Qoomkii nabi nuux Cs ee dibiga caabuday ayaad dhahday wll. Waad hilmaantay kolay bal dib u eeg... Mahadsanid taxliil wanaagsan ayaad ka bixisay mawduucana MashaAllah.
@pilandahap34825 ай бұрын
Kuwii dibiga caabudey manay ahen qoomki nabi muuse reer banii israail
@TAHALIILMAXAMED5 ай бұрын
Mahadsanid walaakay aaddan sahan qabiir ku xeel dheer arimaha maasooniyada horay usoco zxp
@SadamHusen-em1xb5 ай бұрын
Saxib waxan jeclan laha inan ku arko adoo umada somaliyeed hogaminaya in sh alah guahadu wa gushayda
@cabdiqafarmaxamed5 ай бұрын
Thanks pro❤ allah kheyr haku siiyo
@sumayabintuciise11155 ай бұрын
فأخرح لهم عجلا جسد له خوار. Ayada wasidan wll
@cabdiwahaabnadaara79455 ай бұрын
Waad saxanhy wll khalad qur aani ka dhacay laga yaabee in uu dib ka saxo insha allahu tacala.
wllkay ama macalinkeena aadan sahan waxaa ku baraarujinayaa in aad soo baadho qisada ku sugan axaadiista nebiga scw ee dajaalkii beentaa ahaa ama dajaalkii loo shekiyey ee la odhan jirey saad ibnu sayyaad ee qisasaka cajiibkaa lahaa
@sahrociise5 ай бұрын
Mashallaah❤❤❤❤❤❤
@Awesome-ww7zj5 ай бұрын
Sultan mahadsanid
@fiidowmrk5 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Jaamacnuur-p1tАй бұрын
Aadan Sahan hore usocoo❤
@asmacabdi71025 ай бұрын
Aadan Allah haku xidiyo walaal Allah xaqa hakugusugo Hana kadaaalin baraarujinta umadeena
Waan kugu raacsanahay #Aadanow arinkaa.. Dajaal waa Insi balse ma aha Bashar Insigu ma aha basharka oo qudha ee waxa ka mid ah bani aadamka (basharka)
@HamdaHassan-r6c4 ай бұрын
Wllo alle haku barakeeyo❤
@xasanabdirahman4875 ай бұрын
امین صبری youtubarkaas soo daawo aadan sahan.
@crixiinmaxamud36545 ай бұрын
Adan sahan the best 🎉
@FatimaMaxamed-xp3py5 ай бұрын
Adan 😂😂sida lo da da coskeeda wad keentay😂😂
@KhadarMohamed-gp5tc5 ай бұрын
Jazz kalaah wll aadan
@JimcaaleAXMED-wd3sw5 ай бұрын
Thank you brother
@CiisemoalinHassan5 ай бұрын
Thanks 😊 wllo sharafi korkada ha ahaato ❤❤😊
@thesongs335 ай бұрын
MashaAllaah 🎉❤
@barresagal88914 ай бұрын
Wad mahadsantahay
@ogadenfuture55695 ай бұрын
Thanks sxb
@samataraxmed33185 ай бұрын
Wad ku mahad santahy bro
@Abdirahman-i7r4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@muscabmukhtar1685 ай бұрын
88, فَأَخْرَجَ لَهُمْ عِجْلًا جَسَدًا لَّهُ خُوَارٌ فَقَالُوا هَٰذَا إِلَٰهُكُمْ وَإِلَٰهُ مُوسَىٰ فَنَسِيَ, And he extracted for them [the statue of] a calf which had a lowing sound, and they said, "This is your god and the god of Moses, but he forgot."
@Abdihoussein19905 ай бұрын
Warya waad Asiibtay aqliga ilahay ha ku barakeeyo
@DawanAqriye5 ай бұрын
Msha Allah ❤
@Addour5 ай бұрын
Banaaxin iyo dhasalaalaqreenna waa la yidhaah .
@somali4fun7415 ай бұрын
Asc wllo Adam, waxan umalaynaya( Midka insiga ahi inu yahay qaabiil ) 1: Nebi Muxamed ( scw ) wuxu ino sheegay Fitnada Masiixu Dajaal in uu Nebi kastaba umadisa uga digi jiray . 2: Qaabil Xasad iyo Isla wayni aya ugaysay Dilka. Waana isla Camalki Iblayz Waana waxa ay Basharku isku dilaan , Waxyi la,an. From Begining to End 🌍
@diinipro5 ай бұрын
3:02 this moment 😂
@MuxiyadiinMaxamuud-q2u5 ай бұрын
احسن فهم dr aadan sahan walagusalaamay
@Abdikadirhussein_5 ай бұрын
😂😂😂😂 Adan acting like how cow mooooo😂
@crixiinmaxamud36545 ай бұрын
Maxaa
@ASWAANQueen2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:37
@AyaanleBarre-nb7dx5 ай бұрын
Dajjal ilaahow fitnadiisa xilligeed ha I noolayn
@sahramuuse46785 ай бұрын
Ilaahayow fidnada masixul dajal naga ilaali
@Xanafixaaji12575 ай бұрын
Masuul Allah hakuxafido bro...Camada hadaan lowacdin wlh halis Aya lagu-Jura midna Aan ogaana hadaan fahmin from Azaar..namruud...waxii dhax maray & ibliis & waqica hada tagan mafahmi'karaan....wa Adigoo quranka Baranaya dhahay hadana suratatu Yasiin Aya kabilabaya....Allah hakuxafido
@osmanwabariwabari5 ай бұрын
Asc wad mahadsan tahay
@hajirecaps5 ай бұрын
iam the first guy who watched this video
@Ahmedciiro125 ай бұрын
Thanks sxp
@xamsetoni73525 ай бұрын
Wll adan asfahan ma yahuud ba hada dagan wakay Iran is hyane❤
@abdifatahadem25355 ай бұрын
Yuhuuudba dagan ugaas irantu ma boote waxay shegyso ma runbad moday xaged ku argtt dad wax werarayo qofky werarayan usi shega wqtigy werarayan asfahana wa magalo yuhud iran yuhudba ku noool google waydi ugaas info intas dher
@HassanAwale-n1j3 ай бұрын
Wll yahuuda iyo shiicadu Waa mid waxey ay rabaan in ayna suniyiintu Kicin , u fiirso weerar Kasta oo Iran qaado Waa Bilaa dhibaato oo way Sii ogyihiin yahuudu MarKa Waa Labo cadow oo is og oo donaya in ay sunni gu hurdada iskasii wataan
@asmacabdi71025 ай бұрын
عليه صلاة و السلام
@xamsexiis72175 ай бұрын
Ustaad su'aal : Nabi muuse Nabiyadii ka horee yey ma waxa ay umadooda uga digayeen Saamiri oo iman doona waqtiga nabi muuse soo baxo ? جزاك الله خير الجزاء يا اخي
@xasancabdinaasir14225 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا استاد..
@NuurAbdale-xp3cm2 ай бұрын
Sheikh xasan
@saedshire76595 ай бұрын
Hadraawi AHUN wuxuu yiri"Dajaal korayaa qarsoon".
@FuadHilowle5 ай бұрын
Laakiin nabi aadan gadaashiis buu imaaday masiixu dajaal 😮
@XuseenShaxmed-tf6kd5 ай бұрын
❤❤❤❤
@UsameSadiiq5 ай бұрын
Saxip cilmigaga cilmi nafic allaha kaga dhigi.
@Aqoonchannel-z6c5 ай бұрын
Anigu waxan qisadaa ku maqlay inu xayawaan ilaahay ka dhigay oo dadkii ka cararay
@ABUKE85 ай бұрын
Koley cadeyn loma hayo
@Darwiish-Sool5 ай бұрын
Ariimaha Xashaashiyiintu waxay samae yihiin As 🥷🏼 dadkan is warxinya waxa malaha lasiiyaa geedkaa shaydaan 😢 waaana mashriica dajjaal iyo YH, da waxayna Caabduaan labada kooxood ee Yh iyo Christian Iyo shiicaduba ba Dajjaal waana isku koox aduunka intiisa badanna way raaci doonaan.
@Saacid-media5 ай бұрын
Banaaxin toosa😂
@aarzakiguure41345 ай бұрын
2:59 😂
@FadxiMaxamed-u3d5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Cabdullahi-d8m5 ай бұрын
Buugteenna soo baxday: 1- Hayaankaygii Rumaynta. 2- Dabadeed Qofna ma Hadhin. 3- Loollan. 4- Faca koraya. 5- casariye. 6- Waan ku Salaamay Saaxiib. 7- Waayaha Daanyeerta. 8- Ismalure. Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle: 1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad. 2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta. 3- Hadhkii Madoobaa.
@apdirahmanharir71403 ай бұрын
Qiraalada mucaashaqiinta Dhagarti weyned ku dar
@Ahmedsahane5 ай бұрын
Anigu waxaan aaminsanahay Dajaal inuu yahay Digital, isha dajaalna waa mida Dollarka ku sawiran, sidaa darteed wuuba joogaa oo systemkii dajaal ama Digital baa aduunka ka shaqeeya fitma ka xun garan maayo, waa mida kalee Dajaal waxa ugu badan ee raacaya waxaa layiri waa dumarka maantana waxa meel walba umada fitneeyay oo Digitalka u hogaansan waa dumarka... Allahu aclam
@ABUKE85 ай бұрын
Halkaa waad khalaadry dollarka ninka ku sawiran waa madaxweynihii u horeeyey ee mareykanka george Washington 1789 ilaa 1797 ereyga digitalna iyo dajalna isku meel ba maaha maisu ekaanshaha ayad ugu maleysey digital waa erey english ah oo ah casri
Diin iyo ibliis iyo dajal waxaaso dhan waa quraafad wax ka jiro maleh mana jiraan cadeymo cad oo lagu kalsoona karo
@tamaanfani95204 ай бұрын
Ninkan Dhalinta Ah ee Soomaaliyeed Waa Nin wax bartay, Oo ildheer oo fahamdan waxa aduunkan ku hareeraysan
@HassanSharif-k9d5 ай бұрын
Adan sahan inader reer ki farax cabdile ayad ku tilmantay jahilin is dila dadka kalena dila waxad isku haysata qurunta dhan inad keliga wax taqan kkk marka adiga jahila
@Saacid-media5 ай бұрын
Bandaging tosa😂
@salebanosman90115 ай бұрын
war aadan maanta lo baan mooday ınay cıyayso gurıgaan baadhayay
@fiymamuse36505 ай бұрын
Sawta la dhhy dacuun baa ku dhcy samiri
@musababdijamal95565 ай бұрын
Dajal cawar maninba mise naag waa cilmi iga maqane
@williamwilliam13375 ай бұрын
n😂n
@Naima-z3n5 ай бұрын
Miyaad waalam tahay ma masiixu dajaal baadsn garanayn adoo muslima
@musababdijamal95565 ай бұрын
@@Naima-z3n wangaranaya ee intay kamartay su asheda waxan ku wediyay maninba mise naag jinsigisa baan kuwediyay halke ila aday