siinley 3

  Рет қаралды 259,588

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

maansada siinley part 3
ANNUITY , DONATE, CREDIT, law , car , ppi , insurance

Пікірлер: 41
@MH-mv6dh
@MH-mv6dh 6 жыл бұрын
Saaxiibkay Qaysow Marka hore salaan guud Marka xiga sedkaagiyo Waxa aad ku sugan tahay Waa inaad na siisaa Marka xiga silsiladii Murtidaadi soocnayd Subciyoo dhameeyoo Solayoo bisleeyoo Dabadeedna siistee Saaxiib ma nabad baa? Sumaddeedu waxay tahay Roob saaka da'ay baa Sar-ka dhaban la yimiyoo Anna seexan maayee Saaxiib ma nabad baa? Sumadeedu waxay tahay Heestaydu waa siin Sidig weeye dihinoo Waxa loo saddexa maray Dadka haw sinnaatoo Ruuxii sabooli Caanaha ha saydhee Saaxiib ma nabad baa? Heestaydu waa siin Waa sooryo xididoo Saxar laga ilaashoo Laa sugay bidhiiqoo La saluugi maayee Saaxiib ma nabad baa? Sumaddeedu waxay tahay Saxan-saxo ma roob baa? Seed geel ma hilib baa? Seko adhi ma xoolaa? Far-dhexaad ma suul baa? Sakaraad ma lool baa? Biyo sare u jeedaa Halka ay sul-dhigayaan Sahan raacay weydii Sumaddeedu waxay tahay Cabdiyow sabeenii Way sumal-xadeenoo Midi haysa sidatee Saddex dhalay warkoodiyo Waxay saaka joogaan Xogta aan ku siiyoo Sarta kaaga jeexee Saaxiib ma nabad baa? Sumadeedu waxay tahay Sheekadu sal-fududaan Ama socodka qaarkiis Kuma sama-falaysoo Cabdiyow ka saan weyn Suxullada la gaadhoo Sinta waxay ku haysaa Subulaha galbeedoo Ninka saylac joogaa Sanqadheeda mooyee Ma yaqaan sirteedoo Orgi sarara weynoo Sogoboo dhufaaniyo Inay tahay ri'seenyoon Kala saari maayoo Haddii looga sacab tumo Salmihii Gurracaneed Selel kama baxaysee Ha la boodin seeftee Saaxiib ma nabad baa? Sumadeedu waxay tahay Inta waranka sooyaan Samaydii ka maqan tahay Inta laba su'aalood Sakaluhu dhex yaalliin Inan dunida saabkiyo Laga saarin tiirkoo Qorraxdana siraadkiyo Laga siibin nuurkoo La afuufin suurkaan Rabbigay ka sugayaa Sumadeedu waxay tahay Ninka ootay seeraha Saxarlana ku guursaday Haddii uu nin sare yahay Aan laga sed qaadayn Saadaasha mooyee Si kalaan ka yeelaa Suuroobi maysee Aniguna sidaydaba Soddohaa rag kale qabo Kuma toobbad seegee Sumaddeedu waxay tahay Sidi-qabax shan maalmood Sahay loogu talo galay Soddon laguma gaadhee Hadal lama sudhnaadee Saaxiibkay Qaysow Waxaad Suuban leedahay Saca Faarso nacayow Sagaal beri adoo qaday Samsam iyo Bullaalaa Saarkaagu kaa hayn Saxarlaay ma kula tahay?
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 6 жыл бұрын
abdikadir hassan mhsnd bro
@abdiyusut9082
@abdiyusut9082 5 жыл бұрын
Whasp
@kaderjoseph2272
@kaderjoseph2272 5 жыл бұрын
aad ban u mahadsanthy isku hawlida ad isku hawshay
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Hadraawi Iyo CAbdi Qays Ayaaa Muga Heesta Iska Le Waayo Iyagaaana Bilaabay Iyagaana Xidhay 👏💪👏
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 6 жыл бұрын
Huda 1234 heesta gabdhaa soo xidhy
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 6 жыл бұрын
Huda 1234 heesta gabdhaa soo xidhy
@amalnor
@amalnor 5 жыл бұрын
King Hutha yaaku idhi way soo xidheen
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Iyagaa soo xidhay oo ugu danbeeyay
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 ай бұрын
ilahay hanaxariisto maxamed ibraahin hadraawi abwaankii afrika
@zakariyeofficial1751
@zakariyeofficial1751 7 жыл бұрын
abwaam yusuf shacir nolow xaqiiiq murtiilaa tahu
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
CAbdi Qays Ayaaa Silsilada Bilaabay Isagaana Xidhay 👏💪👏👏
@abasdirie5861
@abasdirie5861 5 жыл бұрын
Abwaanada Somaaliyeed waxbadan baan ka faa iday "Inkastooy Sidedaba safar tahay aduunyadu lagu sugaya geerida saakay wan ku noolahay adinkane sido kale sama inaad ku waartaan saadir baan baryaay".
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Cabdi qays siinlayda hadraawi wuu ku wan jalay hhhhhh
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 7 жыл бұрын
saxaan saxo ma rooba seed geel ma hiliiba seeko adhii ma xoola fardhaxaad ma suulba sakaraad maloolba biiyo saree uu jeeda halka ay saldhiigayan sahan racay waydii
@calicismaan8312
@calicismaan8312 Жыл бұрын
Waa cajiib
@abdifataahrashiid7386
@abdifataahrashiid7386 6 жыл бұрын
Mansha allah
@f.h.djalaato9159
@f.h.djalaato9159 8 жыл бұрын
waan kula socdaa garo
@Anasmediaproduction
@Anasmediaproduction 7 ай бұрын
Markii 5aad 12 /feb/2024🎉
@hassanomarali3249
@hassanomarali3249 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso abwaanada 2022
@habibintuimraanomar7943
@habibintuimraanomar7943 8 жыл бұрын
af somali waakaa dee
@Mosman47
@Mosman47 4 жыл бұрын
hada saanta kahabaha ragbaa sanado quutee car zamankaa miyaad garan
@abdimahadmuhumed517
@abdimahadmuhumed517 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@lawyermahamoudmusecawaale9100
@lawyermahamoudmusecawaale9100 8 жыл бұрын
Good poatist in howd area
@habibintuimraanomar7943
@habibintuimraanomar7943 8 жыл бұрын
dadna waxaad moodaa in mulgacad lgaga soo gurayo
@qeyselmi1384
@qeyselmi1384 8 жыл бұрын
ok
@khadiijacaabi5823
@khadiijacaabi5823 2 жыл бұрын
Iskalaaji
@abdimahadmuhumed517
@abdimahadmuhumed517 6 жыл бұрын
Thnx
@mohamoud0
@mohamoud0 11 жыл бұрын
abwaan yusuf shacir noolow
@daahirdhere197
@daahirdhere197 7 жыл бұрын
Wayo wayo iyo duli ah ilaahow Naga saara
@mohamedyasinjama6807
@mohamedyasinjama6807 6 жыл бұрын
Kan Ma buuxinayo shuruuda abwaan Wuu iska qoslayaa kaligii ta kale body language kiisa xad dhaaf ah in la soo baro weeye habka loo hadlo
@reermiyishaqayzta2532
@reermiyishaqayzta2532 4 жыл бұрын
Mohamed Yasin jama waaar Naga aaamu xoola tahaye
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
😅😅😅😅 imika muu hadlay qofkani mise wuu dhuusay waar abwaanka ka leexo
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 4 жыл бұрын
Qadaad wayn niiko iyo bac ka sii baad fan u taqaanaane adeer murtida ka faaiidaysta
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 Жыл бұрын
hadad maqashan qofba tobad segay wakano kale abwanka afkaga ka lexi huralayahow 😂😂😂
@kaysecabdilahi7421
@kaysecabdilahi7421 4 жыл бұрын
.. no clue be
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
War waxaani hadda ma suugaan baaa
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Niicle ka bax meesha hadaa ma calyaceliskiiniibaa
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 4 жыл бұрын
Cayaalo bac kasii miyaad fahmaysaanba dee adeer
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 Жыл бұрын
Maye wa ayaydaa kk😂😂
@khadiijacaabi5823
@khadiijacaabi5823 2 жыл бұрын
Iskalaaji
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO PART 3
35:38
Bartamaha
Рет қаралды 1,4 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 23 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,9 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Abwaan Yuusuf Shaacir, Oo Si Weyn U Hadlay.
14:46
Galaydh Media
Рет қаралды 19 М.
Salaan carabeey iyo gabaygii abaal laawe #abwaan #yusuf #shaacir
23:09
Codka Mataanaha
Рет қаралды 19 М.
siinley 10/11
7:53
Jabuuti TV
Рет қаралды 281 М.
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO
30:39
Bartamaha
Рет қаралды 2 МЛН
siinley 4
8:55
Jabuuti TV
Рет қаралды 155 М.
Qisadii ugu yaabka badnayd Hurre Walanwaal iyo Cambaro Nuux Ahmed
30:28
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
siinley 2
9:16
Jabuuti TV
Рет қаралды 234 М.
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 313 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 23 МЛН