Qofkaa jeclaa wu iga amusay wlbi anon waxba ka sameyn marka la hdlo wa ila hdlaya hda is dhaho ka amus bal inu iso radiyo ima so radinayo 😢😢💔
@Samia_Abdi3 ай бұрын
Abayo naftada ixtiraam qof an ku rabin ha ku qasbin plz u jar xiriirka saliga nabiga صلى اللّه عليه وسلّم iyo tasbiixda salaada kaasho hubaal wad ka bogsan asagaa kuso radin doono be strong 💪🏻
@sabariinfarxaan54903 ай бұрын
iska daa haa baxo adna calosha barkin ku cisho laga yabe inu san qeyr kuu aheyn❤❤
@HoneyAbdi-b4m3 ай бұрын
@@Samia_Abdihyhe wn isku dayaya wana ku mhdsantahy taladada wlshey😍
@HoneyAbdi-b4m3 ай бұрын
@@sabariinfarxaan5490 wa sida wanka bogsanaya bdl qeyr qbo thnks😍
@ShukriAabaha2 ай бұрын
Keep going ❤❤❤❤
@Munochannel-o7l3 ай бұрын
Amin
@asmaaliahmed20173 ай бұрын
The love started eye and end eye 😢❤🫶🏾🥹alle hanaga dhigo kuwiii lajeclaado ooo qalbiyada dadka ilaaliyo
@JeyDonAlex3 ай бұрын
M.a wĺl 🎉Yaasir 🎉❤❤
@RahmaAbdi-v1c3 ай бұрын
Walalkey m.a
@warkayo68213 ай бұрын
Haa warun
@Maryama75553 ай бұрын
Wll yaasir ❤
@Quen_saraa3 ай бұрын
M.a wllo🥰
@housseindjamamoussa5302 ай бұрын
❤❤❤❤
@mubaarakidan58262 ай бұрын
Sxp waad mahad san tahay
@QaliBiyoole-rv1mm2 ай бұрын
Zxpadey ba saas eh ❤❤
@HafsaMohammed-v7n3 ай бұрын
Asc wll Yasir muktar ❤
@cabdinasir86313 ай бұрын
M.a zxp❤
@FoosAbdukhadir2 ай бұрын
Thanks😢
@DeeqoCabdi-l9qАй бұрын
Asc saxa waya Nasir
@Ina_hasan_ahmett2 ай бұрын
Wan helay wuuna tagay😊
@FarxiyoHasan-r3j2 ай бұрын
M.a❤❤🎉
@suleymaansuufisuleymaansuu50423 ай бұрын
Masha allaaha
@hodanibrahin15693 ай бұрын
Balka waran qof Aad si xad dhaafa u jeceshahay una sheegatay se Aanku jecelayn sidee qalbiga looga saari karaa please and please waxaan ka codsanayaa inaad video kasoo samayso😢💔
@maahirabdirahmaan22913 ай бұрын
Zhp inaad kasaarto maahan ee waa inaad daysataa ❤
@saidabdallahsabrie47443 ай бұрын
Waxwlbo o qofkas kusaabsan Iska Fogeey Kanaso qaad inu yahy qof iska cdi ah an dadka kle waxba kga duwaneyn, Rabbigaaga na Talo saaro inu niyada laga saaro Noloshaadana diirada saar waxaad arki doonta insha Allah 🙏🫡
@hodanibrahin15693 ай бұрын
@@saidabdallahsabrie4744 million thanks my brother waan wataa noloshayda lakiin qalbigaanku haya waanan xasuustaa heesihiina waan iska yareeyay insha Allaha quraankaan ku badalan dhar jus waan Aqaan Alx
@hodanibrahin15693 ай бұрын
@@maahirabdirahmaan2291 maxaanu daysanaa ma isagaaba noo og
@hodanibrahin15693 ай бұрын
@@saidabdallahsabrie4744million thanks my brother masha Allaha Runtii horumar waan wadaa lakiin waan yar xasuusta insha Allaha saamayn igu yeelan maayo ilaahay baan talo saarn horena waan u wadan guushayda mustaqabalka Guulana wuu Ii yasiri guukahaan rabo Aamiin 😊