Halganka way ka horeysay ciyaartani saan ka fahmay halagu noqdo labada ninba way baraarugsanayeen waan dadka la ilaashado ❤❤❤ noocani Ciyaarkale halgu casuuba wayaha maanta la joogana ha sheegeene
@LibanAbdi-rt3xr7 ай бұрын
Big boys 💪 mashallah
@apdullahicarab246110 күн бұрын
Ninka hore magaciisa waxaa la dhahaa Warsame Dhalawaas waa nin Dhulbahantaa, gaar ahaan Bah-Ararsame waa Reer Qoriley. Ninka kalase magaciisa ma garanayo laakiin waa Dhulbahante isna Xaamud Ugaas.