Jabuuti 14kii Sano Ee U Danbeeyay Dad Badan Bay Ku Beeratay Somaliland Xog Muhiim Ah Aqon Iid Xasan

  Рет қаралды 9,117

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@lander2023
@lander2023 3 ай бұрын
That was a masterpiece of discussion and truth-telling. Somaliland have to remove internal faqash and 5th column agents. Mean house first before anything gets solved.
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Mrx.mdxwne.cigaal.yidhi.aduunku.dhabarkuu..noosojeediyay.somali.mar.uunbay.iskunoqondoota
@omarjama7627
@omarjama7627 3 ай бұрын
Djibouti’ Waa Cadowga kowaad!
@mohamedhersi6251
@mohamedhersi6251 3 ай бұрын
Tu connais le vrai histoire de djibouti .
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 3 ай бұрын
Absolute that's true
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Oo heedha qaraarka golayaasha qaranka kasoobaxayaa muxuu ahaa golihii wakiiladu waxay noqdeen 3qaybood qayb xamar iyo huwanta laascaano u adeegta iyo qayb jabuutay hoos tagata qaybta 3xad waa inyar oo kooban oo aan awoodbadan lahayn 😢 markaa madaxwaynuhu muxuu qabtaa garbuhuu kuduulilahaa huwanbay noqdeene ilaaha hana dhaafiyo huwanta xaasaanada leh ee nagu dul gafanoobay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@BahdonkadirKadirbahdon
@BahdonkadirKadirbahdon 3 ай бұрын
Allah wakbar somaliland waa Guuuul.somalilan ichaalah ❤❤viendrai republic of somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA AND REPUBLIC OF SOOMALILAND SOOMALILAND BETWEEN BORDERS AFRIKA
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Jabuuti.adaa.ubaahan.iyadu.kuumabaahna.
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 3 ай бұрын
Djibouti waa cadow
@Degmociise123
@Degmociise123 3 ай бұрын
Waa Xirsi ka wax walba baabiiyey Somaliland intuu haystay dalka
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 3 ай бұрын
MUUSE MAYSAGAABA XUDUUDKII JABUUTI XIDHAY. WAANA WAX LALA YAABO.
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
00 maxaynu isaga xidhiwaynay xadka jabuuti wy waayo
@mahamoudhassan2012
@mahamoudhassan2012 3 ай бұрын
War addaaa dane nagouqabaa.war xiid wakaye.dhaqalihinoo Dhane ayaa hoos uu diciii.bank dhahaa ledihinne. War xiidha bouqiina nagaa yarane.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
​@@mahamoudhassan2012oo danta lagugu qabaa maxay tahay hal shay oo iigakaa yimaad sheeg adaa Dan nagu qaba oo saacad kamaarmayn soomaalilaan
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Xalku wuu fudud yahay, Somaliland ganacsatadeedu waa in xeer la dul dhigo adag tilmaamaya in ay joojiyaan isticmaalka bangiyada jabuuti.
@lander2023
@lander2023 3 ай бұрын
What they using our direct enemies Somalia 🇸🇴 imagine. Our people are jokes. Watch what they say in media. You can’t believe what’s happing. I have lost hope with our people. Whole tribes are traitors now… it’s extreme.
@zahrasaed148
@zahrasaed148 3 ай бұрын
JABUUTI WAA CADAWGEENA UGU FOOSHA XUN EE DOONAYA INUU INAASO.CANFARTU IYO ELATERIYA HAJABJAB SADAAN BAANU LEENAHAY IYAGA IYO DAASADA BADA SAARANBA.💚🤍♥️🫡
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Markahoreba.maadrabin.gooni.isutaag.kusiisugbay.ahay.inacigaalbaa.siisheegay.ooyidhi.waalayskunowondoon
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 3 ай бұрын
Faisal cali warfare waliiba wuxuu oodhanjiray jabuuti waa cadowgeena maxaa looga maqli waayey
@zahrasaed148
@zahrasaed148 3 ай бұрын
Wuu ka baaba ayaa wuxuushta munaafiqiinta ah. Xaasidiinta bilaa iimaanka aha god iyo baaba bey kudanbey doonaan oo ah KARMA!!💚🤍♥️🫡👏
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 ай бұрын
Djibouti waligeed waa cadawga somaliland ,somalida geeska africa waa cadawga somaliland marka dagaal u diyaar garaw qarracda jo ji waa dagaal u diyaar garaw
@mahamoudhassan2012
@mahamoudhassan2012 3 ай бұрын
Qof ad sokorisay oo cadowkougou ah.war adoo jabutii kousokorey inad sidaa uuhadachide mahiine ee inad dhahdahadiye kanoqotide ayey aheed bilaa abaal.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Koritaanku micno masamaynayo lkn halkuu dhalasho ahaan kasoojeedo ayaa macno samaynaya teeda kale imisaa nagu dhex koray oo reekooda aaday
@mahamoudhassan2012
@mahamoudhassan2012 3 ай бұрын
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh Anuu hadaa hargeissa koukori lahaa ay isqabtanne jabuti.marna anoo egayaa jabuti,markalana anno egayaaa hargeissa dahdahadine moye ee inann midkan ka soojeedo soo raaco acliga salimkou magalinayo.cimamada kadacde ninkane weyn.
@lander2023
@lander2023 3 ай бұрын
Look at S/N Korea - people enemies don’t travel to each other. 🤯 Somaliland should stop flights. Only issue is our business class are ictisaam who don’t believe this country and wants Somalia - inviting Somalia business etc. I hate them to the core.
@shafihussein4433
@shafihussein4433 3 ай бұрын
You are so ignorant, if you stop flights what can you get ?? Nowadays no needs to go to Hargeisa because you have nothing in there my dear friend
@CamuudAwed
@CamuudAwed 3 ай бұрын
Hadaba hadii Anigu Aan ka ra'yi dhiibto Aragtidayda waxaan ku talin lahaa isla markaana Aan Aamin sanahay hadii taladaydaa lagu shaqeeyo Khaasatan Ay ku shaqayso Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland Ee maanta jirtaa in cadaw ga sanadihii ugu dambeeyey sida joogtada ah weerarka Aan kala go'a lahayn Unoogu hayey Oo ay Ugu horayso Xukumadda Taagta Daran Ee Muqdisho ka Arimisaa cadaw gaasoo haatana sii laba jibaarey dagaalka Uu inagu wado hadaba waa maxay qodob ka aynu cadaw gaa kaga guuleysan karo mudada kooban ? Kow waa: In ay Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland talaabada ugu horaysa Ee ay kaga hor tegeyso duulaanka gar daro Ee ay muqdisho wado ay noqotaa in ay Wasaaradda Arimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland si toos ah u shaacisaa maadaama Aanay J/Somaliland tahay Dal ka madax banaan Soomalia Systematiclly iyo Goegraphically ba Aanay Ogolaan doonin In Uu ka hawl galo Ergey dambe Oo ay Qaramada midoobey u Soo magacaabatay Soomalia isla markaana fadhigiisu yahay muqdisho kuna shaqeeyo, Laba: In ay Wasaaradda Arimaha Dibadda Ee Somaliland Ay Qaramada midoobey Ama Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa ka codsato in ay Somaliland u soo magacaabato Ergey ka madax banaan Siyaasada Soomalia Ee Fake ga ah Ama ugu yaraan ay United nations ku Soo Magacaabaan Ergey si Official ah u metela Somaliland iyo Soomalia kaasoo si toos ah ay Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysaa u shaacisi in Uu yahay Ergey Somaliland iyo Soomalia u qaabilsan United nation ka balse ay si toos ah u joojiso Xumadda Jamhuuriyadda Somaliland marnaba Ogolaan doonin in Ergey Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa u metela Soomalia dib uga shaqeeyo Ama uga hawl galo Somaliland intuu muqdisho ka yimaado Haday Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland Ee Xisbiga Kulmiye ay ka daacad tahay illaalinta iyo difaacida qaranimadda iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland waa in ay hada ku dhaqaaq daa labadaa qidob Ee isku Sidkan Waad Sallaaman tihiin ✅👍🙏💚🤍♥️🙏✅
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Failed Failed Failed and soomaliland between borders afrika
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 3 ай бұрын
Waa in meel lasaaraa colaada jabuuti oo lagasoosaaro go aamo dustuuriya
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 3 ай бұрын
Kolayba soomaaliya way Ina go doomisiy wazay ahayd in haday ganacsi tahay iyo haday is dhaxmar tahayba in aan xidhno oo aan cidina cidkale u gudbin
@Hciid
@Hciid 3 ай бұрын
WAR DAD WAX ISU SHEEGA MIYEEYDAAN LAHAYN JABUTI MA QABIIL HALKU KA SOOJEEDO AAN CIDI OGAYN U AQOONSATA GOBALKA WAQOYI GALBED EE SOMALIYA DOWLADNIMO ???
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Sheeko niic looma baahna soomaalilaanbaa jirta wax waqooyi layidhaa majirto
@mustafaali7560
@mustafaali7560 3 ай бұрын
My goodness ignore
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 3 ай бұрын
Gushu waa somaliland
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 3 ай бұрын
Guul Guul SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🫶🫶🫶🫶🫶👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Wadan aad la ganacsanayso oo aad Lacagtaada u dhiibanayso dagaal isagama celin kartid. dadku waa in ay Col iyo Nabad mid uun noqdaan.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Adeer ganacsi naga dhaxeeyaa majiro marka laga reebo xoolaha ay qashaan iyo in qudaara oo aan anigu ugeeyo lacagtana anaa dhigta waanan kadaykaraa macno samaynmayno
@ibrahimismail1113
@ibrahimismail1113 3 ай бұрын
Mr. Ismail Omer Gaileh. Stop the double talk. For the last 33 years you were going to Mogadishu to discuss Hassan Sheik how to destroy Somaliland, but untill now you have failed. Inviting the non important members who represent the FAILED STATE OF SMALIA.Somaliland will be recognized and the MOU will be signed and there is nothing you and the representative of the failed State can do about it.
@lutfi9892
@lutfi9892 3 ай бұрын
Djibouti iyo Somalia bal ha midoobaan hadey midnimo rabaan intey Somaliland ku mashquuleyso
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Midoobi maayaan ee xinkeenay unoolyihiin
@CamuudAwed
@CamuudAwed 3 ай бұрын
Waad mahad santahay Aqoonyahan si fiican ayaad u cadaysay nooguna sharaxday dhibaatooyin ka cadaw geenu hadh iyo habeen u taaganyahay isla markaana doonayo sidii Qaran nimadeenu jabi lahayd Oo loo waayi lahaa jiritaan keena umadnimo iyo Dawlad nimoba sidoo kale waxaad caday say in ay jiraan cilado xageena ka jira kuwaa soo cadaw geena u fududeeya had iyo jeer in uu inagu soo dhiirado waxaana ka mid ah in ay siyaasiyiin teenu intooda badani yihiin iska aragti gaaban ama ku dhex dhiloobey siyaasada Danaha Dad kooda iyo Dal koodana ka door bida dano shaq siyadeed Oo ku qotomo dhaqaale yar Oo Asaagood kacanta u saaro isla markaana ku gumeeeyo siyaasiyiin teenu intooda badan waxaa lagu tilmaami karaa dad dhaqaale doon ah businesses men ah Ee Aan ahayn Dad Ama Siyaasiyiiin Qaran doon ah Ama Aan ahayn gobanimo doon Ee ah gunimo doon sikastaba hadana waxaa jirta sida Aad Adiguba ka dhawaajisay In Aanay xukumadda ha kulmiye sidoo daba lahayn wax layidhaahdo go'aan adayg Ama hal adayg Oo Aaney intabadan qaraaro Ad Aadag qaadan karin waxaad moodaa xukumada ha kulmiye ay had iyo jeer Aad moodid in ay yihiin dad gadaal u baqaya Ama Aan lahayn go'aan qaadasho buuxda marka ay timaado in Cadaw ga Somaliland laga difaaco Dal ka iyo Dad kaba isla markaana gacan Adag lagaga hor tago mooyi meel ay ka liigayaan e wadahada ladii ayey sidoo kale kufashil meen Oo ay ragii dhigooda ahaa Ee ka socdey dhinaca kale Ee Soomalia kaga kaga badiyeen kagana guuleysteen kuweena Ama siyaasi yiinteena khaasatan kuwii inooga qayb galay wadahada ladaa aynu Italia Soomalia la galay hadana waxaad weli in Aaney ahayn kuwo ku baraarug san siday iyaguna cadaw ga dhigooda ah Oo ay ugu horayso Soomalia isaga difaaci la haayeen Dal kooda iyo Dad koodana uga difaaci lahaayeen cadaw ga Asaagood ah Ee hadh iyo habeen ku foogan siday u burburin Lahaayeen Qaran kooda iyo jiritaanka Dad kooda iyo Dawladnima dooda 🙏✅✅👍👍👍💚🤍♥️
@nathra7351
@nathra7351 3 ай бұрын
Csdowga somaliland iyo somalia waa jabuuti cadow kastaa waxba kama qaadaayo somaliland waanay jabayaa ishalahu
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Kulmiye.aboorbuu.noqday.cunay.gurigiisii
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 3 ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 3 ай бұрын
Somalia Somalia 🇸🇴✅
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 3 ай бұрын
😂😂
@princessaisha3507
@princessaisha3507 3 ай бұрын
Allah Akbar. This people calling Somali land Government our country they ether crazy or dreaming 🛌 😂
بعد السنوار ونصر الله… إسرائيل ماضية إلى الشرق  | ما تبقى
50:11
The Future of Inequality│Abhijit Banerjee(MIT, Professor of Economics)
43:52
World Knowledge Forum
Рет қаралды 444 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 35 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 78 М.
Ibn Khaldun: The Shocking Truth About Why Civilizations Collapse
10:07
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 35 МЛН