashay kulaha inankaagii waa ifuri rabaa lahadal Naagta labaadna intay hooyo mcn cayday ayadana marky uurka lahayd waa iska dhaafay wadankaan ka tagay wan soo laabtay markan hargaysa imaaday ayaan furay marka wan layaabay naago badan dhaqan xun ayaa jira lkn waa inaad dagdag ufurtaaa
@maxamedahmed26903 ай бұрын
War lagugu furo waa tiri run badanaa sheekha 😂😂😂😂
@caashoqurux1731 Жыл бұрын
Qurux ku dhiigle sxp repaley isogal
@XuseenNaasir-u2m4 ай бұрын
Maysmainaqlahenin😊
@Boxingfuns Жыл бұрын
Hoyadeey ayey Aflagaadeene Haweenkina inaa infection-ka Ka dilo ayey Rabtaa miyaa Xareen ayey tahay Sxp Infection keeda banaanka Hala Aado