Cabdiqaadir barud & Xaawo maxamuud

  Рет қаралды 36,150

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Пікірлер: 11
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 2 жыл бұрын
A/qaadir baaruud Kaftan lama collaystee Kulankeena maanta ah Koow waxaan arkaayaa Kalgacayl abuurmoo Kalmaddaad tidhaahdaba Igusii kordhaayee Kuma kalatageynee Qof dhintaa lakanfaa Laf jabtaa lakabaa Runna ma’ahi aniguye Ilagaro kalsoonida Ilagaro kalsoonida Kuu koobay hadalkee Caashaqan kalkiigalay Ilakaalin geeyoo Kaalay daadahaynee kaalay Kaalay kalgacal waakan Kaa kaadsan mahayee kaalay. Xaawo maxamuud (hiiraan) Kaynaan haddaadtahay Kayn wada ugbaadliyo Korodhsiima doonood Kulushahay walaaloow Kadis ma aha caashaqu Iyo maalin kaliyee Kibir waa halkiisee Qofkastaa kaskiibuu Kutashan karaayoo Kitaab aanad garaneyn Keen lama yidhaahdee Kadin aan banaaneyn Layskuma kal koonshee Horta yaa iskeen baray Kaadso’baan kuleeyahay kaadso. Kaadso kuma aqaanee Isukeenimaynee kaadso. A/qaadir baaruud. Page2 Sida. oon kaliishaday Kurbo iyo haraad iyo Adigoo kamiinqaba Kaahaay sideydani Biyo aad korjoogtoo Kabbanmeysid laguyidhi. Kaladhimasho weeyyee Kurtinbaa cigaal hoday Kamma kaama filaneyn Kohashadu mafiicnee Kaafiya haddaatahay Kaafiya haddaad’tahay Kuu koobay hadalkee Caashaqan kal kiigalay Ilakaalingeeyoo Kaalay daadahaynee kaalay Kaalay kalgacal waakan Kaa kaadsanmaayee Kaalay.❤️❤️❤️❤️ Xaawo maxamuud. Page two Marka kooro guudkood Iyo karin cidhiidhyoon Talo kuraha dhaadheer Ay’korkooda fuushoo Kalajabanta ay’tahay Rag waad kala ogaataa Waana kii kufoo kaca Kartiloo yaqaannee Gala kaalintiisee Adna fulay kardhanayoo Kalyo nugul haddaad tahay Kalyo nugul hadaad hatahay Kadin aan bannaaneyn Layskuma kal koonshee Horta yaa iskeenbaray Kaadso,baan kuleeyahay Kaadso Kaadso kuma aqaannee Issukeenimaynee kaadso ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Jannatul Fardows ilahay Ha ugudeeqo Walaasheen Xaawo hiiraan A/qadir baaruudna Cimri dheer iyo cafimaad Iyo cibaado suuban Ayan ilaahay ugabaryaynaa Aaway heer jabuuti Fanaanniintii iyo Abwaanadii Fanka ku kalaxtagey Waxan idinka rabaa Abwaankii heestan qoray Waa abwaan afsomaliga Heer sare kagaadhaye Somali wayneey Waynakaa haddaba One love maryooleey Heesta habeen dhan Ayaan uqaawanaaye Cayaar hamoodina😅 You know what to do👌
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 2 жыл бұрын
Thank you bahda jabuuti 📺 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdilahimahamoud8303
@abdilahimahamoud8303 10 ай бұрын
🎉
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Baaruud iyo xaawo hiiraan waaaw very nice song
@umulnuur4239
@umulnuur4239 Жыл бұрын
respect
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 3 жыл бұрын
Lyrics kasoo dhiga sxb
@MrBoqor
@MrBoqor 4 жыл бұрын
Ik
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Hees.mcn Lkn Ruwayadii.ay kujirtay Wan Xasuustaa Lkn Magaceedi Yagaranayaaaa
@marianmohamed2500
@marianmohamed2500 3 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariso walashaay pls naga Sara heesahesa
@nagayaden2039
@nagayaden2039 2 жыл бұрын
Waan doodanaya ana
@MrBoqor
@MrBoqor 4 жыл бұрын
Ik
Cabdiqaadir Baaruud
6:11
Jabuuti TV
Рет қаралды 35 М.
Cabdinuur Alaale & Rooda Axmed - Ugaaso
11:20
Jabuuti TV
Рет қаралды 112 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 116 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
C/QAADIR BAARUUD & NADIIFO XAAJI 🎸HEES | AXDI BAAN KU LAHAYN
5:15
Darar Omar Ahmed iyo Fatouma Ahmed
11:41
Moudan Mohamed
Рет қаралды 13 М.
Fadun & Cabdinuur
7:38
Jabuuti TV
Рет қаралды 52 М.
Xabiba iyo Baroud
8:09
Assajog Studio
Рет қаралды 76 М.
ABDOULKADER BAROUD 2013
7:13
Assoweh Assoweh
Рет қаралды 73 М.
Ismahan Houmed & Abdi Nuur -  Raran Jacayl
8:46
Jabuuti TV
Рет қаралды 170 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН