Jacayl iyo Xanuun | Qisooyinka Siidaynta Maxaabiista labada Dhinacba

  Рет қаралды 108,928

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 246
@Raaginho
@Raaginho Жыл бұрын
Muuqaalka anoo ku raaxeysanaayo ayuu iga dhamaaday wlhy😢❤❤❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Bal Eeg Caruurtaa yar yar geesi Nimadooda Cabsi la.aanta ka muuqata , Allaw kuweena sidaa ka dhig.
@afor7194
@afor7194 Жыл бұрын
"My daughter felt like a queen in Gaza"
@Zamzam.044
@Zamzam.044 Жыл бұрын
Is there any you know😮
@Dhabadahorumarka
@Dhabadahorumarka Жыл бұрын
Waa hadalka haweenayda israaiiliyada ah ee lasoo daayey
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@Xaliysigma
@Xaliysigma Жыл бұрын
​@@Dhabadahorumarka war iyada ma ahan😂😂😂maskax caag
@ASSadkey
@ASSadkey Жыл бұрын
Afkaaga maka faaneysaa mise english ayaad ilbaxnimo u maleysaa
@aliafrika06
@aliafrika06 Жыл бұрын
FIICNAAN LEHEEDA INUU MUUQQALKA INTAAN KA DHEERAADO aad ayuu u mc yahay waana guul umadda islaamka usoo hoyaty ya rabbi QAZZA guuley 😢💔
@moktar444
@moktar444 Жыл бұрын
MuQaal waa dhaafay kan anoo ilmaynaya ayuu dhamadey Ilaahow reer Qaza u gargaar wxy ilaaliyeen sharaftii islaamka, tii muslimiinta dunida, iyo sunnadii wanaagsanayd ee nabigeena SCW❤
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Жыл бұрын
Maashaa Allah saxafi sharafle afhayeenka kuwa dulman
@luqmaan753
@luqmaan753 Жыл бұрын
ياحماس لقد علمتم العالم معني الانسانية وبفضل الدين الأسلام❤
@ZAMZAM-m1d
@ZAMZAM-m1d Жыл бұрын
History is being written so be in the right side of the story 😢 Free Palastine from Somalia 🇸🇴🤝🇵🇸
@xadaarisom1782
@xadaarisom1782 Жыл бұрын
Ku faan luqadaada kuna hadal
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Жыл бұрын
Doofaarka sawka Ilaahay Quraanka ku dhex sbeegay sidee adigu u diidaysaa inaad magaciisa sheegto.Nin yahow kibirka iska daa Doofaar waa xayawaan Ilaahay abuurtay ha cunin baa la ina yiri ee caaya laynama odhan
@hodanabdilahi9090
@hodanabdilahi9090 Жыл бұрын
Doofaarba lagama hadlaye israel baa la jeeda wax fahan
@Somalestine
@Somalestine Жыл бұрын
اللهم بعزتك وجلالك وقدرتك وسلطانك أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴💔😫😢😭😭😭😭🤲🤲 الحمد لله على نعمة الإسلام والأخلاق الإسلام 😭❤️❤️🥰
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Islaamku waa naxariis laga yaaba dad bdan dhqankooda wangsan in illaahy uga dhigo inay kusoo islaamka❤
@Therg-f5b
@Therg-f5b Жыл бұрын
Guulguul baanurajaynanaa wallahen inshallah waankaxanuusanay waxakusocda
@-Y95
@-Y95 Жыл бұрын
Wcs sxb cumar inshar jumca Moubarak from 🇩🇯🇩🇯☪️
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Qasa waxa ka socda waa calool xumo wlhi mrarka qaar hurdada way kaa tagi cuntadu kuu dhadhimayso Allow guusha hanaga raajinin🤲🤲😥😥
@cabdiRisaaq-g1e
@cabdiRisaaq-g1e Жыл бұрын
Wll cumar alle haku xifdiyo Wax garad
@aliabdi2436
@aliabdi2436 Жыл бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد الحمدلله على كل حال اللهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان والقطر والايران و العراق سوريا و الملوك المسلمين كارودغان وامة محمد صلى الله عليه وسلم ((( لأ تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمين انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار ))) حسبنا الله ونعم الوكيل لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم اللهم امين واياك
@zuhuura6219
@zuhuura6219 Жыл бұрын
Al Qazam waa waa astanta dhabta ah ee Islamka guul ayan u rajeyna walalahas dhibateysan Allaha barakeyo 🤲🥰
@habibamohamed-zh8kd
@habibamohamed-zh8kd Жыл бұрын
Maashaa Allaah xamaas waa fariidiin dhinac walba dadkaan ay siidaayeen oo yahuudaa say ufaraxsan yihiin waxaadba moodaa dad familgodii waliba ay zaaidka ujeclaayen kabaxaya taasna waxay muujinaysaa dhaqan wanaaga xamaas xataa hadii dadkooda si xun loola dhaqmo inay qawi yihiin oo aysan ka aargoosan dadkay hayaan waliba ay wanaajiyaa ilaa heerkii ugu sareyay maasha Allah wlhy yuhuudii way ku daadsan tahay
@Awilooww
@Awilooww Жыл бұрын
ALLAH IS ONE❤😢
@knanhalane1434
@knanhalane1434 Жыл бұрын
Allah u gargaaro Musliminta falastiin
@Prof.MohammedMadaawi
@Prof.MohammedMadaawi Жыл бұрын
Walahay si fiican bay ula dhqmeen maxaabiista , waa arrin fiican kaas oo muujinaya arimaha taagan .
@CaliShariif-p5c
@CaliShariif-p5c Жыл бұрын
Ogaansho waa bar bariyaha ruxda imanku kujiro
@saalax12axmed19
@saalax12axmed19 Жыл бұрын
Msha allh Illahay ajir haka siiyo sida wngsn ee ay ula dhaqmen dadkas ka soo jeedo cadawgoda sido kale waxa ay tuseen beenta laga faafinayo diinta islaamka ❤
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah xamaas waa dawlad dhamaystiran lakiin waa geesiyaal gaarab waayey ilaahay haw gargaaro guul falastiin inshaa Allah
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Жыл бұрын
Masha Allh xamas Waxa ay maxaa biista u la dhaqmeen si wanagsan Waxaana guul u rajaynayaa xamaas insha Allh . " Qof Alle leh ma iisho"
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
CUMAROOW wlh wax noolaa tahay sidaa u necebta kuwa gaalada jecel ayaan aad uga helaam
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x Жыл бұрын
Waan ku faanaya mujaahidiinta sharafta badan diinteena ayeey kor uqaadeen waxaa aad usii badanaya dadka soo galaya diinta xaqqa dagaalka mujaahidiinta eey ku qaadeen cadawga sahnuuniyadda iyo dhibaatada lagu hayo walaalaha reer gaza ........ alhamdu lillah
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
هل يوجد اسير حرب هكذا يبتسم ويودع الذي اسره ؟ ‏هذا اذا دل فهو يدل على ديننا الاسلام الشريفة دين الرحمة وحسن المعامله🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@YusufJowhar49-tk3uu
@YusufJowhar49-tk3uu Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💙
@DeeqaXasan-e6n
@DeeqaXasan-e6n Жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@lovermohamed3346
@lovermohamed3346 Жыл бұрын
Cumar inshaar walhi waad iga qosli lisy ilaahy ha ugargaaro walalahen
@iLovQuran1
@iLovQuran1 Жыл бұрын
اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يفرج كربتكم يا أهل غزة ويفرج همكم ويرزقكم و ينصركم الله. أهل غزة هم من نتعلم. 🇸🇴🇵🇸
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Жыл бұрын
Wll ongashow alle haku xafido ❤❤❤❤❤❤
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 Жыл бұрын
Palastine is not easy 🇵🇸🇸🇴💯😘💜💚💙❤️
@yuridanhaaji1101
@yuridanhaaji1101 Жыл бұрын
MASHA,ALLAH,,MUQAALKAN,WAA,MID,,CAJIB,,AH,,QAYBTA,,SUGEYNA,,ALLAHA,KU,XAFIDO,WALAL,UMAL,INSHAR,
@liomessifun
@liomessifun Жыл бұрын
Wll cumar maad ka hadashid qadiyada dhul boobka ay ku Hayao dhulkeena oromo oo baararujisid umada somaliyeed😢
@asmacabdiraxmaan4396
@asmacabdiraxmaan4396 Жыл бұрын
Soomalida way moogantahe arinka kubaraaruji mahadsanid cumar
@AYUUB739
@AYUUB739 Жыл бұрын
Alxamdulillah hadii walallahay laso dayay❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanlemaxamed528
@ayaanlemaxamed528 Жыл бұрын
Sharaf & karamo aya usugnatey walalaha mujahidinta falastin❤
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
Inta caqliga usaxibka ah ayaa fahmi karo raayiga muqawamada cizi sharaf iyo nasri Alaha siyo
@baderyare7863
@baderyare7863 Жыл бұрын
😢😢😢 Xamaas Mamada hdlke so qorte xqqdi we iga ilimeysise wnga Raggas❤❤❤❤
@Prof.MohammedMadaawi
@Prof.MohammedMadaawi Жыл бұрын
Dabcan waxaa loo dhawaaday guushii . Inshaa allaah waanu guuleyseynaa .
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 Жыл бұрын
🤔Maasha"Allaah Xamaas waxeey natustay in islaamka uu yahay midka koowaad ee ilaaliya xuquuqda beni aadanimo waana astaanta nabadda Guul shacabka reer Gaza
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 Жыл бұрын
Waa wanaaga islamka ALLAH AKBAR
@ubax7758
@ubax7758 Жыл бұрын
Godka jilicow dadka masakiinta waa lagu ciqaba😢😢😢😢😢😢
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Жыл бұрын
Maansha alaah raboow guusha u siyaadii kufaartana jebi
@barresagal8891
@barresagal8891 Жыл бұрын
Allah yacizak ❤❤❤
@xasanmaxamed-nq6ij
@xasanmaxamed-nq6ij Жыл бұрын
Jazakallahu qeyr will.
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
inta daawneyso video gaan ayakoo faraxsan waan idin salaamay❤ keep going legend ❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤jumca Mubarak 🫶🏻❤️
@HalimaFarah-t2h
@HalimaFarah-t2h Жыл бұрын
Mansha allaah sidan ka aaminsanahay cidays ban kusheegtay
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI Жыл бұрын
SALAAD KASTE OON TUKADO WAAN DUCAYSTA IN ILAHAY JANADA NOGU BISHAAREYO MUSLIMINTANA MIDEEYO😢❤
@motivatesphere15
@motivatesphere15 Жыл бұрын
Allah haku barakeeyo walaal
@MatchMagic00
@MatchMagic00 Жыл бұрын
We have imaan if we are Islam alx ❤
@yuridanhaaji1101
@yuridanhaaji1101 Жыл бұрын
INSHA,ALLAH,GUUL,DAG,DAG,AH,WALALAHEY,PALASTAN,
@SuleymanAbdulla-i1c
@SuleymanAbdulla-i1c Жыл бұрын
❤️﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽ALLAH ALLAH ALLAH ALLAH 🥰🥰🥰
@ciiltirrecabdulle9591
@ciiltirrecabdulle9591 Жыл бұрын
Farxada kamuuqato shacabka dad hal qofna maalin kadhintay ma moodid walee waa dad sawar iyo iimaan badan
@SundusAyaanle-99
@SundusAyaanle-99 Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤
@ToonTastic-f5p
@ToonTastic-f5p Жыл бұрын
numer one Daawade khaasa first comment
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Ilaahey ha ku xafido ku soco runta
@huzzeinmukhtaar9589
@huzzeinmukhtaar9589 Жыл бұрын
Allahu akbar guul falastin 🇸🇴💪
@MTVCLUB4K
@MTVCLUB4K Жыл бұрын
Xamaas macalin yahuuda iyo caalamka baray bani aadan tinimada
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r Жыл бұрын
Masha Allah Allah is one 🙏 ❤️ 💖 💓
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 Жыл бұрын
Inshaa allah guul falastiin qaza
@abdikariimmohammedahmed3883
@abdikariimmohammedahmed3883 Жыл бұрын
Walaalahay falastiin ale ha guuleeyo
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 Жыл бұрын
ALLAHOU AKBAR
@sadio949
@sadio949 Жыл бұрын
Walaahi nimankan waa tojaal allaha cizeyo reer falastiin cadawgana haka xoreeyo insha allah mana dheera
@Dunidaxorta
@Dunidaxorta Жыл бұрын
war dumarka sidee bay jaceyl ugu beereen anaga xaliimooyinka inay na jeclaadaan waan ku kari la' nahaye 😂
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Dumarka u naxariiso ayagaa ku jeclaaane. Adiga oo aan Dan aan illaahy rali ka ahayn ka lahayn.
@abdullaahiadan2015
@abdullaahiadan2015 Жыл бұрын
Guul xamaas falastine 😢❤
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Жыл бұрын
Yuhuudu waa argigixiso halka xamaas yihiin naxariistii iyo bini'adnimo guura aqlaqiyan diyaarsan
@AbdulRahman-z9v
@AbdulRahman-z9v Жыл бұрын
Allahu akbar ☝️🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇸🇴
@Raaginho
@Raaginho Жыл бұрын
Ustaadii hadalka oromada io is walaaleysiga cusub sidee u aragtaa bal muuqaal inooga soo samey kol ley walaalnimo io jcl kama aha❤😊
@hiruto_teume_barca
@hiruto_teume_barca Жыл бұрын
😂😂
@Amoeditor
@Amoeditor Жыл бұрын
Kuma fahmin hadalkaga maxa ka wada?
@4ashkamalim637
@4ashkamalim637 Жыл бұрын
​@@Amoeditororomada hargeisa kusugan ba leh somali wa walalehen iyo inayshegtan dhulka somalida.
@Raaginho
@Raaginho Жыл бұрын
@@4ashkamalim637intaas hduu wax ku fahmi waaye ana cod uso duubaato❤😂
@فاطمهعبدالله-غ2ط
@فاطمهعبدالله-غ2ط Жыл бұрын
الله يبارك فيك
@mohametapdirahman8847
@mohametapdirahman8847 Жыл бұрын
Ilaahey haka soo furto Inta ku harteyne
@Enjoy.copyclub
@Enjoy.copyclub Жыл бұрын
Workii ugu danbeyay nal soo socd sii
@sahidgelle1682
@sahidgelle1682 Жыл бұрын
WAXAN, ALLE, KA, BARYENA, QUDUS, O.XOR.AH.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Жыл бұрын
Mexeey ugu shamuumaayaan
@JeelleMaxamad
@JeelleMaxamad Жыл бұрын
Ar aniga yaa igu dar dadkan ❤
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x Жыл бұрын
Alhamdu lillah dad la duqeeynaayay 40 maalmood ka badan hadana saas ugu farax san in eey arkaan mujaahidiintooda sharafta iyo qiimaha badan
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallaah
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Жыл бұрын
MaanshaAllah xamaas 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸👏💪🇵🇸🇵🇸
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم هم منهم
@Ibrahimshirwac-v8f
@Ibrahimshirwac-v8f Жыл бұрын
Really I cry
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 Жыл бұрын
Islaamka ayaa dharaf leh cajiib cajiib walaahay waa wax lagu cimri qaataa
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Allaahu Akbar Alaahu Akbar ❤❤❤
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST Жыл бұрын
Xazbunallaah wa nicmal wakiil
@omarhasan5668
@omarhasan5668 Жыл бұрын
Insha allah wey guuleysanayaan rer qaza
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv Жыл бұрын
Allow u gargaar walaalahen falastin
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir Жыл бұрын
Cumarow saasbaa lagaa rabaa saaxiib islaamka meel fiican baad ugu jirtaa ee guulays
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Yahuuda waaa cadow
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
Muslim Quwadooda ayuu ale ka khariyaya.
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Жыл бұрын
AllAhu akbar
@suleekhamohamed9986
@suleekhamohamed9986 Жыл бұрын
Guul Insha Allah falastin😢😢😢😢😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 Жыл бұрын
Gabadhaan fbga ayaan ku arkay isbadalka jidhkeeda aadna waan isu waydiinayay sababta keentay isbadalkan jazakallahu khayr wll
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg Жыл бұрын
Waa sax my pro let's go 🎉
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 Жыл бұрын
Aanan dabiiciga ahayn hadal xeeldheer oo aan lawada fahmaynin cajiib😢 Alloow barakee oo ugargaar dadkaas wanaagsan😢
@fawziaalisalad64
@fawziaalisalad64 Жыл бұрын
Allaha ha u naxariisto runtii dadkaas iyo dhulkaas waxey ku jireen dhac iyo dil markii sril dhulku ingrsku soo dejiyey aduunka waa uu u hiilinaayey hadaba hams ma qabo iney naxariis saaid ah muujiyaan dadkey qabsadeen waxaad moodaa inry xoogaa ka badbadiyeen waad ogtahay sida naxariis darada ah ee dadkooda u xasuuqeen iyo dumarka iyo caruurtooda intey xabiska ku jireen ama ay xoogeen waxaas oo dhan wax credit ku siinaayo flastiin ma jirto mana jiri doonto even haddii falstiin dowlad hesho.pls war bixin naga sii wiilka yar ee axmed alansaar ee ay torture ka ku sameeyeen ee isku buuqay oo ay gumeystaha heysto ee TV ga ka hadlayeen bal next war bixin naga sii aad iyo aad buu calool xumo igu diley.jzzkl
@sahalabdi2897
@sahalabdi2897 Жыл бұрын
insha allah waxan rajenaya xabsiyadas in mustaqbalka ayaga lagu djaqan celin dono galada
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 Жыл бұрын
Falastin hadii lasoo dayo iyo hadii aan lasoo daynba Waa isku mid because any time bay xabsiga ku celin karaan
@zakihazaazi
@zakihazaazi Жыл бұрын
Allah is one❤
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН