Jacaylkii Faarta ilaa Faraantiga ee ka Bilaamay barnaamijka Doodda Universal TV.

  Рет қаралды 70,277

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 175
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 9 ай бұрын
Ninkan waa legend❤wixii dacaayad looga dhigay ayuu POSITIVE uga faaiidaystay❤
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 9 ай бұрын
C rashiidow doodahaga aad ban u jeclahay waxanse la qoslay labadan o doodihi u horeeyey aan ku bartay dad sharafle na ah inaan maanta u rajaynayo guur farxad leh inay samaystan wa sidan u fahmay ilaahay hawada sharfo islaamka o dhan falastina haloso duceeyo mahadsanid cabdirashid
@faizam523
@faizam523 9 ай бұрын
"Wax baa baalaha iga yaacay aan Jamaahiirta ahayn"😂😂😂😂
@fahiimae7336
@fahiimae7336 9 ай бұрын
Masha Allah. Way isu qalmaan lamaanahani. Guur raaga. Social media waa cadow ee yaraysta 🎉🎉❤ ❤
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 9 ай бұрын
Waxaasaa isfahan ah. Keep going, xasan and suad ❤❤❤❤❤❤
@maryanabdi4200
@maryanabdi4200 9 ай бұрын
Maanshaa Allah , Allaha haysku kiin kheyro Rabi waxaan idiinka baryeyaa labadii isku raaga ee is fahma aamiin
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 9 ай бұрын
👍🤲
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 9 ай бұрын
MAANSHAALLAH WE ARE HAPPY FOR YOU SUCAD IYO HASSAN ❤❤❤❤❤LOVE AND HAPPY FOR EVER
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 9 ай бұрын
Habo waxa tahay qof wanagsan mansh allah ani malinkii doda wan dawanayey ad ban uga helay hadalkaga sad runta u shegtay insha allah allah ha idin rumeyo gurkiina
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 9 ай бұрын
Mansha Allah jaceyl mira dhala Alle haka dhigo Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏👋
@kadra825
@kadra825 9 ай бұрын
MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO AAROOS WACAN IS KUWARA MASHA AALLAH GUULL GUULL JACAYLKU HAWARO 🎉❤🎉❤🎉❤
@fardowsa6949
@fardowsa6949 9 ай бұрын
Masha Allah good luck both of you.
@adenbare9213
@adenbare9213 9 ай бұрын
Masha Allah, ❤ Allow isku daaa.
@Abz65
@Abz65 9 ай бұрын
Maashallah very humble sis.may Allah bless you
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 9 ай бұрын
Maansha Allah hambalyo ❤
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 9 ай бұрын
Maasha allaah laba qof oo qiimole
@munayusuf9938
@munayusuf9938 9 ай бұрын
Masha Allah ❤ Alle ha idinku guuleyo Nolosha
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 9 ай бұрын
Maasha'Allaah Tabaarakalaah waa diracad
@sabahegeh425
@sabahegeh425 9 ай бұрын
Jaceylku ha waaro ❤❤❤❤❤
@nimco9305
@nimco9305 9 ай бұрын
Masha allah rabi ha idin dhameyo jacelkoda. 2 teda kale suad wa runteda in ay hoyo hor cunto rashinka.
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 9 ай бұрын
Masha Allah walashay Sucad iyo Hassan alfu mabruk
@badriahussein8291
@badriahussein8291 9 ай бұрын
Mansha Allah guur Wacan❤️
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 9 ай бұрын
Guri la isu baantaay baxsaneey Hargeisay miss you ❤❤❤meeshan ku dhashay
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 9 ай бұрын
Soo noqo adoo nabada io hargeisa oo nabada Insha Allah wllo
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 9 ай бұрын
@@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Aamn wll thanks 🙏
@HafsaAhmet-ev4iq
@HafsaAhmet-ev4iq 9 ай бұрын
Msha allh mamdan xaragadeda jeclhy 🥰
@houdahouda4084
@houdahouda4084 9 ай бұрын
Masha Allah
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 ай бұрын
Masha alllllah iyo sucaaad noolaaada
@Zaki10634
@Zaki10634 9 ай бұрын
Masha allah
@kadra825
@kadra825 9 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ألف ألف ألف مبروك يا عروسين بارك الله الكم وجميع وبينكم في خير اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله يحفظكم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🎉❤🎉❤💖💞💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤👋🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💖💞💞💖💞🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@hassanabdihashi5747
@hassanabdihashi5747 9 ай бұрын
Guuulayta. 🎉🎉
@souadelmi5470
@souadelmi5470 9 ай бұрын
machallah suad ❤❤❤❤isku magac ayan nahay
@suhuurmuuse372
@suhuurmuuse372 9 ай бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩 wuu iga qosliyay wlhi taashkeeda koonfita sodaan 😂😂
@chef_ali_dh8744
@chef_ali_dh8744 9 ай бұрын
Maashallah isku waara 🎉🎉🎉
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 9 ай бұрын
Jaceylka Fudeyd Ma Galaaa Waaba Yaabe Waan Ku Arkay Waan Ku Caashaqee Aad Wadaaa Miyaaa Sucaadey Kkkkk Doodi Kadib Aroosaaa Yaab Walaahi Geedki Orad Lugu Fuulo Orad Lee Kusoo Dageeee Huuno
@xasannuux5275
@xasannuux5275 7 ай бұрын
Mansha allah
@HRU20209
@HRU20209 9 ай бұрын
JILAYAAL CUSUB..SI FARSHAXANIMO AH AYAAD U WADAAN...
@nimoabdulle868
@nimoabdulle868 9 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@safiaali5033
@safiaali5033 9 ай бұрын
Mashaa allah ilaahay ha iskukiin calfo
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 8 ай бұрын
Well done❤❤❤❤❤❤
@faisaali7176
@faisaali7176 9 ай бұрын
Please xasan iyo su.aad ii soo sheeka .si aan idinku imato maalinkiina wan idin jecelahay ha waro jacaylkinu 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 9 ай бұрын
C rashiid marlabaad wad mahadsan tahay
@AmedIbraahin73
@AmedIbraahin73 9 ай бұрын
Wllo. ❤❤❤ maadha 😅😅 🎉 Keen Asc
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 9 ай бұрын
Xasan inti macalin quraan uso ahaa ee garanaysa liketa isku muji😗
@user-eu3ne2gn3y
@user-eu3ne2gn3y 9 ай бұрын
Madarsadii umu tacliin 😂😂
@user-zk3gw4ty9p
@user-zk3gw4ty9p 9 ай бұрын
Xagu macalinka ka ahaa? ileeen waa sheekh hore😂
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 9 ай бұрын
Madarasadi cabdi qafuur😂
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 9 ай бұрын
MashaAllah calafku waa cajiib
@barwaaqeeyetv5785
@barwaaqeeyetv5785 9 ай бұрын
Asc asxbta barnamij yadan xisaysa iso Raca barnanijyada ayan qabtaye
@nasrasharif8191
@nasrasharif8191 9 ай бұрын
Isku wara oo isla dekeya❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 9 ай бұрын
Dumashigey waan hambalyeeynaya 🎉
@qaassimahmed3871
@qaassimahmed3871 9 ай бұрын
Sucaad iyo xasan jacey kiina ilaahay idinkuma qasaariyo guul idiin rajaynaa soomaali ha u joojinina warkooda
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 9 ай бұрын
🤣🤣🤣Manshallah Very true Mansh she is very confident ❤️🏆💕👌! And he is hero wish them happy marriage!
@faraxismail632
@faraxismail632 9 ай бұрын
kkkkk kofanrtu sudan ma qaali baa 😅😅😅😅
@Asiahaji1
@Asiahaji1 9 ай бұрын
Hhhhhhh masha allaah ileen dadkii lamaaney noqdeen hhhh
@ugaasyare
@ugaasyare 9 ай бұрын
Hubki mamnuuca ahaa ayay i isticmaashay 😂😂😂. Miskiiin
@vitoriavibe9905
@vitoriavibe9905 9 ай бұрын
Wariye maxaad u waydiin wayday familiyadoodii hore iyo wixii caqabad ah ee ay la kulmeen
@MouhiyadinAhmed-fy1er
@MouhiyadinAhmed-fy1er 9 ай бұрын
waaar xarifksy soqarxisay mahin
@Maxammed-Sandheere
@Maxammed-Sandheere 9 ай бұрын
waxaan rajayn mid maro dhal ah inuu noqdo jacaylkiina.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 9 ай бұрын
Jacayl galay dad waaweyn cajaa,ib badnaa miyaanay kulaylkii hayey aanu ka jabin inaadeerteey mise waa weli isga iska daayoo waa nine Tollow maxaa cusub ee isu sheegayaan ,Ninku wuxuu u Eg yahay Faataadhugle .
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 9 ай бұрын
Baxsaney Hargeysay❤
@NaimaMohammed-ee9et
@NaimaMohammed-ee9et 9 ай бұрын
Jacayl yaaa 😮😮
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 9 ай бұрын
Kan kii caloosha celin jiray soomaahan oo islaantaan marke hadashay😅
@user-tn5cr9dq6m
@user-tn5cr9dq6m 9 ай бұрын
😂jaceyl waxasa LA dhah❤😂
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 9 ай бұрын
😂😂😂
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
SACNA WEYSHA UU DHALO SANKA KALAMA ROOROO SIDIG KA MA JECLAADEE,❤❤❤❤❤❤AAMINA CABDULLAAHI XIRSI ALLAAH YARXAMO AYAA QAADI JIRTEY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@dagandowlo207
@dagandowlo207 9 ай бұрын
Waxba baalahayga yaacay aan jamaahiirti ahayn 😅😅😅
@abdinasiraden8875
@abdinasiraden8875 7 ай бұрын
Team calool caadi maaha qoftii caloosha ka faani jirtay way soo xera galiyeen
@dhhol77
@dhhol77 9 ай бұрын
Hada jaceylkii caloosha maan dhahnaa🙈😂😂
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@hamdaali5964
@hamdaali5964 9 ай бұрын
Dad waweyn baa tihiine wixina hoos udhamaysta oo waliba mamdu waa sodoh ee caruurteda qalbiga u ilaaliya
@Chen12347
@Chen12347 9 ай бұрын
Ma wx xunba smeyen🥰jcyl balaga shekeynee niyad xumida iskdaa
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 9 ай бұрын
Ciyaalka xilkuu aabohod ka fara taagtay Miyaa lagu maslaxayaa inay ka tanaasydho marwadu
@amalabdi6617
@amalabdi6617 9 ай бұрын
Baxsaney Hargaysa ❤❤❤❤❤❤
@amirabukar2913
@amirabukar2913 7 ай бұрын
Hambalyo Sucaad😂🙌
@AbdiXafid-tw2ut
@AbdiXafid-tw2ut 9 ай бұрын
Beshaaa calamka wa waxe ay Somalia 🇸🇴 ku burburte 18:04 kwrn hee
@MoAmen12.3
@MoAmen12.3 9 ай бұрын
Stomach isn't Easyyy😂
@dahablow2846
@dahablow2846 9 ай бұрын
Hadiiba qufkii ugu dooda adkaa naga qabsatay waaba mahadsantahay
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
IYO AXMED YUUSUF GACAYTE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂ALLAAH WEYNE HAW NAXARIISTO MEYTIDAA❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 9 ай бұрын
Tolow ma ninki lagu soqabanayay markay lahad calool yaro buuran wa kibay inatahay 😂😂😂
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 9 ай бұрын
Ha wa asagi
@fatimamohamed8366
@fatimamohamed8366 9 ай бұрын
Maxa tik tok ugu qoran
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
FÖREBILD SWEDISH IYADUNA AF NEDERLAND HOLLAND AYEY KU SHEEGTAY
@maxamuudosmaan831
@maxamuudosmaan831 9 ай бұрын
Calooshu ma sahalanaa wllhi
@user-bw3rc5ss9x
@user-bw3rc5ss9x 9 ай бұрын
Jaceylkii calosha wuu hirgaly
@hamsamohamed-ot7fi
@hamsamohamed-ot7fi 9 ай бұрын
Caloosha sxb si fican bad ugu xaragoonaysa😂😂😂😂😂 Konfurta sudan ayaa tashka looga doonaya 😂😂😂😂
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 9 ай бұрын
Maalaa yacni badanaa
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 7 ай бұрын
Ninka waad bahdishay yaa ku balamiyay miyaa shekada
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q 9 ай бұрын
Waxkale garanmaayee Hambalyo
@motivational2071
@motivational2071 9 ай бұрын
Oo maxaa dalbateen😭😭😂
@user-cg3ct1ip8s
@user-cg3ct1ip8s 9 ай бұрын
Nacas dhalaal Raac ah oo aan Naago waxba ka aqoon
@caishamaxamed9765
@caishamaxamed9765 9 ай бұрын
Waryaa wax ifahm siyaa😂😂😂😂😂
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 9 ай бұрын
Jabnay😂😂😂😂waxay shekadasna
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 9 ай бұрын
Dad waawayn weeye ama isguursada ama buuqa la kala hadha, laba qof oo 40 jir kawayn hadana sida ciyaalka leh waanu is jeclaanay oo waanu sheekaysanaa lama arkin.
@Degaliah
@Degaliah 9 ай бұрын
Maxaa udiiday
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 9 ай бұрын
@@Degaliah dhaqanka islamka iyo midka somalida midna ma aha in laba qof oo waawayn ficiladan oo kale ay sameeyaan. Dadku haday isfahmaan way Is guursadaan hadii kale way kala hadhaan intaas wixii kasoo hadhaa waa ceeb. Adigu waxaan filayaa inaad tahay hablaha dambe ee waxkasta fududaysta ee dhaha xor Baan ahay dadka maxaa iga galay.
@fardusomar2794
@fardusomar2794 9 ай бұрын
@@mustafehindi7156Alle badaw sanidaa waa dambaysaa, minaaay dad biniadama ahayn oo nolol ubaahan.
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 9 ай бұрын
@@fardusomar2794 adeer aniga waxba ha iga sheegin, fikirkayga ayaan hadlay adna fikirkaaga hadal.
@awliyo1260
@awliyo1260 9 ай бұрын
Varta xalay dawanaye
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 9 ай бұрын
Calosha qarinbamayo in layn wu ku gadmayo Somali Mohamed maylay joogtaba way isla raadiyen 😂😂😂😂
@nimcosiyad4858
@nimcosiyad4858 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 aahey
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 9 ай бұрын
😂😂😂
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 9 ай бұрын
Mrkay calosha nimanka ka shekaynaysay wa kii caloosha la qayey hhh
@nimcosiyad4858
@nimcosiyad4858 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 naa ma kiibaaaaa
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 9 ай бұрын
Haaa
@legendruuzi
@legendruuzi 9 ай бұрын
Habeenkas wuu qarinaaye caloosha aduun waakaaas caawana wuu ku faanayaa calooshiisa😅😅😅😅
@dagandawo8635
@dagandawo8635 9 ай бұрын
​@@legendruuzicalooshi wataas ilaahy nabsi bx siyay😂
@amirabukar2913
@amirabukar2913 7 ай бұрын
😭😂😂😂😂😂😂
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 9 ай бұрын
Kaanin waa doqon hargaysa
@hanaali1380
@hanaali1380 9 ай бұрын
Akhas
@umuaisha694
@umuaisha694 9 ай бұрын
Aduuniyo ninka ay caaysa ilahye calaf UGA daraye
@badriyoaden6774
@badriyoaden6774 9 ай бұрын
Caruurihii halagu noqdo
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 9 ай бұрын
Hore miyey isku qabeen mise hadey isguursadeen 😂😂😂😂
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 9 ай бұрын
Wali ismay guursan lkn way ku tala jiran Siday sheegen Insha allah
@nasmaabdi6412
@nasmaabdi6412 9 ай бұрын
Wadhlo waxa hargaysa laga waayey ee koonfurta yaalaa waxy😅
@azmaazkar
@azmaazkar 9 ай бұрын
Aar mxaa ugu qoran tolow tiktoka aan ka war hayeee😂😂😂
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 9 ай бұрын
xasan si naxaariis le iyadana jaceyku wa is fahan
@ubahnuur1910
@ubahnuur1910 9 ай бұрын
heesti baban xasustay kkkk jaacyl ka bilbmay calshoo dushada
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 9 ай бұрын
Naagta baasaboor miyey sidataa odoyga jaceelka ayaa ku badan 😂😂
@nimohussein7014
@nimohussein7014 9 ай бұрын
Khayaaale jycl ku dhismay nolol akhyaaliya weeye
@edilm6059
@edilm6059 9 ай бұрын
Walalayaay UNIVERSITY TV please wiilka hostiga aah training siiya oo baraa patience iyo iin uu qoofka siiyo chance uu fiikradiisa ku dhiiban karo. He is so unprofessional.
@adnaanfiltar-ml5vj
@adnaanfiltar-ml5vj 9 ай бұрын
6
@shankaroon8172
@shankaroon8172 9 ай бұрын
Ninkan naagta suuqa iga xirtee ee kaaga i geey muu yiri😂😂😂😂
@Eng_moy
@Eng_moy 9 ай бұрын
😂😂😂wamaxay sheekada noocan ahi 😅
@Degaliah
@Degaliah 9 ай бұрын
Sheeko jacaayl ee siyaasadi kanas
Maxay dumarku ku diidaan minyarada ama.xaaska labaad?
1:22:21
Universal TV
Рет қаралды 273 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 27 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KA HADLAAYA GUURKA WADA JIRKA AH
1:02:18
Imtixanka Adoomada laimtixamayo | Sh mustafe Xaji Ismail.
31:23
AL HILAL MEDIA
Рет қаралды 6 М.
BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KA HADLAAYA GUURKA WADA JIRKA AH
1:02:18
Kaftanka Siyaasada 508 oo aad u xiisa badan
48:47
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 65 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 27 МЛН