Aabahay ban arka oo madaxweyne ku xigeenka ag fadhiya eng boos mire Mohammed nuux guri barwaaqo♡♡ 28/2/2020 Jimce●
@kingjokercadood41275 жыл бұрын
Guri barwaaqo nin aan riwaayadihisa ku cadha pur puro wlhi🙏🙏🙏 Hore usoco zhp🙏🙏waLi xuzid iyo like kama hayo
@abdirahimabdilahi39715 жыл бұрын
Ninka Ragii waa ka Dadkiiza iyo dalkiiza wx ku ah wn qiiroodeY markn arkeY guri_barwaaqo oo dadkiizi iyo dalkiizi AaminaY HeerkaNa ka GaadhaY maanTa in saaxiibkii Abwaan garaad uu dad iyo dal aragiisa laga nacayo ku doorsado dadkiisi uu maanta wx ku noqon laHaa Guroow nin Naziib iyo Ragatinimo leH baad Tahee Waliga wx kale ha ku doorsan dadkaga iyo dalkaga
@somalijacaylgenel32175 жыл бұрын
Intii nabiga jecel scw scw like Like 📄📄📄📄📄 🌲🌲🌲 Saar
@hipoahmed45385 жыл бұрын
Guribarwaaqo naftaa ka raliyah go for word wllo hore isoco ❤️😘😂♥️🤣🤣
@daudabdullahi34955 жыл бұрын
Guri barwaaqo 🔝Majaajilayste aan tageero keep going brather ❤️🌨💚 From #sweden🇸🇪
Caawa waxa aan subscribe ka cod sanayaa kaliya ciyaalkii hore ee reer burco ee raamoole baaskeelada sida lo kaxeyo kubartay langadhana Playstation ku bartay👉🏪
@naleeyefilms41595 жыл бұрын
burcaaawi dhalada waan ku saaray isaar ala mxd ramoole baskelad kala baxsatay isaar adnah bro
@Updirisak_Caano5 жыл бұрын
IzmaaCiiL HomE BarwaaQO Waa zhpka CaanO Ku LeH Hore UsocO
@malapzaninamustaphe67435 жыл бұрын
Guri barwaaqo nin rageed🤣🤣🤣
@zalmaanhassan93665 жыл бұрын
Gri barwaqo hory usoco igu qabo like 😂😂
@ahmedyasin65555 жыл бұрын
Kan saydhiye la leeyhay waligiii majaajilayste noqon maayo meeshu abwaan garaad bay tabaysaaa
@islamsom42865 жыл бұрын
reermiye shaqaysta show Abwaan garaad iyo heelo iyo guri barwaqo oo is helay ayey ku fiicneed