JAANDHEER GOBALKA SOOL by faadhyoon

  Рет қаралды 470,133

Hassan yare

Hassan yare

11 жыл бұрын

waa ciyaaraha dhulbahantuhu caanka kuyihiir waana ciyaara looyaqaano jaandheer heesteeduna waa golo kafuul

Пікірлер: 242
@shaaciyeabdirahman368
@shaaciyeabdirahman368 6 жыл бұрын
Dhudiyeey dhalaal wacan Naa wuxu dhigene leeeyahay Nimanyahow dhulbahantaha War yaadheeheen dhaantada ciyaareed Wiilashii ka dheelmaday Alla dheelmaday ka dhaadhacay Wiilaalbaa dhulka ukacay oo dhaxal tooyadii helay War hoy dhab malooyaqaan
@fuadmohamedhassan1396
@fuadmohamedhassan1396 10 жыл бұрын
I love inaabtigay dhalan dhool.heestan waxaa is ka leh maxaed cabdilaahi jaamac aadan oo ku magac dheer(dhalan dhool)heestan waxa laga qaaday aroos ka dhacay bariga laascaanood gaar ahaan meel u dhaxaysa kalabaydh iyo iyo dabataag iyo dhummay oo loo yaqaan (WARAABE KAAJE)Dhalan dhool dhaxal ayuu u helay jaandheer waana wiil ka uGu haysta codka heesta jaandheer iyo luuqda.balse dhulbahante oo dhan ayaa iska leh heesta jaandheer.I love my abtiyaashay.
@suhaybsoldad212
@suhaybsoldad212 6 жыл бұрын
Live ayaan u jogay malintan alikuwa 2012 ssc ceremony specially zone five village
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 5 жыл бұрын
Fuad Arwo wll wiilkan see loo heli kara
@ahmedmohamedsiyaad3857
@ahmedmohamedsiyaad3857 5 жыл бұрын
jaandheer
@user-nv4bo7hx7t
@user-nv4bo7hx7t 5 жыл бұрын
Mashallah nin reer abti jecl tahy
@drabdallemahamoud967
@drabdallemahamoud967 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh fuad mahamed hassan arwo dal iyo dad yaqaan weeeye wiilkaaasi
@buraale134
@buraale134 5 жыл бұрын
Wlhi dhulbahante wa laandhere gabay iyo heesaha ba iyaga bilabay mashallah
@sadamalcani4411
@sadamalcani4411 4 жыл бұрын
haa hbo ❤💕
@areyousingl9133
@areyousingl9133 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@maxamuuddigax8508
@maxamuuddigax8508 Жыл бұрын
Dhulbahante naga badan Allow reer noogu hiilisaye Janadana noogu hiili Aaaaaameeen
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Walahi dulbahante my family rer Khalid. My mom aligeri
@MohamedAhmed-jw9gi
@MohamedAhmed-jw9gi 5 жыл бұрын
Mnsha allh dhaqankii iyo hidihii iyo Reer abtigeey alow idindaa!
@abdifatahadenabdullahi7687
@abdifatahadenabdullahi7687 6 жыл бұрын
wooow tolkay dhulbahante wlee waa nasab daraawish i am Js
@faraxsanmahmoud8956
@faraxsanmahmoud8956 4 жыл бұрын
Masha Allah Viva js
@axmedcawad5769
@axmedcawad5769 4 жыл бұрын
637712
@hassanabdikarimmohamed2505
@hassanabdikarimmohamed2505 3 жыл бұрын
Js wa shayadiin jaajusiin munafiqiin ah..anigu Waxan ahay Ahmed Garaad Buhoodle iyo hawdka dego
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 6 жыл бұрын
#Dhulbahante #darvish #empire 🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁 👑👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👳🏾👑 👑👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👸🏾👑
@k_naanburcaawi3950
@k_naanburcaawi3950 7 жыл бұрын
waka rageede rog rogayay walige hele gurada oga so dhacay ..... calayk calayk mesha anaa ka maqna rer abtigay jandheerta wa loga danbeya dhulbahnte aniguna hidadoodi ba wata allow hanaga qaadin
@caliomer6903
@caliomer6903 2 жыл бұрын
Dhul bahante gob gobi dhashay abtiyaasha alle hay din xifdiyo meel aad joogtaanba from hargeysa
@hibadaily1821
@hibadaily1821 Жыл бұрын
This soothing the soul! Beautiful Masha’Allah I love it darawiish isn’t easy
@Hw15243
@Hw15243 5 жыл бұрын
I love Cayaartaan it’s one of my best One cayaar( Dhulbahanteed) I love it so much Sarmaangarow
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 5 жыл бұрын
maciyadhaa?
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Hhhh
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Waan jogay malinti ciyartan la ciyarayay
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 Жыл бұрын
Maanshaa alaa. Waa rageedii. Caawa waxaan xasuustay Jiidali, Xudun, Xadeedkii, Awrbogeys iwm.
@khaatumoqueen5576
@khaatumoqueen5576 8 жыл бұрын
viva khaatumo state jaandheerta.ciyaar u gaara.♡♡♡
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Ma noshahay
@wpqays5328
@wpqays5328 Жыл бұрын
@@hannad879 adinh ma noshahey pro hh
@ifka8123
@ifka8123 Жыл бұрын
@@wpqays5328 😂😂😂
@codayaadam1280
@codayaadam1280 7 ай бұрын
​@@ifka8123😅😅
@adanbile4237
@adanbile4237 5 жыл бұрын
3 hadaanad buurnayn,3na aanad dhuubnayn,3na aanad dheerayn, naa Aabbahaa ku geel beel adiguna ku guur li'id
@imamunnawawy
@imamunnawawy 3 жыл бұрын
Masha-Allah weligey ma arkin cayaar Somaliyed oo sida u macaaan.
@hodanfdh4947
@hodanfdh4947 8 жыл бұрын
Wow viva dhulbahante
@Truthmoi
@Truthmoi 6 жыл бұрын
Wooow maanshallh
@zak.886
@zak.886 5 жыл бұрын
Abdala Hasan I love dhulbahante they're my reer abti
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Ssc Of Somaliya walee Waad Guulahsanaan sac Girls I Hope you will Be Happy but Don't Give up Guul Ssc
@maxamuuddigax8508
@maxamuuddigax8508 Жыл бұрын
Geel ma leedahay waryaa
@knaanburcawwi4559
@knaanburcawwi4559 4 жыл бұрын
Ardoy geraar isma lahayn Lknse gacalka is gursaday Viva dhulbahante
@abdisamedyusuf9604
@abdisamedyusuf9604 3 жыл бұрын
Ciyaartan anaga iska leh reer dhumay nimo abwaanadayadii dhalandhool iyo halowle alle ha unaxariste waa taagna habeenka ciyaarta
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Wll ma wiilka heesaya dhintay
@maxamuuddigax8508
@maxamuuddigax8508 Жыл бұрын
Dhulbahante naga badan
@user-qm7cw8wm7v
@user-qm7cw8wm7v 7 ай бұрын
Szb halawle goormu dhintay
@fuadmohamedhassan1396
@fuadmohamedhassan1396 10 жыл бұрын
dhalan dhool iyo halawle isu adeerta heesta qaadaysa.wiilasha Beesha Cabdi Garaad ee dhulbahante.Khayr Cabdi ciyaaarta jaandheer loo daa.
@farahwarsame9228
@farahwarsame9228 7 жыл бұрын
Fuad Arwo k
@ILoveYou-sf5vx
@ILoveYou-sf5vx 5 жыл бұрын
Kkkk viva harti daarood
@calibaasuuke1055
@calibaasuuke1055 3 жыл бұрын
jaan dheer dhulbahante siiba gobolka sool
@farxiyaaxmed9809
@farxiyaaxmed9809 Жыл бұрын
Waaaaw rertolky dhulbnte wlhy wa rag ragdhalay m.a allow nodhawr from jacsiyaad 🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
subxaanalah war ninka heesaya ee xabeebta leh wlhy cod mucjisa ah buu leeyahay
@faadhyoon3
@faadhyoon3 11 жыл бұрын
waa ciyaaraha soojireenka ah oo ay caanka kuyihiin dhulbahantaha
@taex.i3902
@taex.i3902 7 жыл бұрын
waa gaaf ciyaareed gurmad na waynu wadanahay isgudub yaacu waa ceeb ee waa in loo gar waax sado oo kii garnayaa tumo. waaaaw
@mustafabdi5431
@mustafabdi5431 3 жыл бұрын
Mlpk
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 4 жыл бұрын
Walah walah war waa ninkii dhalandhool ee dhulbahante/qayaad. Iyo degmadii dhumay Ninkan waa looga hadhay jaandheer
@jaandheer
@jaandheer 3 жыл бұрын
ninkan miyaan la heli karin zhp
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 3 жыл бұрын
Siciid hadda waa nin weyn ciyaartan waa 12 sano kahor meelahaa wuu duqoobay inuusan hada tumin ayaan maqlay
@aliabdi5480
@aliabdi5480 3 жыл бұрын
Waa la heli karaaa sxb wa nin dhalinyaro ah
@ahmedkayse9719
@ahmedkayse9719 2 жыл бұрын
Weli waa tumaaa malin dhoweyd karamaaan ka tumayey
@alipp3683
@alipp3683 2 жыл бұрын
Watching 2022. Jaandheer ciyaartii Daraawiishta 🐎⚔️❤️
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 10 ай бұрын
Alloow bara kee dhaqankeena Soomaaliyeed❤❤❤
@shaaciyeabdirahman368
@shaaciyeabdirahman368 6 жыл бұрын
Caawa gabay ismaan odhan Ar bal geerar ismlahayn Lakinsehe gacalkaaa Isguursaday Bal gurmad kiisiibaan ahay HALAWLE RIJAAAL
@ahmedkayse9719
@ahmedkayse9719 2 жыл бұрын
Waaa halwle sawmaaaha
@hggjhhivv2742
@hggjhhivv2742 5 жыл бұрын
VIVA DARAAWIISH VIVA GUULAYSTA GUUUUUUULGUUUUUUUL
@aliderie5908
@aliderie5908 5 жыл бұрын
Woow maashaa alaah cafowgiinjab soaaliya guuuuuul iyo gobanimo
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 7 жыл бұрын
Sool waa xarunta jaandheerta soomaaliyeed.
@nimcoabdulahi3342
@nimcoabdulahi3342 Жыл бұрын
Ssc khatumo state of somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤
@aliderie5908
@aliderie5908 5 жыл бұрын
Gabadhaha sooomaalidu waa rag qoodhaha laga ilaawey noolaada dowlad alow noodaa aameeen yaaa allaaah
@ramziofficial4545
@ramziofficial4545 4 жыл бұрын
Codka waa dhalandhool dhumay weeye goobtuna wiil qayaada oo dhulbahantaa dheh
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 5 жыл бұрын
Woooooooow ninkii garanya garany
@suhuurzaki1811
@suhuurzaki1811 2 жыл бұрын
Ilhy ha unxriisto aderady viva dhulbahante khyr cabdi my dhiig
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
ninkaa hala soo qabto xigmad baa ka buuxde waa in laga qoraa
@abdikariimmohamoudismail6341
@abdikariimmohamoudismail6341 2 жыл бұрын
Far faadhyoon ma aha waaa Dhalandhool Xoolow ninka kalina waa Halawle Abdi Aadan
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 3 жыл бұрын
Calayk ninkii dhalandhool caawa waxan ku daawanayaa dalka canada magaalada toronto Dhulbahantinimadu ha waarto
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 жыл бұрын
Ana London Ban Ka Daawanaya Ninka Xagu Ku Suganyahay Maanta Aan Raadine.. Insha Allaha...
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 3 жыл бұрын
@@BikeAndFish1 war ninkaasi ma noolyahay
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 жыл бұрын
@@haydhaafinmedia6319 Adiganba Ku weydinayeye Sxb.. Madama aad beeshina uu ducaysay, waxan is idhi wa xogagal...
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 3 жыл бұрын
@@BikeAndFish1 hhhhhh waqti horaa iigu danbaysay ninyahaw qurbe joog bn ahaa in dhawayd
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 жыл бұрын
@@haydhaafinmedia6319 Haha OK.. Ninkan wa ciyaar yahan in la raadiyo weye.. Rag iyo hablo badano ciyaartan Jandheerta yaqanba youtube laso geliya cidina ma taqaano sii wacana looma soo duubo..
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Dulbahante Allah bless 🙏
@abdimohamed8293
@abdimohamed8293 6 жыл бұрын
gabadha mushxaradaysa ayaa dhiiga I dhaqaajisay akhas akhas alaylehe in ciyaari ka dhacday gaafkaa cajiibka ah
@Barnibilan
@Barnibilan 2 жыл бұрын
“Aabaha ku geel li adna ku guur li’id.” Manooli 😂😂
@user-qm7cw8wm7v
@user-qm7cw8wm7v 7 ай бұрын
Cato looz
@DuulaneMoohamed-zg7fr
@DuulaneMoohamed-zg7fr 8 ай бұрын
Dhacarbe waa gabobe nuur yare waa waceys cabdule all mohamud Garaad from mohamud Garaad
@shaaciyeabdirahman368
@shaaciyeabdirahman368 6 жыл бұрын
Maxamed cabdilaaahi jama dhalandhool nin rageed wleee in badan waaa ku dhagsytay rijaaaal Nooolow abti Gacaliye
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
I love jandheer
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 6 жыл бұрын
Waa ciyaartii reer ayeeyaday lagu yiqiin.
@ishakasmada3077
@ishakasmada3077 3 жыл бұрын
Ninkan Dhalandhool baa la dhahaa abwaan.
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Viva buhodle somalia 🇸🇴
@aliderie5908
@aliderie5908 5 жыл бұрын
Hhhhhh hhhhh kuye abaa ku geeel beeel alaaah hakaaa cafiyo abwaanka caadi maha libaaax sooomaaliya long life insha alaaah aameen yaa rabi 💘 horusocda viva SSC
@murtidhawr01
@murtidhawr01 7 ай бұрын
Jaandheer markaan maqlaan jolbooda oo meel la iga jiro ilaawa... ❤❤
@hggjhhivv2742
@hggjhhivv2742 5 жыл бұрын
VIVA SSC GUUUUUUULGUUUUUUUL
@lov4713
@lov4713 3 жыл бұрын
haaheey waa in loo garwaaxsado oo ninkii garanayaaa tumo
@sonkorsonkor6071
@sonkorsonkor6071 4 жыл бұрын
Anigu waxaan ahay ninka la cayaaray ninkii la odhan jiray shaadh ee reer fiqishine
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Marka Dhowar Latago Giiryaane Badanaa Guul Ssc
@jaamackaraamo1215
@jaamackaraamo1215 3 жыл бұрын
Halawle iyo viva dhulbahante gobtii an kadhashay ciyaartan cidi idunkulama tartami karto.
@jaamackaraamo1215
@jaamackaraamo1215 8 ай бұрын
Sadex sano kadib manta igasoo horbaxda aadban u jeclahay ciyaar dhaqantayda❤
@abdiqani4337
@abdiqani4337 2 жыл бұрын
Maansha allaah aakh waxaasaa ciyaara
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Allah hoyo aligeri dulbahante
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Dulbahante my life
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
bal Luuqdaa jiibtaa iyo jaanta cajiibka eega.
@khadarismaciljanaale7777
@khadarismaciljanaale7777 4 жыл бұрын
Asal asal dhalay waaa kuwaa dadkii yaaqanay bahasha
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Buhodle i want 2 go there
@somaliwayn9580
@somaliwayn9580 3 жыл бұрын
Cawa waan gabyaa waana giiijin doonaaa
@khadarceergaabo
@khadarceergaabo 4 жыл бұрын
wooow manzha allaah waxaas baa dhaqan ah quruxda bilicda iyo murtida fiican baa laga bartaa dhulbahante kkkkkkk hhhhhh
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
I wish I was there 😪
@adirie01
@adirie01 10 жыл бұрын
inan yahay galoola yar ....Funny
@jamamoh4649
@jamamoh4649 2 жыл бұрын
Dhulbahante empire love ku Booba
@cabdiqadirmaxamed3571
@cabdiqadirmaxamed3571 3 жыл бұрын
runtii nimankaa dhulbahante waa dad dhaqankii looguyimaado kudayashona mudan
@maxamedxaysimo1994
@maxamedxaysimo1994 Жыл бұрын
Iska dhimayay nuur yare dhacarbena dhabowsow dhacarbe geesood wiilki jaandheer looga hadhay alle haunaxariisto labadooduba hadda dhinte
@xoraxora4154
@xoraxora4154 2 жыл бұрын
Wa angii
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Жыл бұрын
Waa cayaar,qurux badan
@saluugla-darwiish8116
@saluugla-darwiish8116 2 жыл бұрын
Jaandheer.💙🐎
@abdillahimire2095
@abdillahimire2095 11 ай бұрын
anigu waan ku soo celcelshadaa
@XamseDaad-ll2xy
@XamseDaad-ll2xy 5 ай бұрын
Jandher dhulbahante ayaa iskaalee
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Manshallah Allah
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Dulbahante viva
@Barnibilan
@Barnibilan 2 жыл бұрын
Dhaqan Dhulbahante teed 🐎🇸🇴
@user-qm7cw8wm7v
@user-qm7cw8wm7v 6 ай бұрын
Wlhy food cade kule hesta wu daganthy markisa
@YASIR-DLP
@YASIR-DLP 7 ай бұрын
Ala adunyoy xaal qado inti dimatay illahayow unaxariso meshan xasus waye wlhi
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Ya Salam dulbahante
@waryahad
@waryahad 11 жыл бұрын
codku waa sidee indr
@baarliincadeey3919
@baarliincadeey3919 5 жыл бұрын
Mnshalaah
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 жыл бұрын
vivi reer ayeeyday cawrala dhubahantee
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Inshaallah amen 🙏
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
DHALAN DHOOL. WAN AQAANA WAA REER HAWD. CIYAARTUNA WAA JAAN DHEER GUUUL
@cabdilahiyusuf1656
@cabdilahiyusuf1656 4 жыл бұрын
Okay
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 жыл бұрын
i like this dance
@ImanJones22
@ImanJones22 11 жыл бұрын
This is from our Sufism influences and history
@najmagaraad4521
@najmagaraad4521 6 жыл бұрын
Finding Me vxc
@haykalcabdale868
@haykalcabdale868 5 жыл бұрын
ma waraysin dhaarsane
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Gulesta gul rer dulbahante
@sadiyasaid4371
@sadiyasaid4371 3 жыл бұрын
Meshan hoyaday ku arka💓😅
@xoraxora4154
@xoraxora4154 3 жыл бұрын
Viva
@ahmedabdi2693
@ahmedabdi2693 8 жыл бұрын
weeey viva jaandheerta I naba caadi maahan
@najmagaraad4521
@najmagaraad4521 6 жыл бұрын
Ahmed Abdi fx
@abwaanmohamettdaauuatt4234
@abwaanmohamettdaauuatt4234 2 жыл бұрын
viva dhulbahante
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Beautiful ♥️ 😍
@MaxamedAxmed-nx4vi
@MaxamedAxmed-nx4vi Жыл бұрын
Ani ikena hes ta an ka couare😊😊
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Bless Allah bless 🙏
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 3 жыл бұрын
Jaandheer wa ciyaarta ugu caansan reer waqooyi
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 2 жыл бұрын
Waqoyi maxaya adeer waa dhaqan dhulbahante iyo warsangali , idoorka habarxabusho iyo habaryonis baa ka ciyara oo dhulbahante la deris ah
@nawalali7934
@nawalali7934 2 жыл бұрын
@@daariqahmed8297 run yaqaan baadtahy indeerw
@najaxabdi2955
@najaxabdi2955 4 жыл бұрын
🥰♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AliyetoUpdi-gv4ky
@AliyetoUpdi-gv4ky Жыл бұрын
maxamed cabdilaahi jaamac (dhalandhool ) iyo AHN ABWAN HALOWLE waa ragga codka io hesta iska leh dhulbahante cabdi garad khayr cabdi (qayaad)
@ayanlejamac5979
@ayanlejamac5979 9 ай бұрын
Meeshan ninka halowle la yiraahdo hala iga tuso
@abdirisaqproduction9424
@abdirisaqproduction9424 5 жыл бұрын
dhulmahante ragrag katgy reer ayeeyo igadhe
@nuurdiinaxmed3470
@nuurdiinaxmed3470 5 жыл бұрын
Dhulbahante weeye magaca noo sax
@mohamedjama1865
@mohamedjama1865 Жыл бұрын
Magaca noo sax hana habaarine
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@mohamedjama1865😂😂😂😂
@abdigani8804
@abdigani8804 8 жыл бұрын
ax san jaandheer bahashan beri samaad kii ayaan ka boodi jirey lkn maanta. aduunkii wuu is bedeley
jaandheer  by xasan faadhyoom
10:44
Hassan yare
Рет қаралды 429 М.
foodcade iyo fooley - cayaar jaandheer qaybtii labaad  #subscribe_like_comment
47:45
aflahar official channel
Рет қаралды 70 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 484 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
ciyaar kamida ciyaaraya Somalia waaana jaandheerta gobol sool
46:46
abwaan iidle channel
Рет қаралды 6 М.
Hees jaandheer ah- dhalan-dhool iyo xasan quulle .
1:39:21
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 36 М.
jaandheer buuhoodle
4:23
dhiif dabey samatar
Рет қаралды 16 М.
Abwaan Warsame Jaamac Jawaab Kulul Jaandheer Cusub #part2
5:17
GAWLALAALE MEDIA
Рет қаралды 65 М.
Abwaan dhalandhool iyo gabaygii dareenkiciye
11:30
Waayeel Tv
Рет қаралды 18 М.
MUUQAAL QURUX BADAN IYO CIYAAR JAANDHEER QAYBTII KOWAAD #part1
4:51
GAWLALAALE MEDIA
Рет қаралды 58 М.
Jandheer dhalandhool iyo sulub
59:16
Kalkaal Opportunity
Рет қаралды 142 М.
Dhegay iyo Saalax-Jaandheer Aroos Deeganka Gooxdheere
45:21
Jaceyl indho male
Рет қаралды 1,8 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 484 М.