Jaamacadaha Uganda hadii aad rabto inaad wax ku barato waa inaad xogahan sii ogaataa.

  Рет қаралды 7,837

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@MohamedAdam0
@MohamedAdam0 2 жыл бұрын
Bismillah Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka) Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid; Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado ) Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa Qorshe degdeg 4bil maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka ) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib) labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo habkaan malahan waqti muraajaco (revision ) waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan Qorshe dhexdhexaad 8 bil maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin 25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz 5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz 2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil. Qorshe qunyar socde : 1 sano maalintii waxa aad xifdin 2 bog 25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz) 5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka kubilow 15ka juz ee hoose kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco) hoos u wad oo dhameey 5ta juz waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz 5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut) waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut) Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz) hada waxa kuu harsan 15juz ee kore waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa) kabood 5ta juz dhexe ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah) kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa) maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka akhrista oo aad joogteyso in aadan caajsiin ama dib dhigan hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo) casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta ) isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka) duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo 4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa masjidka ku aqri quraanka bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha goobaha nasashada ku aqri quraanka guriga aad degantahay ku aqri quraanka marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska iska xir aalada internet ka ka feejignow in lagu mashquuliyo ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki inti aad xifdisay maanta kutuko cawa ama laba haben kadib kutuko Quraanka labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka) Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba) waxyalaha larabo in aad ka dheeraato indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar) heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta) carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin waqtigaaga ha dayicin Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll kzbin.info/www/bejne/nHXFmqp6paita5I +254791716678 What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel Mahad sanidiin
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
Mashallaah haa sax anti garçon iyo luuqadii oo dhisanta kunteendhar kii qab yaalada oo laga baxo ayaay soo fiidayaan soomaaliya oo dhan ba
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
Wareysiga waxaan kafahmey in wadankii khiyaali laguhayo lakiin markad bananka usoobaxdad ogaan, markaa soomaaliyadiina dhinackaraac iyadaa idiin dowladee, waxaa kaloo oigasoo baxey in meelkasta baqyaladii iyo habarhbartii leysu heysto
@husseinmohameddhafe4273
@husseinmohameddhafe4273 Жыл бұрын
War waxaan nacaska ah maxuu ahaaa
@husseinmohameddhafe4273
@husseinmohameddhafe4273 Жыл бұрын
Waxaa uu leeyahay xafiiska waa In laxoojiyaa hadana waxaa uu leeyahay wakiilka mashaqeeyo imaan laawe
@Shafie211
@Shafie211 2 жыл бұрын
My classmate❤
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
War kuligood kaadh ka qaxoon tiga ayaay wada qaateen inta badan dan taa tidhi
@abdullahisulbomar2167
@abdullahisulbomar2167 2 жыл бұрын
Asc mm tv ninkan ila xidhi dhiya wxn ubahna wadan kas ugadnda inaan jamacad u aado.
@ayanisse9198
@ayanisse9198 Жыл бұрын
Sxb anaa joga wiilkan isku jamacd nahay
@MohamedAhmed-bs1wd
@MohamedAhmed-bs1wd 9 ай бұрын
​@@ayanisse9198pro weli Ma Joogta Wadanka
@Abdisamad.Abdulle
@Abdisamad.Abdulle 3 ай бұрын
​@@ayanisse9198 wll ma icaawin kartaa Anna hadaan rabaa in aan dalka ka soo dhaqaaqo ..
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
War rajada sland waa inta wadanka la joogo ee marka qurbaha laado soomaaliya wax la yidhaah do ayaa socota sheekadii maaweelada waay hadhaaysaa wax kasta waa soomaaliya uun la mihiim biyo meel godan ayaay isugu tagaan sheekadii oo dhani soomaaliya ayaay ku soo urur tay
@timeforbinaryoption7715
@timeforbinaryoption7715 Жыл бұрын
Haaa wlhy mala waal baa nalgu shekeeya
@ayanisse9198
@ayanisse9198 Жыл бұрын
😂😂😂 alxm wye hdaad fahmten pointiga
Qaar ka mid ah golaha wasiirada oo cod aqlabiyad ah lagu ansixiyay
21:45
GIANT Gummy Worm #shorts
0:42
Mr DegrEE
Рет қаралды 152 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
XISAABTA ABGAAL IYO RAXAWAYN AMAR ALLE LAAKIIN 6 January 2025
20:58
Siday China Gacan Ugu dhigtay Ganacsiga Africa| mini documentry
17:00
MACLUUMAAD CHANNEL
Рет қаралды 19 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,2 МЛН
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
GIANT Gummy Worm #shorts
0:42
Mr DegrEE
Рет қаралды 152 МЛН