Fadun & Cabdinuur

  Рет қаралды 48,707

Jabuuti TV

Jabuuti TV

4 жыл бұрын

fadun ducaale & Cabdinuur Allaale
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 17
@SomTVDiasporas
@SomTVDiasporas 4 жыл бұрын
FADUUN DUCAALE : Igu soo yabaalo yeelaha adkaystaba Aniga oo yacba ogayn ma ii yugay jacaylkii Yaaraha dhexdiisa iyo yaxniga iyo dabaylaha yuuryuurso ma ii yidhi Danaha aan yabyabanjiray mayagleelo waayadan yucub raadis baan ahay Yuqlanka ayaa iga lalayaa caashasqa ayaan u yeedhaa yooyoona kama helo ………………………………………………………………………………………………………………….......... CABDINUUR ALLAALE : War aan la odhan iyo murtida aan yagleelayn yurtaan isyeelyeel waa lagu yaraada Yaaraha jacaylkuna haddu aayar ku yimid aniga wu igayaaca Waan yaadinaaya yuqdaan dhagaysta yeedh baan maqlayaa Indhahana yac kuma aan siin Yaab ayaan ka qaade hadalkiisa iga yaacay ………………………………………………………………………………………………………………………… FADUUN DUCAALE : Sida GEEL yamays iyo Yurub iyo tigaad cunay yocooday oo xalay wadnahaygu yirixleh Isaguna yuur mu odhan waxan ya riyo waaweyn igu soo yagaagumay Yaayuulay oo naxay yabax tidhi yaxduudsaday yacayga iyo yuub ayaa galay cidlayuurar baa ii dilay Caashaqa ayaan u yeedhaa yooyoona kama helo ………………………………………………………………………………………………………………………… CABDINUUR ALLAALE : Isagaba yahoom iyo arrima ii dulyuurara ii yaboohinaayo yoomayoomihii kacay Hadal yaayocood iyo inanyahay yamaayuug uma yuubo dhagaha Hana iga dulyuusine waad iga yaxyaxise yucubdoon haddii aad tahay qayrkaa yimeeye Yeedhaa ooyga iyo yoowyoowda iga daa
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 4 жыл бұрын
Heeska khaladad badaan ba ku jiira sida baydkaa laabad “war aan yaa la odhan....
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
@@ahmedegueh7734 wlh wan so waday lkn wad iga hormartay. inu dib u akhrin ba laga yaba saxibkeen. Wan u garabayna
@aouledbouh2113
@aouledbouh2113 3 ай бұрын
Ppppp
@aouledbouh2113
@aouledbouh2113 3 ай бұрын
Pp
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Erayadi xasan cilmi abwaanki waayna allha unaxaristo cod faduun ducaale iyo cabdi nuur allaale ya salaam
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 4 жыл бұрын
Yasalam waa murtidii iyo suganti Hufneyd ee Abwaankii weyna Xasan Cilmi diriyee allow ku naxarisoo
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Yucub raadis baan ahay erayga waa eray cajiiba mantana waxaan dhagaysana bustaha soo dhigo agtayda
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
Udubka ''YA'' maansayahannada ku xarragooda way yar yihiin. Waa meelaha marka ay aftahannimada iyo murtimaal ku tartamayaan ay ku kula badshaan. Mahadsanid Xasan.
@liibanroblhliibanroblehbou4575
@liibanroblhliibanroblehbou4575 4 жыл бұрын
Jabuuti tv Salam sare saxib
@mustafaabdillahi2889
@mustafaabdillahi2889 4 жыл бұрын
Yaraha jecelku
@forlorngreen
@forlorngreen 4 жыл бұрын
lovely. thanks as always for sharing
@ksdablh1964
@ksdablh1964 2 жыл бұрын
Faduun ducaale iyo cabdinuur allaale
@nandaamar9526
@nandaamar9526 4 жыл бұрын
Asc asxbta abdi nour codkisa wn garty lkn si j m trompe pas qofka la qadaya hesta ma xoriyo miya
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Faduun ducale wacays
@abdobarreh1347
@abdobarreh1347 2 жыл бұрын
Waa Fadoun Doualeh
Ismahan Houmed & Abdi Nuur -  Raran Jacayl
8:46
Jabuuti TV
Рет қаралды 156 М.
Siciid Xamar Qoodh Iyo Nimco Jaamac Heestii Macan GiriyaadNews
13:27
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,4 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
Nadifa & Cabdinuur
7:08
Jabuuti TV
Рет қаралды 96 М.
Xaliima Muuse Miilaano - Dalmar Aragtidaadii Kaban
8:01
Ik Hajji
Рет қаралды 40 М.
Fadumo Ahmed & Abdinuur Alaale
11:06
Jabuuti TV
Рет қаралды 162 М.
abdinuur & fadun
8:07
Jabuuti TV
Рет қаралды 167 М.
AbdiNuur & Nimco Jaamac
8:25
Jabuuti TV
Рет қаралды 145 М.
Fadoun Doualeh Iyo Heestii Caqli Daran
6:19
Assajog Studio
Рет қаралды 109 М.
Cabdinuur Alaale & Rooda Axmed - Ugaaso
11:20
Jabuuti TV
Рет қаралды 107 М.
ABDI NOUR ALLALEH GREATHIS ALBUM
2:57:23
Fouad Ibrahim
Рет қаралды 3 М.
Djibouti: Abdi Nour iyo Halima Abdi heestii  inaad Iga Raysatoo
9:28
Assajog Studio
Рет қаралды 132 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 371 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 158 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН