JACAYLKI BARAHA BULSHADA XAGEE KU DANBEEYEY!?

  Рет қаралды 78,445

Ruweyda Style

Ruweyda Style

Күн бұрын

FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
follow me:
FACEBOOK: / ruwaydast
INSTAGRAM: / ruwaydastyle
TIKTOK: / ruweydast
#RuwaydaStyle

Пікірлер: 390
@mohamed-zx8wd
@mohamed-zx8wd 2 жыл бұрын
Mahadsanid abyo sida quruxbadan aad noogu soogudbiso sheekooyinka waxaa kaa codsaneen bisha ramaadan inaadan naga goosan qisooyinkii ambiyada 🥰🙏
@abdifataah4458
@abdifataah4458 2 жыл бұрын
اللهم إني أسألك حسن الخاتمة صلى الله عليه وسلم
@nia8672
@nia8672 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 Aaniga lahjadadaan kahelaa Saad uu hadashiid qosool masha ALLAH 😍
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
Iska baro waa reer muduga 😂✌️
@sakariyecabdi6730
@sakariyecabdi6730 2 жыл бұрын
@@kawtharabdulahi3871 reer waqooyi umaleeye lkn waa mudug miyaa
@keyfmohmutt979
@keyfmohmutt979 2 жыл бұрын
@@sakariyecabdi6730 r.mudug weye😂🥹
@raaqiyaxiis2045
@raaqiyaxiis2045 Жыл бұрын
@@kawtharabdulahi3871 qalbi reer waqooyi bay ucod eegtahy lkin anyway waa ruwaydadeena🥰🥰🥰
@dhufsay6924
@dhufsay6924 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد badso wll wxa uu nubigu yidhi qofkii saliga badsada hamigiisa waa lagaga filaanayaa insha allah🤲🤗
@sagalsaleebaan7223
@sagalsaleebaan7223 2 жыл бұрын
AdiGa dadka wxd ku soo Jiidanayzaaa afsomalikaagan😂😂 Qozol tHY adi😂😂😂
@mamadoujama5627
@mamadoujama5627 2 жыл бұрын
waa sida loo baahan yahay sidaa daa
@ikraanmahdi9480
@ikraanmahdi9480 2 жыл бұрын
♥️
@mohamedabdirahman8528
@mohamedabdirahman8528 2 жыл бұрын
Masha allah wllo maqribkii ayaan niyada kugu Hayay oo aan is lahaa inanta maxa ku dhacay alx wllo no so badi inaha allah tagirida waa xagena 👍
@youmylove3501
@youmylove3501 2 жыл бұрын
Fadllan ruwayda Nagu celi ( QISOYNKA ANBIYADA ) BLESS BLESS
@sagalosman1083
@sagalosman1083 2 жыл бұрын
Waaba nin xalaal ah haduuba ceeb ka cabsanaayo. Ninmakaan soomaaliyeed camal maahan Oo ceeb ka saliimka ah . Markay gabadha u dhigaan maadada Anotomy ga Isku haysta In gabdhaha kaliya ceeb Lee yihiin . Abaayo Ruweydo aad Ayaan u jeclayhay vediow yadaada gabar codkar ah Ayaa tahay I love you Abaayo Alaah Haku xifdiyo🌸
@mohamettbulshawiofficial.
@mohamettbulshawiofficial. 2 жыл бұрын
Mahdsanid ruweyda style maadaama aad naga soo gaartay gabdhuhu wey na furan lahaayeen wlhi 😁😁😁
@xaawoluulmuxudiin4731
@xaawoluulmuxudiin4731 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😂🤣😂😂😂
@elbashir6912
@elbashir6912 2 жыл бұрын
Our lost girl welcome back we missed your voice
@yuufey1505
@yuufey1505 2 жыл бұрын
Anatomy ha noqonina asxaabeeey👋😀 Ruweyda waa ku salaamay👋💯
@ifraaxcadey9331
@ifraaxcadey9331 2 жыл бұрын
ruweyda abayo sheko yin kaga wan iska jeclahy allah ku xifdiyo 🌹🌹🌹❤❤🥰
@ayaanmohamed2458
@ayaanmohamed2458 2 жыл бұрын
Aamin 🤲🤎
@quenikhra3886
@quenikhra3886 2 жыл бұрын
Hhhhh wlhi waa iga qoslisey inta ugu horeysay mcney kula mid ahay wax walbo wan ilowaa 🤣🤣😁
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 2 жыл бұрын
Hhhhhh caku ruweyda waa suuxay qosol dartiis😅🤣🤣 taariikh baa ku dhacday maskiinka😥 xppty horay usoco ku jclnhy♥️🥰
@nimcohassan6819
@nimcohassan6819 2 жыл бұрын
Wlashay codkaaga markan maqlo qosol iyo farxad mashalaah keep going
@haliimayasiin477
@haliimayasiin477 2 жыл бұрын
Gold voice 😽🌙
@najaxmaxamed8450
@najaxmaxamed8450 2 жыл бұрын
Abaayo.nosobadi.sharfey.quruxye2😄😄😄😄🙃🙃🙃🙃🙃😄😄
@deeqoaden4171
@deeqoaden4171 2 жыл бұрын
Asc abayo I like your mission I love it you make me laugh every time when you explain in your own way keep it up and good luck my sister😄😌😄😌👍🏼👍🏼
@abdalladooli5157
@abdalladooli5157 Жыл бұрын
Afsoomaliga mxaa kuu diiday
@deeqoaden4171
@deeqoaden4171 Жыл бұрын
@@abdalladooli5157 Asc wll fartan donaa qoraya ha igu mashaquli wll okay
@abdiqanesamriye
@abdiqanesamriye 2 жыл бұрын
Ruwada I like 👍 wlhi for Allah sake mashaallah ❤ 💙 😍 thanks 😊
@abdallaamir3418
@abdallaamir3418 2 жыл бұрын
My fovourite youtuber Ruwayda 💯💯🌹
@user-wd5ef2ok3y
@user-wd5ef2ok3y 2 жыл бұрын
Waxaan ku leyhy horay usoco wlhi channelkaga malinti 10mar ka badan soo booqda wliga jir oo jooga saa nago farxiso allah hakaga farxiyo 👏❤
@khadraxasan4185
@khadraxasan4185 Жыл бұрын
Ruwayda style waxaa thy gabadh fican lkn waan ku jeclahay bayo ee nolo❤😊
@Zuuuuuuuu564
@Zuuuuuuuu564 Жыл бұрын
Ramadan kariim 🙌😍
@hibaqabdi939
@hibaqabdi939 2 жыл бұрын
I'm like you always I'm so bad.😂🕋🕋
@somaliqueen7492
@somaliqueen7492 2 жыл бұрын
Ani xita wlle😅🤣🤣maxa soon ka faideystaa hurda ka bixi la ahaye🤣😅
@hibaqabdi939
@hibaqabdi939 2 жыл бұрын
@@somaliqueen7492 🤣🤣🤣😂😂😂😂🤕
@hafsah4988
@hafsah4988 2 жыл бұрын
Why
@joojtaajir32
@joojtaajir32 2 жыл бұрын
Waa fahmi la'ahay dadkiina English ku hadlayo soomaali ma taqaaneen miyaa🤔🤔🤔
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 2 жыл бұрын
@@joojtaajir32 englishka aaba qaldan am bad kulaha 😕😅😅
@saluuglaibrahim6821
@saluuglaibrahim6821 2 жыл бұрын
Ruwayda abayo aad ban ku tageraa codkaga allha ku barakeeyo runtii vedio aad ledahay ima dhaafo
@hamzealiomar70
@hamzealiomar70 2 жыл бұрын
ماشاء الله اختي الكريمة تقدمي إلى الأمام 🌹🌹🌹
@WindWalkTravelVideos
@WindWalkTravelVideos 2 жыл бұрын
Ruweyda Style, you have been using my videos without my permission.
@zaynozmire6586
@zaynozmire6586 2 жыл бұрын
Do you posted this videos
@ajkhaled
@ajkhaled 2 жыл бұрын
Hadal Kuma dhibo Marba Hadaad Tahay Reer mudug😂
@man3060
@man3060 2 жыл бұрын
Masha Allah Walsheey Hadaa Codkaga Maqlo Farxad iyo Qosool Hore u socod 👸 👑 ♠️
@fatuumohamout8872
@fatuumohamout8872 2 жыл бұрын
Ruweyda wn ku jeclahy wan gartay ina tahay dadko sonku la Awood weynyahay😁😁
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Maxaa iiga gidhiisha😄 Ruwaydaay tiktok ayaan kaa aqaanay.hada waan kaasoo hely youtubka.😋💓
@BlueberryAkari722
@BlueberryAkari722 2 жыл бұрын
Kuliyaad caafimadka kumalo hoo 😂😂😂😂👍👍👍👍👍
@rihamamohamud6587
@rihamamohamud6587 2 жыл бұрын
Ruwayda style wll markan KZbin saas u soo galo dagdag u soo aada video 🥰dar alle Ku jeclahy 😘
@Faisal_hussein
@Faisal_hussein 2 жыл бұрын
Wlly codkaaga ayaanba kaheley 😅😅😅 Keep going
@MohamedAhmed-ng9dy
@MohamedAhmed-ng9dy 2 жыл бұрын
Abayo sidii bil dhalaneeyso , yaan kuu sogeeynay, xageed ka baxday.? Waxan kaa codsanaa inta bisha Ramadaan lagu jiro , inooga sheekeey Qisooyinkii Rususha iyo Saxaabada , iyo waliba Furuuxaadkii islaamka , mahdsanid abayo.
@cabdinuur4321
@cabdinuur4321 2 жыл бұрын
Wlahi bilaahi talaahi heedhe ruwayda ilahy dartii ayaan ujeclahay inan tan yar Xataa anoo daalan waata kaliyee iga qoslisa 😂😂😂
@mohamed-zx8wd
@mohamed-zx8wd 2 жыл бұрын
Waa kutaageeraa wlashey ruweyda🥰🙏
@sawdasiman1183
@sawdasiman1183 2 жыл бұрын
Sabirin ruwydo kaligaa ma tihid
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 жыл бұрын
kaligaa matihid youtube baa leedahy ruweydoy🤣😂
@suhiimamohamed7746
@suhiimamohamed7746 2 жыл бұрын
Doqon matihidee soonka kaa tanbadiye😍🤣😋
@hanefa283
@hanefa283 2 жыл бұрын
ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎
@said_sahane1880
@said_sahane1880 2 жыл бұрын
Waxaan ka dheegtay hadalkaaga iyo barnaamijyadaadä inaad tahay gabadh fariida,codkara,aqoonyahmada masha allh
@asmayusuf6740
@asmayusuf6740 2 жыл бұрын
M.a walh ww farxay mrka arkay video gaga wad nagu ragtay walal hore usoco
@barstar9060
@barstar9060 2 жыл бұрын
Thank you My Dear Sister 😘
@khadarmohamett16
@khadarmohamett16 2 жыл бұрын
First One Sister Ruwayda Style Keep Going
@nasrofarax12maxamed83
@nasrofarax12maxamed83 Жыл бұрын
M.a abaayo mardhaw ayan kugu soobire wn kahele qisooyinka mcn😘
@abukarhusein3611
@abukarhusein3611 2 жыл бұрын
Notification ii furnaa markaan arkay veodigada waan farxay lkn waxaan filaayey diini based dhibaata Malahan I like you
@nasiibcadey601
@nasiibcadey601 2 жыл бұрын
Waku wata cadey masha Allah 🥰🥰
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 2 жыл бұрын
Ruwayda styles wallho best ayaad tahay muqaaladaada markaan xanaaqan daawadaa markaana anoo qoslayaan isarkaa
@abumahamadshafi1338
@abumahamadshafi1338 2 жыл бұрын
Waan dhawnahay ruwayda qalbiga ku salamay walaaal
@apdimalikknan3895
@apdimalikknan3895 2 жыл бұрын
"This Halima's voice is so funny wlh" bay odhan lahaayeen haddii ay qolyo say wlhi ah ku arki lahaayeen kkk
@sumayaahmed6775
@sumayaahmed6775 2 жыл бұрын
Anatomy dadka bilaashka ku barta wa idin salaamayaa😂😂😂
@BasroBishar
@BasroBishar 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-bp3rm6ft6g
@user-bp3rm6ft6g Жыл бұрын
Cod macaanidaa walaashey Ruweyda ❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 2 жыл бұрын
Runmiyaa ruwaydaa Ruxaan Hore kuu aqoonoo Riyona aankugu Arag Redyogaa baxayiyo Raxlada shekadidyo Randhiska codkaagiyo Channel kaga cashaqay Rooxaan Miyaa ruwayadu Ruux jira miyaytahay ma la Radin karayaa 🙈 Farahan ka falanahay ee shekooyinka soo badi Laba channel Baan Ku seexadaahabeenkii mid waa ruwayda st iyo Dadwaynha channel 💚🤍❤️🎉💐🥳🤩🙈
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 2 жыл бұрын
Bisinka comments ma soqoren Hadan shekadan sidaa modayo 🐰
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d Жыл бұрын
Asc ruweyda wll aniga duug baan ahy 😂kkkkkkkkkk ❤
@Dautcade01
@Dautcade01 Жыл бұрын
Saxiibadayda mcn❤❤❤❤
@ruqiyaxuseen3669
@ruqiyaxuseen3669 2 жыл бұрын
Ruwayda waan kuu wata runtii qof sharaf leh wlhy waxa tahay qof aan tagero mcnto alle haa kuu barkeeyo wllshy MCN wlhy been ma sheegaye marka ugu horaysa eee an arko video aad ledahay oo iso dhacay baan kuu ordaa oo firsada waxa kale ma ugu qordee sheekadada ayaan jecelahay sharaf kuuu nolow MCN
@aymanabdikarim993
@aymanabdikarim993 2 жыл бұрын
Wan ku tageraa abyo❤
@apdikanihajichannel7779
@apdikanihajichannel7779 2 жыл бұрын
kaligaa ma tihid wllshy dar alle ayaa kuu jrclhy waxaa tahay qof balaaqo leh cod karna ah alle haku barakeyo huno❤
@CaishaAbdalle-mi5rw
@CaishaAbdalle-mi5rw Жыл бұрын
Abyo wllhy subaxii marka jmcda ka imado anu bila Mir ah talfonka uso orda saa udawado vidoydada wllhy sa kudos jeclhy ❤️🥺
@06k-malikk44
@06k-malikk44 2 жыл бұрын
Walhi waa iska kaa jeclahy ❤️😁
@bilanali786
@bilanali786 2 жыл бұрын
Wllo fariid yar pad thy oo hadal yaqana ale ku parakyo
@mahamedsuldan8897
@mahamedsuldan8897 2 жыл бұрын
Mansha allh
@wardiina-ahmadey2252
@wardiina-ahmadey2252 2 жыл бұрын
Wali qisada man dhamysan o hordhaca ayan la yaabay anigu soonka kuma waxba kuma noqdo e markan afuro aya jihadu iga Lunta wlhi mrka cagsi isku nahy intan somahy wax wlpa wn qaban lkin markan afuro waxba ma aqan an ka ahyn inn jiibsado 🤣🤣🤣🤣 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣sharaxada beerka I cadeeysy ruwaydy ilhy khyr haku siyo Sln sre from somaliland
@cabdicabdullahi1870
@cabdicabdullahi1870 2 жыл бұрын
Masha Allah shukraan ukhayitii sidan uburaruji walalahada musliminta adiga ajar iyo hasanaad ilaahy hakasiyo
@khaliilrashiit4763
@khaliilrashiit4763 2 жыл бұрын
GOLDEN VOICE 🥰🔥🔥🔥
@farxiyodaahircabdulaahi6167
@farxiyodaahircabdulaahi6167 2 жыл бұрын
Abayo wakusalamy salan ka8matay qaphiga magaceygu waa khadra waxana kuu ahay tageere inta qoflatagero kabadan
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Waa wacyi galin allow na xafid jasakallahu khyr wllshay
@Sulub_ka
@Sulub_ka Жыл бұрын
Golden voice
@assiyocabdi7117
@assiyocabdi7117 2 жыл бұрын
Isku mid nahay saxiib ruweyda gajada markey ii qabato sida noqda😳😳alx kiligey ismooday
@RuweydaStyle
@RuweydaStyle 2 жыл бұрын
😂cidlo ma jirto marka
@zamaqalpih8369
@zamaqalpih8369 2 жыл бұрын
Ruweyda umadeena maha 6:6 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
@ansharunkumar5102
@ansharunkumar5102 2 жыл бұрын
Marku iso dhoco muqalkaga ano dawan ban so qosla like na si sara wan ba iska ogahay in an ka helayo keep going dear
@natashasharmaarke2500
@natashasharmaarke2500 2 жыл бұрын
Wcs wllshay ruweyda ♥️😘👑🥀
@therealgoat96
@therealgoat96 2 жыл бұрын
Ruwayda ina adeer qali nagadaa nacasnimada videos ka noo soo badi 😅😅😅😅😅😅
@maxamudismacil9800
@maxamudismacil9800 2 жыл бұрын
Ruwayda runtii barnaamijyo qurxsan oo qaabaysan ayaad nala wadaagtaa waan kugu dhiiri galinaya inaad sii horumariso waxaan kaasoo salaamaya Hargaysa Lkin waxan kuwaydiiyay xaruntaadu waa halkee.dagantahay.kunoshay .ama jogta mahadsanid
@azli5079
@azli5079 2 жыл бұрын
Alla jecliyaa Sheekoyinkaaga ruwaydaay
@yaredauud8788
@yaredauud8788 2 жыл бұрын
Wsc ramadaan mubarak waa sheeko cajiib ehh runtii asc
@xaliimoabuukar6254
@xaliimoabuukar6254 2 жыл бұрын
Ruweydo wlh Allah dartis kuu jeclhy 💕💕💕💕💕💕💕
@nazrazead
@nazrazead 2 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@HanimohamedDaahir
@HanimohamedDaahir 6 ай бұрын
Oo ma ree mudugaa ruweyda
@sahrocali6970
@sahrocali6970 2 жыл бұрын
Wow wan kaso garay ruweyda
@ilyaasmohamed4325
@ilyaasmohamed4325 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh the queen of true wlhi gabadh adag baa tahay wll hore u soco
@amsamahad
@amsamahad 2 ай бұрын
allhow naaa astur ❤
@asmaugbaad109
@asmaugbaad109 Жыл бұрын
Xbbti allh hakaaralinoqdo❤
@hammimuuf1369
@hammimuuf1369 2 жыл бұрын
Waan ku salaamey wllo Ruwayda
@amiiraabdi6949
@amiiraabdi6949 2 жыл бұрын
Ruru waxaatahy KZbinradeyda amiira 🇸🇴🫶🏻
@faadumocabdiraxmaan368
@faadumocabdiraxmaan368 2 жыл бұрын
mahadsanid sis nosobadi
@diriryare4311
@diriryare4311 2 жыл бұрын
Ruweydo waa xanuun wlhi wadaa anigaba isoo gaarday ku te hhhhh wlhi waa runtaa
@cabdirashiidfaarax4946
@cabdirashiidfaarax4946 2 жыл бұрын
Wllo maxa aad waajiga aad uu qarisa?
@xamdaupdilahi2615
@xamdaupdilahi2615 2 жыл бұрын
Keep going
@shugriabdiwaahab4704
@shugriabdiwaahab4704 2 жыл бұрын
Wlhy ruwayada sida BBC' sada kudhagaydtaa markasta funny baa tahay horay usoco
@haliimoibrahim1703
@haliimoibrahim1703 2 жыл бұрын
Ramadan kariim hppti ruweyda 🥀🥰🖇
@somaliqueen7492
@somaliqueen7492 2 жыл бұрын
Waxuu baray maadada anotomy kulhaaa😅🤣🤣🤣waliba si free ah🤣😅😅
@umumucadbintuabdalah3354
@umumucadbintuabdalah3354 2 жыл бұрын
hhhh ruweyda anaaa zaaaz ah sheeekoyinka no soo badi caaajiska dhaaaf
@mohammedalimohammed890
@mohammedalimohammed890 2 жыл бұрын
Ruwayda wax kale ayaad tahay horey usoco abayo
@salmaahmed3110
@salmaahmed3110 Жыл бұрын
Mashllh ana kula mida guulayso wll macn uu nolow cadawga Mashllh 🥰🥰🥰🥰💖
@mataanyare7582
@mataanyare7582 9 ай бұрын
Mahadsanid wlh😁
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak ☪️
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Ruwayda waa udgoon macaan qurux walaahi I love you really queen Ruwayda
@halimoyusuf821
@halimoyusuf821 2 жыл бұрын
Masha allah ruwayda aad ayan kujeclahay
@dhalintaxawaadleey2251
@dhalintaxawaadleey2251 2 жыл бұрын
Wlhi ruweydaay aniga ayaa kula mid ah
@nawaalsiciidmohamed3446
@nawaalsiciidmohamed3446 2 жыл бұрын
Subxna allh wa cibaadu billah
WAX U GEYSEY IS LAHAYD LAAKIIN MAXA KA RAACAY!!
21:51
Ruweyda Style
Рет қаралды 138 М.
MEHERKI SUMAYA MUXU NOQDAY!?
15:48
Ruweyda Style
Рет қаралды 91 М.
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 125 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 47 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН
TUULADII CABSIDA BADNAYD IYO JACAYLKI XUDUUDKA!@sawdamqaalib
1:09:17
Sawda Qaalib
Рет қаралды 76 М.
Qisadii ku dhacday gabar somaliyeed
15:20
Naawil kuukin
Рет қаралды 797
SARIIRTA HOOSTEDA!
51:01
Fatim ali
Рет қаралды 18 М.
MAXAY KU KALA TAGEEN 2DI NIN EE SAAXIIBBADA AHAA!
13:06
Ruweyda Style
Рет қаралды 92 М.
JACAYLKII DHAGAHA ADKAA
17:32
Ruweyda Style
Рет қаралды 115 М.
3DII GABDHOOD MAXAA HELAY!?
15:08
Ruweyda Style
Рет қаралды 93 М.
JARRAAX SIDEE BAY ISU BADASHAY NOLOSHIISU GUURKI KA DIB?!
21:58
Ruweyda Style
Рет қаралды 135 М.
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 125 МЛН