اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلاً وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلاً 🤲🤲
@zaxaneofficial17752 жыл бұрын
Subscribe isaar wll chanalkan 🥺🙏
@alimohamedhajiibrahim15292 жыл бұрын
Aamiin
@sadiyohashi19342 жыл бұрын
Amin yarabi
@abdullahiabdi5192 жыл бұрын
Aamiin
@xamdanuura32672 жыл бұрын
Mansha allah
@xamzeapdi68392 жыл бұрын
Qof yahay Dar Allaan Kuuu Jecelahy wa Ku wataa 😄💯♥️ Guuleeso Walashey
@zaxaneofficial17752 жыл бұрын
Subscribe isaar wll chanalkan 🥺🙏
@qayasiman80582 жыл бұрын
Masha alha sis wan jeclahay qisoyinkda iyo muqalada aad so gilisid halamar imay dhafin ☺😃
@megapolisplayer7902 жыл бұрын
Wixii channel-ka ka socdaba waan iska dhagaysanaynaa sida radio-ga 📻
@ikranfarah60862 жыл бұрын
Ruweydooy mahadsanid illahey amarkii shekooyinkaadba ku soo baxeysaa sheekadaadu si kastoy u dheeltahay kuma caajiso ee anoo u bahaanbey iga dhamataa halka maalin dhaweyd hakii muqaale tariikhda ku kor hurdi rabay anoo waliba taariikhda iyo waxyaabaha la xiriira xiiseya marka sheekooyinka noogu soo tadaal taariikhdaas iyana weyna andaceysaaye guulban kuu rajeyn.
@ahmedadam28032 жыл бұрын
Ruwayda alle ha ku xafido, sida qisooyinkaagu maalmahayga u qurxiyeen lagama sheekayn karo , markasta oon fursad helo ama kakigay ahay wehelka ila socdaa waa adiga , farxad socotaan noqday oo comedy iyo sheeko wada socoto ayaan subax kasta helaa , barakow walaashayeey ❤
@abuhamidmedia672 жыл бұрын
Ku Salli Nabi Muxammad SCW ❤️❤️
@nuurcumar90192 жыл бұрын
SCW 😍❤️
@apdiaziizizmail58792 жыл бұрын
Wanku salamay ruwayda wanku taageera Big fan🥰✅
@nasteexoabdi38722 жыл бұрын
Gabartan markaan video's keeda dawanayo waxaan ilaaba xaladkaste oon Ku jiro waa iska farxaa 🥺 Alle haku xiftiyo 💯💞
@safiyaapdirahman79262 жыл бұрын
Ha apyo
@nurafarey372 жыл бұрын
Qiso dambi baris o qatr ah book 📖 noga soo gudbi abyo arinta gobaladana hore nogo wad ado mahadsan
@csalaanaxmad82762 жыл бұрын
ALLAA WEYN NINKII AMINAA AWOODLEH
@Fadumina122 жыл бұрын
Abyò shekoyinkaga sida u jeclahy le mlin walbo chanelkga imada ee mlin walbo noso gali ama 2mlin hal mar hde macqul tahy 😩❤
@farhiyam35632 жыл бұрын
Ruweyda sidaa noogu soo gudbisid sheekada waan jeclahay
@xalwadda72622 жыл бұрын
First❣️❣️❣️
@zaxaneofficial17752 жыл бұрын
Subscribe isaar wll chanalkan 🥺🙏
@maxamedaadan73872 жыл бұрын
Ruweyda waxa ku leeyahay horay u soco.
@fatuumohamout88722 жыл бұрын
Team ruwyad style 50k insha Allah conn so👍🥳🧨
@najmaabdirashid12102 жыл бұрын
Ruwaydaay walahi waan ku taageera boqorada codka àyaan anigu kuu bixiyey 😍🥰🖤
@everydaybts22622 жыл бұрын
Ruweyda wxaan jchly saad wax u sharaxdo 😂😂👸🏼👸🏼👸🏼 horey u soco wll.
@abdirahmanahmed87302 жыл бұрын
Mahdanid Abyo #Ruweydastyl waa sheeko xiiso badan wana sheekeeyinka muhiimka ah
@riska-67072 жыл бұрын
Isbuucii 3 vedio inaa noo soo galiso isku day ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wizzmanka41602 жыл бұрын
Dal barashadu waa muhiim soo badi sister waad mahad santahay
@maysunjibrilali62632 жыл бұрын
Ruweyday se alle ku galay ku xiisnee soo dhakhso😂❤️
@MrWarsame10002 жыл бұрын
Qiso cajiib ah uu soo tabiyey qof cajiib ah ❤️, Soomaalida waqooyiga, kuwa galbeeda ilaa kuwa Jabuuti degta gabarta waxay u bixiyaan Xamda 👧 wiilkana Xamdi 👦🏽
@begreatfulleverythinguhave79662 жыл бұрын
Wa runta gabalada dhexe iyo koonfurta ba xamdi dhahda gabdhaha
Abayo wan ku ilobay markad wax so dhigi wayday lkn waan ku dhageysana maanta😊😊
@nasramohamud16292 жыл бұрын
Ruweydoy horta alle hakaa raali noqdo abayo Waxaa jira video aan aad ujecelahy mar walba oon soo booqdo halkan aan daawado waxaadba modaa inan horay udawan Waa howl galkii Munich
@mohamudabshirmohamud37992 жыл бұрын
Wlashay keepgoing 1M baad uqalantaa
@csalaanaxmad82762 жыл бұрын
Ku xirnow tiirka ilaahay mahadsanid
@elhaamyuunizahamed62822 жыл бұрын
Abayo aniga cokaga io habka aad u tarjumeyso ayaaba isoo jiitay sheekooyinkagana waba I cajibiyey M.a ilahey haku xafido
@zakibaare60722 жыл бұрын
Asc guulayso cod macaney 😘😘😘😘😍😍😍
@Aliy6112 жыл бұрын
Ruwayda xaafadena oo dhan waa laga dawadaa Mar waliba ee mubelka laqaado ruwayda fiiriya in ay wax soo dhigtay ayaa la leeyahay saas ay tahy waxaa ka codsanaynaa in Aan Malin dhaaf noogu soo dhigtaaa video👌😥🙏🙏🙏🙏
@MaxamedCaqliАй бұрын
Ruweyda sheekoyinkaaga ka helay soo badi❤❤❤
@nimcoibrahim14382 жыл бұрын
Mahdsanid xbbti ruwada stel wn ku jeclhy runtii😍😘
@ayubpro2 жыл бұрын
Wllhaya funny baad tahay wan ku Taageera horey usoco sista🤚
@zaxaneofficial17752 жыл бұрын
Subscribe isaar wll chanalkan 🥺🙏
@xasanmustafe25512 жыл бұрын
RUWEYDA wlahi sheekoyinkaga jeclahy🤩😘
@mudan72832 жыл бұрын
Abayo wlhi codkaga Adaa ujeclhy please I ogoow ilhy hakubarakeeyo🥰💋
@naimoibrahim74542 жыл бұрын
Sidaad iga farxisay Allah ha kaaga farxiyo❤⚘
@BurhaanAhmed-m3j Жыл бұрын
I miss you😢😢
@khadracabdisamad48842 жыл бұрын
ruwaydaay mid baad khaladau 😁gobolka ragaad tiri ee gobolka ragu waa burco ♥️gobolkyga ee borama gobolka raga lama dhaho