No video

JACEYL IGAMA GUURO DARARAMLE & BOQORKII CUUDKA (AXSAN QARAAMI)

  Рет қаралды 203,334

MUQDISHO MEDIA CENTER

MUQDISHO MEDIA CENTER

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@muhipoahmed6432
@muhipoahmed6432 4 жыл бұрын
Qofkii iga danbeeyow akhriso qisadadaydan Xili uu jacayl xun i hayay ayaan aad u dhegysan jiray heestan runtii marxalsd aan maro mid iiga daran waligay ma arkin 😭😭😭 mudo 1 sano iyo 3 bilood ah ayaam wada sheekaysam jirnay wiilka isaga wuu i jeclaa said ana kaba darnaayaba balse berigii danbe ayuu bilaabay inuu iga goosto habeenkii oo dhqm waam ilmaym jiray malintiima cuno afkaa ma saari jirin anoo sidaa u jecel ayuu cidlo igaga dhaqaaqay maadama aan dhadhamiyey xanuun ka jecaylka waxn aaminay hda inan dib oo danbaysa wax jeclaan ragoo dhn waaba ka xanaaqaya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 4 жыл бұрын
Sorry sorry wlh laakiin nolosha haka quusan weligaa
@cabdixakiimxasancali2764
@cabdixakiimxasancali2764 4 жыл бұрын
Walaal anaa kaa xaal marinayee ila bilow anig. Nin ku xumeeyay ragba hawga taginee
@cabdixakiimxasancali2764
@cabdixakiimxasancali2764 4 жыл бұрын
@@MUQDISHOMEDIA haa waa sidaa. Lkn heestan ninka imika qaadayaa waa saaxiibkii axmed cali haaruun dararamle faysal codkiisu xabeeb dahabiyuu leeyahay AUN labadoodaba heestana labadooduba way wada qaadeen kii ku horeeyay magaranayee
@muhipoahmed6432
@muhipoahmed6432 4 жыл бұрын
@@cabdixakiimxasancali2764 xageee kala soo xidhiidha
@cabdixakiimxasancali2764
@cabdixakiimxasancali2764 4 жыл бұрын
@@muhipoahmed6432 gmailkaaga iisheeg
@abdirahmanmohamed2785
@abdirahmanmohamed2785 3 жыл бұрын
Heestan waxaan dhegeysan jirey wakhti aan fogeyn oo ka danbeysey ilaa sagaal bilood waxay aheyd marxalad aan dareemayey inaan keli ku noqdey jaceylkii aan mudada badan soo dhisney aniga inan ilaa hada qalbigeyga ku dhegtey welina aan ka saari kari waayey waxay aheyd xili ay iga sii fogaaneysey balse ay ii sheegi kari weydey waxa is bedeley wax dhiba oo dhankeyga ka yimina aaney jirin si kastaba ha ahaatee heestani waxay ii aheyd mid aan mar walba dhegeysto
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Heesta qofka qaadayaa maaha Faysal waa Axmed cali haaruun dararamle saaxiibo ayay ahaayeen iyo qoys
@sheeyrov4233
@sheeyrov4233 4 жыл бұрын
Qisayeydan akhrii Wala yaabi Heskaan waqti an askaari aha aya aniga iyo sxbkay oo jecel xuun hayo kuwada qayili jirnaay....tarikhdi jclkisi wxn ka xasusta oo ila hada la fajacsanahay..... haben anago wada qayileyno inu yiri gabdha shamso la Dhoho sadeex saano ayan jeclahay maar kaso ushegtana kaftaan iyo ciyaar beey mooda ee ninyhw adiga isku baah tihiine anigu guur xalal iyo mustaqbaal ban rabaye hada niin sxbkay tahay iga so gaar baax.... Taalo aneey igu cakirantay ileen ninku wa saxibkay oo isku guunto ahaayan Dagaal iyo dagananba isla somarnay hadalna kuma celiin kaaro Gabdhu leyahay sadeex saano ayan jeclahayna anigaa iyo ayadana... jecel hoose aya no dhaxeyay lkn jclku uqaabo aniga uma qabiin taalo aya iso koor fushaay Malmo ka diiib intaan gabdhi utagaay ayan wxn dhahay.....aniga gabdh aya idonaan.....inan ku khiyano mise meel ciidlo ku dhiigo diyar uma ihii ee Saas ogooow? Gabdhi wxey ku shekesaa ninkas jcl ayu iga baxaay lkn jclka wxa ka weyn niin naftisa ku huuro oo maar wlbo garabkisa tagaan.....aniga gabadha wan jcla lkn wxn udumiyaya sxbkaay daradiis oo asagana jecla....fikradeyda mxeey Kula tahay go''anka qataay
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 4 жыл бұрын
Hadii saaxiibtinimada saan loowada tix galin lahaa aduunyadu way wada saxmilahay
@fayanmoha5156
@fayanmoha5156 4 жыл бұрын
@@abwaaniidlechannel5891 saxiibtinimo hadii sidado kale lo wada tixgelin lahaa dadka kalsonida kama dhimateen
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Saaxib wanaagsan ayaa tahay
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 4 жыл бұрын
Waad ka soo baxday waajibki iyo xaqii saaxiibtinimo,Laakiinse qisadu ma dhamee ee saaxiibkaa miyuu calmaday gabadhi.
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 Жыл бұрын
Good point baa sameysay sxb hada jecel.ficn iyo sxbtinimo maba jirto waa laqadabo kaliya
@cabdiraxmaancaadleef2469
@cabdiraxmaancaadleef2469 4 жыл бұрын
Gacan libaaxle xudaydi kabankiisii ayaa ka sanqadhaaya heesta allaa yaraxma
@asii9942
@asii9942 4 жыл бұрын
Heestan waxaa qaaday dararamle , heesaha aadka u jeclahay una dhageysto ayay ka mid tahey ❤️😭😭😭❤️❤️
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 3 жыл бұрын
Hanka waaniyo samir 😥
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 3 жыл бұрын
Amba kula mid bn ahee😥
@aminabdillahiomar9282
@aminabdillahiomar9282 Жыл бұрын
AMBAH KUMAH KUHAD SHEENH CAAJIB WLHI NASID KAAH AYAH IKAH XUMADEHY AYAN U MALINAYAH QISAADE DUUHU WEEH DHEERTAH MANASUH QUBIH KARUH
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Axmed cali haaruun dararamle ayaa markan qaadaya, faysal cumar mushteekna wuu qaadaa. Ereyada cali sugulle cigaal dun-carbeed
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
saxib ereyada muwalahayn abwaanku nin aan asagu abwaan ahayn aya asago ereyada kuhesaya ulayimid faysal cumar mushteeg shekada mawadahaye waxan kamaqlay waraysi laga qaday faysal cumar mushteeg saxiduna way jirta hadan wax qalday
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Жыл бұрын
Ahu naxariisto dhamaantoodba aameen yaa Rabbi
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 Жыл бұрын
May gubay jacayl goday lama coladsheen hadan qaadka ethapai iska joojin laynd Somali oo dhami
@yaasinjama3841
@yaasinjama3841 Жыл бұрын
Waxad weli kala sari ladihiin qaraami iyo qaaci
@Alisacudi
@Alisacudi 9 ай бұрын
Waa hees aaad u mcn 5/12/23 BERBERA
@Zakisnm
@Zakisnm 4 жыл бұрын
2020 xaadir👍🏼
@baroakhlaaq1783
@baroakhlaaq1783 4 жыл бұрын
Aniga,Xita Xaadir Ayan ahay So ima Jeedid😂
@maxamednuur6993
@maxamednuur6993 4 жыл бұрын
waa mugadisho gar axaan waa ceelasha Biyaha
@baroakhlaaq1783
@baroakhlaaq1783 4 жыл бұрын
Mogdushu kma,Tirsano Ceelasha Biyaha Soo Baro Dalka🇸🇴
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 4 жыл бұрын
AUN faysal cumar he was legend
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Axsan caleeg
@hadaalemohamed4083
@hadaalemohamed4083 3 жыл бұрын
Mashaa alaah waan kuseexdaa anigu
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan cali sugule duncarbeed
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 3 жыл бұрын
Dararmle allow kuu naxariiso
@ismailfarah7981
@ismailfarah7981 4 жыл бұрын
Axmed Cali Haaruun (Dararamle) ayaa markan qaadaya heesta
@husseinhandule
@husseinhandule 3 жыл бұрын
sawirku waa faysal cumer mushteg ,,ahmed ali haruun dararamle ayaa heesta qaadaya faysalna wuu qaada,,,muqdisho media center sawirka dararamle so gali wad helasaye
@yoodleali1366
@yoodleali1366 4 жыл бұрын
Axmed Ali harun alle yaa arxamo filjana geeridisa waxan ku ogaday wadanka libiya gar ahaan Tripoli casimada 2009kii WE Love you daramle
@ismailfarah7981
@ismailfarah7981 4 жыл бұрын
Axmed Cali Haaruun (Dararamle) ayaa markan qaadaya heesta. Waan ogahay in Faysalna mar qaaday.
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.unaxariisto
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Feysal maaaha codkaan.waa dararAmle
@abdirahmanmohamed2785
@abdirahmanmohamed2785 3 жыл бұрын
Aniga codka macaan ee axmed cali harun waxaaba igaga sii daran kamanka aadka u macaan ee macalinkii cuudku tumayo maxamud ismacil xudeydi ilaahey haw naxariisto dhamaantoodba
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@sakandar31
@sakandar31 5 жыл бұрын
Waayo waayo axmed Cali haruun dararamle
@AbdirahmaanAhmedAhmed
@AbdirahmaanAhmedAhmed 5 жыл бұрын
Heeta wl.mushteeg baa leh
@cabdixakiimxasancali2764
@cabdixakiimxasancali2764 4 жыл бұрын
@@AbdirahmaanAhmedAhmed halahaadee daramle ayaa qaadaya imika
@guuguuleguuguule504
@guuguuleguuguule504 2 жыл бұрын
Waxaas ayaa hees la yidhaahdaa ,
@hassangabobeh7404
@hassangabobeh7404 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍👏👏👏
@naciimonimco1423
@naciimonimco1423 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍
@abdullahmahamud2066
@abdullahmahamud2066 5 жыл бұрын
Naciimo Nimco 👎👎
@BashirHassan-l9c
@BashirHassan-l9c 7 күн бұрын
❤❤😂😂😂
@rahimalbabofficial859
@rahimalbabofficial859 2 жыл бұрын
?and 89o
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 977 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 17 М.
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 98 М.
Mooge Yare (WAAYEELKA  JAQAFSADA)  2013
4:57
SALAXLEY TV
Рет қаралды 3 МЛН
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 98 М.
Heestii Lacageey ❤ Faysal Cumar Mushteeg
12:21
Hirad Channel
Рет қаралды 470 М.
Faysal Cumar Mushteeg [ Laxanka Subcis ] Lyrics
12:58
MUDUG BOY
Рет қаралды 243 М.
Heestii Lacageey Lyrics Aun Faysal Cumar Kabankii C/muuse
6:06
laylis channel
Рет қаралды 293 М.
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 160 М.