No video

Jabhadda Gedabiirsi & Ciise ee Awdal, Jibuti, SSC, Maxaabiista Lascanood ee Argagixisada-

  Рет қаралды 2,069

DAHIR SOCDAL

DAHIR SOCDAL

Күн бұрын

Jabhadda Gedabiirsi & Ciise ee Awdal, Jibuti, SSC, Maxabiista Lascanod ee Argagixisada-

Пікірлер: 24
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 Ай бұрын
Dzhir wa gesi runta ushega horgalada rer Awdal ❤
@user-bc6hf4nt5x
@user-bc6hf4nt5x Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ madsanid
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Ай бұрын
Daahir socdaal waa aqoonyahan taariikhda yaqaana
@samielmi6158
@samielmi6158 Ай бұрын
Jasaaka allahu khayra,run baad sheegtay,horgalada daba dhilifyada ee gunta ah,waan soo afjarayna,xoraynta iyo dhismaha dawlad goboleedka awdal ee somaliyeed wa waajib muqadas ah,midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco.allahu Akbar.
@user-if8lp6iy9x
@user-if8lp6iy9x Ай бұрын
Suldaan dahir socdal mnshalh somali dhaba
@ahmedgod6945
@ahmedgod6945 Ай бұрын
Daahir waa geesi, noolow
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Alla waa odaygii aftahanka ahaa ee ka soo jeeday beesha QURUNSADE
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
😂😂😂Maroorsade weeye.
@Mrprimo617
@Mrprimo617 Ай бұрын
Looma baahna in dadka lagu caayo ra'yigooda/fikirkooda 🧠 Haddii aadan jeclayn waxa uu ku hadlayo, ha daawan, wax kale daawo 👍🏽 👌🏾
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 Ай бұрын
Idór wagaashe iyo kufriga wacad alla u yaale waa niman walaalo ah taniyo ehel nareede
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Duqa.waa kadhimantahay kkkk
@seidserar9966
@seidserar9966 Ай бұрын
Heee
@maamesawa7074
@maamesawa7074 Ай бұрын
Alcholiste
@IsraMahamed-b4e
@IsraMahamed-b4e Ай бұрын
Maxaad soo cabtay cabtooy
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Ай бұрын
Ku soco sxb
@faiabd6621
@faiabd6621 Ай бұрын
Daahir itoobiya muqdisho ayaay joogtaa maxaa kuwaas uuga saariweedeen
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Gudibiirse hooyadaa ha waseen garacyahow murursade hooyadaa was.
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z Ай бұрын
Jabuti aya manta somali dhanta ee Awdal halagu warejiyo.wayo xabashi waxay rabtay ruux somali ah oo yirahda badaas idinkaa leh snm ayaana tiri
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
Reerahaasi nabadda jecel waa lagu qasbay inay jabhado samaystaan. Xeebahooda ayey ka difaacayaan amxaaro
@Abdiaziiz007
@Abdiaziiz007 Ай бұрын
Xanuun iyo xiqdi 70jir kugu haya waad la dhimanaysa qof daarood ah oo soomali wanaageda malin ka shaqeeyey ma jirto lkn taariikhdu wey 30jirsatay waxa la gaadhay xiligii la xasuuqi jiray daarood dib u xasuuso 1991 taariikhda aad gucanaysid hawiye iyo isaaq kugu dhigeen maanta markale u diyaar garoow jeedalkiini
@Mrprimo617
@Mrprimo617 Ай бұрын
Islow Daahir Islow Socdaal waa nin Murusade ee maxaad ka hadlaysa walaal ? 😬
@daudsalah4832
@daudsalah4832 Ай бұрын
Necayb Daarood baa islaantaan haya, balse wayla dhimanaysaa.
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Magan I dhex dagan ban xasuqay wax lagu fana miya anagu waxan dhahna awawga la gub maganta ka lexo xata wa laysku laya
@user-pl1zy7wq4l
@user-pl1zy7wq4l Ай бұрын
𝖠𝗇𝖺𝗀𝗎 𝖽𝗁𝗂𝗀 𝗆𝗎𝗌𝗅𝗂𝗇 𝗆𝖺𝗃𝖾𝖼𝗅𝗂𝗇 𝗂𝗇 𝗅𝖺𝖽𝖺𝖽𝗂𝗒𝗈 𝖺𝗐𝖽𝖺𝗅𝗇𝖺 𝗑𝖺𝖻𝖺𝗅 𝗂𝗅𝖺 𝗀𝖺𝗅𝗂𝗆𝖺𝗒𝗌𝗈 𝗂𝗅𝖺𝗁𝗒 𝗁𝖺𝗅𝖺𝗀𝖺 𝖻𝗈𝗊𝗈
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Guryo cusub oo aan wareejinay! Maashallah
8:08
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 3,1 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН