Gurayaw Micnahaagu waa noocma aaway filmkii Ad wadnaha nagu goysay
@suldaandАй бұрын
7:17 gurayoow gabadhaas yar waad ku jeesjeestay. Meelaha qaar kaftan ma galaaan. Meelo qarna waa laga qabsada. Halkaas aniga si kalay iiila muuqatay masuul😅
@baytulnaciimАй бұрын
Absultly
@Lander.143Ай бұрын
Ismaaciil cabdilahi cali❤
@shafiihussein3547Ай бұрын
Guri barwaaqo tan iyo ilaa ma aqaan goortaan kugu xidhmay Alle igu oge Tiktok ma lihi balse tiktok waxaan uga maarmay adiga daraadaa Alle tafiirtaada saalixiin ha ka dhigo❤
@abdirahmanisse-lb2ebАй бұрын
Guri Barwaaqooy, dee wuxu waa toddobaadle Taliye. Naga daa waxan maalin kaste ah. Agga!
@Shucaybmaxamed-m2oАй бұрын
Guri barwaqo ninka kaliyee sidacada iga qosliyo zxp inaan mar ku arkan rajaynaya
@abshirlaaloodjagax876711 күн бұрын
Ciyaartoy naga fikaday oo halka kaso dhagax tuuraya😂😂😂😂😂😂
@zainabhassan9985Ай бұрын
Guri barwaaqo muuqalkeda ha ku xukmin waa abuur alle
@SiciidXasan-j1j16 күн бұрын
Guri barwaaqo waligaa ilbixi maysid waar inanta waa aabaheed lacag ayuu siin rapaa iyaduna iga daa ayay leedahay
@HagarsiciidQunbeАй бұрын
guriyow waad dhaqan xunthy waar waa beedka😂😂😂😂
@duaalemohamedАй бұрын
Gabadhas waad u gaftay sxp waana ceeb inaad dhahdaa gabdhaano kale ma ladhiba ( ilhay baa ka kaxeeyaye 2 iyado wajigas leh haddey waraqda dalbatay sxp halkasi waa qadob ogow 6:56 daqiiqadas fiiri inaa fahantan rajeyna
@SisfatimahajiАй бұрын
Guray gabadha waad ugaftay🎉😂
@WararkaWadanka5 күн бұрын
gabadha sida kadaaa guri barwaaqooy
@MohamedKhadar-wd3foАй бұрын
Dee guroow iminka TodobaadLihii maalinluu Noqday😂
@AFJAAQАй бұрын
Waa rootiga nio maaha bilaa caqligiiye😂
@GuledArab-t9rАй бұрын
Guri barwaaqo gabadha waad u gaftey abuuriste alle wax hasheegun caaqil baad thye raaligalin ka bixi wa iga tallo wanaagaag a ayaan rabaa wllo
@hamdasaidburujАй бұрын
Commt ugu horeey guri barwaaqo my number one taagero😊
Aad iyo aad baad u qaldantahay Guribarwaaqo weligay wan ku taageeri jiray lkn sida dhaqanka xun ee gabadha 400 boqol la weydiuyay uag hadashay waana ka xumahay
Grow hataraarixin gabadha wd ku degdegty wn kuwataa
@zahruujaabdiАй бұрын
Gabadha yar maad meyd iyo quraanjo ku tilmaami ayadoo nool oo baniaadam ah war isla yaab waa ka soo dartaye ilaahay umadiisa u nabad geli.
@AbwaandiiCАй бұрын
Anaa isku arkaY ❤😂
@fathisalah5713Ай бұрын
Basaabaaa 😂😂😂😂
@mowliidnuur5923Ай бұрын
Number one baan ka ,ahay
@baytulnaciimАй бұрын
Dhabarkuu gacan ka taabsiiyay😂
@Alloneofficial3693Ай бұрын
Miskiintaa wlhi waad ku danbaabtay ee sxb illahay cafis waydiiso qof uu iilahay abuuray baad wax ka sheegaysaa niyow haduu adiga alle quux ku siiyay isagaa kuu gartay iyada illaahay baa sidan u gartay waar abti alle umadiisa u amaan sii
@mustafexasancalikaabanka4332Ай бұрын
kkkk dubaha dhabarka iiga qaadba ka dhacday😂😂😂😂😂😂😂
@FadxiAhmadАй бұрын
Hhhhh😂😂😂
@JaaleFaraxsaneАй бұрын
Legenow heesta saalax sanaag reaction kasoo bixi
@FarxaanCabdiraxmaan-v4jАй бұрын
Ciyarah noga sheakea
@AmiiratNourАй бұрын
Istaq furulah dhe haku gafin maskinta yare ikhtiyarkeday kudalbatay warqade
@SakariyeCali-u5zАй бұрын
Heesta weeye
@MishkaHSaeedАй бұрын
Wr xshod laxyey inanta yr aburkeda wxba hka shegine
@MORGAN-x8e3rАй бұрын
Wax markuu kuleel dareemo adkaada waa muufada ama cajinka 😅
@calibulaxawo4896Ай бұрын
Gabadhaas waad ku qaldan tahay raali kalin kabaxi😂😂