🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Congrats Jamuhriyada Barakaysan Ee Somaliland ❤️🤍💚🫶🏻
@xaajimasaleh883710 ай бұрын
Somaliland diplomaasiyad haraati kulul oo aan ka soo noqosho laheyn ayey ku dhufatey somaliya markaa somaliya hadal kale uma hadhin waxase la gudboon in dabeyshan rabaaniga ah ee uu ilaah wato waxba ka qaban kari maysee ay somaliya noqoto dalkii koowaad ee ictiraafi lahaa somaliland waayo dalalka gobolka iyo urur goboleedkii igad iyo midowga africaba waa la arkayaa diplomaasiyada ay u isticmaalen somaliya manuhuna yahay xasan sheeq iyo somaliyaba inaaney tagi karin awoodna u laheyn somaliland markaa somaliland iyo itoobiya waa wax ka go'an iney dhameystiraan 25 cisho ka dib isfahankii heshiiskoda kolkaa heshiiskuna wuxuu dhacayaa marka ay itoobiya ku dhawaaqdo aqoonsiga somaliland markaa wey iska fudud tahay iney meelahaas ka ciyaan laakiin aaney waxba ka qaban karin somaliland guul forever insha allah ❤❤❤❤❤❤
@husseinaden188910 ай бұрын
Habalyo guul somalind
@zahrayonis655310 ай бұрын
Guuuul somaliland 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@subeeradensubeeradan9210 ай бұрын
Guul somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉❤
@hodanadan725510 ай бұрын
Arabsiyo oromo news
@Kw5843710 ай бұрын
Somalia iyo Somaliland wa laba dal haljoojiyo muranka iyo xamaasada
@amdualeh580210 ай бұрын
Warmoogow,aqoon la'aan baa ku haysa ee jabuuti dekadeeda ay difaacaney oo gabood uga dhigaysa in somaliland badeeda ay itoopiya ku habsato,hashu laaca aragtaye Laga ma ogtahay.
@MaxamedCabdiraxmaan-k1p10 ай бұрын
Guul Somaliand
@khaliifabdi813910 ай бұрын
Runtaa waeyi shekh dadka Sax hallo shego intan Nacabku qalad U shegin run
@jasmine-00710 ай бұрын
Guul Somaliland horusocod wngsn 👏
@engamiirxalliye391810 ай бұрын
Warkii oo diiran
@Abdiqadir_Omar10 ай бұрын
Ma jirto cid wax yeeli kartaa Somaliland. Somalilandna waa dal xor ah oo danihiisa dunida kala hadlikara sidaasi awgeed Haddii aanu nahay reer Somaliland waxaanu soo dhawaynaynaa heshiiskan weyn ee taariikhiga ah ee dhex maray Somaliland iyo Itoobiya. #VivaSomalilandiyoItoobiya
@proudcitizen488310 ай бұрын
Kuwa Umadamuslimka Raba Inaydhuunta Isutaagan O Luqmatalxajar Kunoqdan Kawaran? Walle Maahmaah Baatidhaahda Odayga Habarta Waxloosaar Koonfur Weli Mahadhin Lakinse Allaha Quwadaleh baqaban. WaxayKutagaan Kusalidi . Samraasamahela✋🏽 SOMALILAND Allaawata Oowehelkiina Umabaahna💯
@Hakammed10 ай бұрын
IGad AU UN iyo Aduunka Waxa ururo Ka jira Ma hor istaagi Karaan Heshiisyo Dawlado Dhex Maray Ama Rabitaan Shacab
@nathra735110 ай бұрын
Walaahi waatii ay somalia ku baaba ayseey haday somaliland faragalinta foosha xun faraha kala bixi weeydo somaliland waa dal xira waligeedba somalia xormaay noqon mar takyaaniga gumeysto mar hawiye gumeysto iyo gumeysiyo bara badan oo labadaasiba ka horeeysay isaaq baa xor baa xor ka dhigey oo xoriyadiisii kuwareejiyey 1960 hadana markiiba volaad baay u qaadeen abaalkii waxay ka dhigeen inaay lawada dagaalamaan hadana isaaq baay guushu raacday oo dib u baabiiyey somalidii ay isu wada keeneen maantana. Somalia. waTii ay ku Rogman lahaayeen tani ishalah
Way ku hoortay koonfurta somalia may ahayn in ay ka baroortaan wixii dan ah ,waayo iyaba turkibay ka kireeyeen dekada iyo airportkii xamar markaa waa maxay bujuubajaadu
@faisayussuf695310 ай бұрын
Cala awal iyo museba ku yal anagu hadnu isaqa kale nahay somaliland nalama yidhado
@dauuddaaauud833910 ай бұрын
Raganimo
@daahirjimcaale-mz9xo10 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa heshiiska iskaashiga waxa ka horeysa aqoonsiga buuxa ee somaliland. 2.0. Waxan dhahayaa heshiiskaasi wuxuu dhaqan gellayaa xilliga ay keento dawladda ethiopia aqoonsiga buuxa somaliland. 3.0. Dhulka laga kireynayo waxa laga dhigi karaa saldhigga ciidanka badda ee ethiopia. 4.0. Waxa mamnuuc ka noqoneysa inay meesha ka dhistaan deked weyn oo ku shaqaysata ganacsiga caadiga ah. 5.0. Dekeddaasi waxay daciifineysaa dekedda berbera iyo dekedda djibouti. 6.0. Haddaba waxa ka mamnuuc ah kalluunka iyo millixda badda oo laga soo gurto.
@LuulAbdisalan10 ай бұрын
Waxaad ku hadlaysaa waa qalad jiilka dambe ee so socda mustaqbalkoda gumaysi ha u dhibin qudbadadu waa qasare
@MohamedHussein-yz2gp10 ай бұрын
It’s time we Somalilanders moved on and never ever trust the southern Somalia politicians because they are not honest , very deceitful and highly corrupt it’s seems our folks mainly politicians don’t get it , for suggesting more discussion with Somalia my advice is we should not entertain our self with being good Somalis let be honest l don’t feel that sentiment, I am Issaq and Somalilander Please let’s not waste this opportunity and my advice to the opposition parties if they oppose this Ethiopia and Somaliland agreement then they should be brought before court and never let them run for office again, remember when wadani traitors especially Khalif joined the Huwan terrorist , wadani were in support of it , so it’s time supporters of wadani ditch their loyalties to wadani and support our country Somaliland .
@dahirgaraar36010 ай бұрын
Somalia knows best that SDR had failed all Somalis and unfortunately Somaliland ers suffered most, the result of which they decided to resecure by blood their former statehood which was regained from British colony in 1960. The other part of SDR also struggled to rebuild itself and could not succeed and as a result they made a weak federation based on clan societies and todate they haven't achieved a one person one vote democratic election inspire more than 30 years of existence as a federation of clans. The achievements of Somaliland and Somalia are both commendable and good neighbourhood between the two is of vital importance to both , to horn of Africa, Africa and the world at large. The world should recognise both states and accept this undeniable chronology of events instead of clinging into impossible reversal of history focused on reviving the SDR Collapsed regime. Denying this reality is unwise and detrimental to the regions piece and stability. AU should look into this matter with realistic eyes and recognise both states as newly born states from the crooked ribs.
@ibrahimmahmoud886010 ай бұрын
Ma iskadaysay beentii Aad umada ku dhargin jirtay
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd10 ай бұрын
Bal aan dhugano waxey Ka dhaxlaan oromo.. daarood baa dowladii Somalia u burburiyay isir wareer ah daarood Tigray jabarti.. isaaq dir oromo ayaa somaliland loo duminayaa..
Aqli xuma dadkani war sld iyo somaliya wa carab iyo labadisa daan masiir koguna amba haka tashadan amba cirka haku laalaan ayagey uu tala balsee aqoonsi itoobiya aqoonsato sld dhul ku sii dee itoobiya ma qaramadi midowbeyba itoobiya iyo united nations aya lakala garan layahay war ictirafkan sowkan godki abeesada galey warya dheheen hadaba dhulkan iyo badan itoobiya laa siinayo ha ahado dhul iyo xeeb ku yaal degaan ah degaan isaaq wayo sld isaaq kaliya ma dago hadu noqoon wayo dhulka itoobiya laa siyeey degaan isaaq dee ilmadeerayal idinka sld cirka ku og oo cidad degaankisana ictiraf ku radineysana ha noqdoo dhul iyo degaan isaaq muujahidnimada dhabti watasi wayna ahayn aqlii kalee iyo xeelad kalee hala badho ictiraf sld rabi hadi uu qadaro cid uu didi karta majirto ee ictiraf raadis ku saleysan xigmad iyo sinaan iyo cadalad maha rabi calaminkuna waki subxanka ahaa cadil kana ahaa marka xeeb ka tirsan dagmo uu isaaq lahayn rabi ictiraf inuu nigu siyoo wa baboco timo kaso bexeen
@NOREDIN66610 ай бұрын
Waad ka dhacsantahay Tareenka ee marka hore Fuul. CARAB waxa ku taqaan Adoon Cabiida 😅. Somaliland & Ethiopia 🇪🇹 waxay isu baahan yihiin 💯 kii 💯. Ka badan inta 2 dal isu baahanyin. Ethiopia 🇪🇹 waxa ku 60 Milyan oo Muslimlimin ah & caasamadi Hore ee Somaliland Harar . Waxa so dhoweysanysa waa Dadkeedii & dalkeedii . Somalia 🇸🇴 waa Cadow & Canwaan uu Talyani samaystey lkn hore u jirin.
@khayrjecel210 ай бұрын
Kinaalkan niyow ma wixii la sheegayey ee abaarso baa wax soogaiya war somaliya somali baaleh hala xishoodo bad itoobiya imaanysaa iyo aqoonsi aay haysaa midna majire yaan